DAMIIRLAAWE CALASOOW BOOW HAWIYE MAKALA LUMAAN MIYAA? ISAAQU MAKALA LUMAAN MIYAA CIDA DAAROOD LEE MAA LUMAAN ? WAA SU'AAL DA'WAYNOO MASKAXDA DAALINAYSEE MALAKAMOWT KU ADOO DAAROOD KU FOOGAN LEE HAKU DHIMAN SOCIAL MEDIAYAHA SUBXAANALAAH.
ODEYGA QAB-QABLAHA AH EE MARNA SIYASI ISKA DHIGA MARNA WADAD, MARNA GANACSADE OO WADA BEEN AH. WIIL U ADEER UYAHAY AYU WAX UTARI LA’AYAHAY JUBALAND IN U MADAXWEYNE KANOQDO RABO.
Please Like Share And Subscribe Thanks
Nimanyahaw sheekha nimkan nuisance dhalin waad ujeedaan sawirka sheekha mesha kaqada
Hadii kale idinkaa ku ceebowaye
Xalwo xaji cise waxay ku taal shalemo somali agteeda😊
Sax waabari
Subxanalah alow kugargar 😢warun intaad qof wacdinlaheyd naftada wacadi warun
Ilahay hakucaawiyo😢😢😢😢
Kurbada,Allaha kaa qaado walaalkey, Aabahaa iyo Adeeradaana xaqa ,Allaha tuso
Subhana allah 😢😢😢😢😢
Waa sheeko Cajiib ah Aduunkan wax walbo waa la maqlaa Run iyo Been sidey wax u jiraana Allah baa og Allah ha u saqiro Hadey Run Tahay
Ninkaan waa sax waa reer Ibrahim shakuul
Daahir dadka soomaali aad buu kalayaqaan .masha allh
Kk makala yaqaan qofku sii waraystaa markaasuu yiraaa Haa haaa waa aqaan
Xiligii hore mise hada?
Waxa uu yaqaano ma jirto ee waa wax loo soo sheekeeyey
Waxyaabaha uu sheekana been ayey u badanyihiin
Subxanallah walaahi waa Aduunto gadoon
Ninkan Reer Shakuul waa yahay xagga balaaqada iyo muuqaba. Waa in magtiisa la siiyo, waana xaajo ugub ku noqon doonta dhaqanka Soomaalida.
Illahay ha gargaro yaa allaha
Inaa lilah wa Inaa lilah rajicun sh shakul aaa 😭😭😭
Subxaanallah Sheekh Maxamed Ibrahin Shakuul video hala tuso Anagu reer Awaare ah
MAABU KUU KORSANE HAADI UU KUU INKEERYE ILLAHEYEE KUU REEB ILLAHEYE CAAFWEYDSO
Ninka wadaad isku sheegga ah maxamed Ibrahim Shakul waa bakheyl aad u gacan adag beri baan isku magaalo wada joognay. Haddana dadka Nairobi ugu dhaqaalo badan buu ka midyahay. Miskiinkan waa la'inkiray
Waynadah.wanagsanadah.axamdulilah.hadad.dhibkih.yartah.sodhaftay.waa.alah.mahadis.ee.iskah.samir
Xaqagah.rabigay.bah.kusin.oo
Hadad.aduunkah.kuweydey
Akhirad.haleysah
Markah.hooyadah.kzduceysoh
Intay.dhiman.oo.ducadah.hooyadah.waa.laguh.janah.tagah
Matanah.cidnah.umah.bahnin
Ee.samir.oo.rabigagah.iskuh
Xir.oo.saladadah.tukoh.oo.duceysoh.iskanah.hilmam.waxiih.adsomartay.yarantadih.hooyadah.agtadah
Tag.hanah.kasotagin.intay.dhimanaysoh.lajoh.khabtiganah.adigah
Dhig.hooyadah.ducanah.kalah
Har.oo.waxeey.kufaceysah.ducadah.hooyadah.aduun.iyo.akhirabah
Oo.aduunkanah.umadah.bah.ku
Jaclan.akhiranah.waad.kujanah
Galaysah.ducadah.hooyadah
Markah.rabigay.hakuh.asturoh
Aduun.iyo.akhirabah.walalkey
Islaamkoh.
Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Taasi waa caadi abbe naag yar qabo oo hoyadaa qabin naxariis darada walagu yaqaan.abbahaa oon hoyada qabin wa adderkaa .
Kkk
Walle Somali waa wareertay.
Sidee Dahir Calasaw ku xukumi karaa dad kale.
Subxanallah Allow xaqa tus somali ILLAHAY ha ku micino walalow walidkana xaqa tus
Dadka waaweyn oo maxkamad ciyar ciyar loo soo furtay imaanayo ma dhimanyihiin
Waalidka somalida waa noocaas waa kuwo arxan daran oo dhib badan oo naxariis daran 😢😢😢😢😢😢
Haday kuwaada ahayeen kuwo inkar❤qabo oo naxaris laheen ma qasab baa inuu walidka somaliyeed oo dhan inaay xunyahin?
@bluerain3282 badan kood waa dad naxariis daran oo ad adag wll
Waalidiinta ha u gafin, waalidiinta somalida waa dad naxariisto. Amaad adiga caasi aheyd
@@bluerain3282
Waa runtaa😊
@@bluerain3282
Waa runtaa
Subxana lah ilaahow dhibka ka dul qaad
DAMIIRLAAWE CALASOOW BOOW HAWIYE MAKALA LUMAAN MIYAA? ISAAQU MAKALA LUMAAN MIYAA CIDA DAAROOD LEE MAA LUMAAN ? WAA SU'AAL DA'WAYNOO MASKAXDA DAALINAYSEE MALAKAMOWT KU ADOO DAAROOD KU FOOGAN LEE HAKU DHIMAN SOCIAL MEDIAYAHA SUBXAANALAAH.
