"Madaxwayne Albaab aanad ogayn waxa ka soo baxaya haynagu furin" Garyaqaan Mubaarik Aar.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ม.ค. 2024
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

ความคิดเห็น • 206

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 6 หลายเดือนก่อน +12

    Caafimaadka iyo cimtigaba alaha kuu barakeeyo

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 6 หลายเดือนก่อน +8

    Alle cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo mudane ❤

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf 6 หลายเดือนก่อน

      He is putting the cart before the horse. He is an empty clan-minded figure,

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 6 หลายเดือนก่อน

      @@Ahmedwali-ji2sf 4kalmadood ingiriis ah intood baratay baad iska dhigaysa aqoonyahan jaahilyahow, waar Ethiopia dan somali ugu jirtaa ma jirto

  • @mohamedyusuf3418
    @mohamedyusuf3418 6 หลายเดือนก่อน +5

    Msha alaah ilaahay cimriga iyo caafimaadka hakuu barakeeyo muuse biixi haduu waxkuqaadanayo hadal mid sharci iyo waanaba wad udhamaysay👍👍👍

  • @sadiaaden3074
    @sadiaaden3074 6 หลายเดือนก่อน +7

    Mashallah mubarik aqoonyahan guuleso guulwarta gabanimo leh from ceelhur insha 🇸🇴 🇸🇴 🦁🙏👍

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 6 หลายเดือนก่อน +2

    Allow noo dhowr noona badi Mubaarak oo kale actually caqligaa fikirkaa saliim ka ah aad bzn ugu baahanyahay Allah ya cizsk👍👏

  • @abduge1237
    @abduge1237 6 หลายเดือนก่อน +5

    Waa nin wax badan og. Nooloow

    • @mahadallahaahmed8676
      @mahadallahaahmed8676 6 หลายเดือนก่อน

      Ha walalhi wali umada waxa fahamsi ku jiirta ree somland

  • @shiineabdullahguure8640
    @shiineabdullahguure8640 6 หลายเดือนก่อน +6

    ilaahoow cilmiga kuu barakee. Dowlada somaliland ha iska dhaafto cadiifada iyo ku xumeeynta Somalida kale

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf 6 หลายเดือนก่อน

      He is putting the cart before the horse. He is an empty clan-minded figure,

    • @warsamediiriye3743
      @warsamediiriye3743 6 หลายเดือนก่อน

      @@Ahmedwali-ji2sf kuwiina qabiilka wax ku doona ama ku diida qoraalada xun iska dhaafa, dhabtuu ka hadlay si wacana wuu u qeexay

  • @nimayassin7223
    @nimayassin7223 6 หลายเดือนก่อน

    Maansha alah waa nin caqli iyo aqoon ilaahey siiyey. I hope Muuse Biixi inuu ninkaan ka faa’iideysto oo uu latakiye ka dhigto xafidulah walaal wadani baad tahay alah ku barkeep🙏❤️

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 6 หลายเดือนก่อน +5

    Haddii aanu nahay jamhuuriyada somaliland dhalinteeda wixii horumar ah diyaar laakiin military xabashi ha inagu keenina haddii xataa aqoonsi ku xidhan yahay 30 sano markaynu dawlad ahaano ee caguhu inoo adkaadaan la garay laakiin wali inagoon dawlad noqon maya xabashi wixii iib iyo ganacsi ah haa laakiin no ciidan

  • @mohamudosman7184
    @mohamudosman7184 6 หลายเดือนก่อน +1

    Caqligii kaa maqan walaal kale baa kuu haya. Walaalaha reer waqooyi aqoonyahankaan si fiican ha u dhegeystaan. Walaal, mahadsanid.

  • @Samatalis1
    @Samatalis1 6 หลายเดือนก่อน +3

    Hadalkii ugu macquulsanaa ee arrinta heshiiska badda ee ethopia iyo soomaliland oo uu si fiican u falanqeeyey ninkaan mashallaah muusane intaasu garan waayey.

