maanta waxan so samity decoration guriga 🥰🥰🥰

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 110

  • @mariaabdla4063
    @mariaabdla4063 11 หลายเดือนก่อน +16

    mcnto samiiro wlashey wn ku jeclahy ilahy dartiis mcaney wxa stress ka kawadaayo io fikirka io murugta byo waa astaqfarta io saliga nabiga anaa ka hubo oo tijabiyey byo ku dadaal ana ka hubo ina fikir io murug aadan arkayn❤

    • @nimcaaliwaceys8484
      @nimcaaliwaceys8484 11 หลายเดือนก่อน

      Haa mcnto uurka keenayo ani wlhi musqusha ku oyni jirey waxa idaarey ma aqaan wlhi ani dhan ciriiri saasey thyna quranka dhamayn jirey lkin uurka asaaba stress wato

  • @user-sz2jw8kp2s
    @user-sz2jw8kp2s 11 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allah❤

  • @ruqiyo9067
    @ruqiyo9067 11 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allh ❤

  • @xafsaibraahim8566
    @xafsaibraahim8566 11 หลายเดือนก่อน +4

    Waaw anaa ugu horeeyo maanta❤❤❤❤ samiiro qurux ❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanbestboy6637
    @abdirahmanbestboy6637 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah

  • @hibomohamedabdi1766
    @hibomohamedabdi1766 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤

  • @xxbaileyxx3770
    @xxbaileyxx3770 11 หลายเดือนก่อน +6

    Masha allaha ❤❤❤

  • @maryanmohamed319
    @maryanmohamed319 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah ❤❤❤❤

  • @deekoapdukadir2553
    @deekoapdukadir2553 11 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going my sister

  • @ikraanxasan677
    @ikraanxasan677 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh hore usoco qliyeey

  • @taqwaadam1608
    @taqwaadam1608 11 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah Samiira siman♥

  • @mahamudfuraad
    @mahamudfuraad 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ilahay ha ku fududeeyo 😊😊

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 11 หลายเดือนก่อน +1

    Manshaallah😍alah ku fududeyo xabibti

  • @CanabMacalin-mt6ol
    @CanabMacalin-mt6ol 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah abyo farxadadu wafardeyda❤❤❤

  • @xaragodheyman5226
    @xaragodheyman5226 11 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah guriga waa sogu lanahay ❤❤

  • @user-sz2jw8kp2s
    @user-sz2jw8kp2s 11 หลายเดือนก่อน +2

    Horumar wacan xbbtii❤🌸

  • @abdisalanwarsame6527
    @abdisalanwarsame6527 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allah 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sundusabdikadir8766
    @sundusabdikadir8766 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allah xbbti horay usoco❤

  • @fathiyoabdi8982
    @fathiyoabdi8982 11 หลายเดือนก่อน +3

    Keep going sister ❤

  • @Ellin947
    @Ellin947 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah abaayo ❤❤

  • @user-kf4pz6pn6w
    @user-kf4pz6pn6w 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allha waxn ku rajn nola qurx badna

  • @umuzahra3864
    @umuzahra3864 11 หลายเดือนก่อน +3

    Ma’am’s ha allaah❤❤❤

  • @shamsaalihassan1475
    @shamsaalihassan1475 11 หลายเดือนก่อน

    Famil mashallah

  • @hodanmohamedlifestyle
    @hodanmohamedlifestyle 11 หลายเดือนก่อน +4

    Maansha allaah ❤❤❤

  • @SuleeqocaaqilAadan
    @SuleeqocaaqilAadan 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mnsha allh abayo adunka dhamaystir malahan wawada qabyo

  • @sowda2506
    @sowda2506 11 หลายเดือนก่อน +2

    Hore usoco samiira qurux badan qalbi wanaagey waligaa faraxsanow🥰🥰

  • @saaficabduqaadir219
    @saaficabduqaadir219 11 หลายเดือนก่อน

    Mash allah sharfey hore usoco

  • @zamzamabdikarim2641
    @zamzamabdikarim2641 11 หลายเดือนก่อน +1

    Machallah

  • @madinomaanka7435
    @madinomaanka7435 11 หลายเดือนก่อน +1

    Walhi samir waa daacad abyo macn ❤ iinad gurgad iyo reerkad dhaqto aya diyat uu tahye aalla ku baarkyo

