Hamster Combat Ugu Danbeeyn Wuxu Noqday Coin lkn laguma Farxin 💥

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025
  • Hamster Combat Ugu Danbeeyn Wuxu Noqday Coin lkn laguma Farxin 💥

ความคิดเห็น • 155

  • @khaalidmuse2842
    @khaalidmuse2842 4 หลายเดือนก่อน +16

    Ustaad Aniga Qof waxbarashadeyda kafalad Qado ma Helin Ee Adingana zxpyal ii iku like 👍🏻 badiya sidu U Argo 😢

  • @AydarusMahamed
    @AydarusMahamed 4 หลายเดือนก่อน +23

    Ustaad sida tonkeeper loogala bixi karo lacagta adiigo somalia jooga video kasoo samee aad banu ugu bahanahaye🖐

  • @abdirahmanjama1322
    @abdirahmanjama1322 4 หลายเดือนก่อน

    Keep going👍

  • @Ahlul-kheyr
    @Ahlul-kheyr 4 หลายเดือนก่อน +16

    صلوا على النبي❤

  • @cabdishakuur1642
    @cabdishakuur1642 4 หลายเดือนก่อน +6

    Ku saliya xabiibkeena scw❤

  • @maxamedaxmed-oh1ej
    @maxamedaxmed-oh1ej 4 หลายเดือนก่อน

    Ustaad aniga labadaa qof mid kamida iga dhig hadaa awoodo waan u baahanahay inaan bartee ❤

  • @mouktarmohamed982
    @mouktarmohamed982 4 หลายเดือนก่อน

    Inshallah Amin

  • @abdinuurmaxamed2765
    @abdinuurmaxamed2765 4 หลายเดือนก่อน

    👏👏

  • @jama335
    @jama335 4 หลายเดือนก่อน

    War taliye aniga igu sharaf khayr badan Alle haku siiye wax ka fiican Alle ha kuugu badalee

  • @abdullahiabdi9494
    @abdullahiabdi9494 4 หลายเดือนก่อน

    Hamster 🐹 waaalagu kacsanyahy

  • @Adanax
    @Adanax 4 หลายเดือนก่อน

    Scw

  • @BILAL-mz1kh
    @BILAL-mz1kh 4 หลายเดือนก่อน +3

    Wll bll nio isoqabo adomahadsan Kenya Ayan jooga manaqaano sida lolasobaxo icaawi adomahadsan khayr Allah kusiyee

  • @GaneySiin
    @GaneySiin 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ku sali nabiga SCW 🥰🥰🥰

  • @SafiyacismanSafiya
    @SafiyacismanSafiya 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah horay usoco wall qaali hambalyo ayaan kuleyahy❤❤

  • @ShayeHiggerson-hx3bf
    @ShayeHiggerson-hx3bf 4 หลายเดือนก่อน

    Web3 Infinity Token's community is filled with passionate supporters. Love the enthusiasm!

  • @AhmedKhatian
    @AhmedKhatian 4 หลายเดือนก่อน +4

    Teacher vidio kasoo samee sida lacagta loogala baxo toonkeeper 😢❤

    • @MubaarakFaarax
      @MubaarakFaarax 4 หลายเดือนก่อน

      Mad haysa zxp lacagti

    • @AhmedKhatian
      @AhmedKhatian 4 หลายเดือนก่อน

      @@MubaarakFaarax $1 ayan ka healay zxb

  • @sadiiqmuqtaar8569
    @sadiiqmuqtaar8569 4 หลายเดือนก่อน

    Ustaad muuqaal ka soo samee lacagta binance toncoin ah sidee loo shibto tonkeeper

  • @mastaryooha1793
    @mastaryooha1793 4 หลายเดือนก่อน

    Isoo eeg zxpo

  • @RoobleCade-py5dl
    @RoobleCade-py5dl 4 หลายเดือนก่อน

    Walaal sidee ebiexchange loolabixi karaa video kasoo duub plz

  • @caaqilsaleimanmohometh4245
    @caaqilsaleimanmohometh4245 4 หลายเดือนก่อน

    Zxp igu shrf labdaas boos mid🥰

  • @KhubaybCad
    @KhubaybCad 4 หลายเดือนก่อน

    Zxp abdishakuur hadaan hysto ka wrn sabatoo ah hoos buu udhacayaa iisoo jawaab wll

