Guurka PART TIME ee UK 🇬🇧 ka JIRA Iyo QISO DHAB AH😏

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 185

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 ปีที่แล้ว +22

    Talo fiican waad siisay.
    Qodbasiro iyo wax laqariyo waa laga fiican yahay.

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 ปีที่แล้ว

      Intee ka baxday sxb Tasniimteyda ♥️♥️ laguma hayee nabad ma tahay

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 3 ปีที่แล้ว

      @@Caaliyasharif walaashey macaan waa kuu fiicanahay waad kumahad Santahay isoo raadintaada sababta oo ah qof iraadiya adiga ayaan kaa arkay dadka media kujira. Runtii walaal jirta ayaa tahay. Shukran “Alfa marah ”. Marka walaal waa nabad qabaa xoogaa waa yara mashquulay. Video gaagii aan umalaynayo inuu ugu dambeeyeyna waan daawaday ninkii dumarka kalaqarinayey..🙏gobeed ayaan hawada udhaxaysa Uk and USA kuusoo marinayaa💕you my Dear sister Caaliyo.

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 2 ปีที่แล้ว

      Gabdha qurba siradaa xaqbuu kagalay bisinka

  • @malaboqueen8576
    @malaboqueen8576 3 ปีที่แล้ว +7

    Caaliyo shariif shekoyinkaga iska jeclahay wlh sharafeey❤️❤️❤️❤️

  • @abdiahmed1885
    @abdiahmed1885 3 ปีที่แล้ว +16

    Abaayo horta nin haduu kugu dhaho xaaskeega yeey maqlin in aan ku qabo adna ka yeeshay sharaftaada ayuu dhulka lagalay koow jawaabtaada ha ahaato hadii xaniinyo laheen ha ii imaanin umadana been ha usheegin laakin iqari haye birito ilmaha ayuu kuugu inkiraa runti

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud หลายเดือนก่อน

    ما شاء الله .. U R SOOO CUTE AND KIND WOMAN ... I LOVE YOUR VIDOES ❤❤❤❤

  • @leylasacid4034
    @leylasacid4034 3 ปีที่แล้ว +9

    Walalshey gabdhaha u aqli celisaa Jazaakalaah.
    Maasha Allaah.

  • @abdiahmed1885
    @abdiahmed1885 3 ปีที่แล้ว +11

    Afar waa iska qab ma ahane nin qanci karo majiro waa been ilaahoow 20 jir ahoow xitaa xoolo laga rabin xitaa

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial 3 ปีที่แล้ว +7

    nin kastoo dumar qayaama oo dhibaateeya Alle uma u naxariisto amiin

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah keep going ha qarinina nin raba inuu ku aaso haba guursanina nin naag leh

  • @YazinDhere
    @YazinDhere 3 ปีที่แล้ว +8

    Waxan maqlay hebel wuxu shaqeya shaqo part time
    Lkn Guur part time ah manta iigu horesa .
    Reer UK wa dad horeeya

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 ปีที่แล้ว +3

      Magaca waxaa loogu bixiyay maalintii inta uu Shaqada jiro ayuu minyarada u tagaa😂😂 Habeenkiina gurigiisa ayuu u hoydaa😁

    • @YazinDhere
      @YazinDhere 3 ปีที่แล้ว

      @@Caaliyasharif
      Waba Beelo Malintii minyarada
      Habeenkii minweynta.