  • @NaemaHassan-nd2ty
    @NaemaHassan-nd2ty 11 หลายเดือนก่อน +2

    Samiiro alle haku dayee farxadada adban ujeclhy❤😊

  • @abdisalanwarsame6527
    @abdisalanwarsame6527 11 หลายเดือนก่อน

    Samiro wan ku jaclhy wallhi wallshey mcn cimri dher iyo cibado suban allah ha ku siiyo wallshey

  • @HafsaHussein-pu9md
    @HafsaHussein-pu9md 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mahalla 😊dadàl wacan

  • @kamaymuktar5380
    @kamaymuktar5380 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah ❤❤❤

  • @FowsiaMohamed-mc8rx
    @FowsiaMohamed-mc8rx 11 หลายเดือนก่อน

    Msha allh fimly qurux bdn allh idin daysto

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 11 หลายเดือนก่อน +1

    الحمدلله على كل شيء وعلي كل حال

  • @Ikranchannel
    @Ikranchannel 11 หลายเดือนก่อน +3

    Codsi soo boqda channelkyga waan kaga mahcelina❤

  • @mandekmohamud3977
    @mandekmohamud3977 11 หลายเดือนก่อน +4

    Wax walbo ale haku fududeyo abayo❤

  • @wardamohamed9308
    @wardamohamed9308 11 หลายเดือนก่อน

    Itilmam xbbt mesha decoration pls mombsa jogaa

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah

  • @user-xc6hj2qz6r
    @user-xc6hj2qz6r 11 หลายเดือนก่อน

    m.a xabiibiti 🎉

  • @user-kf4pz6pn6w
    @user-kf4pz6pn6w 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allha samra waxn ku rajna

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 11 หลายเดือนก่อน

    Samiro saxib samaystay mnsha allh ❤

  • @sacdiyoadansacdiyoadan4690
    @sacdiyoadansacdiyoadan4690 11 หลายเดือนก่อน

    Subaxana laah

  • @amaalhasan2735
    @amaalhasan2735 11 หลายเดือนก่อน +1

    Samira qalbi qurux❤❤❤❤

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 11 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @farxiyfilsan6116
    @farxiyfilsan6116 11 หลายเดือนก่อน +1

    Adiyo saxibadaaba daadax baa tihiin❤🎉

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 11 หลายเดือนก่อน

    Wan kusalmay saxibta ❤❤❤❤

  • @HamdaIbrahim-vj4sb
    @HamdaIbrahim-vj4sb 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abaayo waxba ha istareesin jawiga aad ku jirtid waaye inshaa allaah waad ka baxaysaa hadii alla idmo wax walba waa hagaagayaan inshaa allaah ❤❤❤❤ ❤

  • @amino7176
    @amino7176 11 หลายเดือนก่อน +2

    abayo samiiro inta kudhiman ilaah nabad hakugu dhameeyo farxadada wateeyda walal waxanjooga marekan wan kulasoda waxankacodsanlahaa waxyar inaat isameyso inkastoo xaladada lasocdo waxan ahay hooyo uurleh walal creamka ad wajiga ad u isticmaashey ma Ii so dhiibikartaa mahadsanid abayo

  • @ayaanadaawe6385
    @ayaanadaawe6385 11 หลายเดือนก่อน

    Hanblyo Hanblyo ❤❤❤

  • @xafsamoalimabdiahmed842
    @xafsamoalimabdiahmed842 10 หลายเดือนก่อน +1

    😍😍😍😍😙😙😙😙😚😚😍😍😙😙😚😚😍😙😙😚😍😍😍😙😚😚😚😚😚😚😚😚😚😍😍😙😙😙😙🤗😙😚😍😍😍😍😍😙😚😚

  • @xxbaileyxx3770
    @xxbaileyxx3770 11 หลายเดือนก่อน +1

    As abaayo waxaan rabaa telka waxaan ka waresan babaso insha allaha wasabakaga.

  • @abdirahanbader6830
    @abdirahanbader6830 11 หลายเดือนก่อน +1

    Sxptaa waa wayeel😂

  • @farhiyoabdirahman463
    @farhiyoabdirahman463 11 หลายเดือนก่อน

    Aduunka ayaaba saa eh markaa inta waxkahagaajizid meelkale lee. Kuu soohalaaweeso. Ee insha allh. Tartiib tartiib uhagaaji

  • @xaragodheyman5226
    @xaragodheyman5226 11 หลายเดือนก่อน

    Qolka afnan halagu daro waxa lahagajinayo waa kadugena ❤

  • @isteelkaaxmed-qq6pg
    @isteelkaaxmed-qq6pg 11 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah

