ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
❤❤caaliya i missed your stories from borama ❤❤
i love stories from ireland
Waa gabadhii gacmaha turkida laheyd een ❤❤❤ ku ahaa.Ii wad sheekada.Rajaduba waa naruuro,e
Mansha allah❤mahadsanid
Waan kaa qadney salaanta qalbi caaliya shariif ❤umaba qabin in somali lacagtisa cabsi uga tago lkn marmarka qaar wey dhacda alx wiilkana alla badbaadiyey miskina iney hanaf ka siistaan bey rabeene 🦋
This true experience. I will never give up.. thank you so much for sharing tbis story.
Waad nuuray quruxeey
Mansha allah I like your story and you are so cute
Caaliya qaaliyey xabiibti tinta iyo qoorta qarso allaha idin xafido adiga iyo awladaada
Wcs miss caaliya shariif wiilka ayaa qabsadey arrinkiisa kawaran
waa sheeko faa,iido ku jirto Thanks
ASC HABO QAALI QALBI WANAAGEY MAASHA ALLAAH CAQLIGA IYO GARASHADA ALLAHA KUU BARAKEYO WAA TALO WANAGSAN INAAN GAALO LOOGA HARIN LACAGTAADA
Amiin habo qaali Thank you🥰
Caliya we love ur stories from bristol
Masha Allah Caaliya xbbti please noo soo badi sheekooyinka we miss you ❤❤❤❤❤
Caaliya❤ horse u soco guulayso
So sweet and cute 😍 Walaashay mansha Allah Allah haka xijaabo isha xasidka adi iyo qoyskaaga
M
Asc MAMA caliyo quruxey wankujeclahay quruxdada MASHA allaah catuti AYA tahay buskud Bonbale AYA tahay quruxey horay usoco viva mama caliya guu
Ascw Caaliya Shariif sidii libaaxa ayaad Mar Mar soodhacdaa xagaad jirtay xabiibti qaali. 😂😂😂❤❤❤.mashaa Allah, you're an enthusiastic person. Noo soo biiri sheekooyin walal fadlan. Jazzakallah khair. I'm enjoying watching your videos, mashaa Allah.
Waa soo socdaa know dheh🥰 😍
Gaalada qaaar waaatuuugo aaacuudu bilaaaah anaaa carabiga kubaraaayo😀
Wallaashay qurux allaah yacusak.Fi quluubinaa sax weeye naa daasi waxay ka timi naxnu(annaga).Waxkastana jamacaa fiican xata ducada rabanaa aatinaa fidunyaa xasanah.😊😊
Waa sidaas Naxnu😅 Kadaney waa ku salaamay qaali 🥰🥰🥰
Caaliya jecliyaaa
Masha’Allah aliya ❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Masha Allah abaayo
Caaliya cadeey qoorta noo qari
Not في قلوبي❌ في قلبي✅
Taxi 🚕 miyaa 50k$
Masha Allah sister ❤❤
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته اهلين اهلين اختي الكريمة عليا الله يحفظ ديمآ مبدعة مرحبا مليون ❤❤❤❤❤❤
Adigaa mudan ❤
🥰🥰🥰🥰
I’m Canadian it’s Canada is not good when it comes income 😊
Salaam sis Caaliya,please nala wadaag jewellery ga meelaha aadka iibsato adigo mahadsan.
Turkiga abaayo
BOYCOT ZARA.Inuu Qolada gaariga gado toos ugu ugu shubo cidna kuma qabsan lahayn.
Adigoo qaadanaya doll housing na ku jira,oo cashuurtii dadka ku nool inaad hadana lacagta intaa leeg haysato xaaskaaguna dahab haysato waa maxkamad waxaad lacag cuntayna waad bixinaysaa waana lagaa saarayaa housing ka
Mashallaah ❤❤❤❤❤❤
Hi 👋🏼 Caaliya
Masha alah carabiga waad ku fcntahay
Mahadsanid walaahi xoogaa waan fahmaa waana akhrin karaa laakiin kuma hadli karo dhibkaas baa jira😅
@@Caaliyasharif Haa caaliya intaas ka badan ilmahaaga hadaad u akhrin karto dadka isaga dhicin karta intaas kaa badan
Naagaa qaraabanahay 100dollar dahab ku soo gadatay dubie Europa lagu qabtay biljamka Waa laga qaatay 2020 way ka sawartay lee
Fiiqulubanaa
Police ka UK waxey dadka ka dhacan iyo lacagaha laga dhaco dambilayasha drugs iyaga qata oo la siyaa madama ay so dhacsadan
😂😂😂😂 boqortooyo faali afkaa lagaagama horeeyo miyaa
Wcs❤
Waanu ku salaanay walaashay❤
Waxaad leedahay hadii aadan danbi sameyn sharciga la tiigso wabilahi tawfiiq
Sheeko macaan
❤
Asc caaliya malays gaadaa layskuma soo sheegaaya miyaa
Ivaran qali❤❤
Asc❤❤❤
Wmw qaali🥰
السلام عليكم ورحمة اللة وبركاته أختي الغالية حجابك مو كامل شعرك ورقبتك عورة استري جزاك الله خيرا
Somalida lama socdaan waxaa la sameeyey sharci 10 kun ka badan hadii aad la timaadid shaki ayaa imaanaya in aad qolada argagaxisada la shaqeesid amd qolada sharci darada 10 kun ka badan waa lagu soo dawa galayaa !
