Hargaysa: Dhacdo Layaable Qoys Guriga ay Galaanba La Gubayo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

ความคิดเห็น • 94

  • @mahadibrahim1615
    @mahadibrahim1615 3 ปีที่แล้ว +17

    تعلموا البقرةَ فإنَّ أخذَها بركَةٌ وتركَها حسرةٌ ولن تستطيعَها البطلةُ.
    Xalku waa inaad suuratul Baqarah ku akhridaan guriga maalin kasta. Adkaarta subaxa iyo galabtiina aad akhrisataan Ilaahay idamkii waad ka guulaysanaysaan sixir iyo shaydaan wuxuu soo dhoobdhoobay. Alle SWT waxaan u weydiinayaa qoyskaa inuu uga gargaaro dhib dhammaanteed.

  • @iidmohamed9618
    @iidmohamed9618 3 ปีที่แล้ว

    Scw ilahay ha badbadiyo DaKan waxan talo ku siin laha surada AlBaqra joogto guriga ha ugu akhriyo.

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah yarabi ilahow dhibta ka qaad dadka walaleeni ah 'waa yoima jimco yaarabi yaa allah.

  • @mohamedabdilahi417
    @mohamedabdilahi417 3 ปีที่แล้ว +2

    Wiilkan iyo gabadhan dhalinyarada ah ilaahay ha ka dul qaado dhibka Aamin Aamin

  • @aididfamily236
    @aididfamily236 3 ปีที่แล้ว +1

    Allahu Akbar Ilaahay awoodiisa hakaga korqaado dhibka haysta Ilaahay how Gargaaro dadkaas Muslimka ah Allahum Aaaamiiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin.

  • @ibrahimomar8895
    @ibrahimomar8895 3 ปีที่แล้ว +3

    subxanallaah. illaahay Swt waxan idiinka baryayaa in uu dhibkaa idinka ka dulqaado Amiin yaa Rabi

  • @mohamedessa3287
    @mohamedessa3287 3 ปีที่แล้ว +6

    Walhi wan ka naxay ninka dhalinyarta ah alleh haka dul qado wllo Bulshada musliminta ah inti argta ama dawata videogan an so cawino dar ilaahay

  • @abdirahmanosman585
    @abdirahmanosman585 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaawoow la tulqaad aamin aamin aamin

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah illahay haydinka dulqaado imtixaanka.🙏🙏🙏

  • @faraxcumar5854
    @faraxcumar5854 3 ปีที่แล้ว

    Subxanallaah alle ha idinka dulaqaado dhibkan

  • @seynabali5894
    @seynabali5894 3 ปีที่แล้ว

    Rabbi ha ka qado dibta rabbiyow masakinta ka qada dhibta haysta aamin allahumma

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 ปีที่แล้ว +6

    Adiyo gabadhu laba meelod kla taga bal kuu dabku raaco🤔🤔🤔illaahy sw hydinka dulqaado

    • @fawzihapiip0763
      @fawzihapiip0763 3 ปีที่แล้ว +1

      HadaY mid ku cadaato waa laYs furaYaa guriguna wuu dumaYaa mid baana canbaar lala daba istaagaYaa ee sabirkaa aY aamineen ugu ducee

  • @maxamudabdullah8819
    @maxamudabdullah8819 3 ปีที่แล้ว

    Alloow ugargaar dadka islamka

  • @ahmedmohamedissa5403
    @ahmedmohamedissa5403 3 ปีที่แล้ว

    Alla haka dulqado waa wall imaan badan

  • @abdiqadiromer8440
    @abdiqadiromer8440 3 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah Wlahi waa dhibaato Allah ha idinka dulqaado Insha allah wll

  • @aragsan2962
    @aragsan2962 3 ปีที่แล้ว

    Ilahay haka dul qado wll dhibta

  • @sacadmuusecumar6867
    @sacadmuusecumar6867 3 ปีที่แล้ว

    Subhanallah

  • @aliosman5386
    @aliosman5386 3 ปีที่แล้ว

    Subaxanallah ,Alle haka dulqaado

  • @zimpaofficial5835
    @zimpaofficial5835 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah Haka dulqaado Dhibaatada

  • @sayoweerarsomalilanddhaba3126
    @sayoweerarsomalilanddhaba3126 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay hakaa dulqaado wllo subxaanalaaha