  • @caynashecabdixuseen2213
    @caynashecabdixuseen2213 6 หลายเดือนก่อน +2

    Good nin adag

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 6 หลายเดือนก่อน +4

    Xasan sheekh markuu jabuuti kulaheshiinaayay muuse biixi wuxuu u moodaayay inuu muuse yahay somali, lkn muu ogayn inu muuse yahay qalbi xabashi korka ka somali,,,

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 6 หลายเดือนก่อน +1

    MASHA’ALLAH
    MUBARAKOW TOLKA AQLIGA DHAMAANTOD MA LAHO& LEXJECLO
    FIKIRKA SNMLAND WAA KA ILA MAANTA BADIL& DULMI DADKA HALIGIDOONA

  • @user-cl6wc5ui3c
    @user-cl6wc5ui3c 6 หลายเดือนก่อน +2

    Inta ay maalmahan dhan socatay qadiyada badda ee heshiiska, ninkan waa siyaasiga kaliya ee u sharxay arintan si logic ah, politicaly and lawfully. #WELL SAID siyaasi# Allahuma baarik🫡💯

  • @ducaalehussein8802
    @ducaalehussein8802 6 หลายเดือนก่อน

    Garyaqan wax badan akhriyey heshiska faham wanagsana ka qatey mahadsanid garyaqan

  • @ummaisha876
    @ummaisha876 6 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow noo xifdi Walaal sharciyaqaan Mubaarak Aar
    Aamiin Aamiin Aamiin

  • @Charkherad
    @Charkherad 6 หลายเดือนก่อน +10

    Alle haku barakeeyo Mudane , waajibkaagii ayaad gudatahy !

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf 6 หลายเดือนก่อน

      He is putting the cart before the horse. He is an empty clan-minded shell.

    • @Charkherad
      @Charkherad 6 หลายเดือนก่อน

      @@Ahmedwali-ji2sf
      Wll ayo ayaad sidaa u aflagaadeynaysaa ?!
      Ma garyaqaanka ?

  • @zakariyesuldaan2839
    @zakariyesuldaan2839 6 หลายเดือนก่อน +5

    Maanta haddii lasiiyo baddeena itobiya citiraaaf dartiis dal waliba oo ina citiraafa maxaynu siin ma dhulkeena iyo baddeenaba 😮

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf 6 หลายเดือนก่อน

      He is putting the cart before the horse. He is an empty clan-minded figure,

    • @kc_king4276
      @kc_king4276 6 หลายเดือนก่อน

      Orom ayaad tahay waayo qof walba waad u jawaabaysa

  • @abudajaana
    @abudajaana 6 หลายเดือนก่อน

    maashaa Allaah ilaahay khayr ha kusiiyo

  • @warsamediiriye3743
    @warsamediiriye3743 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha ALLAH ninkani waxa uu ka mid yahay hal-doorada dalka, laakiin Arinkan Bada waa arin aad u culus oo ay aheyn in lagu deg dego, Ethiopia si lagu aamini karaa yar

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 6 หลายเดือนก่อน

    Garyaqaanka Warkiisu Waa Cadyahay Waananku Kalsoonahay💯

  • @saleebandaauud6289
    @saleebandaauud6289 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha..allaah..dhagalaay..waxmaqal

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 6 หลายเดือนก่อน

    thanks so much

  • @sh.ismailtukale6221
    @sh.ismailtukale6221 6 หลายเดือนก่อน +2

    Waa xaaqiiq

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha alaah

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 6 หลายเดือนก่อน

    masha Allah

  • @Dalmarlogistic
    @Dalmarlogistic 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid mudane jazaka Allah khayr .muse wax u maad sheegayn ee somali oo dhan ayaad u iftimisay arintan taagan dhibka ay leedahay iyo qandaras layasha in ay ka leexdan arimahaas. Mahadsanid umada somaaliyeed ha jirto ha noolato

  • @Fortnite_grxntfan
    @Fortnite_grxntfan 6 หลายเดือนก่อน +1

    The saying "what happens in the dark always comes to light" means that anything kept hidden or secret will eventually be revealed or exposed. No matter how secret something may be, eventually it will be discovered or revealed, and the truth will come out

