ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
arladaba dhammaan inantaan xusheenehel uga tageen awgeed u go'ayereyada cishqiga eegmada kalgacal iyaday bartoon ifka ugu jeclee ii daa allahayoowilyaskii naftiyo iftiinkii qalbiguku ildoogsadiyo ma istarbaayeeyaynigeeda iyo hablaheena ugubasaageed ka roon taan ka aaminaayubaxiyo makay laab oomaniyoishu daawatiyoo ooridayda wacanii daa allahayoowilayskii naftiyo iftiinku qalbiguku ildoogsadiyo ma istarbaayeey
🎉
2/11/2023 5sanno kadib ayan kulanay xalay waxan jawi ku wada qaadanay mglda duledka jawi Roob tix yaro dabal yaro qabaw aya jirtay goobtu wa mel bila sanqadha dibada uga so baxnay gariga wadanay oo jawigasan dawnahyn anako waliba wlhi is ogen oo xidhnen maryo madaw labadyaduba Ayan iska waresanyn waxa intaso sano waxa ku kala maqneeen xata magacyadyadu xarafka h ka wada kacan waxana no baxysay heestan ila inta kala imanyn Inshllh xidhidh ku dhamada is fahan iyo guur xalaala ayan ka rajenya inu inoqdo wiil khayr qaba 😩❤️💍
Ilaahay calaf haysugu kiin daro❤
Ayy hesaha magacaygu jiro kuwakle iiga duganyihiin jah❤😢
7 years ka bacdi baan soo baqan Eid jamac batalaale.🎉
Erayada cishqiga eegmada galgacal isag ibare ifka ugu jecle iida alahayow {C}❤😢
heestan waa markii igu horaysay waxana isoo doray odaygega aduunka ugu jecalay allah isku kayee keen ❤❤❤❤23/9/2024
Ragii fanku tabey ayuu ka mid yahey ILLAAHEY CODBUU KU MANEYSEYEID JAMA BATALAALE another leveL ❤😢❤
12 sano kadip ayaan daawanaya maantoy tariikhdu tahay 3/09/2022 saacadu 1:12 habeenimo anoo ku sugan wadanka belgium 🇧🇪 gaar ahaan brugge ama club brugge ❤️
25/Sept/2021 1:01 pm addis ababa erayada cishqiga eegmada galgacal iyada ibarto ifka ugu jecle wn ku jcly sgl🥺💔
Bukhari😩😩😩😩😩😩😩♥️
@@sagalfarxaansaleeban6566 maxad jacaylkeena u baabisay nabsigayga ku heli iiiiiiiiiiiiiiiiiii 😩💔
@@sagalfarxaansaleeban6566 Haye number kaga iga baxee iso qor😩💔
03/september/2022 1:14 ayaan ana daawanayaa walipa ka daawanaya België 🇧🇪
@@sagalfarxaansaleeban6566 Iga farxiya ma isla haysaan?
28/april/2024 10:00pm waxana ku sugna Kenya waana marki iigu horeysay aan arko
Ereyada cishqiga eegmada kalgacal yadaa i bartoo ifka ugu jaclahayHeestan wxa dhagaysanaya caawa oo ay thy 4/5/2024 8:47 habeenimo axad soo galayso
Ala Eid jama batalaaale 🥺❤️
What a song! Ciyaal Sharmo boy maxay ka garanayaan lejenkan? Heesihiisu makala dhacaan.
Erayada cishqiga eegmada galgacal iyada ibarto ifka ugu jecle N❤😢😢😢
Iid Jaamac Batalaale .One of my favourite song Istar.❤
School days ayan dhegysan jiray 12yrs kadib way igu soctaa wali
old is Gold. Marwa stay alive!!!