    • @megaboost45
      @megaboost45 3 ปีที่แล้ว

      Mansha Allah well done

  • @mohamedabdi4108
    @mohamedabdi4108 3 ปีที่แล้ว +5

    Qurux lay nuurto
    Wan ku salamay waar qoftan anigu waan ka helay wllahi waa qof adaab iyo qurux iyo diin

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 ปีที่แล้ว +3

      Thank you my brother 🙏

    • @mohamedabdi4108
      @mohamedabdi4108 3 ปีที่แล้ว +2

      @@Caaliyasharif and you my sister

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 3 ปีที่แล้ว +3

    Reerkeyga yeyna ogaan ninka ku leh qiimo lama Lihid ogow

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 2 ปีที่แล้ว

    Keep going!! Caaliya Quruxeey " Xbbti" 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @miriamadan5193
    @miriamadan5193 3 ปีที่แล้ว +7

    Ma shaa Allah sis,
    Talo cajiib ah oo loogu talagalay dadka inaysan dhaawicin dareenka dadka kale. Jelousy waxay burburin kartaa oo dhaawici kartaa qoys aan waxba galabsan.👏👍🙏

    • @samzamciid9688
      @samzamciid9688 3 ปีที่แล้ว

      Part time aa sidanba ku maseeyray gabdha hady guursaneyso in laqariyo yeeysan ogolaan

  • @abdiahmed1885
    @abdiahmed1885 3 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa alaah shariif runti tobigaaga runti waan la dhacsanahay rumahaanti ninka horta haweenka ayaa xaq kuleh hadiiba guursaneeso diin kafiiri waxaa kale oo kafiirinee in uu xoolahaaga rabin laakin nin xoolahaaga rabo tijaabi ninka marka hore

  • @ubahar4344
    @ubahar4344 2 ปีที่แล้ว +1

    Vraiment cette histoire ça m'a touché énormément malgré que j'ai pas eu ce problème j'ai un mari deux enfants oh là là je souhaite pas être à sa place à cette femme je veux pas dire c'est une belle histoire c'est histoire triste mais tu as bien fait de raconter pour le somalien voilà comme ça il comprendront merci

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 3 ปีที่แล้ว +1

    Caaliya waa qof socail ah
    Shekeeyin cajiiba weeye waana arinmo dhacdo ah badankodu.

  • @rayray5487
    @rayray5487 3 ปีที่แล้ว +11

    Sister i dont think in Islam it is allowed to hide your marriage whether it is the first second or third wife.

    • @SH-py7qj
      @SH-py7qj 3 ปีที่แล้ว +1

      It’s called zina and she’s encouraging men and women to commit zina.

  • @KhalifHussein-kc2sx
    @KhalifHussein-kc2sx ปีที่แล้ว

    Masha Allah will

  • @rahmaabuukarahmed4046
    @rahmaabuukarahmed4046 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa kaa qaadey salaanta Walaashey

  • @amaniroble7190
    @amaniroble7190 ปีที่แล้ว

    Caaliyo nalka nafta uroon dahableey luul dheyman wcs abaayo

  • @hoodoiyonasiib9861
    @hoodoiyonasiib9861 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah!!

  • @abumohamed6176
    @abumohamed6176 3 ปีที่แล้ว +2

    Guurka noocaas oo part time ka ah Af carbeedka waxaa loo yaqaanaa زواج المسيار

  • @laylayusuf4248
    @laylayusuf4248 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc wall wan ku salaamey manshallah. Hada igu kaa horeysa 2 jeer oo kale ayaan ku daawadey. Wax yaalo fican bad ka hadashaa oo xaqiiqa ah.

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 ปีที่แล้ว

      Soo dhowoow qalbiyeey♥️♥️

  • @shukriabdirahman9613
    @shukriabdirahman9613 3 ปีที่แล้ว

    Miskiina illaahay ilmaheeda ha u xafido hanalakoriyo Aamiin yaarabi

  • @JoyaKMA
    @JoyaKMA 3 ปีที่แล้ว +6

    Can you talk about your story? I would love to hear it

  • @abshiroabdimohamed2534
    @abshiroabdimohamed2534 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah habo quruxey mahadsanid

  • @womenwithprincipal5175
    @womenwithprincipal5175 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhan way iiga soo hor baxdey Maalin dhawyd, Iyadoo gabadhkaleh Tallo Siinaysaaa, Waaban kaaa helay Gabadh Quruxbadan, Nadiifa, oo Codkor ah. Video badan ood leedahan daawadey Waanka Helay Walal. Dumarka Soomaalida Fariidada waan jecelahay.

