Balwaan waa wariye somaliyeed oo runta ka hadlo manshaallah, warka waa yar yahay gacan ku dhiiglayaashii videga iska soo duubay ,cadayn uma baahno gacanta ha loo soo geliyo xawaadle
Umada dhiigoda si bishaal ah loo dadinaayo nabad maso dabo umada somaliyeed allah haa kala qaboojiyo xawaadle waxa kula talin laha ineey samir raan ciidan kooda kala baxan ragka dintay weey shiideen ragkii dilay iyaga dib manta aduun iyo aqiro, laakin qof shacab ah waxbo galabsanin loga aroow qofkii dilo isaga dhiig muslim galay aqiro waa loo heeysta 2 meter ka hoos marto allaj hor tagto qabil keeyga uu araaye wax ladaho ma jiraan malintaas inta qof ku amaneeysay geesi waa so artay ku dahayo malen dadoow is aruuriya plz
Agoonyar& xawaadle waligood bey is dilayeen, hadana waa is dilidoonaan,Waxey lamid yihiin ceerigaabo?dawacaleey Ta xigta intii aan askarta ladilin labada Beelood heshiis miyey ahaayeen??No ma aheyn.xiliyada dagaalka iney leysdhexmaro waa qalad askariguna kama duwana kuwa aan askarta aheyn mar hadii ay qabiil tahay.realistic aan ahaano.
Foolxumada ka dhacday ceel baraf waxay cadeyn u tahay Somalia inay dowlad ka jirin because cadeyn waxa u ah waxa la yiri gudoomiyihii degmada ceel baraf iyo odayaashi ceel baraf ayaa ku leh oo waa la xiray waa yaab
Balwaan hala so qabto iyo wixi la mid ah ciyaal nimo maheyso dabka ow shido maalin kasta yaan indhaha laga qabsan asga daahir calasow iyo kuwa lahalmaal
Masha allah wariye Soomaaliyeed Balwaan Geesi Runsheeg ah ciidanki qaranka qabiil loodilo waliba kuway difaacayeen ay dilaan xanuun badan
😍😍😍❤❤❤
Balwaan waa wariye somaliyeed oo runta ka hadlo manshaallah, warka waa yar yahay gacan ku dhiiglayaashii videga iska soo duubay ,cadayn uma baahno gacanta ha loo soo geliyo xawaadle
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan walahay xawadle dhar baxo kul bey ku dhufdan ceebra adunka ba ku dhacday horgalki sanbolshe
Wariyaha kaliya ee runta ka hadlo thanks my brother ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Abgaal iyo Hawiye dawlad ma maamuli karaan. Hassan Sheekh waa gun.
Abgaal labo denbi ayuu galay,
1 waxay dileen ciidankii qaranka somaliyeed, waa danbi somali oo dhan ay ka galeen
2 xawaadle waa lagu qaldamay ,weliba wiilashoodii qaranka u shaqaynayey in abgaal bireeyo,weliba iyagoo darreskii dawlada xiran waa ayaan daro
Abgaalow arinka waa fududyahay dhagar qabayaasha abgaal waa taqaaniinee xawaadle u keena oo gacanta usoo geliya
SOMALI RIP😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴
Soomaali col ah aduunkuna col layahay waa dhaxalkii xasan dhiiqo
Asc sxb waxaa ku waydiinaya madaxwnaha iyo jabuuti ka so hadal
Faadumo
2020 6 Nin oo marexan oo dhusamareb katimid baa Dhexda loo hala inta u dhacaysa Balanbale iyo Gurcel 6 sarkaal ahayen lomana tacsinayn loomana Aarin Ugub kuma aha Somali wall Ogoow
Xawaadle waxaas maqaataan ebow kuwii sameeyey naftaa haayso
Xaladu intayna faraha ka bixin si dhaqso ah in caadalad laga shaqeeyo ba wanaagsan😢
Nin aan aarsan uurkii hooyadii
Asc
Balwan Wa Runta SOMALIDU dhiyacabe Qabiil koda ah bay Qabiil ku difacayan. SIDE CADALAD LAGU HELAYA?
