Hadad tagto kanada nolosha hore u wad iyaga gadaal ba ugu boqon hore usoco waa runtiis daahir soco wax barasho ku mashquul hoyadaa caawia allaha isku xir
Mashallah, Thanks to all the TH-cam Bloggers who are helping this Brilliant Kid !! Mashallah May Allah give you Kheir & Baraka. He is An Amazing Kid!!! One Day he will help his mom & his Siblings. Mom is definitely in need of Mental Health help!!Very Sad Story!!! May Allah bless the Family. Jaazakala Kheir
Daahirow wiilkaa yar ee aad ka farxisay ayaa ilaahay kuugu danbi dhaafayaa,ee talo fiican aan ku siiyo sidanba hadaad u fiicantahay ,maad iska daysid cayda iyo qabyaalada ilaahay hakaa madoobeeyo qabyaalada cayda insha allah waa kuu soo ducaynaynaa
@Aziiza_A kulen Aabihis waa Ajanib somali ma ah Bangalidesh waa aan fila Waana Gaangister weyn sida u sheegay USA 🇺🇸 ayu ku xirna waa lasiidayay aya lasheegayay Alh waclan 😷😷😷
Mashallah, Please help this Family!!! So Sad . It’s Abuse what they did to this Family!!! They call themselves Muslim!! It’s Haram what they did to them.Subhanallah!!
Aniga wallahi arrintani way iga oohisay, somalida waa baaba'day hal qof qoyskaas maa laga waayay oo ubadkaas iyo hooyadood u hadla xata hadday hooyada waddo xun qaaddey in sidaas loo cadaaba waa qalad
Miskiin waye wilkan wlh qisadisa wan oyaa markasto o an xasuusto anondhagesneyn xate waxan ilahey uga barya in u isaga iyo hoyadis nolol fcn geliyo dahir calasow mashalah wanaga ad subiso ilahey kaliya ku abulgudayo
Dahir wa abtii fcn wallahi wilka farxad kamuqada manta Mashallah ceyr dhan abti kueh ceyr Kalix maxan Somali dhan upti ku ah Aniga Dagodia habaryar ku ahay ❤habaryar farxad kunolow
Masha Allah. Hooyo qurux badan baa dhashey Ilaahoow hooyadiisa iyo wiilka.yar mideey
Wiilkaan ilaahow xaqiisa see wiilka iyo hooyadiis walaalihiis insha Allah ❤❤❤❤❤❤
Wlh waan ilmeeyay wiilkaan yar iyo hooyadii sida loogalaayo nin raga lamaciilo daahir Allaah kubarakeeyo wlh waan kutaagezrsanahay sida aad cadaalada aad uga shaqeesay inta u dhiman u dabasoco wiilkaan yar iyo sidii eey hooyadii eey meel uga soojesanlahaayeen soomaali illaahoow qalbigooda iskufur yaarabi 🤲🤲🤲
Maan sha Alaah waa wiil caqli badan ilaahay ha caaweyo
Masha allaah dahirow allé ha ku cawiyo cawa wuu qoslaya wadka farxisaye allé ha ka farxiyo
Hadad tagto kanada nolosha hore u wad iyaga gadaal ba ugu boqon hore usoco waa runtiis daahir soco wax barasho ku mashquul hoyadaa caawia allaha isku xir
Masha alaa dahiroow ilahay ah ku guuleeyo❤
Inaalilaahi wa inaa ileyhiraajucuun wiilka waa la ciilay lakiin waa fariid
Dahira cil tire walhi nin somaliy u bahn tahy ba tahy cadga alle ka qabato amiin
Dahir Calasow iyo C Casiz really Somali waad anfacdeen guuleysta
May Allah protect this young man to be upright and righteous. To be successful.
Mansha Allah tabarakallah waxatsise talo wanagsan ajir iyo xasanad Allah hakasiyo Amiin yarabi
Mashallah, Thanks to all the TH-cam Bloggers who are helping this Brilliant Kid !! Mashallah May Allah give you Kheir & Baraka.
He is An Amazing Kid!!!
One Day he will help his mom & his Siblings.
Mom is definitely in need of Mental Health help!!Very Sad Story!!!
May Allah bless the Family.
Jaazakala Kheir
This is very sad, but manshallah am glad that he's going home. Wlc bk to Canada bro ❤
Sagal can't understand this. They captioned sixir too. What happened to the boy?
Sorry habo mcn I feel sad wlhi my Allah help you inshallah
Allaa waan Ooyey Silica lagu Sameeyey Sida loogalay cidaan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Masha Allah Thank you
Wiilku waa wiil caqli badan maasha allaah
Canada is already watching the video
Adheer Dahir Alaha kafarxiyo ❤❤❤
Maashallaah wa iga ilmeysiiyey waa wiil fariid ah
Waa wiil fiican wiilkaan Allaha u fududeeyo noloshiisa
Walaahi waxan aaminsan nahay caruurta Drugs isticmaalo iyo derbi jiifka ah waxa u sabab ah Nolosha dulmiga laga galay.
