MAANSADA HABLAHA HARGEISA IYO ABWAAN HAARIYE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

ความคิดเห็น • 92

  • @somalilanderdhaladah4064
    @somalilanderdhaladah4064 5 ปีที่แล้ว +56

    Inta😙 hablaha😙reer🙌 hargeisa😘 jecl like👸xagiina😘😘😘👸👸

  • @laylaidiris9295
    @laylaidiris9295 5 ปีที่แล้ว +7

    waaaw abwaan waan kaa gudoonay maansadaa abwaan inaantaana waad heli inshaa alaah

  • @khadiijayousuf1820
    @khadiijayousuf1820 5 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah ilahay ha xiftiyo inantaa ilahay sida fiican u abuuray Masha Allah

  • @idirizxassan7258
    @idirizxassan7258 5 ปีที่แล้ว +19

    Abwaan jacayl galay ma hawl yaro iyo Hablaha hargaysa

  • @muhzinibraahim4669
    @muhzinibraahim4669 5 ปีที่แล้ว +7

    Si aad u hesho inan qurux-badan waa inad lugTa Badisaa😂😂💃💪

  • @zamiirasulaimanraxaab9944
    @zamiirasulaimanraxaab9944 5 ปีที่แล้ว +18

    Reer burco jacayl ku dhacay wallee waa dad qalbi leh💪

    • @dhooblejaamac5022
      @dhooblejaamac5022 5 ปีที่แล้ว +1

      Zamiira sulaiman Raxaab
      Hhhhhhhhh anaaba ka yaabay wllo

    • @AhmedMohamed-sp6ho
      @AhmedMohamed-sp6ho 5 ปีที่แล้ว +1

      Via sacad muuse and habarjeclo = jeegaan . Com

    • @baashehussein1405
      @baashehussein1405 5 ปีที่แล้ว +2

      @@AhmedMohamed-sp6ho niyow xishood hakala saarin isaaq waa hal somaliland first

    • @AhmedMohamed-sp6ho
      @AhmedMohamed-sp6ho 5 ปีที่แล้ว

      @@baashehussein1405 Adaa aaamin san saaxiib qiiro jabaantaa

    • @baashehussein1405
      @baashehussein1405 5 ปีที่แล้ว

      @@AhmedMohamed-sp6ho maxaad aaminsan tahay jabaantaa aniga iidaayoo

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 5 ปีที่แล้ว +10

    Wooooow afku kuma go’o innan rer Hargeysa ku hanata kugu ducaynay aaaamiin

  • @daherismailtusse5235
    @daherismailtusse5235 5 ปีที่แล้ว +30

    jcyl nin reer bucaa soo riday walee mahawl yara

  • @abdirahimhassan2793
    @abdirahimhassan2793 5 ปีที่แล้ว +11

    Viva haplaHa ree hargeisa ✍✍✍

  • @SuadShALi
    @SuadShALi 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah a;layleh si fiican ayuu abwaanku u tilmaamay hablaheena, inkastoo at dhamaan reer Soomaliland ka siman yihiin hadana halyeydahala Hargeysa weeyaan. Waa in Abwaanka la siiyaa gabadhaa uu aadka u tilmamay, hadii la guursadayna waa in gabadh reer Hargeysa abaal marin loo siiyaa.

  • @Goalato-Tv
    @Goalato-Tv 5 ปีที่แล้ว +13

    Wadada calafka iyo cashada ciyalkii hore uunbn garan Kara Cidii wadada taqana like haygu qabato 😂

  • @boqorkatogdheer5051
    @boqorkatogdheer5051 5 ปีที่แล้ว +3

    Haariye abwaan jiitay jiitay🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌

  • @samodooncali
    @samodooncali 5 ปีที่แล้ว +10

    Jacayl dhab ah ayaa dhabanaaniyey Haarriye.

  • @zqchariecaano4150
    @zqchariecaano4150 5 ปีที่แล้ว +7

    Hassan Galaydh, waad hordhigtay ninka 05:11

  • @Muraajaco1
    @Muraajaco1 3 ปีที่แล้ว +1

    Ana burco ayan inan kajeclaady❤🤔

  • @shcybshcyb8229
    @shcybshcyb8229 4 ปีที่แล้ว

    Isha Abwanka Allaha gabadhaa ka leexiyo.
    Hadaad Qof ku cajabiyo aragto,maansha Allah ayaa la yiraah.