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 ปีที่แล้ว +2

      Waan kaaga mahad celinayaa in badan erayaas quruxda badan ee aad tiri Jazakumullaah Alfl-kheyr walaashey qaali♥️♥️

    • @womenwithprincipal5175
      @womenwithprincipal5175 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Caaliyasharif Sorry inaan MaanshaAllaah kaa Ilaaway se waan kuu idhi, Adigaa ayaa mudnaan leh, Hooyo Tusaale fiican ayaad tahay👍❤🙌

  • @sulthanoamanii2140
    @sulthanoamanii2140 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wlhi fariid baty ❤💖💯

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 3 ปีที่แล้ว +2

    Qof kast meeshu isdhiga baa lagu qowracaa .man said I want partime you should say sorry. Anyway happened is happened you should think before you do anything. Thanks for sharing qaaliyeey.

  • @indadeeqmahmud5916
    @indadeeqmahmud5916 2 ปีที่แล้ว

    Salam walal. Second time or third am watching your videos.
    😂 I like the bling flash. Aheey flash of huno

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 ปีที่แล้ว

      Thanks for watching 👀 I am glad that you have enjoyed 😉

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854 3 ปีที่แล้ว

    Alle haunaxariisto

  • @Amaalgelle121
    @Amaalgelle121 3 ปีที่แล้ว +3

    Horta maxaa keena sariirta inay dumarku diidaaan anigu fikir baan kaqabaa nimankan waxay dumarku udiidayaan becouse waa biriq iyaduna waxay nacaysaa timo qoyan oo wax lagu qaban bal hadaa fikir kaduwan aad haysa nooga faa idee

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 ปีที่แล้ว +1

      @Amal 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdirashidjama9788
    @abdirashidjama9788 3 ปีที่แล้ว +4

    Are they Shia Islam those practicing this short marriage or so called short time marriage? What happened to some in Somali community?

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 3 ปีที่แล้ว +1

      Cabdirashid wa run shicada ba waxas samaysa isqaris iyo furin nagta lagu rali galiyo dintu ma ogola

    • @abdirashidjama9788
      @abdirashidjama9788 3 ปีที่แล้ว +1

      Hodan waa mahadsantahay

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 3 ปีที่แล้ว +3

    ASC HABO QAALI MAASHA ALLAAH WAA TALO WANAAGSAN PART TIME QURBAHA OO DHAN BEY KA JIRTAA WELIBA HOOYOYINKA CARUURTA BADAN LEH EE AAN RABIN INEY DHEX KEENTO CARURTEDA THX HABO WAA ARIN DUMARKU AY SAMEYAAN

    • @amun5155
      @amun5155 3 ปีที่แล้ว

      Hadey Gabadha caruur ledahay oo Nina u bhnthy Xaarana Ma ahan hadii Raalila isaga yhy oosidaas laisku ixtiraamayo weligaagana kuogyhy Waa OK
      Balse gabadh yar nololasha u cusubthy Qudba siro taasi baa aad iyo aad uxun gabadhas waa ist bahdishay naagnimadeeda a waa xaqirtey

  • @kafally741
    @kafally741 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo I really do like all subjects of your videos. ❤❤❤👌👌👌👍👍👍🇸🇴🇸🇴

  • @halimomohamed1790
    @halimomohamed1790 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going we love 💕 sister

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 ปีที่แล้ว

      ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @monafarah4324
    @monafarah4324 3 ปีที่แล้ว +1

    AAMIIN YAARABI DHAMAAN TEEN

  • @sacdiyoslifestyle4615
    @sacdiyoslifestyle4615 3 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah xabiti waa ku salaamay

  • @SuperLaila94
    @SuperLaila94 2 ปีที่แล้ว

    People act like they never will die

  • @sakiyaoffical4902
    @sakiyaoffical4902 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah akbar