Wooof ax yaa hees run ahaanti wa hees i saaqday markaan dhagaystay
I daa allahyaw 2024❤🤲🏼
eid jamac fanaan wayn wlhy xidiga sanaka cidi kuguma haysato cidlaad dhigatay sxb salana sharaf
Wllhi wali Batalaale waa igu socdaa 2023 🎉
Fanka codkiisi sharftiiisi fannan aan Kujeclhy majiro wakhtigu haduu iiisamaxayo Arooskaygan kucasuumayah legend ❤❤❤allow cimridheeer sii
Xusuus 2021 ifiriz event 100 leero , ayuub dahir magan nabad ku ahow sxb meelkastood jokto ❤
2010 ban dhagaysan jiray heeskan Wagan Burco jogay 14 sano kadib ban ku dhagaysanaya Chicago,US
Ilayskii naftiyo Iftiinkii qalpiguh Kuh ila doogsadiyo❤😢
My neme istar 💕💕
Heestan waxaan dhegaysan jiray muddo ku dhaw 10 sano ka hor.Waa heestii ugu horaysaysay ee wllky fanaan shucayb uu duubay wllhi.Boqortooyo
woooooooooow best al fanaan Eid jamac MASHA ALLAH allaha ku deesto walaalkey cadey nice voice
2023 still fav song 😫❤️
Heestan waxaa iigu horaysa caawa 5/5/2024 Boqoradaydii,marwadayda Sahra Dawo caawa wan jeclaan lahaa inay ila dhagaysanyso lkn masaafa noo dhexaysa Arladaba dhamaan inantaan xusheeEhel uga tegeeAwgeed u goayEreyada cishqigaEegmada kalgacal Iyada i bartoonIfka ugu jeclee Iidaa allahayoow😢
Arladaba dhammaan inankaan xusheen ehel uga tagee awgii u go'ayoow...ereyada cishqiga eegmada kalgacal adigay baroon ifka kuugu jeclee😢❤ anoo wax soo yara jecjeclaanaya ayuun bay belo i dhufsanaysaa 😂😂😂😂
kusoco sister lol
yaasalaam ciid caadi mahan mash allah this yearz waad kacsatahay wlhi
Tolow manooshahay🥺💔
Isaga ibaro ifka ugu jecle idda allahayow❤💍
Still my fav song Istarr 3/12/2024❤️🔥🙌🏻
9/7/20248:25 pm jawi rooban ❤
10 Sanno Ka Dip Baan So Buuqday Iid Jama Batalale😊🙏💕
heestan way dhaftay❤😢
Fanku dad iyakaa doonta oo lacag karaad sada in labuubiiniyana jecel badalkeeda waxaa jira dad markey firaaqo helaan heeso lkn intabadan eydanahooda kale ee qarsoon eywataan fankuna waa midkaas mcnka leh ee dadka soojiito
hees bay ku banaantahay guulayso zxp iid jama batalaale
Idaaaa alahayow ❤😊
waa Um ciyaalkeyga
Axsan hees 18.11.2020 arbaco 2:57 habeenimo xasus
Xasuus 15 actobar maalin axdaha 20-45
2024 still fov song❤
Still watching 2021
XASUUS QALIYA 2011 AYAN DHAGAYSAN JIREY WA HEESAHAN QAADKA KU BARTAY MARKAN WAYAY JACAYALKAYGII ADUUNKA UGU JECLEE
Esh calaa afkaaga caano lagu qabay wiilka sanadka keep it up heeso dhalxash ah baan kaa idhi :)
12 years ago dib ma uso boqaty heestn huuno hada noshy?
😂
@@zuadnuur1691xiligaana waan daawanayay
Wayaha unbey haye sidad modeysa maaha😢
caadi maaha heestu best somali song eid jama
Ninkan heesihiisu asal wali lkn taageero mahaysto waan Ku wataa batalaale🙏
31/July/2024 07:41 Mogadishu
My name istar😍😍😘
isra Adey 😍😍👍👍💕💕💕
@@jerrybakar4114😅
Seme
2022 aya so boqday
kh❤️❤️this is my love story
Khadra 😂😂😂😂
Favourite song/6/may/2024😢❤
Comment -gaaga 13 cisho ka dib ayaan ana Halkan Soo booqday😊
09.June.2024 04:32❤ Subaxnimo iyo magaalada qatar 🇶🇦 doha
❤31/july/2024 jiilkaygi wxan halkan aad uga salamaya Sxbkay marna wllkay maxamed cabdllhi farax dheeere iyo ibrahin cilmi maxamed raage hday comment kayga arkayan🫡
11/17/2024 10:52 habenimo maglda boorama
My name istar❤
Fri 12 July 2024❤😢
Axsan caleeg
xusuuus wllhi bilantan jecla ee calafku nakla ka xeyay
WAAAAW Wonderful
it sounds like he is saying Easter lol cool vd :)
NICE ONE
17/may/24Hrgysa❤🎉
20/may/24Cajiib😊❤
Nice song
waa hees macan
M. a
My Name 😊
ciid waa reer burco :
2022❤
yaa huudaa
I like it verey sweet song
yaa huuuuuuuuuuuuuuuuuuuuudaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
Mahad star1 restourant and cafeteria
@HYGIRLTOP jaahilad ayad thay walahi waxan waa camerad si ficn ugu fiirso reer bari xun ayad tahayo balo aayad haysaaye cadi iska dhig abaayo
noolaw ciid yyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy
@Dalwanaage kkkkk maxaabeenta klu falaysaa xagee isaaq isaga oo midhan kayahy ba car sidiisa ookale hees anagaad nawaalaysaa. qabyalada inagdaaya sxb Somalimaryoolay ninka anigawaa taageera Ciid jamac.