Masha alaah dahir ilaheey haku xafido umada waad ugar gaartaye rabi ku xafido wiilkan waa maskin farxada aad siisay ilaheey owladada hakugu xifdiyo
Asc daahir daahir darajo korkaada ha ahaato daahirow camalkaada jano allaah kugu geeyo amiin yaa rabi
Asc dahir waa dashay ilaheey kheer haku siiyo
Canug dagan wye 😢😢😢 masha Allah ❤
Rafaadka karti ayaadka heshay horay usoco hooyadaa hadey xanuunsaneeyd gaala ayaa idin qaadanleheed habaryar hada hooyadaa caawi allaha kuxifdiyo kanada hadaatagto shaqeeyso waxbaro insha allaah
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Manshallah guuleso Dahir Abti guuleso
Maasha allaah ilaah haku xafido daahir calasow🎉🎉🎉
Rabiyaw caawi waa wiilkayga oo kale ee dulman 😭😭😭😭
Waa Cadaalad Legend Dahir allasow 🫡🫡war ninkaan daahir ah haduu jiri lahayn yarkaan maskiinka ah yaa caawin lahaaa Dahir kuwa kayaryarna Canada 🇨🇦 kuceli ninkaan abtiyaashiis iyo habaryarihiisa sida yahuuda ula dhaqmeen Ee Yarkaan Cadaalad sax ah ayuu ubahanyahay Ilaahey ugargaar
Waa yaab walaalo,saan
Walashood yeelayo
Habaryar nasiib wacan balse balwad ha istaacmaalin reer abtiyaashaana hadhibin ishaalah aabana raadi
Maan sha Alaah ala fariid sanaa ilaahayoow kudaa war kafogeeya reer kaa ciilay
Obsultly . You really give him. Good. Advice i. Liked
Why are you raping the English language?
Naa waxa dhadha. Absolutely. I really liked the good advice you gave him.
@@bluerain3282😂😂😂😂😂😂
Waa wiil fariid ah maasha alaah
Thank you Daahir 🎉
Amazing young boy❤ Wax walbo ay isku dayaan wuu dareensan yahay😂Alle ha xafido
Ilaahay haku xafido Dahir somali waad u soo baxday masha Allah
Waa la ciilay hooyadaan iyo ilmaheeda😢😢😢
Oo maxaa lagu sameeyay ninkaan guriga filadaah ku bashalayay
Innalilah wa inna illeyhi rajacuun illahow u madada hanagu salidin subhanallah 😢 very sad
mansha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alxamdu lilaahi dahir darajaa ledahaye illaahey dib kuuma dhigo
Subxan Allah Cidan waa la hoojiyey belaayo heshey
Waa kafarxisay dahir calasw welka ad abti utahay masha allah
Haduu Canada tago way u dhamaatay Habaryarta 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Daahirow wiilkaa yar ee aad ka farxisay ayaa ilaahay kuugu danbi dhaafayaa,ee talo fiican aan ku siiyo sidanba hadaad u fiicantahay ,maad iska daysid cayda iyo qabyaalada ilaahay hakaa madoobeeyo qabyaalada cayda insha allah waa kuu soo ducaynaynaa
Ala qurux badana anaguba noo egyahay
😂😂😂😂😂😂
Masha Allah hilla ha idisa wal mariyo
Dhammaantiin guuleystay
Daahiroow qeer Allaha ku siiyo
Oo wiilka somali mahan miya😮
Any way hooyo somaaliyeed aya dhashay❤
Aabihiis aya hindida madow ah hooyadiisna waa HBG waad fahantay aan fila😷😷😷
@
Aabihii Hindi mahan walal ayeydey aya eh ayu yiri
@Aziiza_A kulen Aabihis waa Ajanib somali ma ah Bangalidesh waa aan fila Waana Gaangister weyn sida u sheegay USA 🇺🇸 ayu ku xirna waa lasiidayay aya lasheegayay Alh waclan 😷😷😷
Walaahay wiilka waa wiil caqli badan laakiin waa la ciilay 😭
Hooyo horay u soco❤❤❤❤❤
masha allah habo please dahir habdhihin dheh abti dadka ka wawayn waa waludka allahna ku dhowro
Caruurta qaar waa saaa qofka magacisa ayeey ku dhawaqaan of which is not good
Horey u soco maamo
Whi ninkan way cileen lkn haduu Janis u helo dhaman wuu ka aaar goodsnayaaa insha allah
Ma waxa la arkay qof 7 dollar bishi la siiyo wuxu dhaqan xumaaaa
@@yaasiinismaciil4022kop Kafe aan kucaba 7 dollar 💵 wiilka yer weey ciileen minibus tadook aye ku sameeyeen maadama Aabihiis uyahy hindida madoow😷😷😷
Daahir guuleyso, cadowgaaga captain hoos
Habo raali ahaw dadka soomaliyeed oo dhan maxuma waankaa raali galinaynaa wixii kusoo gaadhay horay usoco waxbaro shaqayso sidiii aad hooyadaa hormar ugaadhsiin lahayd kudalaal habo illahay haku garab galo
Manshaallah waa reer wanaag iyo qurux ka muuqdo ,maxaa loo dhibaateeyey weliba wiilka yar maskaxda looga dilay ,kuwaas family kuuma ahan
Daahir ilaahay haku barakeeyo khayr fara badan alaha ku siiyo daahir 😭😭😭😭😭😭
Mashaa Allah waa wiil yar lkn caqli badan allaha u gargaaro 😢
Mashallah, Please help this Family!!!