  • @NASSERHASSAN-ow8gg
    @NASSERHASSAN-ow8gg 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wa niin wax bartaay

  • @bilesaidbile2635
    @bilesaidbile2635 6 หลายเดือนก่อน

    Thank you bro 😢😢😢

  • @advyser
    @advyser 6 หลายเดือนก่อน +3

    Arintu baarlamaamkay imika hortaalaa ee iyaga la hadal

    • @kc_king4276
      @kc_king4276 6 หลายเดือนก่อน

      @advyser tastuurka sharciga xitaa ma dhigayo in baarlamanku xata arinta ka hadlo si fiican ma aadan u dhagaysan garyaqaanka

  • @ashanor8035
    @ashanor8035 6 หลายเดือนก่อน

    Yaarabi muuse nagaqabo yaarabi awoodada iyo naxariistaad Alaaha muuse nadhaafi oo nagaqabo aamiiin yaarabi

  • @fadumoshiekh-bk2zw
    @fadumoshiekh-bk2zw 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah nin wax garad ah

  • @mohamedhassen7979
    @mohamedhassen7979 6 หลายเดือนก่อน

    Alle Ha ku xafido Xaqii baad ku adintee

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 6 หลายเดือนก่อน +2

    Absolutely he is Wright somaliland need to make sure what they doing

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 6 หลายเดือนก่อน

      meel xun baa maraysaane walalhin Xamar u Noqda

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 6 หลายเดือนก่อน

      @@Jaalejaale12Xamar iyadiivaaba la haystaa

  • @koshire275
    @koshire275 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah wast Muuse2 aqonyahankan muu kaxaysto markuu wax saxeexayo

  • @abdirazaaqahmed2813
    @abdirazaaqahmed2813 6 หลายเดือนก่อน

    Ilaahy maskada iyocaqligaba hakuu barakeeyo. Waar alaabada jaxiimada haynagu furina madaxweyne. Nimankiina waanu imanaynaabaylahaayeene

  • @Straight-yk8ic
    @Straight-yk8ic 6 หลายเดือนก่อน +1

    protect this man at all costs.

    • @proudcitizen4883
      @proudcitizen4883 6 หลายเดือนก่อน

      Meaning???

    • @proudcitizen4883
      @proudcitizen4883 6 หลายเดือนก่อน

      This man is one of our best And knowledgeable Man . We Love him. So I don’t know that you talking about…🤷‍♂️

  • @user-kg2gd3lw4q
    @user-kg2gd3lw4q 6 หลายเดือนก่อน

    Waad ku mahadsan tahay garyaqaan waajibkaagii kaaga aadanaa waxbaad ka gudatay alle haku sharfo

  • @mahadallahaahmed8676
    @mahadallahaahmed8676 6 หลายเดือนก่อน +2

    Iciitraaf dhulka looma biixin karoo

  • @singsalu9895
    @singsalu9895 6 หลายเดือนก่อน

    SCW Masha Allah waxaad tahay indheer garad caqli badan .ilaah ha ku xaafido

  • @Sulub22
    @Sulub22 6 หลายเดือนก่อน

    Manshalaha nin califiin

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 6 หลายเดือนก่อน

    Hayaay Wallahay Hadaanshakiyey🥺

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 6 หลายเดือนก่อน

    Nacaybka Walaalihina Somali Ee Aad wadagtan Diinta Dalka iyo Afka Hooyo,mcn baa idin gaarsiyey Inaad Dalka Bad iyo Beri Iibisaan Isaaqlayn, Inaa lilaahi waina ilaahi rajucuun, Allaha Xaqa idin tuso intiina Nacaybak iyo Caadifadu qatay, Ee ku fogaday, nacayb Xumanta xiqdiga iyo xasidnimada Allaha idin Caafiyo Isaqlayn☝🏼wabilaahi towfiiq.