  • @sadiiqibrahim4825
    @sadiiqibrahim4825 5 ปีที่แล้ว +6

    Ninka wax baa ku dhacay waa sidii mid diyaarad ila raacday oo airport hargaysa igaga hadhay Jkkkkkk

  • @ibrahimsaid1486
    @ibrahimsaid1486 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 5 ปีที่แล้ว +1

    Yaasalam abwaanku sifiican ayuu hablaha ree hargeisa mansada ugu amanay waar abwaanka ree hargeisa gabadh hasiiyab

  • @afnaanmaxamed1324
    @afnaanmaxamed1324 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @thecarafaad858
    @thecarafaad858 5 ปีที่แล้ว +4

    Abwaanku Guriga Quruhdiisu malaa arkaye Gabdha ma arko uu wr waanku fahanay nio

    • @jamacmuuse4173
      @jamacmuuse4173 5 ปีที่แล้ว

      Kkkk xisho ragga jacaylku waaa wax jire

  • @hibakduniyo2773
    @hibakduniyo2773 5 ปีที่แล้ว +1

    Alx ilaahyba iga dhigay gabadh reer hargeisa❤

  • @idirizxassan7258
    @idirizxassan7258 5 ปีที่แล้ว +5

    Wariye Xasan Galaydh salan sare szp Ku tageeraa nio

  • @suleibankhadar6947
    @suleibankhadar6947 5 ปีที่แล้ว

    wariye faisal wuu gaboobay, 2001kii baa igu danbeeysay, waa ninkii ugu horeeyeey laascaanood idaacad keena. waan xasuusta wax nagu cusub beey aheed.

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare2067 2 ปีที่แล้ว +1

    war reer goljano waa is cadeeyaan waa wada buufis ha ku hogmine

  • @imbashiir1825
    @imbashiir1825 5 ปีที่แล้ว +8

    Hablihii reer Burco meeye? Mise Tolow gobolkaasi waa Kii Ragga uun.

    • @Hawd74.
      @Hawd74. 4 ปีที่แล้ว

      Hargeisa ayay usoo guureen

  • @hibowooow5948
    @hibowooow5948 5 ปีที่แล้ว

    Masha allllah

  • @xodaymedia3565
    @xodaymedia3565 5 ปีที่แล้ว +1

    Heesta Magaceeda u badala Inanta Hargeysa

  • @cqanibiixi7924
    @cqanibiixi7924 5 ปีที่แล้ว +2

    xasan wuu hor dhigayaa 9=20 ma arag,ku lahaa kk

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 5 ปีที่แล้ว +4

    Waar yaadhaheen muxuu jaceylkii is dhalan rogay kkkk ma hablihii Goljanuu idinla galay .

    • @TheCkeck
      @TheCkeck 5 ปีที่แล้ว

      Maxa ka siya hablaha reer Goljano walalo?

  • @carabcadan4872
    @carabcadan4872 5 ปีที่แล้ว +2

    In Burco aY tahay gobolkiii ragga
    Hargeisa na gobolkiii HablaHa
    Aaminsan Like Ta IGu QabTa👌🌺

  • @qaduurabinuqaduur2704
    @qaduurabinuqaduur2704 3 ปีที่แล้ว

    Arkanaa Calaf Iyo Casho isagabaa Ah

  • @HAQABMEDIAPRODUCTIONAdnan
    @HAQABMEDIAPRODUCTIONAdnan 5 ปีที่แล้ว +1

    inantaasi waan garnayaaa ina abdirisaaq kkkkkkkkk

    • @zaedismacil5684
      @zaedismacil5684 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh halkaas ma inaga hubtaa libaax😂😂😂

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 3 ปีที่แล้ว

    Waxbaa ka dhacay hhhhhhh

  • @khadarhilaaacboqorbuurmoda653
    @khadarhilaaacboqorbuurmoda653 3 ปีที่แล้ว

    Ninka Gabadh Usoo qabta

  • @maxamuudcabdi8118
    @maxamuudcabdi8118 3 ปีที่แล้ว

    Habluu wa iskumid

  • @hanuush6787
    @hanuush6787 4 ปีที่แล้ว +1

    Xafadi sacad muuseha ayuu tagay miskiin goljeno ayay kabihi kaga dhamadeen aderow why ninka gabadha ugu dari waydeen reer burco jacayl galay ma hawl yare lol😂