  • @Asadka
    @Asadka 4 หลายเดือนก่อน

    Ok

  • @Amiirka3o
    @Amiirka3o 4 หลายเดือนก่อน

    Sarifle tonkepar ah noo soo sheeg

  • @MascudIsmacil
    @MascudIsmacil 4 หลายเดือนก่อน

    Ustd inad I cawisid ayan donayaa please ila so hadal

  • @mascudmohamet
    @mascudmohamet 4 หลายเดือนก่อน

    E empire

  • @ayanabubakarkhalif7825
    @ayanabubakarkhalif7825 4 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga waxba kama faaidin coz binence anoo KY xiranin buu iga xirmay😢🙄🤨

  • @pubgepro7291
    @pubgepro7291 4 หลายเดือนก่อน

    0.13 ton ba layga bahn yahY ustaad Ee seen U xaliyyaa

  • @Dalxa12
    @Dalxa12 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb alle khayr haku siiye igu sadaqayso 😢😢😊

  • @someshorts-m1k
    @someshorts-m1k 4 หลายเดือนก่อน

    Aar zhp waxpa kama hayo ilaa maalintii la bilaabay ayaa ciyaarayey tonkeeper kayak ku xidhay lakiin waxaba kama hayo maxaa qaldan

  • @aaminahassan7162
    @aaminahassan7162 4 หลายเดือนก่อน

    Su aalaha crbto Naga caawi
    Fadlan

  • @abdikariimmohamed-i1i
    @abdikariimmohamed-i1i 4 หลายเดือนก่อน

    Hyh Wan ka sugaynaa wll course aad free dadka ku siinaysid 🙏

  • @CadeyBelo
    @CadeyBelo 4 หลายเดือนก่อน

    Tonkeepar sidee lacagtaa laga baxaaaa

  • @ahmedwali6030
    @ahmedwali6030 4 หลายเดือนก่อน

    Lacata nosoo dhacda wll hadaan ku daysano faa iido sideen ooga heli karnaa

  • @wlldepayidowga2912
    @wlldepayidowga2912 4 หลายเดือนก่อน +1

    Kkk 3.17

  • @DaaDaaMoha-ro1bt
    @DaaDaaMoha-ro1bt 4 หลายเดือนก่อน +6

    350M aa isticmaaleysey marka maxa lagu diidee in lagugu dhufto 0.012756 😂

  • @sayiddirir111
    @sayiddirir111 4 หลายเดือนก่อน

    👍👍👍

  • @HuseinArab-g1p
    @HuseinArab-g1p 4 หลายเดือนก่อน

    Ustaaad 😢aniga ubaahan wlhi please ugu caawi

  • @CadeyBelo
    @CadeyBelo 4 หลายเดือนก่อน

    Tonkeepar sidee laga baxa lacagtaaaaaq

  • @MohamedAli-cv7wn
    @MohamedAli-cv7wn 4 หลายเดือนก่อน

    Anigaa ubahan coraska sxb sii saaid

  • @ClsalaanMaxamed-hv6fh
    @ClsalaanMaxamed-hv6fh 4 หลายเดือนก่อน

    Lacagtii maad labaxsay😂😂

  • @CabdalaFarax-h1w
    @CabdalaFarax-h1w 4 หลายเดือนก่อน +1

    Qofka aan season one ka qofka aan la qabsan ma bilaabi karaa mise inuu gato waye😅

  • @MaankaPoy-mi8bv
    @MaankaPoy-mi8bv 4 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅

  • @CiiseIsmacil
    @CiiseIsmacil 4 หลายเดือนก่อน

    EBI sidee logala baxaa ustd waa fahmi lahay

  • @MR___MAWLIID
    @MR___MAWLIID 4 หลายเดือนก่อน

    Sxp cabdi shakhakuur codsibaan kaa leeyahay ma iifulinaysaaa❤

  • @mohamettabdi-i4w
    @mohamettabdi-i4w 4 หลายเดือนก่อน

    ustaad bilaaw ilaa dhamad barnamijkan kula socday wana ka faiday iga casuum korsadaan

  • @abdullahimohamed5336
    @abdullahimohamed5336 4 หลายเดือนก่อน

    Aniga iga duceysee Kooraska igu dar

  • @bilanabdi4349
    @bilanabdi4349 4 หลายเดือนก่อน +3

    Wll hore umaan ciyaarin imika ma ka faaidaysan kara maxaana lay igarabaa

    • @0samah-60
      @0samah-60 4 หลายเดือนก่อน +1

      Uu xidhmay wll hada lakin x empire kafaidyso 4cisho kahadhybe

    • @bilanabdi4349
      @bilanabdi4349 4 หลายเดือนก่อน

      @@0samah-60 hye wll mahadsanid

  • @ayaanlexaaji5714
    @ayaanlexaaji5714 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb malqashi kaso hadal Mala malqashankaraaa