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 6 หลายเดือนก่อน

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 6 หลายเดือนก่อน

    Ok Halkaasay Kudhamaatay Badeeni Waynuhaysana:Beskhalaas🤚🏽

  • @waab4314
    @waab4314 6 หลายเดือนก่อน

    Warka waa cad Mubarak baa cadeeyay Muuse Biixi af libaax buu ummadda ku wadaa .

  • @FarahAbdimuhamud
    @FarahAbdimuhamud 6 หลายเดือนก่อน

    Madaxwaynaha warkan hala gaadjsiiyo waa hor sax ah

  • @user-to9eu3ke3h
    @user-to9eu3ke3h 6 หลายเดือนก่อน +3

    Adigu albaabada marka hore waxa ku jira miyaad og tahay.waxay ka dhigan tahay waxba ha qaban oo gacmahaagu ha laabnaadaan. Noloshu saaxiib waa ku dhac

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 6 หลายเดือนก่อน

      Maxaa ku dhac ah ma xabashi hakugu gumaysto dhulkaaga? Nio waa maxay damiir la,aantani

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf 6 หลายเดือนก่อน

      He is putting the cart before the horse. He is an empty clan-minded figure,

    • @kc_king4276
      @kc_king4276 6 หลายเดือนก่อน

      #Not an inch, day dreaming habash… i know you are not somali i smell the habasha people.

  • @saladsaidmuse-xc4wj
    @saladsaidmuse-xc4wj 6 หลายเดือนก่อน

    Wax qiila lomma hayo inaa dhulkaaga dalkale siiso 🎉dhul lama gado lamana bixiyo🎉waxaan aan maqlaynaa waa waali iyo nacasnimo xadka dhaaftay🎉

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 6 หลายเดือนก่อน +1

    Garyaqaan qiimo, maskax iyo tusaalayn xeeldheer ku miisaamay laablakaca dawladdeenna ee indhaha la'

  • @elmidini1390
    @elmidini1390 6 หลายเดือนก่อน

    Mashalah dad caqli u saaxiiba baa weli nool lakiine muuse intaa midna ma eegin malaha jeebkiisa uun buu eegtay

  • @fardoussafardoussa3611
    @fardoussafardoussa3611 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah macnahaa baa kamacna dadbadano ree Somaliland inay fahman

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 6 หลายเดือนก่อน +4

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 asc war waqooyiga somaliya waxa kasoosocda waa halaagii inta afka soomaaliga ah kuhadasha war maanta ayay ubaahantahay hiil & ishortaag fursad ayaan haysana wali aan iskaga moosno cadaabtii aduunka itobiya waatuma yaa ciil nooqaba yaase damiciisu yahay qaadasho cir dhul bad somaliyeed

  • @user-pk3uf5xb9c
    @user-pk3uf5xb9c 6 หลายเดือนก่อน

    Nacalaa qabyaalad ku taal 1❤🇸🇴 Halla my awdal state xooog

  • @user-or7yu2pb3s
    @user-or7yu2pb3s 6 หลายเดือนก่อน +1

    Muse jagil ilahayow naadhaafi😢

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 6 หลายเดือนก่อน

    GARYAQAAN ILAAHAY HAKU XAFIDO

  • @Samatalis1
    @Samatalis1 6 หลายเดือนก่อน

    War dee warkaan cid walo daawata meel walba ha gaaree share iyo like ku deeqa dee .

  • @abdusalanmohamed2478
    @abdusalanmohamed2478 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sifiican oo faahfaahsan baad u dhig dhigtay arinka bada aqoonyahan, waxan rajaynaynaa inuu sharciga!! iyo fayjignaantu!!!!! shaqayso.

  • @MohamudIssa1
    @MohamudIssa1 6 หลายเดือนก่อน +2

    Aqoonyahan somaliyed

  • @user-ez4ti2sp6m
    @user-ez4ti2sp6m 6 หลายเดือนก่อน

    Heshiis waligeed baa lagali jiray

  • @advyser
    @advyser 6 หลายเดือนก่อน

    Who dares wins, you have to take calculated risks in life or you won't get anywhere

    • @somfarming9449
      @somfarming9449 6 หลายเดือนก่อน +3

      Key word 'calculated'. Who said somaliland wasn't already winning. This is a desperate move by a desperate leader who's only thinking about himself and not considering the wider implication internally and internationally. If youre familiar with what's going on in the wider region, you can understand the impact and power this deal gives Ethiopia to the red sea route.