  • @muniirjr6856
    @muniirjr6856 5 ปีที่แล้ว

    😂🤣walle film hindiyaa ayaa lag matlu karaaa

  • @Derocketmann34
    @Derocketmann34 4 ปีที่แล้ว

    9:20 kulahaa ma arag xasan galaydh 🤣

  • @khalidibrahm
    @khalidibrahm 5 ปีที่แล้ว +1

    Waran baa lagugu qabtay 😂😂

  • @munirkh
    @munirkh 5 ปีที่แล้ว

    Jacayl iyo abwaan maxaa dood dhex taaal... yaase u kala gar qaadi kara....

  • @hamsehuseien381
    @hamsehuseien381 5 ปีที่แล้ว +2

    Aaryaa hablahayaga sacad muuse ha naga jeclaan ........

    • @Bskvka
      @Bskvka 5 ปีที่แล้ว +1

      Inaanu guursan ayaa u dhaanta inuu mid habar awal ah doonto cidna doonimeyso xitaa idinkiinan ka soo yaacaya

    • @hamsehuseien381
      @hamsehuseien381 5 ปีที่แล้ว +2

      @@Bskvka niyaw sidii wx gidaar ku dhashaad u hadlaysaa wxa ha la shir iman laangaabyohow

    • @Bskvka
      @Bskvka 5 ปีที่แล้ว

      @@hamsehuseien381 Nio cid aan idinka ahayni kuam dhalato gidaar ogumana sheegi kartid laangaab adigoo abtirsiintaadu laba nin dhaafin qotiyow aan xalaal iyo xaaran wuxu yahay aan garaneyn

    • @baashehussein1405
      @baashehussein1405 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhh waar xaalka dajiya ragu waa tole habluuna waa gayaane hadal xuni yaanu idinka tagin

    • @ahmedhusseinjama5534
      @ahmedhusseinjama5534 5 ปีที่แล้ว +1

      Ragoow halka kujoojiya inani waa nin hakaaga astur naanto ama xabaal halagu duugo

  • @ayanidiris6280
    @ayanidiris6280 5 ปีที่แล้ว +1

    Nin ayaanleh baa hela inan ree hargaysa ah

  • @aminahirsi468
    @aminahirsi468 5 ปีที่แล้ว

    was cidala kawarere bagada uu wedaya in an kuqabisha wayo kuuwinibad yasas was xalsi habalihi deer burco iyo deer bariga

  • @abdirahmanahmed6187
    @abdirahmanahmed6187 5 ปีที่แล้ว +3

    labadan reer baadiyaha ah ee qoxoontiga ku ah Hargeisa xasan badiye iyo kan abwaan ka sheeganaya yaan idiin ogolaadey qoransiga hablaha Hargeisa

    • @abdijamanuur9797
      @abdijamanuur9797 5 ปีที่แล้ว +2

      Xishood caay waa lawda joojiyay sxb odayaasheena ka hadlay. Joojiya caayda bay yirahdeen.
      Wax faaiido leh sheeg AMA iska aamus.✌️✌️✌️✌️

    • @baashehussein1405
      @baashehussein1405 5 ปีที่แล้ว +3

      Nin isaaqii hargaysa Marti kuma aha hablaha hargaysana waa gayaan zxp intaan hadalku kaa tagin ogow meel aanad ficil wax kaga qaban karin cayduna wax sheegimayso malaa waxaad kaxanaaqsantahay inay kayimadeen gobolkii raga 👈👎👍✌

    • @ZackAli
      @ZackAli 5 ปีที่แล้ว

      Xishoo ader hargeisa waa dhulkoodiiye

    • @boqorkatogdheer5051
      @boqorkatogdheer5051 5 ปีที่แล้ว

      Naayaa waa ragiini iska kiin lahaa xiahood sidii dumar

    • @hawaarojacaylkufjokdsduujd2960
      @hawaarojacaylkufjokdsduujd2960 4 ปีที่แล้ว +1

      Wrya Ka Xishod Dadka Mida Kle Reer Sheekh Isxaaq WAa Miid