War sxp dadka aad waraysiga ka qaadaysaan Xoogaa yar u dhiiba o ka farxiya waliba wax anfacaya Idinkuba lacag ayaad ka samaynysaane Dadka wax ka siiiya fadlan o ka farxiya xooga zaadka ugu tuura
@@doubledeqabus6815 kkk Ogaden ma degi jirin Waqooyiga laakiinse Lafa-ruug weerer lagu gebagabeeyey beesha mudo 3 bilood ah ayaa dad iyo duun yo la isugu halkaas geeli baa dabadeed lafihiisiu dib u cunay saasuu magacu ku baxay. Colka soo duuley Ogaden bay ka yimaadeen Ugaas Max'uud baa water oo awoowgeygii 4aad ahaa
Muxuu soo duubi...Ninkaa weyn ee bidaarta lihi ma kala garanayo jihooyinka Bari iyo Galbeed, Woqooyi iyo Koonfur.....Mobile ka in uu iska duuno uun buu garanayaa
God bless SOMALILAND and it's hard working, peace loving people. Many greetings from Nairobi Kenya.
Greetings from somaliland 🇸🇴
@@fariidtv7127 😅😂🤣........👍
Wa dhulka yahuuda ay udiyaarisay amxaarada iyo muuse biixi.
Xabbad baan udiyaarinayana BI'ITHNILLAAH AL-BAARI
Wooow I’m from Toronto Canada wa magaladii an kaso jeeday abrayn heegaabo wan tagay ila bow bowle biyo le mid oo man ❤❤❤❤
ASC maasha Allah I love it keep on going
XASUUS DEGAAN KII AAN KU DHASHAY ❤❤❤❤ LAFARUUG CITY
Waa iga nasiib badan tahay😂❤
War sxp dadka aad waraysiga ka qaadaysaan
Xoogaa yar u dhiiba o ka farxiya waliba wax anfacaya
Idinkuba lacag ayaad ka samaynysaane
Dadka wax ka siiiya fadlan o ka farxiya xooga zaadka ugu tuura
Haa sxb si fiican baanu ka yeelnay ninkaas.
@@Yonistravels
Thnks indr walllhi wax garad ayaad tahay .
Duruufta odayga haystay Ayan ka naxeee
@@Yonistravels aad iyo aad saxib rageedi baa tahay guuleyso libaax
Good 👍 job thanks
Khayredkenasu wa wxay gaaladu doneyso ean ilashona dhulkena berano inta iska deyno dhulal shisheyeha tagayno fruit organic wala cunto organic lagama helo qurbaha
Yoonis sxb heesta yaa qaada billion?
Somaalaay wadanka saa uquruxdabadan baad rabtaan in aad itoobiyaan sii saan why????
Oday hassan cisman jamac Jimcale maxamed cisman abtigii reer berbera asal weeye
hegabo waa halkaan ku dhashay ❤❤❤ balse hargaysa ayaan ku koray ma arkin waan rajaynayaa in aan mar arkro
Isse musse ❤❤❤❤
Mansh Allah republiken of somaliland is peace and stabilt country ❤❤❤❤❤
Kkkkk .it's a province of somali
Xasan Rabaaqiye Muj baad waraysateen
Mashallah Reer ayeyo I am coming in October inchallah somaliland well done ❤️💚🤍❤️💚🤍💕🌸👍
quraan kariim
Yoonis iyo axmed rashiid salaan sare
Mashaalh waaa meel gurux badan
Asc waxan jeclaan Lahaa qof meelahaasi igu soowareejiyo Lkn sorry my self kama garanaayo Qof Adiga TH-camberka ah ma igeyneeee?
Dhulkiina allaha idin tuso nimcadiisa ka faaiidaysta qaad cunoow iska dhaafa shaqsysta
Haa waa sidaa wll
Dhulkiina gaalada ha'uso bandhigina.
