Madaxweyne Xasan Sheekh "Ma jiro qabiil ka xoog badan qabiil kale,

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @mahamedbyitalia660
    @mahamedbyitalia660 8 วันที่ผ่านมา +1

    Aamiin aamiin aamiin

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 9 วันที่ผ่านมา +6

    Manta ayaan ku riyooday madaxwayne xasan oo xaafadeena gaalkacyo yimaaday oo faraxad igula sheekaysanaya 😂😂😂😂

    • @mfarah9231
      @mfarah9231 9 วันที่ผ่านมา +3

      walaaale aniga baa kaaga fiican noh ee aan kula sheekeesto aniga waligeyga waxba maan xadin 😂😂😂😂😂 gurigiina yuusan idin ka gadan hee

    • @Zahra-ri2pl
      @Zahra-ri2pl 9 วันที่ผ่านมา

      Caadi ma ihid waad iga qoslisaye

    • @bintusoomaal143
      @bintusoomaal143 8 วันที่ผ่านมา

      @@mfarah9231 aflagaadada jooji waxa laga yaabaa inaadan fursad u helin waqti aad lu dhahdo madaxwayne i cafi
      Asagase wuxuu galabsaday xisaab allaa ka danbaysa

    • @engayaanlexasan8975
      @engayaanlexasan8975 6 วันที่ผ่านมา

      Wooow masha allah riyo wanagsan abayo lakiin ani malasocday wafuuda 😅😅

  • @moiroble92
    @moiroble92 8 วันที่ผ่านมา +1

    As Somali true man is this not a language of president swear ilaah iiga sareeyo😮😮😮

  • @Maher_somali
    @Maher_somali 9 วันที่ผ่านมา +1

    Madaxweyne xasanow Okay Ka shacbi ahaan diyaar nahay qof iyo cod mudane Madaxweyne xukumaddaada wa in ay bilowdaa diyaar garowga doorashada qof iyo codka Mudane madaxwayne shacbiga xorta ah waa diyaar doorasho qof iyo cod diyaar nahay heer gobalka banaadir ahaan iyo heer degmo ahaan iyo heer federraal ahaan diyaar ahaan nahay mudane madaxweyne xasanow diyaar garow shacbi ahaan ka soomaaliyeed ahaan

  • @osmandahir988
    @osmandahir988 9 วันที่ผ่านมา +2

    I’ve ever seen such person and such speech? 🎤 he’s talking about himself wow.
    😅that is fantastic Every word he say it seems that he’s describing himself
    This speech, I can call that self describing
    And I think that is the best way to describe someone himself

    • @abdulqadiradamali
      @abdulqadiradamali 9 วันที่ผ่านมา

      Xilkiisiiba ma dhamaane, waa sugaynaa, hada kahor ayuu xilka iska dhiibay marka waxaan u rajaynayaa in uu sidii hore uu yeeli doonaa insha'allah

  • @Alicabdalla7332
    @Alicabdalla7332 9 วันที่ผ่านมา +7

    Baba dalxureeye jir oo joog

  • @yusuf1136
    @yusuf1136 9 วันที่ผ่านมา +1

    Cawa ma la qaado doorosho qof iyo cod ah oo digital ah walhi inaadan meeshaan ku amar taagleeynen

  • @halimaahmed2179
    @halimaahmed2179 9 วันที่ผ่านมา +1

    Somalida qayb kamida waxaad mooda in aysan rabin dalkuba horumar iyo dowladnimo in uu gaaro maanta oo joogno heer lagu faano Allah ayaa uga mahdineyna dad somaliyeed oo dadkooda iyo dalkooda wanaagiisa jecel ayaa ka shaqeeyay
    Bal kawaran ruux kulasheeganaya somali hadana ku dhahaya waxa dalka loo qaybina Kenya iyo Etobiya qofkaas ujeedkiisu gumeysiga aan jeclahay miyaa
    Dal xoreeye Hassan Sheikh waxa looga daba qeylinaa waa dalku yaanu dowlad taas ah gaarin

    • @warfaa_soysoy
      @warfaa_soysoy 8 วันที่ผ่านมา

      Maxaan cunaa iyo dawlad maxaa isukeenay ninkaan waynu naqaan wuxuu yahay😂😂😂
      Dalka uu xureeyey waa xagee tuuladii uuku dhashay baa Alshabaab haysataa e.
      Dalka janaaraladiisii buu Alshabaab u jaajuusay oo uu midwalba dhagray isaga iyo kooxdiisa Damjadiid

  • @UniversalSpiritOne
    @UniversalSpiritOne 8 วันที่ผ่านมา

    It’s about time thank you

  • @milgoahmed2655
    @milgoahmed2655 9 วันที่ผ่านมา +1

    Faaraka kadaba imaayayo xitaa kama fakaro waxuu u qobaynayaa sidii qof shacaba 😂 kutalaga in lagaakeenaa before iyo after 😂 wali waxaa kunoshahay qarni hore ee update noqo😊😊 baraarug! Waxaa lajoogaa 2024😂