Supxanalha somaliyahaa waa guubanaaysaah maalwalbo dowlaadlantuu xuumahaa
Umada dhiigoda si bishaal ah loo dadinaayo nabad maso dabo umada somaliyeed allah haa kala qaboojiyo xawaadle waxa kula talin laha ineey samir raan ciidan kooda kala baxan ragka dintay weey shiideen ragkii dilay iyaga dib manta aduun iyo aqiro, laakin qof shacab ah waxbo galabsanin loga aroow qofkii dilo isaga dhiig muslim galay aqiro waa loo heeysta 2 meter ka hoos marto allaj hor tagto qabil keeyga uu araaye wax ladaho ma jiraan malintaas inta qof ku amaneeysay geesi waa so artay ku dahayo malen dadoow is aruuriya plz
Wanaagsan
Waa iney ka baxaan kuna biiraan Puntland sida Mareexaan u surtay calanka Puntland waa iney surtaan calanka Puntland kana go'aan dadka sidaas yeelaya
Cancel
Xawaadle safarka wayudaranyihiin waybaadhaan ilaa nigiska ugudanbeeya midbaaqaadanaya ceebtaasayleeyihiin
Ninkaan ugaandhees afsoomaali kuhadla weeye oo u dhalan beesha uu sheegto
Hubeynta shacabka intaas ayaa ugu yar waxa ka dhaca
Sxb runti qaf cadaalada kahadla ayad tahay . Qaf ALLA yaqaan ayad tahay
Dadka haiskudirin dadkii waa lasooqabanayaa Dowlada looga fadhiyaa ee orad laascaano u shaqatag waaba ku soo xaaqeene
Wad hadalaka yaere
Sow labada beeloodba lama hubeynin
Agoonyar& xawaadle waligood bey is dilayeen, hadana waa is dilidoonaan,Waxey lamid yihiin ceerigaabo?dawacaleey Ta xigta intii aan askarta ladilin labada Beelood heshiis miyey ahaayeen??No ma aheyn.xiliyada dagaalka iney leysdhexmaro waa qalad askariguna kama duwana kuwa aan askarta aheyn mar hadii ay qabiil tahay.realistic aan ahaano.
Somaaliyey qabiil Qaran ma noqdo ee toobadkeena oo Qaran Somaaliyeed iyo sharci dhista
Balwan waxas o dhan waxa u sab u ah Xasan Xabsade dagal ooge
Kir shabeele kulahaa odayga 😂
Waxaa idin gumeeyay walaalaheey xawaadloow waa sambalooshe oo cirdigiina iyo sharaftiinii ku iibsaday xoogaa shilimaad ah iska qabta una celiya itopia waa jaajuus itoobiyaan ah mar biyo idin baabi iyaan marne sambalooshe lacag haydinku qaato iska celiya doofaarka itoopiyaanka ah waane ka xumahay waxa udinku dhacay yaan looga harin hassan shiikh baa ka dambeeyo waxaan dhan hassan shiikh sambalooshe m salaad faarah cabdulqaadir iyo kii guursaday mooryaan ka jabuuti geele gabadhiisa kuli waxay idinku gateen lacag iska qabta hirshabeele dheecaankeeygii iyo xudunteeydii aa taalo waa meeshaan ku dhashay kuna koray raaline kama ihi waxa ka jiro meeshaas
adigu wacesle ka ahaaw wacesle abgaal ewelba mahan 😂😂😂
Madaxweynaha waa wacaysle ogow
😊
Waceesle waa dad sharafleh balse ninkaan waa ugaandhees cuqdad u qaba baasha uu sheegto ee abgaal
Balwaan dhulbahante baa iibsaday ewalba waana Soo xaaqeen dagaalkii dhamaaday gabadhiina waykafurteen kolkay ogaadeen inuu yahay ugaandhees kuhadla luqada Soomaliga
Foolxumada ka dhacday ceel baraf waxay cadeyn u tahay Somalia inay dowlad ka jirin because cadeyn waxa u ah waxa la yiri gudoomiyihii degmada ceel baraf iyo odayaashi ceel baraf ayaa ku leh oo waa la xiray waa yaab
Hooyada beenta ka was, caqligaaga xun ee daciifka ah. Dawlada Abgaal ah.
Abgaal adiga maxaa kaagalay jareer waceesle sheegta baa tahaye oo cadaawad cuqdadeesan qaba baa tahaye aamus
Waryaa beenlow jooji aflagaadada. Mojoogtid ama ogid waxa wadankaa kadhcaayo.
Acw waan soo ayidayaa go aanka beesha xawaadle gurguurte iyo rajimkiisa waad aragtaan dolad manta ka jirto dalkii guurguurte baahane dhagool aan indhobeelay waaye masaajidi uu burburiyay iyo xabaalihi uu faagtay musiibadoodi way bilaabatay jecliyaa hhhhhhhhhhhhhhhhhhh dameerow iska biqleey ilaa sayid axmed nuur uu ku soo qabto hhhhhhhhhhhh
Balwaan hala so qabto iyo wixi la mid ah ciyaal nimo maheyso dabka ow shido maalin kasta yaan indhaha laga qabsan asga daahir calasow iyo kuwa lahalmaal
Maaruunta ay ushagaayaan umadaah somaliyaad ayaah ku guubayso khaasaraah ayaatahy a baax
Balwaan waa wariye somaliyeed daacad ah ,doonayn inuu dad dulmo ,haduu hadalkiisa ku dhibay somali oo dhan buu u yahay wariye ilaahay ha xifdiyo wariye Balwaan waa run sheeg ,NO QABIIL LKN SOMALINIMO
Yaan ladhageesan warkiisa ugaandheeskaan afsoo maali kuhadla