    • @abdirahmanabdirisaqmursal6604
      @abdirahmanabdirisaqmursal6604 6 หลายเดือนก่อน

      Caqliyadaan foorarta bal fiiri.ma masiir dhan oo umadeed ayaa waa lagu qamaaro iyo gorgortan gala?qalbadaa kutaagane ilaahay xaqa hagu tuso.

  • @khadramashallahmabroukaden2954
    @khadramashallahmabroukaden2954 6 หลายเดือนก่อน

    ManshAllah ManshAllah jzkhaire the truth come to day. The best citizen and lawyer. Where are they ? The lawyers somalilanders speak up tell the truth to the people. It's your duties to stop selling your land and sea to Ethiopia. Please save somaliland. Don't give your enemy Ethiopia a chance.

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 6 หลายเดือนก่อน

    ALBAABKAAS INAGAXIDHA FADLAN👌🏾

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 6 หลายเดือนก่อน

    Garyaqaan Inagahubi Fadlan ..yaanay Itobiya Inasabaaxadayne😂😂

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 6 หลายเดือนก่อน

    Si fiican baad u sharaxday ee Muuse biixi warkiisa yaan laga yeelin waana in laga noqdaa, dhibta ka imaanaysa lama soo koobi karo marka ciidan Itoobiyaan ah dalkaaga qaarka mid ah yiraahdo anaa leh oo kugu dilo dhulkaagii asaga oo aaminsan inuu leeyahay..

  • @mohamedhersi4756
    @mohamedhersi4756 6 หลายเดือนก่อน +1

    haduu in uun damiir leeyahay hadal waad u dhamaysay tobon adoo kale ah haday joogi lahayeen ictiraafka uu sheegayo iyagaa keeni lahaa waxaanse la yaabanahay kuwa qabiilka ku taageetaya ee aanay u muuqan dhaxalka ubadkoidu saxiib caqlga alle ha kuu siyaadiyo

  • @garboaxasan009
    @garboaxasan009 6 หลายเดือนก่อน

    DBworld kahor haduu sidaa u hadli lahaa lagaabaa inuu saameyn lahaa bulshada somaliland negatively, laakin bulshadii tijaabo practically ah (DBWORLD)ayay soo arkeen, markaa hakudaalin tani waa إرادة الشعب الصوماليلاندري 🎉

  • @waxsoosaar
    @waxsoosaar 6 หลายเดือนก่อน

    Jamhuuriyad Soomaaliland la dhaho ma jirto.

  • @ayaanqaali8570
    @ayaanqaali8570 6 หลายเดือนก่อน

    Mudane innaga hubiya xaaladda intaynaan ka qoomamoon

  • @ibrahimmonoor5116
    @ibrahimmonoor5116 6 หลายเดือนก่อน

    Huuro

  • @farxaancawil926
    @farxaancawil926 6 หลายเดือนก่อน

    Wax iswaydaarsi
    Waa iibkii qadiimiga ahaa

  • @user-mc4jz8sd4k
    @user-mc4jz8sd4k 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mashlh waad mahadsanthy lakin somaliland dad waalan ayaa xukuma ,qofka waalana wlalkiinayaa gacanta qabta dee qabta haddii kale maantoo dhan qayliya oo hadla

  • @aminazahra3337
    @aminazahra3337 6 หลายเดือนก่อน

    Markaa hadaanay dalkii iyo dadkii wadankan anfacayn ma muusaa qandaraas caadi u qaatay?

