Jaamacow waxba farxad badan yay ku galin. Gurgurte Ethiopia wu u ogolaaday in ay Jogaan somalia. Jaamacow warkaad sheegayso war ba kadanbeeyaye warka raadi
War Sxb galad Horta adigu maseexatid miyaa adigu War xassan war buu kadaba keenay Wali Ethiopia go aan xasssn weli kama gaarin Afhayeenkii xassan ma dhageeysatay
Zhp wlhy waan idin taageera hore usocda mar walba
Jaamacow ha deg degin la taliyaha amniga Xasan Shiikh wuxuu yiri hishiiskii Turkiya wuu hergiliyaa ciidanka Itoobiya wey sii joogayaan somaaliya sidoo kale wasiir dowlaha Cali Balcad isaganna wuxuu yiri Itoobiya wey joogayaan somaaliya.
الحمد لله اخيرا 🎉🎉🎉🎉
Xabasho ayaa tihiin kana xun ayaan filayaa. Qabiilistaayaal baad tihiin xabashta ka amarqata. Naga aamusa.
Gudh
Viva Somalia 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Saxiib waxbaa kaa dambeeyay.
Vila somaliya waxaa ka soo baxay in ciidamada Éthiopiya ay joogayaan somaaliya.
Kkkkkkk waxad melaha ka maqay dadka hala dhax iman itobiya wa laga rebay wayna baxaysa adigu hada tahy kuwa canjerada la Canada hada tahy horay u rac
Ader hassan shekh iyo barlamkasa waa basasaan uu shaqaya abaya Ahmed ayay yahaan
Sheekada dawlada federalku waa ( nin doqon ah ayaa lumay dabadeedna markii lasoo helay ee hoyadii loo keenay ayay hoyadii faraxday, markaasu doqonkii hoyadii ku idhi 'hooyo maxaad la faraxday bariba waan lumiyee) markaa Hassan sheekh waa doqon bariba halkiisi buu ka miisi donaa
Itobia Yakarebikara Somalia Eyadaxokunta Mamol Gobolet Ela Filla Somalia
Jaamacow waxba farxad badan yay ku galin. Gurgurte Ethiopia wu u ogolaaday in ay Jogaan somalia. Jaamacow warkaad sheegayso war ba kadanbeeyaye warka raadi
Warkaas wuubeenoobay
Warqad cusub ayaahada
Xafiiska xasan shekh kasoobax
Day inayjooga yaan ciidamada
Itoobiya. ,,yaab iyo dhakafar
Abiy Axmed cidna ka dhegaysan maayo, oo inta Israa’iil ay taageerto, qorshaynayso, oo ay daba taagan tahay, waxa uu sii wadi doonaa qorshihii uu ku qabsan lahaa dhulka Soomaalida, haddii aanu iska caabin kala kulmin ciidanka iyo shacabka Soomaaliyeed.
Abii oo caroodo ayey ku egtahay Xassan ayaa aadayo si uu gacanta uga dhunkado ugu a qanciyo wax Alle iyo wixi uu rabo
Nafkuceshi Maynor noqotay in Ethiopia lagareebay laakiin xoog miyay kujoogi
Kaa waxba lagama qoro kaas ayaan buu beenta wadi kadibna bahal ceerin madaaayo car sharad xasan dhooqo run hasheego ever 🤥🤥🤥🤥🤠🤠🤠🤠😳🤨🤔🤔
Maanay fiicnayan in soomaaliya la qaybsadao mar haddii soo.maali heshiin waydi
ciidamada Ethiopia adaa ku maqan qaar kale miyaad rabtaa in lagudaro
Guuledow xog baa i soo gaadhay ee gaadhii masuuliinta degaanka ergada garaad kulmiye hogaaminayo haday hargaysa ku noqdaan rag budhcada ah baa isu dhaarsaday inay laayaan digniinta gudbi teeda kale sirdoonka leexsan oo noocyo badan u shaqaynaya baa deegaanka buuxa
War
Sxb galad
Horta adigu maseexatid miyaa adigu
War xassan war buu kadaba keenay
Wali Ethiopia go aan xasssn weli kama gaarin
Afhayeenkii xassan ma dhageeysatay
Wxbajiraan waxad shubaysan Cidamada Ethiopia hadaba maamul beeleyada somalia ayba kataliyaan security council wxba bedeli karaan warkooda 30kun ayaaba kajooga ilaa muqdisho
Kuwaan saad isku dheheedid Somalinimo ayee aaminsan yihiin markii Ahmed modoobe oo Ethiopia ku lifaaqan ayee sharkooda sax da ah lasoo baxaan
Ethiopia marna waad lajirtaan marna waad kajirtaan awooyaal see camal
itoobiya ma jeclee isaaq baan kamasayrna jacaylka itoobiya ay u qabaan😂😂
Alla maxaaad been iskugu sheekeyseen
War galaddow ga isdaalin xassan la iskuma haleeyo
The two stooges.
😡🇪🇹😡
Wxbajiraan waxad shubaysan Cidamada Ethiopia hadaba maamul beeleyada somalia ayba kataliyaan security council wxba bedeli karaan warkooda 30kun ayaaba kajooga ilaa muqdisho