Boqor Iimaan Oo Dhaliilay Madaxwayne Biixi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024
  • KALA SOCO HCTV
    FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
    SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
    WEBSITE:-
    KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
    KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

ความคิดเห็น • 24

  • @gorgor3062
    @gorgor3062 6 ปีที่แล้ว

    Waxaan layaabaa dadkan gabooye caayaya ee iyagu dad isku haysta war intay maskaxdiinu sidan tahay dulmigana qabiil ugu hiilinaysaan walee inaan meel lagu gaadheyn anigu Cid somaliland iiga lexla jecel MA ahi lakinse dulmi iyo qabiil mataageero raga jabhadeeynaya 2018 waxa ku kalifay waa dulmi dhalinyaradi wadanka wax katahriibay iyo wax xamar tagay bay noqdeen viva gabooye iyo wixii dulman

  • @adaruzmohamed8191
    @adaruzmohamed8191 6 ปีที่แล้ว +3

    Xaqiiqatan tabashada saami qaybsiga
    Lama inkiri karo hayeeshe qaranimaa
    Ina kafaysa ✋✋✋✋abtirsiin✋ aan Soomaliland ahayni 😍waa inagu laf
    Jab iyo🤔🤔🤔🤔😘🤔🤔 xagal daac

  • @ismaildawo9923
    @ismaildawo9923 6 ปีที่แล้ว

    Uma ilahay waxaa deeqa cadaaaalada iyo wanaaaaga
    Cadalada halagu so dhowaaaado somalineeey

  • @salahjuma4313
    @salahjuma4313 6 ปีที่แล้ว

    Walaahi waa Boqor geesi ah Noolow

  • @xamseabdisamed2444
    @xamseabdisamed2444 6 ปีที่แล้ว

    Horta waxaan layaabanahay waxan ay dadku laqayl yayaan muuse 240cisho ooqudhaabu xilka halyaaye

  • @saleebaanaxmedcaliducaale2271
    @saleebaanaxmedcaliducaale2271 6 ปีที่แล้ว

    Maan dheere
    Waa gartaa inaad waxaad doonto Ku hadadho oo aad cadaalad doonto markii lagu cafiyey ee laguu qabsan waayey ragii aad.xasuuqday markaad wadatay cirsan kayeedh maad ilaahsy ka cabsatid markaad xasuuqa waday muusena waa kii aad xabada u sidatay ey yohow eygu dhalay ragii aad aabayaadhood laysay ayaa daami kula jooga gurigaagana yaqaan xaaraan yahay xaaraantu dhashay

  • @cabdiqanimaxamuud3904
    @cabdiqanimaxamuud3904 6 ปีที่แล้ว

    Madaxwaynaha afkiina xun kadaaaya magadhaysiine.nijaaas yahay.

  • @Hala-kn4bq
    @Hala-kn4bq 6 ปีที่แล้ว +1

    Wale waxa iga yaabshay siilanyo wa la wada aamusna waxa maanta marba reer tvga u taagan yahay freedom somalidu haday hesho way uga dartaa jar laydinka tuurye mid waliba laaluush bu raba wayna jiraysa landtu hadi kalena wa ninki caano kaga qubtaan ninki roon muuse biixi 5tii sano buuqa ka yareeya idinka doorte

  • @abdiaadanwaris7308
    @abdiaadanwaris7308 4 ปีที่แล้ว

    aamus tuugyohow midgaanka shiish wanaaga ahi

  • @farxaancawl8996
    @farxaancawl8996 6 ปีที่แล้ว

    Shaani ayay naf ka sugaysaan adeer nin waliba tiisa ha raaco

  • @islamahmedal-ghazi1762
    @islamahmedal-ghazi1762 6 ปีที่แล้ว

    Allow muuse Shaani wax hanogu darin
    Muuse shaani waligiisba basaas buu ahaa ilaa intuu katirsanaa jahadii SNM
    Waxkale iskadayee xataa wuxuu kala khaybiyey reer sheekh isxaaq
    Awlaba waxuu ahaa geeljire ciidan noqday
    Geeljire sikastoo shaar magaal logu galsho waa geeljirlee
    Awalba wuxuu kusoo baxay musuq maasuq iyo tuuganimo waana dhaqanka lagu yaqaan dadka nolashooda kusoo qaadatay shqada basaasnimada muse shaniyow walee khayr lagaa sugi maayo reer sheekh isxaaqna waxba kutarimeeysid

    • @SomGaming77
      @SomGaming77 6 ปีที่แล้ว

      doqon yahow midgaanki kii daba cararayey maad ahyn cirro hadii codkaagi suuli ku dhacay cuni waydee ciidee baa doqon garaad ma lihif

    • @islamahmedal-ghazi1762
      @islamahmedal-ghazi1762 6 ปีที่แล้ว

      ina cadaani wll waad xanuun sanaysaa muuse shani waligiisba dayuus buu ahaa
      Hadaad shilimaad kahasho balsoo xasuusi in ay aqiro jirto

  • @whono1839
    @whono1839 6 ปีที่แล้ว

    Muuse waa nin laandheera
    Waxaan bakhtiga iyo doofaar cuma lama kulmo
    Gabooye waa doofaar waana nijaas markaa birihiina tunta uuskaa qudhunkiisa iskaga jira somalilnd safar baad ku tihiin fahantu

  • @abdiasisahmedhurre
    @abdiasisahmedhurre 6 ปีที่แล้ว

    MaaHa mid kasTo oo afku caaglE ahi madaxwaynaha qaranka inuu warbaahinTa in aY borobogaando kasheegan

  • @hamsewadnelibaax899
    @hamsewadnelibaax899 6 ปีที่แล้ว

    waar nacala kugu yaale wadanka ma ada warka ka tuuraya wlhi baa qorta laga jari

  • @hamzeabdillahi490
    @hamzeabdillahi490 6 ปีที่แล้ว

    NABAD GALYO HADI AAD HAYSATID WAX KA MAQAN MA JIRTO

  • @keletkij2843
    @keletkij2843 6 ปีที่แล้ว

    War midgaan hadal ku bartaa ugu daran

  • @kaaraancabdilqaadirboss5665
    @kaaraancabdilqaadirboss5665 6 ปีที่แล้ว

    Beenaale xisbi ku dagaalan

  • @salahjuma4313
    @salahjuma4313 6 ปีที่แล้ว

    Jeegaanland way burburaysaa dhowaan InshaaAlah

    • @bashiirosman8870
      @bashiirosman8870 6 ปีที่แล้ว

      Ma hooyadaa baa baabinaysa tan ilaahay uun ba waxyeeli kara