  • @fartuunahmed6629
    @fartuunahmed6629 11 หลายเดือนก่อน

    Creamki away abayo sogali

  • @muslimonaleye842
    @muslimonaleye842 11 หลายเดือนก่อน

    Mashallah alle ha idin barakeyo lkn wll culeysko dhan adi inad isa saarto maaha culusow masuliyadisa meesey isaga magac uyaal miyaaa wxs wa ku ceeb

  • @saabirin690
    @saabirin690 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @dekoomar3076
    @dekoomar3076 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @kowsarkiinchannel9969
    @kowsarkiinchannel9969 11 หลายเดือนก่อน +2

    Abayo saa u jeceshay iney walalaha Ku cawiyan adigana dadkakale u cawi

  • @xafsamoalimabdiahmed842
    @xafsamoalimabdiahmed842 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @GodeyGacalo-nl3un
    @GodeyGacalo-nl3un 11 หลายเดือนก่อน +2

    Soo uu dawneni wan ku dale soomiro

  • @KaltumaMuktar
    @KaltumaMuktar 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nadiifamustafa
    @nadiifamustafa 11 หลายเดือนก่อน

    Wllhi taas anaa kula qabo qaali

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha. Alaah. KABAX. Guriga saas larsbaa. Falogyada. Fiican. Hore Mar. Wacan❤❤❤😊

  • @hijrayusuf9997
    @hijrayusuf9997 11 หลายเดือนก่อน

    Uurka miya haa guri tv ka jabay wa cidlo cidlo like wa ku saareyna sis walaashen ina ku caawina kula socona.

  • @kookiinapdi7770
    @kookiinapdi7770 11 หลายเดือนก่อน +1

    Farxad ku nolow

  • @drsaishaaliabdi8917
    @drsaishaaliabdi8917 11 หลายเดือนก่อน +7

    Wll TV culusow ha gado adiga hada guriga bedeshey isaga gad dheh adiga inaa guriga bedesho xata ma ahayn lkn hada sameysay bee isaga muxu qabta muxu gadaa??? Hada adiga wax kasta TH-cam ka shaqayso guriga gelisid 🤔🤔🤔🤔😌

    • @fartunmohamed1254
      @fartunmohamed1254 11 หลายเดือนก่อน +1

      Exactly

    • @khadramaxamud1632
      @khadramaxamud1632 11 หลายเดือนก่อน +1

      Haduu hayo ha soo iibiyo hadii kale dhib male 😂

  • @samaaraaquen4326
    @samaaraaquen4326 11 หลายเดือนก่อน

    Meesha magceed abyo

  • @sahrorermagaal5343
    @sahrorermagaal5343 11 หลายเดือนก่อน

    Wxaan ku cadatey ma noo shegyid samiro

  • @canabcabdullahi4401
    @canabcabdullahi4401 11 หลายเดือนก่อน

    Walpeepar qatr ku dhaji meesha tv ga

  • @fatmafay2275
    @fatmafay2275 11 หลายเดือนก่อน +2

    Abaayo hadaa cantara baqash soo dhikto xitaa wan dawanayna. wallahi wan iskakaa jeclahay in aan ku dawado. horay usoco. Alle ha idin xifdiyo.

  • @laylaabdi1485
    @laylaabdi1485 11 หลายเดือนก่อน

    Garabkaaga nahay hada gabdho nahay horumarkaaga waa farxadeena

  • @Hure_Official..24
    @Hure_Official..24 11 หลายเดือนก่อน +2

    🎉🎉🎉🎉❤ well done sister wiilasha haka reebin meesha xaliimooyin kaliya majoogaan meesha😂😂

  • @GodeyGacalo-nl3un
    @GodeyGacalo-nl3un 11 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhhhh

  • @iqrahcadey1068
    @iqrahcadey1068 11 หลายเดือนก่อน

    Samiiro aawe creamkii aanoosoo swreyse waaku sugeynee

    • @ruuruuucadey7670
      @ruuruuucadey7670 11 หลายเดือนก่อน +1

      Ani xita waa sugaayay cremka wlhi waan kaa sugeena insha allah xbbti vidiyowga danbo

  • @carfonittapella2851
    @carfonittapella2851 11 หลายเดือนก่อน

    Malina frxd😂 waye malina murug😢 adunka sas ah nolosha dhanba waaba sas mcney samir