  • @warfaa_soysoy
    @warfaa_soysoy 8 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan wuxuu la qoslayo waa inuu ogyahay dalka inuu xaraashay 😅

  • @milgoahmed2655
    @milgoahmed2655 9 วันที่ผ่านมา +5

    Kkk yaa wadankiisa amxaaro seenkaro eyjogtaa xaalada maanta😂😂😂 adeerow wadanka dhibaato intaa gaarsiisa ugu filane wallahi wali riyaa kujitaaye iskbax hada😊😊😊

  • @CaliLibaan-bs8cu
    @CaliLibaan-bs8cu 9 วันที่ผ่านมา +3

    Tuugaan ayaa naga aamusiiya

    • @Alon_404
      @Alon_404 9 วันที่ผ่านมา

      Oromo hadalka hormarka marabtid ladhimo caradaada

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m 9 วันที่ผ่านมา

      Oromoo aa tahay

    • @Mjfarah114
      @Mjfarah114 9 วันที่ผ่านมา

      Sadexda caalamadood ee munaafaqa ayuu leyahay

  • @YahyaAhya-m1v
    @YahyaAhya-m1v 9 วันที่ผ่านมา

    Ahmed Sheikh Mohammed Madaxweyne dhulkaagii waa la qaatay .
    Ethopia way xaday 😢magine ethopia sign for narvy deal Dec/2024 🤣, France iyo ethopia waa dhul aan bad lahayn. Taas macnaheedu waxa weeye Somaliland ethopia ayaa qaadan doonta .
    Waxay noqon kartaa wax lagu qoslo waxaan idhaahdo laakiin maalin uun somalia oo dhan waan ka shallayn doonaa go'aanka aad hadda qaadato. Waxaan saameyn togan ama taban ku yeelan doonnaa jiilka soo socda.
    Aad bay u murugoon doontaa haddaan nahay Soomaaliya in aan kala go'no. mana aaminsani inay dhacayso aan waydiiyo reer hargaysa 😢😢maxay sidan u yeelayaan
    waxaan leenahay xeebta ugu weyn afrika waxaan ka heli karnaa shidaal iyo gaas insha allaah waxaan yeelan doonaa 1 somalia wadan soomaaliya halonatoo 🖤

  • @dahabi7939
    @dahabi7939 8 วันที่ผ่านมา

    Waa leyga fiicanyahaye idhaafa xilka waqtigiisa intuu iigaga dhamaanayo u arkaa😂

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 9 วันที่ผ่านมา +3

    Waa sax madaxweynaha ❤❤❤❤ dalka waad qurxineysaa guuleyso dalxurye ❤❤❤❤

  • @Queenfatxa1
    @Queenfatxa1 9 วันที่ผ่านมา

    Waa maxay doorashadan qosabka ahh 😂😂😂,, tani waa wax lagu qoslo 😂😂😂😂😂

  • @omarosmanmohamed8793
    @omarosmanmohamed8793 9 วันที่ผ่านมา

    Mudane waxaad hilmaantay shaley masjidkii aad beenta ka afuufi jirtey

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 8 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkk😂😂😂 farta markuu taagaayo waaloow bal ufiirsada waxuu sheeyo mayaano waana beeeeeeen socoto alle ku cadaab

  • @aflaxtube1979
    @aflaxtube1979 9 วันที่ผ่านมา

    Musharixiinow taruhu markan wa markaygii inti hore allH ha idinku anfaco war wayn weye Caqli wayn unba fahmi kara 5:40

  • @Abubakar-w3j2h
    @Abubakar-w3j2h 8 วันที่ผ่านมา +1

    War hedhe yaka dhageysanayo ileyn waxa tahay qof an is ogeyn waxa u kuhadlaayo sorry dawadhilif jaajuus wadankiisa iyo dadkisii u jajuusayo shisheeye sorry somaalaay

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi 8 วันที่ผ่านมา

    Waa qaabila la jooga badan waxa ka raacaya Raskoonbona wixi ku dhacay xasan kirsten am xasan dhiiqo ma ahan oo Kenya ciidanka isku dhibay Ahmed madowa wuxuu so qabqabatay ciidanka xasan kirsten

  • @Queenfatxa1
    @Queenfatxa1 9 วันที่ผ่านมา

    Taas hadda ma ogtahay odayga kor iyo hoosba kacirroobaya 😂😂, marka aad keenaysa burcada ciidama kusheeka aah kamboni 😂😂

  • @Heimatar
    @Heimatar 9 วันที่ผ่านมา

    Koley xasan goobta qof iyo cod ha diyaarsho masoo noqohooyo illeen lawo jeer ayuu soo noqday madaxweene federaal😂😂😂