  • @abdikhaalaqyare2464
    @abdikhaalaqyare2464 3 ปีที่แล้ว

    Subxaana laaah Alle hakuu gar gaaro oo Alle hakaa qaado dhibaatada idin haysata

  • @Ardaa_fardowza143
    @Ardaa_fardowza143 3 ปีที่แล้ว

    Guriga gudihisa iyo dibadiisaba camera ku wareejiya sii loola wadaago sheekhda aduun ka meel ay ka joogan ba howshu howl yar maha camaraduhu xaqiiq da aad looga sii dalacan doona insha Allah ilahey haydinka dul qaado

  • @salaxcifow8889
    @salaxcifow8889 3 ปีที่แล้ว

    mahadoow isoo xariir si aan talo kuusiiyo allaaah hakadhigo taladeyda mid waxkuutarta aamiin

  • @fatmahassan2718
    @fatmahassan2718 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahey haidiinka dul qaado baqara surah baqara aqrista

  • @homeh3455
    @homeh3455 3 ปีที่แล้ว +2

    Sh caydaruus u tag

  • @xamdayuusuf8172
    @xamdayuusuf8172 3 ปีที่แล้ว

    Subxanallaah ilahay ha idinka dulqaado wixii waxa sameeyayna allah haka abaal mariyo

  • @nursingsimple3916
    @nursingsimple3916 3 ปีที่แล้ว

    Allah ha caawiyo

  • @sacadmuusecumar6867
    @sacadmuusecumar6867 3 ปีที่แล้ว

    Allah ha kuu gargaaro

  • @Engdaacadd
    @Engdaacadd 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll anigu saddex qodobaan kuusoo jeedinayaa mahad
    1.ugu horayn waan kuu ducaynayaa in Alle SW kaa faydo kurbada iyo dhibka
    2.marlabaadka wll ku samir waa masiibee Allena bari si niyad ah
    3. Ugu danbayn wll bal dib u yar feker in meel uun wax ka qaldanyihiin Asxaabtii(RC) nebigu haddii qodaxi muddo meesha wax ka qaldanyihiinbay dib u baadhi jireen
    Allle hayna asturo wll

  • @asmah7586
    @asmah7586 3 ปีที่แล้ว +2

    Guriga camerad ha lagu xidhi makhsinada oo dhan iyada oo aan cidna la ogaysiin. Anigu waxaan filayaa inuu qof idiin imaad uu guriga gubay.

  • @cawociiltira5510
    @cawociiltira5510 3 ปีที่แล้ว

    Wll qli alla hakaa dulqaado dhibta oh my god illahay kuuu baryaya wllshay saynab qaali

  • @abshirahmed3533
    @abshirahmed3533 3 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah ilaahay ha idinka dul qaado amiin yaa rabi

  • @munaabdirahman6446
    @munaabdirahman6446 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahaw adaa Waynoo waaxide kadulqaad

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 3 ปีที่แล้ว

    Suuratul baqara guriga ku akhriya guriga lagu akhriyo suuratul baqara shaydaanku masogalo sixirna maqabanayo sha.allaahu ilaahay ayaanu kamagan galay sixirolayasha

  • @fowsiyagoled9514
    @fowsiyagoled9514 3 ปีที่แล้ว

    ilaahey ha idin ka korqaado Waxaa layaab ah sixirkan umadii dhameyey war heedha masileydihin umadii Waxa ku dhacdey imaandaro Soomaali waxa baden baa inaga qalden dadkani miyaney musliibin ahey subxaanalahi

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 3 ปีที่แล้ว +2

    Quraan saar

  • @mohamedjama41
    @mohamedjama41 3 ปีที่แล้ว

    Allah dhibka ha ka qaado, nolol aduunyo waaa imtixaañ uune. Allah ha inaga badbaadiyo masiibo oodhan insha Allah.