After 13 years talow ma nooshahay😮
ntgud
awoowe, waxa ku haya ayaad nagu daaratay.....lol
@ordaaye2000 hez dummy lool
hygirl ma ila aragtay qotiga dharka kawayn ee uu xirtaa iiga daran waliba beer aan ku lahaa wabiga shabelle ayuu 5 sano iiga shaqayn jiray ,ileen waa ,,,,,,,, kkkkkkkkkkkk diana ayaaa uga danbaysay lkn lama arkayee laydh ayuu indhaha iskaga shiday kkkkkkkkkkkkk gaadhiga markuu wado fiiri bal
arladaba dhammaan inantaan xusheen
ehel uga tageen awgeed u go'ay
ereyada cishqiga eegmada kalgacal iyaday bartoon
ifka ugu jeclee ii daa allahayoow
ilyaskii naftiyo iftiinkii qalbigu
ku ildoogsadiyo ma istarbaayeey
aynigeeda iyo hablaheena ugub
asaageed ka roon taan ka aaminaay
ubaxiyo makay laab oomaniyo
ishu daawatiyoo ooridayda wacan
ii daa allahayoow
ilayskii naftiyo iftiinku qalbigu
ku ildoogsadiyo ma istarbaayeey
🎉
2/11/2023 5sanno kadib ayan kulanay xalay waxan jawi ku wada qaadanay mglda duledka jawi Roob tix yaro dabal yaro qabaw aya jirtay goobtu wa mel bila sanqadha dibada uga so baxnay gariga wadanay oo jawigasan dawnahyn anako waliba wlhi is ogen oo xidhnen maryo madaw labadyaduba Ayan iska waresanyn waxa intaso sano waxa ku kala maqneeen xata magacyadyadu xarafka h ka wada kacan waxana no baxysay heestan ila inta kala imanyn Inshllh xidhidh ku dhamada is fahan iyo guur xalaala ayan ka rajenya inu inoqdo wiil khayr qaba 😩❤️💍
Ilaahay calaf haysugu kiin daro❤
Ayy hesaha magacaygu jiro kuwakle iiga duganyihiin jah❤😢
7 years ka bacdi baan soo baqan Eid jamac batalaale.🎉
Erayada cishqiga eegmada galgacal isag ibare ifka ugu jecle iida alahayow {C}❤😢
heestan waa markii igu horaysay waxana isoo doray odaygega aduunka ugu jecalay allah isku kayee keen ❤❤❤❤23/9/2024
Ragii fanku tabey ayuu ka mid yahey
ILLAAHEY CODBUU KU MANEYSEY
EID JAMA BATALAALE another leveL ❤😢❤
12 sano kadip ayaan daawanaya maantoy tariikhdu tahay 3/09/2022 saacadu 1:12 habeenimo anoo ku sugan wadanka belgium 🇧🇪 gaar ahaan brugge ama club brugge ❤️
25/Sept/2021 1:01 pm addis ababa erayada cishqiga eegmada galgacal iyada ibarto ifka ugu jecle wn ku jcly sgl🥺💔
Bukhari😩😩😩😩😩😩😩♥️
@@sagalfarxaansaleeban6566 maxad jacaylkeena u baabisay nabsigayga ku heli iiiiiiiiiiiiiiiiiii 😩💔
@@sagalfarxaansaleeban6566 Haye number kaga iga baxee iso qor😩💔
03/september/2022 1:14 ayaan ana daawanayaa walipa ka daawanaya België 🇧🇪
@@sagalfarxaansaleeban6566 Iga farxiya ma isla haysaan?
28/april/2024 10:00pm waxana ku sugna Kenya waana marki iigu horeysay aan arko
Ereyada cishqiga eegmada kalgacal yadaa i bartoo ifka ugu jaclahay
Heestan wxa dhagaysanaya caawa oo ay thy 4/5/2024 8:47 habeenimo axad soo galayso
Ala Eid jama batalaaale 🥺❤️
What a song! Ciyaal Sharmo boy maxay ka garanayaan lejenkan? Heesihiisu makala dhacaan.
Erayada cishqiga eegmada galgacal iyada ibarto ifka ugu jecle N❤😢😢😢
Iid Jaamac Batalaale .
One of my favourite song Istar.❤
School days ayan dhegysan jiray 12yrs kadib way igu soctaa wali
old is Gold. Marwa stay alive!!!
