waa halal wanaagsan khudbadda madaxweynaha mundane madaxweyne working kira jag boo iyad da wax as waa jib ah gofkii ay wax ku gaaraan insane loo cotán nimanka jagbootiyadda boohoo wid an qori wad an gaddis jagbootiyadda lagu dhilo wax as mauuliyadaa iska leh
Let's pray for this country for not having government for the last 30 years.And I urge my fellow Africans please keep peace.Defend your country from self interest politician and learned a lesson from somalia 🇸🇴 .May Almighty Allah bless His Mercy to this Country.Amiin Amiin Amiin.
Mudane madaxweyne runta rabi aa kugu jecel runta u sheeg masuuliyiinta xarakada u soo wato barooman iyo meleeshiyaad tiro badan maxey ka cabsanaayaan waxey og yihiin waxey yihiin qofkii fuley ah ee cabsi ku jirta haka baxo dowlada inaad sharaf iyo qiimo ku noolaato waa rabtaa inaad dhimatid ma rabtid soomaaliya waxey u baahan tahay dowlad mujaahidiin ah oo la jihaada qawaarijta iyo maslaxada iyo horumarka iyo amaanka umada soomaaliyeed sxb ku jcl
1 sano kayar waxay dowlada Xasan sheikh Maxamuud xoraysay xamar ilaa iyo Gaalkacyo. Cadowga khawaarijta ah waxuu kala dagaalamay dagaal xaga ciidanka oo jabab waawayn u gaystay kana xoreeyay meelo ay haysteen 16 sano.wuxuu kala dagaalamay xaga dhaqaalaha oo uu meel walba oo ay ku urursanjireen ka xirxiray. Madaxwayne Xasan sheikh markuu yimid dakada xamar ayay Khawaarijtu canshuuur kaqaadanaysay suuqa bakaaraha maain cad ayay dukaamada lacag ka urursanjireen. Xamar dhinac loogama bixi karin ceelasha biyaha xamar ayay katalinaayeen. Marka brother taas hadayna waxqabad ahayn maxaad waxqabad u taqaan adiga? The success of this government less than one year is beyond unbelievable. May Allah protect our great leader Madaxwayne Dr. Xasan Sheikh Maxamuud
Madaxwaynaha raba inuu wadanka nabad kadhigo oo ay dhab katahay ladagaalanka Khawaarijta waa Munaafaq miyaa? Kii markii uu joogay Khawaarijtu dakada cansbuurta kaqaadanaysay oo ay Suuqa bakaaraha ay maalin cad ay ka aruursanaayeen canshuurta, oo xamar meelo kamid ah ay katalinaayeen kaas aa wadan u roonaa miyaa? Xamar hal dhinac loogama bixi karin maantana 1 sano kayar ayuu madaxwayne Dr. Xasan sheikh Maxamuud kusuurtagaliyay in xamar ilaa Gaalkacyo safar baabuur ah lagu maro 16 sano kadib. Marka brother cida dhahaysa xasan sheikh wadanka uma roona waa jiran yihiine Allah caafimaad hasiiyo. May Allah protect our great leader Madaxwayne Mudane Dr. Xasan Sheikh Maxamuud!!
Fiicnaan laheydaa sida uu u hadal macaanyahay madaxweynaha inuu u ficil macaanyahay, teeda kale dadkaan madaxda ah oo uu maalin kasto madaxweynaha amarka dowlada ku barbaryo iney qaataan isaga madax Uma aha miyaa mise iyagaan wax ixtiraam ah u haynin isaga iyo dowladaba.
WAA KUWA KUJIRA OO KALLE GODKA GOOJACADE EE GOBOLKA SOOL EE SNM EE QAWAARIIJTA AH HALAGU LAAYO THEN SSC KHAATUMO STAT OF SOMALIA 🐯🇲🇵🐯 GUUL INSHA ALLAAHU TACALLAA AMIIN YAA RABBI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲 🤲🤲🤲 ALLAAHU AKBAR 🤲♥️ SCW SCW 🕋♥️ SCW SCW,N, N,K,H, AHAATO SCW 🕋♥️
Masha Allah. Allah yaxfdak muddane madaxwayne 🤲
Masha Allaah Madaxwene ❤️🇸🇴🇸🇴💯👍💕💕
Aabe xassan sheikh gees qaraan
Duwladnimadii oo qof ah,xurmadle xasan shiiq Allaha ku xafido
masha allah, guul allaha xoojiyo dowlidnimada
Guul madaxweyne ilahay ha kugu guuleeyo xilka dowlad nimada❤ Amin yarabi
Mashallah ilaahow cumri cafimaad kusi madax weyne dacad hogamiye ❤❤❤🤲🏻
Amin yarabi iyo dowlad wanaagsan ILAHOOW nasii
guuleysta
Taariikhdaa ku xusi doonta mudane Dr xasan sheikh max'ud inshll'h guul iyo gobannimo.