DOOXAN MAGACIISU WAA (XIINWAYNE,)
Anigo yar iay heegabo maqasha ayaayday ugu raaci jiray ilahay haaw naxariste😢
Heest magaceeda
asc somalida waxay u taqaanaa ZAYTUUN mase aha waa JAWAAFA.....ZAYTUUN waxaa waaye olivaha saliida laga sameeyo ....
Ale haku barakeeyo
Welcome back, brother😂😂😂
Mahadsanid waa nin la waayay 😂😂
NIMKAN WAA TALIYIHII MIINADA CIIDSMADII BUURAHA SIIBA GUUTADII 6A. 6AAD A
XASAN CISMAAN JAAMAC (XASAN RAMAAQ)
Lafaruug❤
Lik saxib 🎉
Lafa-ruug waxaa bixiyey awoowgey Ugaas Max'uud Ugaas Nuur-Cubudhiye mudo laga joogo qiyaastii 290 Sano qiyaastii. Waxuuna ku baxay magacan lafaruug gabo gabo oo kusumeeyey ugaasku beelihii Isaaq ee halkaas degenaa. Ugaas Max'uud Ogaadeen buu ahaa Asal kasoo jeedaa magaalada Qebridahare
LAFARUUG CITY OGAADEEN CAGADHEER BAA DEGI JIREY ANAGAA XOOG KAGA QAADNAY 😂😂😂 DAGAALKII COLKA CAGDHEER WADHAF MA LAGU DAYAY
@@doubledeqabus6815 kkk Ogaden ma degi jirin Waqooyiga laakiinse Lafa-ruug weerer lagu gebagabeeyey beesha mudo 3 bilood ah ayaa dad iyo duun yo la isugu halkaas geeli baa dabadeed lafihiisiu dib u cunay saasuu magacu ku baxay. Colka soo duuley Ogaden bay ka yimaadeen Ugaas Max'uud baa water oo awoowgeygii 4aad ahaa
@@doubledeqabus6815 xaguu ka degi jiray waa dhul ciise muusee maxaa ogaadeen inoo keenay kkkkkkkkk
@@Xudeyfa waa dhul ciise muuse maxaa ogaadeen degiyay adaa run sheegay way soo duuleen
@@TogdheerBurco-x3p waa saas wlle
Meel khadka iyo korontada kafog baan raadinayey iisheega
Wax macne sameeya adna ku afca sooduub koley howli kuguma yaree" tusaale taakhiirda magaalada lafaruug " amase dhul beereedka magaalada lafaruug" waa talo soojeedin
Muxuu soo duubi...Ninkaa weyn ee bidaarta lihi ma kala garanayo jihooyinka Bari iyo Galbeed, Woqooyi iyo Koonfur.....Mobile ka in uu iska duuno uun buu garanayaa
dhulka daadka yaa ka joojiya dalka waxa dhib ku haya biyo iska socda
Moosas ayaa la dhigaa meelaha biyo mareenka ah waana in lasii badiyo.
dalku wuu bahaa waxa lagu waashey qanyaalad iyo reer hebel ayaa waqtigii ayaa kaga dhamaadey. reer bahal iyo qabyaalada iyo khaad ayaa lagu waashey
ILLAHAY HAKUU BRAKEYO BEERTA.
SAYTUUNKUNA ADEER INAGU
AAD UMA NAQAANEE,
WAA VITAMIN XOOGA ADEER EE AAD U CUNA.
Lafa ruug waa magaalo qadiimiya
Xata wxa ka dhacey dagaalkii 1790 ogaadeen + absame iyo isaaq
MARKA UU BUURAHA XAGA BADA UDHAAFINA WAXA LIYIDHAAHDA. (BABBA)
He lives peacefully ana u bahan in an ku nolado
Haa walahay amba isha Alaah mustaqbalka in aan ku noolaado
4bilood xageed ku maqneeyd yoonisow
Waan iska joogay uun sxb hhhh
Asc, wlc back wll.
Mahadsanid wll
❤❤❤❤❤
Ma lo baa ku dhaqmi karta ..halkaa caruureey
haa waa dhul buureed lo iyo adhi baa lagu dhaqdaa