@@Boy1-k1g qubada 30 ukun camal ay bacaadka xeebta ku dhalan kuna duugaan subaxii aa laga soo bixiyaa waa qaali horaana laga gataa waa ukun adag hadane jilcan qolofkeeda.
Cabtoole kulahaa Xabkoole dheh afkiisa gudaha waa kalonka oranjaha yuumbi kuu kow dhahayay yuumbi ma eheen maadaama bad xiran lagu jiro malaay qashaar syaa suuqa ku badan
waxaas o barwaqoh bah ilahay idin siyay idinkunah dagal bah laydin ku mashquliyay sih lo gurtoh khayradkinah somali jahil dowladah moryan tah may dhistoh kawankah si lo heloh kalun nadifah
Mudane qaasim waad kumahadsantahay barnaamijkaan aad inoo soo dhigtay mahadsanid
Beeeeen!!!
Somaliyaa barwaqataal Masha alaah qubadaas waygufiicnaleheday runtii shegoow keep going legenad 🥸
Somalidu waa wada Dr meel ay Dr nimada ka qaateena waa qaadka mid walba wuxuu mirqaanku ugu sheekeeyo ayuu lShir yimaadaa kadibna waa wada Dr
Waxaa u baahnaan laheed iskuul lagu barto afsoomaaliga
mahadsanid hool wanaagsan ayaad noo qabade qaasim
Horay usoco , xayaysiin waa muhiim , sicirka lee habee 😊
❤❤❤🎉🎉🎉Ma Shaa Allah Tabaraka Allah Niicmac❤❤❤🎉🎉🎉
🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻❤️❤️❤️❤️❤️🎉🎉🎉🎉🎉
Maasha allaah ❣️
Qubadaa nagu direysaan sidaan u cuneyno in la waayo ayaan ka baqaa
Ibnu Camii Salim garmaqaate heer shaamoow ma kastay waa kan funaano cagaarka 😂😂😂😂
Maashaa Allaah waagii suuqyaraha halibka uu gadi jiray ayaa iigu dambeysay illaahey ha idin xafido dhamaantiina akhii
xamar cadeyyy 🥲🥲
Qaasin qubada waxaa jira qubo hilibkeeda sun wadato oo lagu dhinto ayaa jira😊
Qubo ukunteed fresh eh hadiid haaynin waa kakac wixiina loool Marka Cadeey minin aw ismaan aa laga helaa.
Qubo ukunteed na miyaa la cunaa😂😂😂,
Lamagodle hadaan nahay waraa noo yaal
@@Boy1-k1g qubada 30 ukun camal ay bacaadka xeebta ku dhalan kuna duugaan subaxii aa laga soo bixiyaa waa qaali horaana laga gataa waa ukun adag hadane jilcan qolofkeeda.
MashaAllaah
Cabtoole kulahaa Xabkoole dheh afkiisa gudaha waa kalonka oranjaha yuumbi kuu kow dhahayay yuumbi ma eheen maadaama bad xiran lagu jiro malaay qashaar syaa suuqa ku badan
Sidaan wax maloo gudbiyo waayo dadka wax iibsada waa dadka qurbaha kunool badankooduna mafahmayaan waxaa cadeen kugu filan kuwa comentska ka dhiibanaaya videoga marka isku day inaad hadalka umacneeso mahadsanid
Saanka mahada saniid, Dr waxad tahay dadbadan daweeyey ina hada wada, waxadtaqaana dadkad kudawaysa,ninkii been iyo suun rabaa meelkale ha aado,
Is this Mogadishu? These people don’t look Somali.
Qof somali ah oo waxbartay ama school soo dhigtay waxas kuma hadlo adiga yaa ku agadaa Langab xunbad tahay
Lafjabta maqli jirnay cosdaq bari muukunoolyahay xolosoconaya miyaa madax eri miyaa coswalbu daqaa maraq dawo taqatirtana karoto sooqoran
Budadasmeeqa.lagadaa.adeer.qiimaha
Balayo been badaan
Soo tijaajibi
waxaas o barwaqoh bah ilahay idin siyay idinkunah dagal bah laydin ku mashquliyay sih lo gurtoh khayradkinah somali jahil dowladah moryan tah may dhistoh kawankah si lo heloh kalun nadifah