Wabeeneeye waa mj reer bari, Ayeyo ayan kuu ahay wiilkeenow m.a.
Wllhi ninkan waa nin sharaf leh oo Diin leh, aqoon leh, oo loo gefey. Wallaahi waxa waxaa ku kacay waa gun. Balse, dhanka kalena aan maqalno, intaynaan go’aan kama dambaysa gaarin.
Kaasi aabo maaha waa shaydan
Ninkani wuxuu u soo halay in uu runta ka sheego reerkii dhalay kuna nafiso wixii ka buuxay maskaxdiisa sanooyin badan
ohoyada hadayba noshahay maxad dadada kugushegiweydey hada haday weynatey wakhti ay yareyd bajiraye alah hakudhib dhamo
Isagoo yar baan garanayaa, waa ilaa 55 jir.
War zubeyr ahaa ninkaan waaan is Garaneynaa rer Milan. Itali ayaaa isla ahaan jirnay. 2009
Dahirow arintan wadhacda oday
Maseray hadalki Wilkana
Waliyaqan
Xamar weyne maaha, Xalwa Xaaji Ciise Waaberi ay ku taalay safka Shalema Somalia jidka makka mukarqma
Xamar weyna weey kutalay oo baranjiyaa kutalay 😅😅😅😅😅
Waa sax waabi way kutiil mar danbe xamar Wayne bang kale ka fureen laakiin tan waabari baa caan ahayd aaga shaleemo somalia ama shaqaalaha👍
Qofkastoo wax Yari Tol ma yeeshee ilaahay Bari inuu rasaq badan oo barakaleh la Bari iyagaa ku baryi doonee
Daahir calasoow Allah maxaa dadka taqaanaa
Subxaana laah aabahaa sookale waligaay mamaqal
Waxaa ayaan daro ah adoo intaas jirta inaad raadineyso inlagu dhaho aabo waad kaweynaatey iskutasho shiikhu shakuul ninfiican maaha
Wiilkiisa ma ahan adeer ayuu u yahay
Wallaahi waxanun
Sry aader wlhi aadban oga xumahay 😢😢
Maxkamada
Maa sheey xaqa alaha idin tuso
Weey weeey
Ninkan daahir calasaw ma shaydaan baa wax u sheega meelkasta waa ogyahay waa maxay malaha asagaaba shaydaan ah 😅😢😢
Wa jajus halku cibado galilaha ayu shaqada wada
Ar saahiroow ninkaan waaba sh shakuul oo meeshan taagan
😂😂😂😂😂😂😂😂
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Adaaba kawayne muxu aabo kuunoqdaa
Wll samire iyo imane oyoo la furaye wilkee duu wa dulmaneyahaye😢😢😢😢😢
Hadalkiisa waa xanuun weyn sorry walaal 😅
ODEYGA QAB-QABLAHA AH EE MARNA SIYASI ISKA DHIGA MARNA WADAD, MARNA GANACSADE OO WADA BEEN AH. WIIL U ADEER UYAHAY AYU WAX UTARI LA’AYAHAY JUBALAND IN U MADAXWEYNE KANOQDO RABO.
Xalwa xaaji ciise waxey ku talaa shaqaalaha
Hala iga dabageeyo sheekadaan ninka cabanayo iyo ninkaan koofido qabo waa isle eg yihiin. Malaha waa adeerkii.
Waxan oo kale wa uqubaa ka dhalato
Xataaa Wa isgeehiin
Xalwa xaji ciise wa waabari jedka shaqaalaha ka so horjeedkeda
War Dashir Calasow Jaahil iyo Kaptan Ayuub Jaahil oo ah dadka ugo liita maantay Soomaalida oo dhan, baa wax la waydiin .
Waar ninkani cid kalaa dhashay oo waa ibna furaash.aabihii shareecaddaa siinaysaa.meher hooyo ayuu ku dhashay.
Ceeb maaha hasaad garac tahay,waayo adigu dambiga ma lihid.ninkani ha iska noolaado bilaa aabo.maxaa waalay.cay looma dhinto.daahir runta u sheeg.
Nuux wa abgaal
Aabaha mar kuu furo naag ta ilmaha in qaab ta mara
Abboyaalka qaar naxariis maleh wa dad xun.balse naagta uu qabo miyeysan binu adan aheyn ilmo yar oo magan u ah maxey ka ximin naagaha qarbaa aqli yar maxa ilmo yar laga ximin.
Talo hoo hadii abbo iyo walalo ku rabin rabi baa ku joogo adiga isa soo sar oo u qurux badnow ha tusin duruftada ku heyso wax la,antey kugu nacerne .
Aad ayaan uga xumahay waxa kugu dhacay waalidka intaa kugu sameeyey ma maleyneysaa iney soo dabcaan Allaah ha kuu saqiro
Ninkan hadlaya iyo shakuul waba is le eg yihiin been badana
Warya Ree ibrahim shakul qaraba nahay I will share them Inshalah
War ninkaan sh shakuul ay leeyihiin oo Nairobi jooga waa Gangster nin naxo ma aha anaa aqaan
Isire xumi weyin wile dhan oo la goyooo xirir kisa😢😢😢😢
😢
Nacalatallacaleg adiga iyo kad usheekenesa tuunini kuxaare qaligakadhitay
Wlhi aad baan ula xanunsaday ninkan Waxa ku dhacay
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💋
Adaaba kawayne muxu aabo kuunoqdaa