  • @silverloola726
    @silverloola726 6 หลายเดือนก่อน

    Xasan Gurguurtoow SNM iyo Ethiopia waa inaa si adag oo cad inaad uladhaqanto. SNM marnama maqbaleeyso wax ka yar ineey wadanka Soomaaliyeed ka baxaan. Waxaa lajoogaa markii runta loo sheegi lahaa Isaaq.

  • @seeraarbmchannel5623
    @seeraarbmchannel5623 6 หลายเดือนก่อน

    50 sano ma illaahay buu inoogasoo dardaar weriyay munaafaqani sanadkan 24 sl waa la aqoonsanayaa insha allah hadad ka nixi lahayd iyo hadad xaari lahaydeen ba cadawga banaanka iyo ka gudahoow

    • @cabdiraxmandeheeye7313
      @cabdiraxmandeheeye7313 6 หลายเดือนก่อน +1

      Iclaajoow laqabso waxa laga hadlayo adigu iclaajka tag wax danbena hasoo qorin

  • @seeraarbmchannel5623
    @seeraarbmchannel5623 6 หลายเดือนก่อน

    War anagaa ka raaliya inaanu siino bad iyo dhulba munaafaqyow laaluush qaataha ahi anaga 🇪🇹 ayaa na xigta somalia na waa cadowgayaga koobaad

    • @cabdiraxmandeheeye7313
      @cabdiraxmandeheeye7313 6 หลายเดือนก่อน

      Waarmeeshu doqonbadanaa meeshu ma jeel magnuunbaa mawanaad dad fayaw kusheegi lahaydeen dhinac ay u sodaan ayaa fahmaya dadkan shaydaankii oo qof ah ayaan hadbad lagalnay laakiin alx inbadan ayaa fayaw adigu xagaa iclaajka u kac iyo intii kale ee bilaa caafimaada allaah yahdiig

    • @seeraarbmchannel5623
      @seeraarbmchannel5623 6 หลายเดือนก่อน

      @@cabdiraxmandeheeye7313 siilkii hooyadaadi amisomtu wasi jirtay bad ka sheekaynaysaa dhiladii ku dhashay wase ma idinkaa cid ka hadli kara oo la idin haysto aduun iyo aakhiro midna xor ma tihidin

  • @Jscali263
    @Jscali263 6 หลายเดือนก่อน

    Mubaarig garyaqaan madaxwayne noo noqo

  • @khadroali1649
    @khadroali1649 6 หลายเดือนก่อน

    Ilahow ku xafid ninkan oo kalaa u baahanahay

  • @Simanshop-pj1jz
    @Simanshop-pj1jz 6 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa sin karo hee

  • @Hanibal10
    @Hanibal10 6 หลายเดือนก่อน

    Wax caqliga galayaba maaha bad somaliland leedahay in xabashi la siiyo aduunkana kama dhacdo subxanallah lkn wa hadii laga yeelo insha allah ma dhici doonto

  • @rahmakhalif6891
    @rahmakhalif6891 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waakani madax wayne hadaba waar doorta ninkani

  • @adansaed5982
    @adansaed5982 6 หลายเดือนก่อน

    mubarak waa mahadsan yahay dhanacyo badan oo saamiin wayn ku yeelan karta heshiiska ayuu iftiimiyay waana wax loo baahanyah in muuse hadduuba in yar oo caqliya ku haray uu wax ku qaadan karo dibna u fakari karo hadiikalena awalba muuse macangag ayuu ahaa Somalia iyo Ethiopia faraha ayay isasaari doonaan oo hargiesa furin ayay noqn, cid damiir iyo dhiig somalinimo ku jirtaa oo yeelaysaa Ethiopian ciidan kooda ayaa soo dagaya meesha badana way la wareegayaan dhulakana way qaadanayaan. caqliga hashaqeeyo..