Aabaha somaliyada cusub masha Allah
WA GO'ANO HORAY USOCOD LEH DOWLADA GUL AYEY WADA E KUWI FAHMO ALLAHA NAGA DHIGO SOMALIYA O WAX FAHAMTAY ALLAHA I TUSO
Amin yarabi
Msha allah waa astaan dowlad nimo madaxwene hore usoco
Xilguntade illahay cimrigaaga ha dheereyo cadowgaaga illahay ha qabto waa ku jecel nehee Mashallah guuleyso xasan shiik waa runtaa wax sax ah baad ka hadashay dhan walba waa qiirooday! Hadalada nuxurka xabaarsan Mashallah
Diwladnimadii oo qof ah❤️
Hadalka kulul ee Madaxweynaha waa mid loo baahnaa!
waa halal wanaagsan khudbadda madaxweynaha mundane madaxweyne working kira jag boo iyad da wax as waa jib ah gofkii ay wax ku gaaraan insane loo cotán nimanka jagbootiyadda boohoo wid an qori wad an gaddis jagbootiyadda lagu dhilo wax as mauuliyadaa iska leh
Insha Allah guusha waa dhowdahay ILAHOOW naga soo afjar arkagixisada alsheydaan
Mahad sanid mudane madax weybe
Guul Madaxwayne
Qaanuunka ilaaliskiisa iyo awaamirta jekbointiyada waxey ka bilaabataa madaxda dowlada iney u hogaansamaan si shacabkana ugu hogaansamaan wlhi waxaan arkay mar wiil madaxweyne dhalay wadan ka mid ah aduunka oo taagan gaarigiisa samafaraha ama ishaarada gaduudka ah asigoo ilaalinaayo qaanuunka wadankiisa anagana maxaa noo diiday inaan qanuunka ilaalino isna farno wixii wadankeena u fiican wadan dadkiisaa fiicneysta aduunka qaarkiis fiiriya dadkoodaa ilaashada kana shaqeeya amnigooda aygoo wixii qalad ama dhaqdhaq ey arakaan iska qabta sxb ku jcl
Guuuuuul somalia insha'allah ❤❤❤
)inoo ioojioi up k. . B
Madax weyne waxaa tahay muwaadin dhab ah😢
Let's pray for this country for not having government for the last 30 years.And I urge my fellow Africans please keep peace.Defend your country from self interest politician and learned a lesson from somalia 🇸🇴 .May Almighty Allah bless His Mercy to this Country.Amiin Amiin Amiin.
Masha Allh Waye Warkaga Madax weyne Allh Kula Garab galo Shaqada Ad Dalka Heyso Guuleyso inaha Allh
Sax❤rajadeena weysonalaaty🇸🇴❤️👌👏👏👏🫶🫶🫶🤲🤴
Somaliya intee adiga ku heesato ma liiceeso
Isbaarooyinka magaalada muqdisho. Sootuur ayeey ku shaqayaan. Dabagal ku sameeya hadii dowladnimada daacad tahay. Shaqo qof hadii loodiro waalagu korjeegteeyaa. Isbaarooyinka hadii shaqadooda dhabthaay qarax xamar kama dhaceen
M.a madaxweyne Allaha ku sahlo xilka m.a
Mudane madaxweyne runta rabi aa kugu jecel runta u sheeg masuuliyiinta xarakada u soo wato barooman iyo meleeshiyaad tiro badan maxey ka cabsanaayaan waxey og yihiin waxey yihiin qofkii fuley ah ee cabsi ku jirta haka baxo dowlada inaad sharaf iyo qiimo ku noolaato waa rabtaa inaad dhimatid ma rabtid soomaaliya waxey u baahan tahay dowlad mujaahidiin ah oo la jihaada qawaarijta iyo maslaxada iyo horumarka iyo amaanka umada soomaaliyeed sxb ku jcl
Masha allaah mw xasan sheekh hogaamiye dhab ah amniga magaalada muqdisho waxaa cadow ku ah dad nuucyo badan hoobiyaha alshabaab waa loo ridaa
Alle haku dhawro mudane madxweyne
Madaxweyne xasan.sheeq.guuuul
Madaxwayne qaran 👋
Xassan Dhiiqo dalki Emaraat bad ka ibesey... Muqdishona qoyskaga bad u musmasuqdey. Tuug bad tahey, ilaahay ummada haka qabto
Asc madax weyne intaad sheegeyso waa sax waxaa dhinac socoto wiilal qoryo sito ciidan waaye la leeyahy xero kadhigtay xaafadahii shalay ay joogeen iyo kuwii ay yaqii neyn xashiish cabka ahaa idla cabaan bal wadii magaalada inlaga wado waan jeclaan lahaay
Adkaatay😊😊
Weli isbaaraa taala hirshabeele oo aad ka qudbeeysay weliba ay dhigtaan isbaarada ciidanka qaar ka mid ah
Intiibo munafaqnimo qofka lagudoranayo iyo qabil jecleysi San iyo sikadaran aankujiraneynaa
Shacabka maalin walba ku dhinta muqdisho xal ukeena.
