Sxpkii asoo qiyane wuu wali sii qarinaa lkn sxp daruuf aa ku qasabte waxana laga yabe adiga wax ku dabaro inaa hesate Blse asiga uu heli karin daruf na ku qasabte 😭😭😔
Sidu hada u dhaqma xita maaha si quman mana ahan qof la cafiyo waba iska si qosla ku day haku cafiyo ama yubku cafino iso fadhistay nin inu madaxa dhibtay maaha
Wali kibir aa ku jiro wllhi qaldkiisa sfcn uma arko
nin lacag ka jecladay wlh sxb mahan
Dharka wa lawada wata lakin ragnimada la iswada dher yahay. Kan o kale dadka dhax socdo 🫤
Madax adagaa waa duduble kan
Wuu ku saxaznyahay❤
inan gumeed weeye zaki
Sxpkii asoo qiyane wuu wali sii qarinaa lkn sxp daruuf aa ku qasabte waxana laga yabe adiga wax ku dabaro inaa hesate Blse asiga uu heli karin daruf na ku qasabte 😭😭😔
lacagta uu kala soo baxsaday ha uceliyo
zaki walee xariif waaye 😢
Wali kibir ayaa ka muuqda xoolahan
Wali kibirbaaa kamuuqda
Kan sxb ma galo