  • @mogulaid1711
    @mogulaid1711 3 ปีที่แล้ว

    subxaanallah alle ha ka dulqaado ya rabb

  • @nasiim9635
    @nasiim9635 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah dhibka haka qaado qoyska Allah ciwad khayr qaba Allah haka siiyo ,guriga Suratul Baqara ku Akhriya Habeen iyo malinba,

    • @jaybfariidoz41
      @jaybfariidoz41 3 ปีที่แล้ว

      Aallah haka qabto masiibada qoska daba dhigaty iilahow kadulqaad

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 3 ปีที่แล้ว

    Subxaanalah allaah haydiin naxariisto aduunyada akhirroba ajiiib weeyi cilmi ilaahaye allaah haydin nabad galliyo dadkaygiiyow

  • @ibrahimwarsame6746
    @ibrahimwarsame6746 3 ปีที่แล้ว

    ilaahay ha idinka dulqaado dhibtada dabku ka imanaayo aamiin

    • @GeckoWiz
      @GeckoWiz 3 ปีที่แล้ว

      Amiin

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 3 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxariisto

  • @somalibonusfx191
    @somalibonusfx191 3 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaa hala baadho away ciidan ka amaan ku habaadhaan arinkan

  • @Mohamedjama
    @Mohamedjama 3 ปีที่แล้ว

    subxaanallah alle ha ka dulqaado

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 3 ปีที่แล้ว

    ilaahay ha idin gargaaro alaabta quba

  • @SomaliTiktok-Reaction
    @SomaliTiktok-Reaction 3 ปีที่แล้ว

    alle wll ha idinka dulqaado sidan si maahe mahad

  • @ramlamahamud8154
    @ramlamahamud8154 3 ปีที่แล้ว

    Subaxanllllha ilahayow ka dulqaaad

  • @abdirahmanosman585
    @abdirahmanosman585 3 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭

  • @Janno190
    @Janno190 3 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah illahay balaayada hakaa hayo walal quraan ku akhri oo u yeedh dhamaan sheekhyada hala.furdaamiyo shaydaan ama sixir xasadka illahay haynaga wada hayo

  • @hoodovaya5766
    @hoodovaya5766 3 ปีที่แล้ว

    Alle haydinka dulqaado 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @cabdiftaxibraahim9763
    @cabdiftaxibraahim9763 3 ปีที่แล้ว

    allh haydin kabadbaadiyo

  • @wadar-waaxid
    @wadar-waaxid 3 ปีที่แล้ว

    Allah hakaaqado wLlo dhibkaa

  • @cawiyemunir4733
    @cawiyemunir4733 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah illahow nibka nigasaar

  • @sidiiqmaxamed2588
    @sidiiqmaxamed2588 3 ปีที่แล้ว

    Subxaana Allah

  • @adandeeq2631
    @adandeeq2631 3 ปีที่แล้ว

    Ilhy haka dulqado

  • @mawlidaxmad9826
    @mawlidaxmad9826 3 ปีที่แล้ว

    Alla haidinka qado dhibka

  • @aishaali8539
    @aishaali8539 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi Reer Agteena Ayeee Ku Dhacday Odayga labo Reer Ayuu leyahay Daqiiqada Gudahod Ayuu Dabka Is Qabsanayaa Baaba Ku Noqday Labadisa Reerba Wlba 2bil Uma Dhaxeen Guryihiisa Hdne Naf Waxba Kuma Gaarin Guryihi Udhawaaa Labo Ku Baaba.ay Sds Oo Sheegayo Uga Kacayaaa ALLAHA ka Dulqaado Dhibaatada Heysata😥😥😥😥

  • @faraxmaxmoud5465
    @faraxmaxmoud5465 3 ปีที่แล้ว

    Subxanlaah ilaahay ha idinka dulqaado sabra cibaada siyaadiy waysa qabka ilaaliya suuratul baqra akhrista marwlba gurigna ku shida marwaba

  • @maxamedsiciid969
    @maxamedsiciid969 3 ปีที่แล้ว

    Allah haka dulqado qoyska dhipka haysata waxa jira dad nolol qudhi waaya alleh haydin cawiyo

  • @sahramahamedjama5966
    @sahramahamedjama5966 3 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah ilaahay haydinka dulqaado masiibada bisinka waxa dhici karta inuu yahay jin gabadha jecel waayo sixir guri guba weli maynu arag cidiba ma joogteen reerkii la shuufoba gurigaalagu gubilahaa ee ilaahay haka dul qaado masiibada

  • @mukhtardayib7909
    @mukhtardayib7909 3 ปีที่แล้ว

    Zupxa nalaah
    Allowkaduqaad Adaa awood leh

  • @mohamedosmaan1777
    @mohamedosmaan1777 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahaw dhibaatada Kadul qaad