Waa amar cad madax wayne sharciga latiigsan doona dadkaa madaxda isku sheegaya
Dowlada Rabi ha garab galo
Madax weynaheenu ma sheekaynaa mise waa khudbaynaa?
Hassn kuma ficna Xil madaxweyne ee waxuu ku ficnaaa oday dhaqameed🤔
Xasan shiq guuul madax weynegulayso
Madax Weyne Adigu U Bilow Oo Iska Dhin Ciidamada Ad wadato Iyo Bebayasha Iska Dhin Malinkad Dhimanlaheyd Ayad dhimaneSaye
Xasanow ka dhabeey hadalkaada
Waa war fcn m.a
Waxba qaban meysaan Mooriyaan
Xanasow waxaan kaala yaabay waxaad dadka lasoo hor istaagtaa khudbad bilaa ficil ah, Madaxweyne waxaa laga rabaa inuu digreeto amar ah soo saaro kadibne la dhaqan geliyo mooyee sidii macalin ardaydiisa wax u sharaxaa inaad Mallin walbo nala soo hor istaagto hadal ma ahan, dalka adigaa Madaxwenye u ah amar soo saar oo kadib dadka ku xukun, cidii amarkaas fulin weeyso wixii lagu ciqaabi lahaa soo raaci, Qof iyo labo kuqaad sharciga sababto ah Somaliyaan aqaaan sharci ma adeecaan kii jibiyo sharciga kuqaad ciqaabtoow leeyahay si kuwa kale ugu tusaale qaataan.
Adiga naftaadana ka biloow inaad Sharciga dhowrto Adan Cade Airport isbaaraa kuutaal sida la sheegaayay oo dadka rikaabka ah lagu baarto hadeey ahaan lahyed gaadiidka lagu qaado ee SAHAL iyo hadii Waraaqadaha documents ahaan lahaayeen. WABI ALLAHI TOWFIIQ
Tuugo number one adiga waye isbarada airport kutaalo umada masakinta 8$ shirkada sahal kaqadeyso adiga leh umada masakinta inkarteda kuheyso
Xasan guurguurte saaxib " HADAL YAR IYO HOWL BADAN" dowlada aad hogaamiso wax qabad la taaban karo kama muuqato.
1 sano kayar waxay dowlada Xasan sheikh Maxamuud xoraysay xamar ilaa iyo Gaalkacyo. Cadowga khawaarijta ah waxuu kala dagaalamay dagaal xaga ciidanka oo jabab waawayn u gaystay kana xoreeyay meelo ay haysteen 16 sano.wuxuu kala dagaalamay xaga dhaqaalaha oo uu meel walba oo ay ku urursanjireen ka xirxiray. Madaxwayne Xasan sheikh markuu yimid dakada xamar ayay Khawaarijtu canshuuur kaqaadanaysay suuqa bakaaraha maain cad ayay dukaamada lacag ka urursanjireen. Xamar dhinac loogama bixi karin ceelasha biyaha xamar ayay katalinaayeen. Marka brother taas hadayna waxqabad ahayn maxaad waxqabad u taqaan adiga? The success of this government less than one year is beyond unbelievable. May Allah protect our great leader Madaxwayne Dr. Xasan Sheikh Maxamuud
Xasan shiiqow wanka xumahay shalay qofkaa eheet inaa manta ilowdo, kursiga ragaa kaaga horeeyay ragna weykaga danbenayaanee ogoow iskana koontarool hadalada aatkuhadleeso.