  • @cabdullaahiguure9046
    @cabdullaahiguure9046 2 ปีที่แล้ว

    Caaliya qurux badan maa shaa allah

  • @XAKIIM4
    @XAKIIM4 3 ปีที่แล้ว +5

    Anigu Ayeeyaan Kuu Ahay 😂😂😂 Arrimaha Jacaylkana Goormaad Daaha Kasoo Qaadi

  • @nila7120
    @nila7120 2 ปีที่แล้ว +1

    mashAllah u r funny I love your channel

  • @savagefamily9170
    @savagefamily9170 2 ปีที่แล้ว

    WALAL MACAN AAD AYAAN KU SALAMAY WAXAN AHAY DADKA DAWADA MUSALSALKAGA WAXAN KAYAA BAA QAABKA AAD UU SHEEKAYISO

  • @Msa_girly
    @Msa_girly 2 ปีที่แล้ว +1

    Wan ku salamay caliya abayo shekaadada noso taabi

  • @fardowsahasaan6758
    @fardowsahasaan6758 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniga Qurba sireed ma Rabo lakin I’m all for parttime ma rabo mid 24/7 isoo jigaa mashqul iga dhiga mid xiso kaliyaa uu qabto ama holiday husband I’m all for it

  • @maxamedxuudi3690
    @maxamedxuudi3690 2 ปีที่แล้ว

    Mnshllah calico wadahidantahay

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah wll

  • @sahrasaid140
    @sahrasaid140 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC. Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว

    Darajadaas iyo qiimokabadan baan leeyahay kabadana istaahilaa.

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว

    Saan ama noocaan ma ihi isku baandana manihin waa aakhiro iyo duniwaa iyo waqti dhamays saan layguma imaado mana qaatoo layguma dayo mana abali.nunses.lakiin qibrad iyo tusaalaan ka helay.

  • @fartunmahamud4454
    @fartunmahamud4454 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabaaraka llaah

  • @bam623
    @bam623 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan daal iyo dhaqaalo.xumi aheen kama helaayaan.

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว

    Mashalah.

  • @AhmedAhmed-mx7qq
    @AhmedAhmed-mx7qq 2 ปีที่แล้ว

    waar part time Aniga u bahan ee ilaa socodsiiya Fadlan

  • @yaxyecabdisalaam8498
    @yaxyecabdisalaam8498 3 ปีที่แล้ว

    Xalaal habeen iyo maalinba waa laqashaa

  • @yussufarog5175
    @yussufarog5175 3 ปีที่แล้ว +2

    Ur my mother in law

  • @MukhtarXrir
    @MukhtarXrir 6 หลายเดือนก่อน

    Waxan sharaf leeyey intaan naagi ixag xaganayn

  • @cabdifitaxababi8725
    @cabdifitaxababi8725 3 ปีที่แล้ว +3

    Caaliya madax sare

  • @essiahassan5157
    @essiahassan5157 3 ปีที่แล้ว

    Amiiiiiin ilahay haa u naxaristo

  • @fartunabdullah6702
    @fartunabdullah6702 3 ปีที่แล้ว +1

    Minyaro wale waa mucjiso ayada reerka so gashay ayadana hinaseysa

  • @shukrimahamud6648
    @shukrimahamud6648 3 ปีที่แล้ว

    Mashal. Allh

  • @noloshamaanta
    @noloshamaanta 2 ปีที่แล้ว

    Guurka part time ayan soo raacey sub. waa iga haysa wlo

  • @fowziyoahmed3975
    @fowziyoahmed3975 3 ปีที่แล้ว

    Subxanalah waxaa ila qaldeen gabadha ogolateey iin la qariiyo ruun ahaantii waa maqleey sheekada uk kaa jiirto ruun ahaantii gabdha ogoladeey iin laqariiyo waa qiimo daro ilahay kuma qariin maxaad iskuu qariin ilahayoow muu sax qabo ood tii 4 noqootiid didii gabar yar waa inuu ciidada kaa doono dumarkii xaxiixdi waa isqiimo tiireen so sad 😞

