Taliyaashii Kala hogaamin Hal guuta mareexan iyo hal guuto habargidir buu Hassan sheekh caawa kulan Kula leeyahay. Hassan sheekh waxaa lagula taliyay inu dib u soo nooleeya walaalihi galguduud ee aha isbahaaysiga dooxada jubba
Awaay galad iyo guuleed maxaad u soo deen la dihiin taageerayasha axmed madoobe ee gedo sida howraarsame marexaan reer xasan talxo fiiri odayaashi geesiyaashi howrarsame sida ay u taageersan yihiin axmed nuur
Jubaland guul insha Allah
Guul. Iyo gobanimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤d5❤❤❤
Guuln. Iyo gubanimo❤
Guul jubaland
Ciidamada jubbalaand guul iyo gomanimo
Faanfaan SBM
Scm kusoco dhulba ugu dhulka ciideeda dhuxun aya ugbadan dhulkeene mahadsanid hobanimo
Acww waliba dhaha sayid axmad madoobe
Kiyamboni waxay ahay khatartii lama filaanka ahayd Jl gasho meel laga taageersanaa oo ciidan iyo maamulba ay qiyaaneen
Kobahii ayaa laga reebtay iyo dharkii itoobiyaan ayaa helay
Taliyaashii Kala hogaamin Hal guuta mareexan iyo hal guuto habargidir buu Hassan sheekh caawa kulan Kula leeyahay.
Hassan sheekh waxaa lagula taliyay inu dib u soo nooleeya walaalihi galguduud ee aha isbahaaysiga dooxada jubba
Qosolkasn ooyin baa kadanbaysa
Buudka maxaad uga reebateen
Filimkan ma gadmayo saxibayaal. Wiilal katirsana ciidanka jubaland oo waliba lashegey inay dhinten aya iminka kaso hadloya dhanka kenya
Sotiri Al Shabab fadaralka ATMIS kuli ciidan inta meel dego iska difacikaro Ciidanka Jubbaland oo werer ah majiro
Lkn iyaga wala werari karaa bal hadii ay kuso weraran abood kasta lahow wala hubaa iney kudulmarayan shaki kuma jiro fanax waa ogyahey wana sababta uu uga baxsadey mesha waliba haduu dhanka kiyunga tagi lahaa isla malintas way uga daba tagi lahayen inta malmo kadib tagey buu kasii dhaqaqey oo kulbiyo tagey bukasiitagey
Cebtu.melbay.hasan.iyo.4.lacashesa.maqashi
ssc khaatumo qadiyad soomaliyed bay kudagaalama ee hala taageero wayo fallaagada idoor waxay dad iyo dhul soomaaliyed soomali kaso gooni raban
Awaay galad iyo guuleed maxaad u soo deen la dihiin taageerayasha axmed madoobe ee gedo sida howraarsame marexaan reer xasan talxo fiiri odayaashi geesiyaashi howrarsame sida ay u taageersan yihiin axmed nuur
Qabyalada iska daa dadku ha ku siinado wariye ayaad tahay
Been badanaa