  • @FjTi-wn3qm
    @FjTi-wn3qm 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaad ku had laysid run mahaa

  • @gaadhayegaadhaye777
    @gaadhayegaadhaye777 6 หลายเดือนก่อน +2

    Bank account giisa eega waxay ila tahay lacagti baa soo gaadhay walaweyntu qaybinaysay. Nacaskas oo miidhan baa lagu shaqaysanaya

    • @Singapor1122
      @Singapor1122 6 หลายเดือนก่อน +1

      Reermi. Jahilaad. Tahay. Qudhac. Yahaw

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf 6 หลายเดือนก่อน

      He is putting the cart before the horse. ina Mubaarik is an empty clan-minded figure,

    • @FarahAbdimuhamud
      @FarahAbdimuhamud 6 หลายเดือนก่อน

      Maalinty xabsdhi ku gumsysoto garandoonta hadalkan!

    • @kc_king4276
      @kc_king4276 6 หลายเดือนก่อน

      @@FarahAbdimuhamud wll dadka aad la hadlayso soomali ma ah waa oramadi somaliga baratay mida kale bal eeg magaca ugu qoran”gaadhaye gaadhaye” micnahu waa la gaadhay boobki shulka/ badda somalida weeye .
      Midka kale ee ahmedwaji ugu qoran tahay isna qof walba waa u jawaabaya waa dadka inagu dhex jira we afkeena bartay

    • @mohamedelmiismail3310
      @mohamedelmiismail3310 6 หลายเดือนก่อน

      Haduu somali yahay wuxuuu qoranlahaa Gaadh haye. Lkn in uu orom afsomaliga bartay ayaan u malaynayaa

  • @MohamedMohamed-zp6re
    @MohamedMohamed-zp6re 6 หลายเดือนก่อน

    Muuse wuu garanayaa waxa ka soo baxaya heshiiska oo waa saami uu ka helo diyaarada Itoobiya.

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo 6 หลายเดือนก่อน

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa muuse wuxuu hawshan u galley inuu kursiga ku soo noqdo.
    2.0. Waxba deked iyo dhul iyo bad midnaba ma bixineyno. 3.0. Biyaha iyo dhulka iyo millixda iyo kalluunka midnaba ma bixineyno.
    4.0. Waa khiyaamo qaranka lagu sameynayo.
    5.0. Dekeddeenii way burburiney.
    6.0. Dhaqaalaheenii waa la khiyaameeyey.
    7.0. Waxba dhul iyo bad iyo biyo iyo millix iyo kalluun midnaba ma bixineyno.
    8.0. 50 sannadood baaba dembi weyn ah oo laga lug baxaynin.

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 6 หลายเดือนก่อน

    Fariin xirsi ku soo faray hala soo fadhiisan adeer ,Adeer waxba lama bixin waxba laysma waydaarsan ,waxa lagu heshiiyay is faham hor dhaca waana laga tashanayaa waxaana la hor keenayaa golayaasha u xil saaran dadka wax garadka ah ee aan huwanta gudaha ahayn,Waad xiiqday waxna maad sheegin ,Carabloyow ha dagdagin

    • @cabdiraxmandeheeye7313
      @cabdiraxmandeheeye7313 6 หลายเดือนก่อน

      Adiga iyo midkale ayaan caafimaadkoogu sax ahayn boqolka qof ee waxku sooqoray halkan waan wada eegay markaas labiidunaba fadlan taga dhakhaatiirta iclaajka kkkkk

  • @maxamednasteeex4359
    @maxamednasteeex4359 6 หลายเดือนก่อน +1

    Tusaale aan idin siiyo kiristanku 500sano ayuu islaamka ka horeeyey maxay somalidu U qaadan weyday markay itiopia kristanka ahayd een Islamba jirin ilayn sidanuun Bay U wada deganaayeen maxaa yeelay waxay aamin sanaayeen in ILAAH KELIYI JIRO OO WAAQ LA YIDHAA OON LA ARKAYN OO ROOBKA KEENA DHULKA IYO CIRKA ABUURAY WAXA KALOOY AAMINSANAAYEEN IN AAKHIRO JIRTO OO JANO IYO NAARIBA JIRAAN WAA SABABTII AY REER MADIINA OON DIINTU GAADHIN AY SAYLAC UGA HOREYSAY MARKAA BURUUDKA ALLAA NA SIIYEE HA NA XAASIDINEE SOMAALIYEEY NAGU SOO DABA FAYLA