Wooof ax yaa hees run ahaanti wa hees i saaqday markaan dhagaystay
I daa allahyaw 2024❤🤲🏼
eid jamac fanaan wayn wlhy xidiga sanaka cidi kuguma haysato cidlaad dhigatay sxb salana sharaf
Wllhi wali Batalaale waa igu socdaa 2023 🎉
Fanka codkiisi sharftiiisi fannan aan Kujeclhy majiro wakhtigu haduu iiisamaxayo Arooskaygan kucasuumayah legend ❤❤❤allow cimridheeer sii
Xusuus 2021 ifiriz event 100 leero , ayuub dahir magan nabad ku ahow sxb meelkastood jokto ❤
2010 ban dhagaysan jiray heeskan Wagan Burco jogay 14 sano kadib ban ku dhagaysanaya Chicago,US
Ilayskii naftiyo
Iftiinkii qalpiguh
Kuh ila doogsadiyo❤😢
My neme istar 💕💕
Heestan waxaan dhegaysan jiray muddo ku dhaw 10 sano ka hor.
Waa heestii ugu horaysaysay ee wllky fanaan shucayb uu duubay wllhi.
Boqortooyo
woooooooooow best al fanaan Eid jamac MASHA ALLAH allaha ku deesto walaalkey cadey nice voice
2023 still fav song 😫❤️
Heestan waxaa iigu horaysa caawa 5/5/2024
Boqoradaydii,marwadayda Sahra Dawo caawa wan jeclaan lahaa inay ila dhagaysanyso lkn masaafa noo dhexaysa
Arladaba dhamaan
inantaan xushee
Ehel uga tegee
Awgeed u goay
Ereyada cishqiga
Eegmada kalgacal
Iyada i bartoon
Ifka ugu jeclee
Iidaa allahayoow😢
Arladaba dhammaan inankaan xusheen ehel uga tagee awgii u go'ayoow...ereyada cishqiga eegmada kalgacal adigay baroon ifka kuugu jeclee😢❤ anoo wax soo yara jecjeclaanaya ayuun bay belo i dhufsanaysaa 😂😂😂😂
kusoco sister lol
yaasalaam ciid caadi mahan mash allah this yearz waad kacsatahay wlhi
Tolow manooshahay🥺💔
Isaga ibaro ifka ugu jecle idda allahayow❤💍
Still my fav song Istarr 3/12/2024❤️🔥🙌🏻
9/7/2024
8:25 pm jawi rooban ❤
10 Sanno Ka Dip Baan So Buuqday Iid Jama Batalale😊🙏💕
heestan way dhaftay❤😢
Fanku dad iyakaa doonta oo lacag karaad sada in labuubiiniyana jecel badalkeeda waxaa jira dad markey firaaqo helaan heeso lkn intabadan eydanahooda kale ee qarsoon eywataan fankuna waa midkaas mcnka leh ee dadka soojiito
hees bay ku banaantahay guulayso zxp iid jama batalaale
Idaaaa alahayow ❤😊
waa Um ciyaalkeyga
Axsan hees 18.11.2020 arbaco 2:57 habeenimo xasus
Xasuus 15 actobar maalin axdaha 20-45
2024 still fov song❤
Still watching 2021
XASUUS QALIYA 2011 AYAN DHAGAYSAN JIREY WA HEESAHAN QAADKA KU BARTAY MARKAN WAYAY JACAYALKAYGII ADUUNKA UGU JECLEE
Esh calaa afkaaga caano lagu qabay wiilka sanadka keep it up heeso dhalxash ah baan kaa idhi :)
12 years ago dib ma uso boqaty heestn huuno hada noshy?
😂
@@zuadnuur1691xiligaana waan daawanayay
Wayaha unbey haye sidad modeysa maaha😢
caadi maaha heestu best somali song eid jama
Ninkan heesihiisu asal wali lkn taageero mahaysto waan Ku wataa batalaale🙏
31/July/2024 07:41 Mogadishu
My name istar😍😍😘
isra Adey 😍😍👍👍💕💕💕
@@jerrybakar4114😅
Seme
2022 aya so boqday
kh❤️❤️this is my love story
Khadra 😂😂😂😂
Favourite song/6/may/2024😢❤
Comment -gaaga 13 cisho ka dib ayaan ana Halkan Soo booqday😊
09.June.2024 04:32❤ Subaxnimo iyo magaalada qatar 🇶🇦 doha
❤31/july/2024 jiilkaygi wxan halkan aad uga salamaya
Sxbkay marna wllkay maxamed cabdllhi farax dheeere iyo ibrahin cilmi maxamed raage hday comment kayga arkayan🫡
11/17/2024
10:52 habenimo maglda boorama
My name istar❤
Fri 12 July 2024❤😢
Axsan caleeg
xusuuus wllhi bilantan jecla ee calafku nakla ka xeyay
WAAAAW Wonderful
it sounds like he is saying Easter lol cool vd :)
NICE ONE
17/may/24
Hrgysa❤🎉
20/may/24
Cajiib😊❤