  • @Boqoradda
    @Boqoradda 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkinan yutuoerka ah wax macno uleh dadka u shega kolay waxba nama dhaantaane muqal aan waxunka fahano noo shega

  • @Deeka013
    @Deeka013 4 หลายเดือนก่อน

    2.67$😂 ayaa lay siiyay

  • @cabdalecabdiqani
    @cabdalecabdiqani 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad course ka ani isii anaa ubahane

  • @SamatarHassan-w1b
    @SamatarHassan-w1b 4 หลายเดือนก่อน

    77 million ba la igu badlayi 80 centi 😂😂 wayi ii cebeyen 😂😂😂

  • @RubbyHassan
    @RubbyHassan 4 หลายเดือนก่อน

    Hamsterka coins fcn ba igu jira onchain airdrop bu iga xiranyhy mna fahmin ee xge wax ka qaldnyhn

  • @sadiiqmuqtaar8569
    @sadiiqmuqtaar8569 4 หลายเดือนก่อน

    Lacagta gaas fii ma qasabha ilaaha maiiso dhicin Lacagta

  • @MiskiAbdirizak
    @MiskiAbdirizak 4 หลายเดือนก่อน

    Wllo wan ubahanahy course ka

  • @HelaniAlahakoon-up9ri
    @HelaniAlahakoon-up9ri 4 หลายเดือนก่อน

    Web3 Infinity Token is gonna explode anytime soon

  • @MUUQAL251
    @MUUQAL251 4 หลายเดือนก่อน

    Sxp iga bixi pro

  • @HamdiMahamed-l1d
    @HamdiMahamed-l1d 4 หลายเดือนก่อน

    Mhadsanid ustaad dadaalka horay usiwad airdropyada lkn aniga fursadani waa idhaaftay

  • @AsmaAbdirahman-fn5sr
    @AsmaAbdirahman-fn5sr 4 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga mid iga dhiga course free mid sxp ❤️👍

  • @AbdulaahiAli-bf6pt
    @AbdulaahiAli-bf6pt 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb waxaa ii shegta ebi wallet ayaan kushuway waxna markin

  • @hamzeabdilahi6801
    @hamzeabdilahi6801 4 หลายเดือนก่อน

    Intaad adu ka soo hadlayso ayaan sugayay

  • @CabdiraxmaanXasan-i9x
    @CabdiraxmaanXasan-i9x 4 หลายเดือนก่อน

    Sxp labada qof mid iga dhig please 🙏

  • @SabnaMuhammad-vk2yu
    @SabnaMuhammad-vk2yu 4 หลายเดือนก่อน

    Bro xempire Ton iibso buu igu xujynaa ma iga cawin kartaa make a ton transaction buu ileeyhy

  • @calixamdi2193
    @calixamdi2193 4 หลายเดือนก่อน

    War wll sideen ugala baxaa Wallet ka telegram ka Ayaan ku xidhaye
    Wll iga soo jawaab