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 11 หลายเดือนก่อน +3

    dumarow waajibkii ninka laga rabay isku raray oo ka fakara hadhowna calaacala farax wa saan iyo saan dhaha hadaa fadhigii ba gadeyso maxaa tv halobay kaa galay so nin ma joogo guriga
    ani wan shaqeystaa alx waajibkiisana faraha lama galiyo wili ba anaa ka mushar bdn caadi iska dhig qalbigaaga ha na tusin xbbti

    • @user-fj5rt8cv8x
      @user-fj5rt8cv8x 11 หลายเดือนก่อน

      Sax

    • @wardaladan425
      @wardaladan425 11 หลายเดือนก่อน +1

      Wlhi isku fikir ban nhy ugu yaraaan responsibilityga guriga badh u daaa jah

  • @zainabmoha1835
    @zainabmoha1835 11 หลายเดือนก่อน

    maskiintaan kaducestaa tv ugadaaa baby hysataa hooyo kastanaa wedaremii kartaa 😢😢😢😢 sorry xbbti

  • @fartunahmed4354
    @fartunahmed4354 11 หลายเดือนก่อน

    Ninka horta muxu gabadha tara shaqada dhan guriga ninka aya laga raba wuuna awooda waa qof ilhy lixadkisa udhameyeyy bes gbadha waxa laga raba ilmaha inay xananeyso bes ee gabadhan aad ayay ujilcanthy

  • @khalifmahamed1187
    @khalifmahamed1187 11 หลายเดือนก่อน

    Ducada murugta akhriso

  • @umuanzal1893
    @umuanzal1893 11 หลายเดือนก่อน

    Dukanka inte kuyala

  • @laylocali9902
    @laylocali9902 11 หลายเดือนก่อน +1

    Musalsal cml ayaan kuu sugaa wax Lee noosoo doob wax aad noosoo duubto hadaa weydo xitaa noo sheekeeey abaaayo allaah Dartiis ayaan kuu jclhy abaaaayooo samiiro ❤❤❤❤❤

    • @fazuuinanasir930
      @fazuuinanasir930 11 หลายเดือนก่อน +1

      Wlhi isku mid nahay jaceel naga tahy wlhi manta o dhan wan firina❤❤

    • @laylocali9902
      @laylocali9902 11 หลายเดือนก่อน

      @@fazuuinanasir930 maasha allaah mhdsnid abyo Samiiro waa qofka kaliye nolosheeda ka run sheegta dadka is tustus ka iyo beenta ku jooga maaha kheyr badan allaah ha siiyo

  • @mustaqiim1893
    @mustaqiim1893 11 หลายเดือนก่อน

    Gabr rerkeda dabaranesa tahy Allah idn barakeyo is garab is taga far kaligeed fool madhaqdo

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 11 หลายเดือนก่อน +1

      wxy shaqeysato nafteeda u baahan manta hadu dhinto Alle cimrigiisa ha dhereeye waa ku ayada lee marky wxy manta hrsho wa in ay dhigataa

    • @mustaqiim1893
      @mustaqiim1893 11 หลายเดือนก่อน

      @@umumascuud3307 qofkii dacad ah Allah waxbo uma wayo meshuu kahelaba wahela

  • @fartunmohamed1254
    @fartunmohamed1254 11 หลายเดือนก่อน +1

    Odayga soo gad dheh maxuu kuqaban 😮

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 11 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 isku fikir nhy team xisaabtamayaal

  • @nabiilaibrahim6489
    @nabiilaibrahim6489 11 หลายเดือนก่อน

    Faarax muu gado TV ga asi arafada miyaa la qalanaa

  • @saalaxsunne-yf6jz
    @saalaxsunne-yf6jz 11 หลายเดือนก่อน

    Single mother-taas igu sooo qabo lambarkeeda

  • @nasriincadeey4540
    @nasriincadeey4540 11 หลายเดือนก่อน +1

    Abaaayo ninku biil kuma siiyo miyaa

    • @dekahassan2505
      @dekahassan2505 11 หลายเดือนก่อน

      YUTUB BIISHAAAN NINKA MABA SHAQEENAAYO❤ INU DUGAAN WAX UUUN MADAX HALA GALO

    • @layliishqueen5307
      @layliishqueen5307 11 หลายเดือนก่อน

      Masheyste u ekyahay kaas

  • @hodanbazhir5293
    @hodanbazhir5293 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah

  • @shamsaalihassan1475
    @shamsaalihassan1475 11 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @amina-zv9rn
    @amina-zv9rn 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @deeqamohamed675
    @deeqamohamed675 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @aishakiin685
    @aishakiin685 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allaaaaaaa

  • @amina-zv9rn
    @amina-zv9rn 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