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 3 ปีที่แล้ว

    Subxanah ilaahay haka daba reebo 😭

  • @nimcoaxmed6407
    @nimcoaxmed6407 3 ปีที่แล้ว

    Alle haka dulqaado dhibka haysta qoyska

  • @aminamohx5228
    @aminamohx5228 3 ปีที่แล้ว

    subxaanlaah subxaanlaah alaah haidinkaqaado dhibka

  • @yourchannelthejoker6721
    @yourchannelthejoker6721 3 ปีที่แล้ว

    Illahaw dhibka ka dulqaad

  • @mohamedabdi2160
    @mohamedabdi2160 3 ปีที่แล้ว

    Ilahay haka dulqaado

  • @ahsosuleyman6619
    @ahsosuleyman6619 3 ปีที่แล้ว

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😰

  • @abdiadan9752
    @abdiadan9752 3 ปีที่แล้ว

    illahay ha idinka dulqaado

  • @muntaas1xuseen984
    @muntaas1xuseen984 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha idinka dul qaaado dhibka

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 3 ปีที่แล้ว

    Illaahay waxaan ka baryayaa inuu idinka dul qaado dhibkaa

  • @yaasiinaadan1398
    @yaasiinaadan1398 3 ปีที่แล้ว

    Allah haydinka saaro Dhibkaa

  • @salaxcifow8889
    @salaxcifow8889 3 ปีที่แล้ว

    ac madad markii aad dhibaata aragto allaah weydiiso dadka aad wax weydiin neyso arintaa waxba kama oga

  • @mucaadabdirizak839
    @mucaadabdirizak839 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay dhibka ha idinka dulqaado.lkn wll taaso kale burco ayey ka dhacday.reerka cuntadooda & cabitaankoda ayaa laga dhigi jiray dhiig soconaya .markaa. Waa sixir.ilaahay ayaa Ku guuleyey shiikh rusheeye &jaamac Cisman .reerkina caadi ayey noqdeen

  • @nuurabdulle1849
    @nuurabdulle1849 3 ปีที่แล้ว

    Allaha kaqado dhibka heysta walalaheyn waa musiibo

  • @mohamedmohamoud256
    @mohamedmohamoud256 3 ปีที่แล้ว

    Dalka masar ayay tan oo kale Ka dhacday sheekh Mustafa alcadawi ayaa baadhitaan Ku sameeyay waxaana cadaatay in qof qoyska Ka mid ah oo wax tabanayay geysanayay markaa Cid dhib idinka sheeganaysa baa laga yaabaa inay Ku lug leedahay waxba Jin iyo IL iyo sixir ha eedayn

  • @sayoweerarsomalilanddhaba3126
    @sayoweerarsomalilanddhaba3126 3 ปีที่แล้ว

    Guriga camera halagu xidho dhamaan guriga

  • @jinofarh3309
    @jinofarh3309 3 ปีที่แล้ว

    sadagad bxyaa wexee danbyaa askadaya

  • @hipoayaan3736
    @hipoayaan3736 3 ปีที่แล้ว +1

    Uqobo halkii lagugaly cawkuhurudaaa

    • @TruthTellerMan
      @TruthTellerMan 3 ปีที่แล้ว

      Wax waynbaad ogtahay shaydaamadyahay

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalah dadka dadka sixraya maxay ka faaiidayaa sixirku waa dambiyada ugu waaweyn allah ha ka baqaan dadka ficilka noocaas ah samaynaya

    • @ibrahimabdi6399
      @ibrahimabdi6399 3 ปีที่แล้ว

      @Leila Hassan sixirku waa dhagar

    • @mohamethnazri5044
      @mohamethnazri5044 3 ปีที่แล้ว

      @Ali Ali 𝗻𝗶𝗼 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗮𝗮𝗺𝘂𝘀 𝘀𝗶𝘅𝗶𝗿 𝗺𝗮𝗷𝗶𝗿𝗼 𝗹𝗮𝘆𝗻𝗲

  • @hamdamohamed163
    @hamdamohamed163 3 ปีที่แล้ว

    Yap illahow usahal

  • @adansaid961
    @adansaid961 3 ปีที่แล้ว

    Ninku.isagaa.jin.u.eeg.kkk

  • @abokaradaan8232
    @abokaradaan8232 3 ปีที่แล้ว

    Ilahay haka dul qaado