  • @xuseenmaxamed820
    @xuseenmaxamed820 4 หลายเดือนก่อน

    Zxp tonkeeper iisoo gelimayso ee xali

  • @Cnb.m
    @Cnb.m 4 หลายเดือนก่อน

    Lkn supply giisa ayaa ad ubadan

  • @Naaji3
    @Naaji3 4 หลายเดือนก่อน

    Season ka 2aad muxuu yaahy marka hamester kombat

  • @cabdiqaniaxmed3620
    @cabdiqaniaxmed3620 4 หลายเดือนก่อน

    Hamster kombat

  • @cumarlaki1419
    @cumarlaki1419 4 หลายเดือนก่อน

    War Sxb iku cazuum oo iku qaado koorsada

  • @Mulkaawi789
    @Mulkaawi789 4 หลายเดือนก่อน

    Saxiib wan u baahanahay cross kaas fadlan iso qabo

  • @cabdiqaniaxmed3620
    @cabdiqaniaxmed3620 4 หลายเดือนก่อน

    Wll kasoo hadal sida loogu xidhanaayo walletka

  • @barkhadsahardiid4150
    @barkhadsahardiid4150 4 หลายเดือนก่อน

    First qaybtiisa 2aad ma iska daynaa shoodhe😅

  • @XANAANAADEN
    @XANAANAADEN 4 หลายเดือนก่อน

    Aniga emay sodhin maqadan

  • @kadharhassan1370
    @kadharhassan1370 4 หลายเดือนก่อน

    Bro thinks meel aan kala soo xidhiidho ayaan ubaahnaa hadey macquul tahay number

  • @UsaameRashiid-tq5ji
    @UsaameRashiid-tq5ji 4 หลายเดือนก่อน

    Waxan waa ma la awaal

  • @ShacabMediaTv
    @ShacabMediaTv 4 หลายเดือนก่อน

    Ustad aniga I tuumbo raacsii 2da course

  • @CabdiraxmaanmakhtalCabdi
    @CabdiraxmaanmakhtalCabdi 4 หลายเดือนก่อน

    Eega sxb xageen u doon

  • @CabdiraxmaanXasan-i9x
    @CabdiraxmaanXasan-i9x 4 หลายเดือนก่อน

    Adiga ayaan jawab kasugoya cabdishakurow please 🙏

  • @HibohassanAhmed-t9m
    @HibohassanAhmed-t9m 4 หลายเดือนก่อน

    Aniga abwe cource crypt😢rby

  • @ZALIIMAxmed-c8f
    @ZALIIMAxmed-c8f 4 หลายเดือนก่อน +1

    Talye sidee tonkeeperka uga sarifan karnaa muuqaal kasoo samee iyo sida loogala baxayo

  • @Guleed_fun-fun
    @Guleed_fun-fun 4 หลายเดือนก่อน

    sxp side ulaga so baxna nio

  • @ShacbaanHayaancaydiid
    @ShacbaanHayaancaydiid 4 หลายเดือนก่อน

    Sideee looga la baxo toon keebarka soo sheeg taliye

  • @Naaji3
    @Naaji3 4 หลายเดือนก่อน

    Captain kaso hadal dogs ka bal fahan fiican naga sii haday macquul tahay

  • @Karaama1
    @Karaama1 4 หลายเดือนก่อน

    War nio binance waa iigu xirmi la'yahay still

  • @cabdiqaadir533
    @cabdiqaadir533 4 หลายเดือนก่อน

    Tonkeeper kasoo hadal nio waxba manan heline

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 4 หลายเดือนก่อน

    4.2 bay I siiyeen laakiin dib bayba iga dhamaatay wax yar baa ii hadhay 😂

  • @idirzubdifarah1515
    @idirzubdifarah1515 4 หลายเดือนก่อน +1

    X Empire kas0 hadal wll

  • @bdukarimyusuf769gmail.c
    @bdukarimyusuf769gmail.c 4 หลายเดือนก่อน

    Sidelogala baxa lacagta sojawab

  • @Abdullahi.osman.
    @Abdullahi.osman. 4 หลายเดือนก่อน

    Free wax laguma helo lacagtaada wax kumaal gasho waqti ha iskaga lumin game tane waano ha idiin Ahaato 😂😂😂

  • @khadarabdiahmed1577
    @khadarabdiahmed1577 4 หลายเดือนก่อน +2

    EBI DEX Deposit qaabke loga sarta ustad ka sohadal

  • @mohamednoor151
    @mohamednoor151 4 หลายเดือนก่อน

    Taliya WhatsApp isoder waxa yaare ban kuwadiina

  • @Forilow7977
    @Forilow7977 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb x. Empire kasoo hdal

  • @cabdiqaadir533
    @cabdiqaadir533 4 หลายเดือนก่อน

    Binance xiriirka ka dhexeeya mexee yahyy

  • @marwaanyare-m4f
    @marwaanyare-m4f 4 หลายเดือนก่อน

    Zxp ani igadhi kuwa freega ku baranaya

  • @khaalid6828
    @khaalid6828 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb sidee loo la baxaya

  • @xakuumibinticabdulle5006
    @xakuumibinticabdulle5006 4 หลายเดือนก่อน

    X Empire kasoo hadal

  • @maanrizakofficial150
    @maanrizakofficial150 4 หลายเดือนก่อน

    Chnaladodii washamsi aya lgu qaaday😂😂

  • @Ibraahimadamnuur
    @Ibraahimadamnuur 4 หลายเดือนก่อน

    Zxp anaa rabo korso crypto oo feree please igu dar

  • @sadamali7789
    @sadamali7789 4 หลายเดือนก่อน

    ustaad labadaa course igu sharaf aniga

  • @Mrfans-l7b
    @Mrfans-l7b 4 หลายเดือนก่อน

    Nio sxb waxan rabay in an 1 hamster an ku badasho toncoin ama dogs wuxu iso saraya sidatan Emulation error: no response; status code: undefined;
    Send
    Balance: pls jawab