Hada maxo ku Hadlay oo qalad ah misa shabab aa tahay
umada allah kaa qabto munaafaq labo wajiile
Madaxwaynaha raba inuu wadanka nabad kadhigo oo ay dhab katahay ladagaalanka Khawaarijta waa Munaafaq miyaa? Kii markii uu joogay Khawaarijtu dakada cansbuurta kaqaadanaysay oo ay Suuqa bakaaraha ay maalin cad ay ka aruursanaayeen canshuurta, oo xamar meelo kamid ah ay katalinaayeen kaas aa wadan u roonaa miyaa? Xamar hal dhinac loogama bixi karin maantana 1 sano kayar ayuu madaxwayne Dr. Xasan sheikh Maxamuud kusuurtagaliyay in xamar ilaa Gaalkacyo safar baabuur ah lagu maro 16 sano kadib. Marka brother cida dhahaysa xasan sheikh wadanka uma roona waa jiran yihiine Allah caafimaad hasiiyo. May Allah protect our great leader Madaxwayne Mudane Dr. Xasan Sheikh Maxamuud!!
Fiicnaan laheydaa sida uu u hadal macaanyahay madaxweynaha inuu u ficil macaanyahay, teeda kale dadkaan madaxda ah oo uu maalin kasto madaxweynaha amarka dowlada ku barbaryo iney qaataan isaga madax Uma aha miyaa mise iyagaan wax ixtiraam ah u haynin isaga iyo dowladaba.
Ficilka soo shacabka lagama sugaayo 😡
Soo adiga midnimo qaran ahaa, manta miyaa saxsantahy mise shaley?
Bad baado qaran BAASUUKA YASHEEDII markaad waday ma miir qabtay
👍
Xasan qudbeeye
👏
maddaxweyne qabii miyaa dee ninka mise waa kan xamar
Ubuxiyey
WAA KUWA KUJIRA OO KALLE GODKA GOOJACADE EE GOBOLKA SOOL EE SNM EE QAWAARIIJTA AH HALAGU LAAYO THEN SSC KHAATUMO STAT OF SOMALIA 🐯🇲🇵🐯 GUUL INSHA ALLAAHU TACALLAA AMIIN YAA RABBI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲 🤲🤲🤲 ALLAAHU AKBAR 🤲♥️ SCW SCW 🕋♥️ SCW SCW,N, N,K,H, AHAATO SCW 🕋♥️
Hadal iyo ficil kala duwan xasanoow adigaa leh
Far kaliya fool ma dhaqdo sxb
wa lugu wasa nagyahow xasan
War xatooyo haka hadlin
Sheikh xasan misajidka oo Ku gambadaa in uu dadka nin fican iskadhigo hostisaneh waa abo qawiil iyo lacag radis iyo tugsi aan xishodlaheyn
SHACABKA BAHAAN UU TUGSADA GUURI II DHIISA U DHAHA XOLAHII SHACABKA UU TIMO KU ABUURTAY FIRGAAJO SHARBO YAHUUD TUUGSADE CABTOY XABIBUL QANISIIN ILAAHEY MAHAD ISKA LEH OO NAGA HORWADAY KUFAARTA KUFAAR AFWEYNE NIGERIA MUSQUL DHEXDEEDA KU BAQTIYEY ASAGOO WATO DHALO DHUCEEY AND KASTUUMO CALI FALAAX 🇳🇬 MUSQUL DHEXDEEDA SHAYDAMADA KU DHEX NOOL MID DHAHO RAG AND DUMAR WA ISKU MID IYO MID DHAHO DIINTA ISLAAMKA WAXBO KAMA AQAAN EE XAAWO TAAKO AQAAN 😂😂😂
Ilahey farmajo hanosoceliyo ama Fahad yasiin isagoo madax ah ilahey idinkisa ramadan aa lagujurayee
@Hanad Dada kuwaas shartooda ilaah baa umadda dhaafiyey rag khawaarijta ushaqeeya ayay ahaayeen iyo abii axmaar , shaarba catiir cilmaanigaa ilaahbaa umadda dhaafiyey ninkii ciidamada qaranka oodhan gedo iskugu geeyey si ay udifaacaan dano qabiil ,fahad iyo farmaajo waa in maxkamad lasoo saaraa waxa ey ahaayeen khawaarij magaalada qaribay waa raggii shabaab u ogolaaday in ay dakadda iyo airport ka canshuuraan xitaa macal villa somalia bey katalinayeyn markey doonaan na biyaha iyo korontada ayay kajaran jireyn , somalia maalintii uu ilaah farmaajo dhaafiyey bey neecow qabow timid, lkn nin farmaajo qabyaalad kudaafacaya looma joojinayo horey baa loosoconayaaaaaàaa
Qashinka kanhadal mahaaladiii qashinka