So Sad .
It’s Abuse what they did to this Family!!!
They call themselves Muslim!!
It’s Haram what they did to them.Subhanallah!!
Daahirow ilaahay ha kuu gar gaaro inta aad u gargaarayso
Maashallaah iska cafi
Adeer waan ka xumahay ILAAHAY garabkaaga ha galo. Kacoo hooyadaa iyo walaalaha u shaqo tag.
MASHA ALLAH GUUL GUUL GUUL MAXKAMADA SHANTA SOMALIYEED ABKOOWGEEY DAHIR DAHAB WE LOVEEEEEEEEEE YOU👑❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hambalyo ❤️ Hambalyo ❤guuuuuuuul cawiya masakinka😭😔🥹😂
Well kahalacaweyo
Wlh waan ilmeeyey farxad darteed waayo dhibkaan ookale wuu dhacaa ee maxkamadda meelaha laga helo nagucaawiyo 🙏
Guulayso daahiroow
Aniga wallahi arrintani way iga oohisay, somalida waa baaba'day hal qof qoyskaas maa laga waayay oo ubadkaas iyo hooyadood u hadla xata hadday hooyada waddo xun qaaddey in sidaas loo cadaaba waa qalad
Masha Allah
2y
😢😢😢😢😢Maskiin,wiilka dhibaa loo geeystey,Hooyadana ma Nicbo asiga hooyadii wuuw caawindoonaa inshallah ee Hala Furdaamiyo🎉
Wiilka Yar waa la ciiley asaga iyo hooyadiisa maskiin
Wiil yaro dagan waaye mashalah
Asc dahir waad mahad santahay
Wiilka waa will fariid ah hooyadiisa in uu caafiya ayuu rabaa.
Hana guuleyso cadowgaaga cagta ka hoos
Maanshalah dahir
Ilmaha wadanka Lageynayo oo laga soo tagayo waatano kale
Wiilka waa wiil yar hala caawiyo
Deer Cabdi kaasiueeri reer jowhar baan wada ahayn
Habaryaryaasha qaar waa habaar
haa walahi hormarkada ayey kahunyihin wlhi kuwa qar wa habaaar
wooooooooooooow🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤ ❤❤
Heyti ma qabiil Soomaaliya😊
Wiilka yar Allaha ugargaaro
maya waa dal ka tirsan Caribbean sea cuba
waxaa gumeystay Español ama Spanish
@@sadam1318Haiti waxay daris latahay Dominican Republic 🇩🇴 waxay ku hadlaan French
@@sadam1318 Haitian weekend wiilka 😢😢
@@sadam1318France ayaa kumaystay show. French aay kuhadlan haitian ka.
Legend dahir alsoow guuleyso
Dahir Allah ha ku caawiyo
DAAHIROW... WIILKA WU QUFFACA TAKHTAR DAAWO U QORO HA LOO GEEYO, DHAXANTU JJIFANAYAY IYO CUNTA XUMMO HADDABA HEYSO, AYA ISUGU DARMAY.
Wiilka siduu uqunfacaayo qof balwad iyo gaajo isugu darsantey cml ayuu uqunfacayaa Allah dhibka hakasaaro
Miskiin waye wilkan wlh qisadisa wan oyaa markasto o an xasuusto anondhagesneyn xate waxan ilahey uga barya in u isaga iyo hoyadis nolol fcn geliyo dahir calasow mashalah wanaga ad subiso ilahey kaliya ku abulgudayo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Daahiroow qeyr alaha ku siiyo adga iyo gavshaha kula shaqeeya wiikjaan iyo reer abtigius heshiusiuta
ISKA CAFI❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allaah
Dahir iyo ccasis riyali alle haydin gargaro sida umada somaliyed dadashen wilka miskinka wudhibtody alle ciilka ha ka bixiyo
😭😭🤲🤲
QURAAN HALA SARO KULIGOOD