  • @khadarciidle1706
    @khadarciidle1706 6 หลายเดือนก่อน

    Maad fahmin sxb ee waa kiro

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 6 หลายเดือนก่อน +1

    Markaan lahaa ciise, samaroon
    Iyo ogaden ayaa oromo idiinku
    Soo gabaday so runtey maaha !!
    Mustafe cagjar wakaa idin ictirafay!!.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 6 หลายเดือนก่อน +1

    Caqli xumada muuse biixi iyo kuwa u guulwadeynaya maca ismay waydiin, Dekada berbera ee aynu casriyaynay ee aynu ugu talo galnay inay u sheqayso 120million Ethiopian oo bilaa bad ah marka aad tidhaa bad bilaash ah baan siiyay iyo Djiboouti dekadeedu maca way xidhmaysaa,

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf 6 หลายเดือนก่อน

      Siilkii hooyada ee qadhmuunaa u sheeg

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 6 หลายเดือนก่อน

      @@Ahmedwali-ji2sf adiga nolosha kugu adkaatay oo guulwadeyn baad ku shaqeysaya laakin anigu nin ilaahay arsaaqada u balaadhiyay baan ahay oo aduunyada oo dhan iskaga goosha,

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 6 หลายเดือนก่อน

      @@Ahmedwali-ji2sf qof liita oo ilmo xaaraan ah baad tahay waxaan hubaa in dhiig xabashi kugu jiro,waxaa ku dhashay Dhillo, markaa anigu adi kula hadlayo waxan la hadlayaa duriyada isaaqa ciise iyo Samaroon, wixii ilmo xaaraan ah waan ilaalinaynaa

    • @kc_king4276
      @kc_king4276 6 หลายเดือนก่อน

      @@Ahmedwali-ji2sfluuqadayada noo daa orom yahay duliga ah hambadi soomaalida eed ku korteen miyaad ku caasiyaysaan ood rabtaan inaad kuso weerartaan kaalaya waxad ka heshan wax ha iga siinina

  • @peaceprosperity3951
    @peaceprosperity3951 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah, what a legal expert he is. It is a good thing that there are Somali men and women everywhere who are experts at different matters and subjects. He explained everything in simple legal terms. Obviously, Musse Bihi is in big trouble now. This is a high treason according to the Somaliland constitution. Maybe, Musse does not even know or care about the national constitution. Well explained !

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 6 หลายเดือนก่อน +2

    Yaa ku gu yiri bada waxa la siiyay ethiopia bal beenta eega waa iska horkeen iyo jah wareer shacab waar umada waxadan cadeen karin ha la hor iman jooji munaafaqada

    • @Singapor1122
      @Singapor1122 6 หลายเดือนก่อน

      Iska. Amuus. Need. Yahw

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf 6 หลายเดือนก่อน

      He is putting the cart before the horse. Ina Mubaarik is nothing but an empty clan-minded shell

  • @abdifarah306
    @abdifarah306 6 หลายเดือนก่อน

    Tanbal

  • @user-or7jd1my5d
    @user-or7jd1my5d 6 หลายเดือนก่อน

    Reer somaliland si tafatiran ha u eegna isfahamkan

  • @SmilingGears-gg2ot
    @SmilingGears-gg2ot 6 หลายเดือนก่อน

    😂

  • @amij4447
    @amij4447 6 หลายเดือนก่อน

    Macdanaha bada iyo berigana way dhuran xisaabta ku darsoo sherka ethiopian airline is already bankrupt. Dalkan ethiopiana debtbeat which means deyn badan baa lagu leeyahay. Muuse wixiisu waa qar iska tuur

  • @maxamednasteeex4359
    @maxamednasteeex4359 6 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa kugu yidhi waxaa aad ka hadashay madaxweynuhu isma weydiin adeer dalkan raga maanta utaliya ugama baqanayo wax kastoo dhib keenaya in aanay ka fikirin laakiin rayigaaga adaa leh int