Guubaabi reer gadood waa I do waayo reer siyaad waa abeeso sumeysan oo xaadid nimo gado lahary reer guri waa xaalo hadba kii calaan iyo dolor I gado bay raacaan mar Macanese siyaad oo aan waxba Utahan bay Dani ordaayeen markale bari hiiraale baa kusheqen waayay maanta a reer siyaad iyo reerugaas dharma ale oo riidinayo power reer diini oo San kashey Karin mariixaan djexdiisa
Xaqiiq aniga oo hawiye ayaa kuu qiraya in uu wadanka haligey ogu dambeyn ithobiya uu u gacan galiyey dagaalo qabiileed isaga inuu abaabulo baa ba ayuu ka dhigey dalkii halaga gaaro waa iga talo
Geesi geesi dhalay wlhy hassan qofka ka suga qaranimo waa duli waar meesha halaga kaco oo qofkan dugaaga ah ee dalkii rogay ha la iska qabto hana laga dabo tago hantida qaranka ee uu gurtay ee uu u haysto dhaxal aabihii uga dhintay
13sano ninka xaaraanta idinku heysto Ka hadal oo hal tuulo Ka xoreynin alshabaab oo dasturka jubalaan Ku tuntey maad Ka hadashid mise in xabsiga liinta Ku cabtid baad Ka baqeysaa
Walee xilibaanku wax buu u sheegay tolkeey ee ilaahow taladaa nagu hanuuni. Maa shaa Allah War xilibaanka warkiisa
Mashaa Allaah geesi noolowo❤❤❤❤️❤️👍
Maashalaah ilahay ha ku barakeeyo waa nin wadaniyad leh
Xaqiiq baad dheegtay
Allah haku anfaco.
Cidkasta oo Somali sharafteeda dhaawaceysa Alle kaka qabto
Marraawaaxid!
Xaqiiq ayaad ka hadashay.
Jubaland guul insha Allah
Mashaa Allah hadal aan laxin laheen
Allah hakuhafidow walal
Maashaa alaah adeer❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilaah haku xafidho taladaada hadaan laqaadana wa filayaa in loo aayi doono ilaah baa ka magan galnay sharta xabaala faagte
AFSAME iyo mareexaan please unite stop fighting each other
maashaa allah wa oaday somaliyeed laandheere wayska cadahay inaad noqon doonto next bresedent jubaland waayo waa oaday dadkiisa isku wadan karo reer jubalanow xildhibaanka doorashada dame waa in miiska loosaaraa kursiga
Soo dhawow walaal nin aad tahayba waan ku raacsanahay warkaan
Ilaahow marixan adaa u maqan
SAX❤❤❤❤❤
WAA RUNTA❤❤❤
Saxiix wlh❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Bravo caleyka
XASAN SHEEKH WUXUU RABAA IN UU SALDHIG UU DOORASHADA KU GALO KA SAMAYSTO JUBALAND ‼️
Adee runtaa weeye do kale ma jiro mana noole
Guubaabi reer gadood waa I do waayo reer siyaad waa abeeso sumeysan oo xaadid nimo gado lahary reer guri waa xaalo hadba kii calaan iyo dolor I gado bay raacaan mar Macanese siyaad oo aan waxba Utahan bay Dani ordaayeen markale bari hiiraale baa kusheqen waayay maanta a reer siyaad iyo reerugaas dharma ale oo riidinayo power reer diini oo San kashey Karin mariixaan djexdiisa
Geesi gếi dhalay
Libaax libaax dhalay
Run
Xasan dhiiqo kii gedo soo weeraya maaha dadku iloosho dhowa kii hubuka idinkulla dagaalameye maaha👁️
Xasan dhiiqo .ku jiira. Wadanga in sidag daga loka qabto waye. Xasan dhiiqo. Waxaa u sowada .qof iyo qori . Ayuu raba .nidaam dowladeed marabo. Barlamaan qashina ayuu wata oo dhan dhanraca.
Gedo waaxa iskleh mareexaan , cawlhyaan iyo bartire heshiiya walayal
Waa run taasi
🇸🇴Somalinimo
Aad iyo aad wasidaaa
IYAGA OO WALIBA CURAD KII DAAROOD AH IN QAAR KOOD HAWIYE ISTICMAALO WAANASIIBDARO XASAN SHEEKH IYO MAREEXAANBA WAAD LA HADASHAY XILDHIBAAN MAHAD SANID
❤❤
Wasx
Xaqiiq aniga oo hawiye ayaa kuu qiraya in uu wadanka haligey ogu dambeyn ithobiya uu u gacan galiyey dagaalo qabiileed isaga inuu abaabulo baa ba ayuu ka dhigey dalkii halaga gaaro waa iga talo
Ader waxba ha noo amanin shiiq Shariif iyo wixii la halmala anaga ha noo sheeting axmed madowe oo tuug ah marka adiga qabil ma ku wada ader iska tag
😢
Geesi geesi dhalay wlhy hassan qofka ka suga qaranimo waa duli waar meesha halaga kaco oo qofkan dugaaga ah ee dalkii rogay ha la iska qabto hana laga dabo tago hantida qaranka ee uu gurtay ee uu u haysto dhaxal aabihii uga dhintay
Maasha Allah runtaad kahadashay mudane
Warninyajoow maad waalantahay mise waad cabsantahay mariixaan 6 sano oo wadanka madacweye ka ahaay shabaab iyo itoobiyo unboow lacagta ku daldalaaye Farmaajo maa marixaan wax gooniya u wabtay xasan xildhibaan kuuma magacabayo ama qeyli ama ooy tuugbaatahsy sxb dal iyo dadne waxba uma heysid abii axmad marixaan asaga adis kula shirayo oo xogtii dalka u jajuusayo markasa dadka ka qarine sidaa darted baad madacweynaha qaranka xagxagane Xasan iyo Xamze waa wadaniyiin intakalane waa muqaribeyn sida kuwa ad shegeyso .
Sidan rabo hadan waayo Qaran ma jiro wa sida ay ila tahay
Daarood ninkaan Hawiye waaduleystay ee axmed koonfur ciidamada hakadoodhaqaajiyo denina bari Hawiye intaan Hiraab aheyn waadiyaar ee Hiraab magacii Hawiye iyo kii soomaaliya waadilay ee halmar Iskudaya oobadbaadiya dalka maqaalkaan aan Iska jiidnee ilma adeerayaalow balanteenu waaxamar
WALAAHI WAA RUN QABIIL WAXBA IIMA TARO HAWIYE WAX IIMA TARO XASSAN SH WAA JAAJUUS QABRI BOOB LACAG BOOB DHUL BOOB BILILIQO VILA FAMILY CALI GAAF VILA ALSHABAB ROOBOW CALI DHEERE KARATAY WAJIIS BASHIR SALAD XISBU SHEYDAN XASSAN SH TUUG XAMZA CAWAAN NEEF CAWAN JAAJUUS😂😂😂😂
13sano ninka xaaraanta idinku heysto Ka hadal oo hal tuulo Ka xoreynin alshabaab oo dasturka jubalaan Ku tuntey maad Ka hadashid mise in xabsiga liinta Ku cabtid baad Ka baqeysaa
Adiga waxba lagaama weydiinayo tuug ina tuug dhaley ayaad tahay
Ader tuug baan kuu arragnaa adiga iyo Axmed madobe iyo Dani kjlli ilma jajuusin ah basd tihiin . Dowlada iyo sharaftooda ka fuq .
Waa run taasi