Galmudug oo loo sii jiidaayo dhinicii doorashada. Socdaalka musharax Liiban ee Xarardheere iyo..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 17

  • @AdarCooking
    @AdarCooking 2 หลายเดือนก่อน +5

    Insha allah weyemadaxweyn Qoor QQOR MARAKALE

  • @SafiyaMd-bs8bc
    @SafiyaMd-bs8bc 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qoor qoor markale inshallh

  • @AaminMaxamed-m3i
    @AaminMaxamed-m3i 2 หลายเดือนก่อน

    Sifudud uma siinkaro madaxwaynuhu❤❤❤

  • @maxmuudkorodhi4059
    @maxmuudkorodhi4059 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hadaad ii jeedo waan ku salaamey

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 2 หลายเดือนก่อน

    Qoor qoor Markale aan doorano

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 2 หลายเดือนก่อน

    Liiban shuluq waxba ha noo faanin waxanu ku naqanaa muqaadarad in uu umadii galmudug ku baabiyey nin dooranayani malahan hubkana wuu ka ganacsadaa

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan munafaq aya faragelin ku haya dorashada galmudug lakin usocon mayso liban ayan so dhoweyneyna qoor qoor his time Is. Up

  • @mohamedmusdaf2163
    @mohamedmusdaf2163 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia aya laga helaa nin jaad ka ganacsado hadana in uu shacab hogamiye rabo

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 2 หลายเดือนก่อน

    Haddi dorasho dadban laga qabto galmudug mashruci Hassan sheikh e aha qof iyo cod iya xabaasha la gayn doona

  • @AbdirahmanMohamednor
    @AbdirahmanMohamednor 2 หลายเดือนก่อน

    Qoor qoor weye madaxweynaha soo socda

  • @abdifitaxoshey3134
    @abdifitaxoshey3134 2 หลายเดือนก่อน

    Galmudug mel ma ahan waa mel sida lofano basyaqanan lkn marka dhabta laga hadlo bal hala firsho inta mel ee qabil laiskulaynayo

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhhhhh meeyey xasan war qof iyo codkii meeh 😂😂😂 cali gaaf family meeh 😂

  • @SuheylahassanMohammedHassan
    @SuheylahassanMohammedHassan 2 หลายเดือนก่อน +1

    Tuug tuug dhalay dadka xun oo dhan baad noo buunbuunisaa mesha ahmed abdi kaariye baa ku fadhin doona kursiga

  • @osmanahmed3512
    @osmanahmed3512 2 หลายเดือนก่อน

    Hadi u rabo madaxweyne inu noqdo ha imado cabudwaq liban shuluq wa la kufsan

  • @AbdikadirOmer-sc7ec
    @AbdikadirOmer-sc7ec 2 หลายเดือนก่อน +1

    HORE AYAAN KUU FAHMAY INAAD TAHAY ADOON U ADEEGA KOOXAHA MAAFIYADA SIDA AAD U XAYAYSIINASO, AYAA CADAYN KUU AH.KU BARANAY BEENALE.

  • @abdiquanif400
    @abdiquanif400 2 หลายเดือนก่อน

    aqoonyahankii Galmudug dibada ayay kataaganyihiin maamulka Galmudug ilaa iyo hada waxaa dadka hortaagan kooxdii mooryaanta oo samaystay saxaafada qabyaaladaysan.

  • @AbdullahiJama-h9s
    @AbdullahiJama-h9s 2 หลายเดือนก่อน

    Waxay ila tahay arrintanoo kale waa "Quud aan jirin qoryo u guro" waayo Madaxweyne HSM ma oggola in doorashadu xilligeeda ku qabsoonto. Waxaanse madaxda , siyaasiyiinta iyo shacabka reer GalMudug ku boorrin lahaa inay xilligan ku mashquulaan nabadeynta iyo walaaleynta beelaha deriska ah ee islaynaya.