  • @fowziyoahmed3975
    @fowziyoahmed3975 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarakalah xabibti hoteka xayat masha waqtii ficaan ayaan
    kuu so qatay waa hotel aad uu ficaan

  • @mohamedabdi4108
    @mohamedabdi4108 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa qiso cajiiba !!!?
    Adi Lee walaale aynu sidaa isku guursane waxa tahay waayo arag

  • @nimco4922
    @nimco4922 2 ปีที่แล้ว

    Waa sheeko shacatiro badn

  • @MukhtarXrir
    @MukhtarXrir 6 หลายเดือนก่อน

    Anigu naag xooleheed iyo alaabteed marabo haygu soo qAdin

  • @jihanjamal3564
    @jihanjamal3564 3 ปีที่แล้ว

    Asc Caaliya abaayo wan kugu cusubahay iso dhawey masha’allah janaalkaga wan ka heley horey uu soco

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 ปีที่แล้ว +2

      Jihaan jalaqsan soo dhowoow xbbti qaali❤❤

    • @jihanjamal3564
      @jihanjamal3564 3 ปีที่แล้ว

      Ooh thank you my dear 🥰🥰🥰

    • @hannahani192
      @hannahani192 3 ปีที่แล้ว

      @@Caaliyasharif abayo wlh anigey igu dhacday, naag uu ninkeyga qarsaday ayaa isoo wacday iskana dhigtay iney tahay gabar kale oo iinxaysa, sey shaakada uwaday ayay isqarxisay, miyaro waa musiibo waliba waxay i oranjirtay abayo ninkii maahadashay muxuu kuyiri ma iska furaysaa Iyo qaar kaloo badan

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 ปีที่แล้ว

      @Hana😲 Masiibo ayay aheyd taasi🙄

  • @ismailteachingchannel1know142
    @ismailteachingchannel1know142 3 ปีที่แล้ว

    Aamiin

  • @mohamedabdidiratoor6283
    @mohamedabdidiratoor6283 3 ปีที่แล้ว +1

    Aliya Facebooka kaa sooracay Hbo from qardho ayaan kaa soo salamayaaa

  • @munaayaan7424
    @munaayaan7424 2 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariisto

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 3 ปีที่แล้ว +1

    Qardho igu salaan .waa magaaladaydii waa u xiisay .qardhoy ma nabad baa.

  • @abdirashidmohamed166
    @abdirashidmohamed166 3 ปีที่แล้ว

    AKHIRU Zamanki Baa So dhow Ilahow Magan
    Part Time Kulahaa ⏲️

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 3 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxariisto

  • @fahmiahmedolatmohamed3179
    @fahmiahmedolatmohamed3179 3 ปีที่แล้ว +1

    K kk k k kk k k k k kk bisinka gurka part time waa ikow

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว

    Austreliya melbourne aan ku noolahay.

  • @momohammed6359
    @momohammed6359 3 ปีที่แล้ว +4

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣I like this story 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂

  • @zanuubamabdillahi4969
    @zanuubamabdillahi4969 3 ปีที่แล้ว

    Kaa waxa kaa dambeyeey Travel guur??
    Ee raaga somalied maa awodaan becouse waa wada shiid!!😜

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣 diyaard maa la saaraa🤣🤣

  • @omararale7962
    @omararale7962 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha Allah 💕 wallal gabada agoonta shanta caruur an lakoye aweey numberkeda

  • @sahrahaji5749
    @sahrahaji5749 2 ปีที่แล้ว

    Xagee kuugu siogudbinaa story deena

  • @abukarhassan1157
    @abukarhassan1157 3 ปีที่แล้ว

    Guur baarti taam ah wax fiican miyaa massa waa wax xun tankale caaliyo maxaa keenay adiga in Lagula guursado ma adaa hoosha gabtay

