ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Alle ha u naxariisto rashiid bullo ibraahim. Aad baad u mhdsanthiin Barnaamijka si fiican baad u diyaariseen .
Masha allah Ibraahim Cali axmed si wngsn ee aad inoogu Sharaxday taariikhda fanaan Rashiid bulo thanks ♥️♥️♥️🎹🎻🎸🎤🎶🎵🎼🎵🎵
Alle ha u naxariisto marxuum Rashiid bullo ibraahin tiirarka fanka soomaaliyeed ayuu ahaa .janatul fardawsa alle ha ugu deeqo AAMIN.
Fanaan wayn oo cajiiba ayuu ahaa alle ha u naxariisto rashiid baluu ibrahin waxaa aad ks garanaysaa heesaha uu qaadey waxa ka daran kuwuu laxankooda lahaa sida indho deeraley xuseen yusuf tarabi iyo mahiigaah maxamed mooge iyo uu guuraa jacaylku dhankaroon
Mashaa allah, Maxayn Dhaxal nooga Tageen Allaha u naxariisto aaaamiin intii Dhamaatey
ALLAH HA U NAXARIISTO MARXUUM RASHID BULLO
Muwaadin ka Muwaadinsan Muwaadiniinta Soomaaliland ♥️Rashiid Baaluu♥️
Allaah ha u naxariisto. Aamiin.
Si fiican ayaad u diyaariseen mahadsaniddin
Allow u dembi dhaaf rashiid bullo.ibraahim.amiin
Ilahay ha unaxariisto janadii fardawsana hageeyo mujaahidka
Oo yuu ku jihaadayna?.?
rabi haw naxariisto
Ilaahay how naxariisto; Rashiid aamiin. Miyaan lahaynin sawiro markii uu yaraa?
Soomaali qofka markuu dhinto ayey amaanaan rashiid bulo wuxuu mudnaa inuu award winner ahaado
Award winner af somali ku sheeg
@@diini.so. bilad sharaf
Ilahay haw naxariisto
Waa sharag dhaheel originals aun cunar dhuule wuu ka daba qaaday miyuusiga ku garta iney original tahay
Waa saas
Time..24:>>26 Heesta harag shabeel Waxaan ku Maqlay CUMAR DHUULE OO Qaadaya...
XYSSIN KEYDIID.... Rashiid ayaa originalka lahaa macaa midhaha.
Maya, original waa Rashiid baluu
❤❤❤❤❤
28 may 2017 haduu dhintay sideeUsoo dhigtay 2 may 2017 wwxaan rabtid miyaa noo sheegee adi🤔
orod saldhiga aad oo dacwee
@@abdulkaderaljeelaani5222 usheeg qoladaan aad u nacamleyneysid beenta dadka haka daayaan
@@looyaan323 5ta Soomaali halked kaso jeeda adigu
@@muktaribrahim7397 qawil miya radine🤔
Ninka wariyaha ah waxaan isaga qaldan dadka Soomaalida ah (Soomaaliyeed)iyo dadka af soomaaliga ku hadla... haddii aad dooneyso inaad dadka kala saarto dheh guud ahaan dadka Somalida ah gaar ahaan reer Soomaali land
Alle ha u naxariisto rashiid bullo ibraahim.
Aad baad u mhdsanthiin
Barnaamijka si fiican baad u diyaariseen .
Masha allah Ibraahim Cali axmed si wngsn ee aad inoogu Sharaxday taariikhda fanaan Rashiid bulo thanks ♥️♥️♥️🎹🎻🎸🎤🎶🎵🎼🎵🎵
Alle ha u naxariisto marxuum Rashiid bullo ibraahin tiirarka fanka soomaaliyeed ayuu ahaa .janatul fardawsa alle ha ugu deeqo AAMIN.
Fanaan wayn oo cajiiba ayuu ahaa alle ha u naxariisto rashiid baluu ibrahin waxaa aad ks garanaysaa heesaha uu qaadey waxa ka daran kuwuu laxankooda lahaa sida indho deeraley xuseen yusuf tarabi iyo mahiigaah maxamed mooge iyo uu guuraa jacaylku dhankaroon
Mashaa allah, Maxayn Dhaxal nooga Tageen Allaha u naxariisto aaaamiin intii Dhamaatey
ALLAH HA U NAXARIISTO MARXUUM RASHID BULLO
Muwaadin ka Muwaadinsan Muwaadiniinta Soomaaliland ♥️Rashiid Baaluu♥️
Allaah ha u naxariisto. Aamiin.
Si fiican ayaad u diyaariseen mahadsaniddin
Allow u dembi dhaaf rashiid bullo.ibraahim.amiin
Ilahay ha unaxariisto janadii fardawsana hageeyo mujaahidka
Oo yuu ku jihaadayna?.?
rabi haw naxariisto
Ilaahay how naxariisto; Rashiid aamiin. Miyaan lahaynin sawiro markii uu yaraa?
Soomaali qofka markuu dhinto ayey amaanaan rashiid bulo wuxuu mudnaa inuu award winner ahaado
Award winner af somali ku sheeg
@@diini.so. bilad sharaf
Ilahay haw naxariisto
Waa sharag dhaheel originals aun cunar dhuule wuu ka daba qaaday miyuusiga ku garta iney original tahay
Waa saas
Time..24:>>26
Heesta harag shabeel
Waxaan ku Maqlay CUMAR DHUULE OO Qaadaya...
XYSSIN KEYDIID.... Rashiid ayaa originalka lahaa macaa midhaha.
Maya, original waa Rashiid baluu
❤❤❤❤❤
28 may 2017 haduu dhintay sidee
Usoo dhigtay 2 may 2017 wwxaan rabtid miyaa noo sheegee adi🤔