Somaliland: Xafiiskii ugu horeeyay ee Madaxweyne Cigaal ku shaqeeyo.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 22

  • @abdisaid6092
    @abdisaid6092 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah Markii Si Allah kacabsileh Shaqo looqabto Rabi ha unaxariisto Engineerkii dhisay hana ka abaalmariyo Shaqadaa uu Ummadda uqabtay

  • @mubarikindho2173
    @mubarikindho2173 ปีที่แล้ว +1

    Jamhuuriyadda somaliland QARAKA JAMHUURIYADDA SOMALILAND

  • @kaamil1717
    @kaamil1717 2 ปีที่แล้ว

    Allah yarhamah

  • @mohamedalit8770
    @mohamedalit8770 2 ปีที่แล้ว +2

    Tuug an taarikh garanayn bad waraysanaysa

  • @maxamedabdirashid4959
    @maxamedabdirashid4959 2 ปีที่แล้ว

    Mocha Allah tabaaraka Allah odey qaran

  • @ahmedsomali2232
    @ahmedsomali2232 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow♥️

  • @MohamedAbdi-hj3rk
    @MohamedAbdi-hj3rk 2 ปีที่แล้ว

    Guled halis dheh Aqal matxaf ah baad soo heshay in badan ogeyn u sheegty thanks

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 2 ปีที่แล้ว +2

    Sax yurub xabada sibidhka ah 10 xabo ayey ka sameeyaan afar baaldi oo ciida waa lagu daraa, halka inaga 40 xabo ka sameeyaa 10 ciida ku daraan waa ciid waxay dhisaan

  • @keysemaxamedhgi664
    @keysemaxamedhgi664 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah Yarxma Engineer kii ugu horeeyey Geyiga somalida Ayaa dhisey isaga iyo dugsiga Dhexe Ee sheikh.Ex bording school of sheikh..1945 kii buu dhisey:
    Dhismahana wasarada 58 kiibuu dhishey cali jirde

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 2 ปีที่แล้ว +1

    Il haw naxariisto

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤💚💚💚

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 ปีที่แล้ว

    Somalilad kuma biirin Somalia

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 ปีที่แล้ว +1

    taarikhdii ay somaliland lahayd maanta waa i kow ama 1er !!!! why loo qarinayay historygooda ???

  • @mohamedalit8770
    @mohamedalit8770 2 ปีที่แล้ว

    Cali jirde muxu sitay diploma 2years

  • @aadanhassen3560
    @aadanhassen3560 2 ปีที่แล้ว

    Maxamed maal waxa Lugu Xasuusta Dhacdadi markii maxamed askar Lala Baxay ragii ibrahin Kodboor Watay Waa Ragii Laaa Baxay ayuu maxamed maal Ku Jiray Tariikhada ku xususayisa

  • @abdulkarimy5949
    @abdulkarimy5949 2 ปีที่แล้ว

    Guuleed cunaabi wariye inaad saxdaa bay ahayd intaanad interview ga dhamayn engineer ka aad u malaysay inuu dhisay iyo ka latliyahs wasaaradu kuu sheegay inuu dhisay si aad u saxdo

    • @mmimmi9391
      @mmimmi9391 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi nin ila arkay adigan kujeda sxb anba wxn islaha wariyaha iyo sarkalkan waramaya midke wareersan quraab oo wasiir noo aha ayaa aha injinerkii dhisay ayu inoosheegay

    • @abdulkarimy5949
      @abdulkarimy5949 2 ปีที่แล้ว

      @@mmimmi9391 kkk sxb waa runtaa in wariyuhu asagoo aan wali interview ga dhamayn isa saxo ayay ahay waxay u fiican tahay credibility giisa

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheeka sheeko alla maxaa oday walba been iska sheegaa khuraafaad subhannallah 😤 taariikh uunan aqoon ayuu iskaga hadli odaygu ciil fara’waynaa😭😭

    • @abdulkarimy5949
      @abdulkarimy5949 2 ปีที่แล้ว +2

      Maxaad diiday maxaadse ku cadaynaysaa inuu odaygu been sheegayo hadaad taariikh kale ka hayso nala wadaag aanu kula aragnee

  • @Daily_Lifes7
    @Daily_Lifes7 2 ปีที่แล้ว

    Gabar Reer Puntland ah oo xalay lagu Afuubay Hargaysa; th-cam.com/video/0QdUH7_UkiE/w-d-xo.html