  • @17jirchannel86
    @17jirchannel86 9 วันที่ผ่านมา

    Ninku war badanaa acuudu war ninkaa TH-cam u fura

  • @Upderahman
    @Upderahman 9 วันที่ผ่านมา

    Oday tuug ah oo umada xoolahooda dhacay qeyr kama sugeeyno ee xabad aa lagu kala baxaa dameeryaho😂

  • @UsameSm
    @UsameSm 9 วันที่ผ่านมา

    Saakay meelna uma socdaa keentay

  • @imaanfaarax4287
    @imaanfaarax4287 9 วันที่ผ่านมา

    Qof aan arag nay oo soomaray maalkii maleh meel laga qaato

  • @saladnaleye6480
    @saladnaleye6480 9 วันที่ผ่านมา

    Hassan shiiqow adi inaad isgadato bes kuu hartay wax kale oo kuu dhiman garamaayo ani

  • @Manallagaraadbaa-z6w
    @Manallagaraadbaa-z6w 9 วันที่ผ่านมา

    Bal fiirsha xoolahaan, doorasho ‘’qof iyo cod’’ waxay tahay ayuu sharxaa sidii inuu caruur fasalka kobaad dhigto la hadlaayo, lkn sida uu rabo inuu u qabto bal car ha sheego. Dad aan la tiro koobin, national ID card aanan haysan sidey wax ku dooran karaan?

  • @abdikaficafo7276
    @abdikaficafo7276 9 วันที่ผ่านมา

    Adiga wax ku doorsnaayo malha hassan iska bax umada ja dhaxbax

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 9 วันที่ผ่านมา

    Gaaljacyo amaa laga qaxay hodow duqi tegay

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 9 วันที่ผ่านมา

    Noooloow sonoqo markale dal xureeye

  • @daacaddood3740
    @daacaddood3740 9 วันที่ผ่านมา +2

    Xumaan haba kasheekeynin xumaantii ooqofah waa adi

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 9 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 9 วันที่ผ่านมา

    In short somaliyeey iska adkeysta, jinga dihiina halinka burburiyo, halindinku jeesjeeso, Askari maskiin wajiga halaga bukeeyo! Just chill he says let us do what we do best and wait for them hungry oday dhaqameed come and get paid when time comes dowlada yaa la burburin just suck it up!!!

  • @abdikaficafo7276
    @abdikaficafo7276 9 วันที่ผ่านมา +2

    Hasaanow somalia wad ceebeysay sharaftiina waad ku tumatay

  • @zahraabdul9879
    @zahraabdul9879 9 วันที่ผ่านมา

    Madax wada mafia ah

  • @osmandahir988
    @osmandahir988 9 วันที่ผ่านมา +1

    Weligay qof caynkaas ah iyo hadalkaas oo kale maan arkay? 🎤 naftiisa ayuu ka hadlayaa wow.
    😅taasi waa fantastik Eray kasta oo uu dhaho waxa ay u muuqataa in uu isagu isku sifaynayo
    Hadalkan, waxaan ku magacaabi karaa in is-sharraxa

  • @alkhayradchannal2936
    @alkhayradchannal2936 9 วันที่ผ่านมา +1

    Bubka dhulka jooji hadaad rabtid dib u doorasha kale

  • @sooyaalka326
    @sooyaalka326 9 วันที่ผ่านมา +1

    iska hadal somali ma rabto ee wax qabad ayaan rabnaa

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi 9 วันที่ผ่านมา

    Futada xasan Kirsten am xasan dhiiqo beenlow bahane hawiya duur joogo ahan jiray reer bahane hawiya beenlow

  • @qalbifuran8586
    @qalbifuran8586 9 วันที่ผ่านมา +3

    Walee isaga ayaa iska hadley every day dhiiqo horleh ayaad gashaa

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 9 วันที่ผ่านมา

    Beenaale Xassan Dhiiqo.Waxaa tahay tuug xoolihii ummada bililiqaystay.

  • @abdullahmahad8885
    @abdullahmahad8885 8 วันที่ผ่านมา

    What a theif .

  • @Mascuud-sm8lx
    @Mascuud-sm8lx 9 วันที่ผ่านมา

    Madaxweyne kan kalito somalia masomarin kan tuugo San ilaahey hanaga qabto insha Allah

  • @Mjfarah114
    @Mjfarah114 9 วันที่ผ่านมา

    Sedexda sifo ee munaafaqa ayuu leyahay

  • @Mjfarah114
    @Mjfarah114 9 วันที่ผ่านมา

    Xasan dhiiqo Sedexda sifo ee munaafaqa ayuu leyahay

  • @bossiebadass9890
    @bossiebadass9890 9 วันที่ผ่านมา

    Maddaxweynaha gobolka banaadir Mr xasan sheikh MUNAAFAQNIMO IYO BEENTA DADKA KA LA XISHOOD

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 9 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @abdirashidhaji1628
    @abdirashidhaji1628 9 วันที่ผ่านมา

    Is more like talking about himself