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 ปีที่แล้ว

    Aadaan uga helay sheekooyinkaaga

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 3 ปีที่แล้ว

    asc sis🥰🥰🥰🥰🥰

  • @abdikaniahmed3609
    @abdikaniahmed3609 3 ปีที่แล้ว +1

    Aan kula kaftamee adigu Part timeka masoo tijaabisay lol 😂

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 3 ปีที่แล้ว

    Caaliya sheegadan Inaba cadi ma aha sheegadan hadii ninku ku jeclahay mar naba ku qarin maayo. Hadba siduu kaa arko ayuu kula dhaq mayaa.soo that

  • @abdikaniahmed3609
    @abdikaniahmed3609 3 ปีที่แล้ว

    Dumarka qaybtiis waa qashin wax laguursado ma istaahilaan. Bal maxay dadka isugu diraysaa … subxaana allah.
    Hadaan raga UK 🇬🇧 nahay waan ka xunahay. Waxa kudhacay ninkaas.?

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 ปีที่แล้ว +3

      Dee Naagaha tirada badan maad iska deysaan iyo weliba inaad qarisaan😒

    • @naagnool4127
      @naagnool4127 3 ปีที่แล้ว

      Idinka raganimo xumo idinka badatay raga kale dunida waa guursadaan waana cadeystaan faarax lkin tuug 90 ka wax baad qiyaameysaan aqas anigu wlhi nin inuu iqariyo 15 anigo jira ayaan ka diiday wiil yar 10 sano kadibna isaga iqaba hadeer

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 ปีที่แล้ว

      @@naagnool4127 🤣🤣🤣🤣 walee fariid magacaas waadvu qalantaa NAAG NOOL♥️♥️

  • @family-zx6mc
    @family-zx6mc 10 หลายเดือนก่อน

    Cuduradana

  • @fardowsamohamed960
    @fardowsamohamed960 3 ปีที่แล้ว +1

    I like you abayo

  • @odeyhawiye.xaajiguners.9849
    @odeyhawiye.xaajiguners.9849 3 ปีที่แล้ว +2

    Dee hablaha raga haka xishoodaan Dee

  • @abdinurmahamed2948
    @abdinurmahamed2948 3 ปีที่แล้ว +3

    Part time kulaha lol 😆 part time war ii raadiya maba ogeeyn wlhi

    • @TUFAAX411
      @TUFAAX411 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk part time guur aye kn shidanthy yurub

    • @abdinurmahamed2948
      @abdinurmahamed2948 3 ปีที่แล้ว

      @@TUFAAX411 i need part time i didn't know that lol 😆 #Caliyaha has given us what is going on

  • @muuseabdi1324
    @muuseabdi1324 2 ปีที่แล้ว

    Asc walaal caaliya I love you

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว

    Ee hee barasho wanaagsan.

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว

    Wanaagsan khayrsheegto aa laydhahaa.rag iyo dumartaay.

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว

    Malaysqadariyey bahyar waatanaa .

  • @saidabdirisaaq7880
    @saidabdirisaaq7880 3 ปีที่แล้ว +4

    Part time guur aa 😳 ma dumarka keenay? ala maxa mucjiso tihiin 😂

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 ปีที่แล้ว +4

      @Said🤣🤣🤣🤣🤣 macnaa ku jira sow maaha

    • @saidabdirisaaq7880
      @saidabdirisaaq7880 3 ปีที่แล้ว +2

      @@Caaliyasharif waa arin igu cusub cajiiba

    • @nubianqueen270
      @nubianqueen270 3 ปีที่แล้ว +2

      Guurka parttimeka waa xaraan la xalaaleeyey. Nimanka lee faaido ugu jirtaa

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 3 ปีที่แล้ว +2

    Part time kulahaa kkk

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว

    Permanet.

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว

    Ihihih.

  • @MukhtarXrir
    @MukhtarXrir 6 หลายเดือนก่อน

    Guur guur naag naag naag ragow jeeb kiina ilaashada