❤❤❤❤❤
Wllo qoorta inooqari
Habo caaliya shekadada wanku haysta habenki markan sexanyo ayan dhagesta jawi dagan 2:33 from mugdisho hore usoco xoga waxn jeclan laha daqiqadaha inad nogu darto
Soo dhowoow habo qaali 🥰🥰🥰🥰
😂😂😂😂
Maskiin lacagta dhowr qof oo sahqaysta ayaa lagu dirsadaa. Hal marna ma kuwada siinayaan bank kiga. Markaad wadan ku cusubtahay waa dhib
No wad shekada wan kugu heystaa
Wow. This is an amazing story Habo. Good advice!
Caaliyoy sistar sheekadaada waan jecelnahay but waa soo xumaan rabtaa qoorta timaha noo qari quruxeey il waxaa kuugu filan gacmaha
Xawalada bay ahyd in logu so diro😂😂
😅😅😅 waa runtaa
😂😂
Malaha waa rer 🇬🇧 ee anaga inta aad doonto ayaad hal mar laso bixi kartaa
Reer Mareykan 🇺🇸 miyaa tahay dadkaas kabtooda nooma gasho guryaha ayay cash iskaga haystaan
Like waba afarahena inan sarnee
Thanks xbbti🥰
Bangiyadu policygoodu waxaa weeye inay bixiyaan $5000 maalintii kabadan ma ogola
❤❤caaliya i missed your stories from borama ❤❤
i love stories from ireland
Waa gabadhii gacmaha turkida laheyd een ❤❤❤ ku ahaa.
Ii wad sheekada.
Rajaduba waa naruuro,e
Mansha allah❤mahadsanid
Waan kaa qadney salaanta qalbi caaliya shariif ❤umaba qabin in somali lacagtisa cabsi uga tago lkn marmarka qaar wey dhacda alx wiilkana alla badbaadiyey miskina iney hanaf ka siistaan bey rabeene 🦋
This true experience. I will never give up.. thank you so much for sharing tbis story.
Waad nuuray quruxeey
Mansha allah I like your story and you are so cute
Caaliya qaaliyey xabiibti tinta iyo qoorta qarso allaha idin xafido adiga iyo awladaada
Wcs miss caaliya shariif wiilka ayaa qabsadey arrinkiisa kawaran
waa sheeko faa,iido ku jirto Thanks
ASC HABO QAALI QALBI WANAAGEY MAASHA ALLAAH CAQLIGA IYO GARASHADA ALLAHA KUU BARAKEYO WAA TALO WANAGSAN INAAN GAALO LOOGA HARIN LACAGTAADA
Amiin habo qaali Thank you🥰
Caliya we love ur stories from bristol
Masha Allah Caaliya xbbti please noo soo badi sheekooyinka we miss you ❤❤❤❤❤
Caaliya❤ horse u soco guulayso
So sweet and cute 😍
Walaashay mansha Allah
Allah haka xijaabo isha xasidka adi iyo qoyskaaga
M
Asc MAMA caliyo quruxey wankujeclahay quruxdada MASHA allaah catuti AYA tahay buskud Bonbale AYA tahay quruxey horay usoco viva mama caliya guu
Ascw Caaliya Shariif sidii libaaxa ayaad Mar Mar soodhacdaa xagaad jirtay xabiibti qaali. 😂😂😂❤❤❤.mashaa Allah, you're an enthusiastic person. Noo soo biiri sheekooyin walal fadlan. Jazzakallah khair. I'm enjoying watching your videos, mashaa Allah.
Waa soo socdaa know dheh🥰 😍
Gaalada qaaar waaatuuugo aaacuudu bilaaaah anaaa carabiga kubaraaayo😀
Wallaashay qurux allaah yacusak.
Fi quluubinaa sax weeye naa daasi waxay ka timi naxnu(annaga).
Waxkastana jamacaa fiican xata ducada rabanaa aatinaa fidunyaa xasanah.😊😊
Waa sidaas Naxnu😅 Kadaney waa ku salaamay qaali 🥰🥰🥰
Caaliya jecliyaaa
Masha’Allah aliya ❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah abaayo
Caaliya cadeey qoorta noo qari
Not في قلوبي❌
في قلبي✅
Taxi 🚕 miyaa 50k$
Masha Allah sister ❤❤
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته اهلين اهلين اختي الكريمة عليا الله يحفظ ديمآ مبدعة مرحبا مليون ❤❤❤❤❤❤
Adigaa mudan ❤
🥰🥰🥰🥰
I’m Canadian it’s Canada is not good when it comes income 😊
Salaam sis Caaliya,please nala wadaag jewellery ga meelaha aadka iibsato adigo mahadsan.
Turkiga abaayo
BOYCOT ZARA.
Inuu Qolada gaariga gado toos ugu ugu shubo cidna kuma qabsan lahayn.