Dadki hore ee halganki qayb ween ka so qaatay ee taarikhda wadanka iyo tarikhda gobonimo donka yaqaanay baad no keentay Mashaallaah adeerkeen axmed sheikh cabdi
Nuurow few things iska sax Dadka meel aan shaqadh ku warayso hadaadan awoodin kuwa shaqarta reeba Khuukh iyo khaakda jooji, biyahana cab markayna cameradu ku hayn Markaad qof Taariikh dhacday oo xiiso leh ka waraysanayso, wakhtiga ha kusoo koobin ee 2, 3 ilaa 4 saac ood 4 video ukala qeybiso ka dhig Dadkana waraysigooda soo badi
Xaajiga khayr alllah hasiiyee hadalkiisa aniga iyo qolo gooniya ayuu u xaqlin iyo buun-buunin ku wadaa. dagaalkaas dad badan oo xog ogaala ayaa laga waraystay waxna ka qoray ee yaan hadal kaa tegin uun.
Dagaalkii WSLF ay ku xoraysay Somali Galbeed , waxaa fashiliyay siyaasadii xumadii dawladii kacaanka. War ha gelina iyadoo laleeyahay ay galeen, hadana dhawr bilood ka dib way carareen.
Somaliland waxay ictiraafkeedii ku wayday bixidii dhulka somalida ee dawlad dawlad deeganka. Mida kale xaajiga siday u dhaafsantahy in xoriyada 26june 1960ki la siiyey. Somalia Italian 1j.1960kii. Iidoor wuxu xoriyadiisi ku waayey waa bixintii dhulkii Dds
Tariikh cajiib ah waaye. Qeyb ka mid ayaan horey general galaal horey ugu dhageystay sidey Ku galeen iyo xeryaha ay Ku gala tababareen odeygana. Sidey tahay ayuu u abaaray
Ina aabow kuwaasba anageey ahaayeen, ogaden onlf iyo wslf kuu la baxo miyaad kala jeceshahay koleey adiga iyo reerkiinaba kolnaba u dagaalami maysaan ogadeniya, isha ka daawo un oo niicda nagala tag
@@abdilatifafdub4205 my sxb jabhada dhulka badanki way Qabaaden kaliya cidanka ethiopia waxay jogen magaloyinka wa weyn basa ina bare inu jabhada tangiyo iyo hubka wa wayn inu siyo ayunbay ahayd lkn Wuu xasday
ALLAAHU AKBAR Axmed Cabdi Dooddi inuu noolyahayba uma qabin wax badan baan muuqiisa raadshay.
Mahadi haydinka gaarto.
Xaggeebuu ku suganyahay hadda ?
Minnesota
Mashaallh ,
Xita , siday hallganku I dheera ani awoowgay yaxye ayuob ayan mallinti u geriyoday la dhaxmaqally allha uwada naxaristo mujahidiinti Somali gallbed oo dhan ,/ ❤ 🇬🇲
Maasha Allaah, adeerkan dadkii hore oo gobta ahaa ayuu kasii haray. Ilaahay damdigaaga ha dhaafo aduunkana sharaf ku noolow.
Waa ilmahayga awowgod ilahay ha ku xafdiyo adeer cumriga ha ku barajiyo ❤❤
Maansha Allah Adeer janatul Fardaws Allah ku irsaaqo Amiim aamiin.
OGAAADENOW , ismaqall ma jira /
❤ 🇬🇲
Alxamdulilaah Ahmed Sheikh oo nool inaan arko anigoo aad uyar ayaan maqlijiray Ahmed Sheikh udgoonow Kii axmaar dhameeyow
adeer axmed sheekh cabdi doodi ilaahay haku xafido geesi ogaadeen ah mujaahid
Alahu akbar ragii halgama yaashi karamada laha .masha Allah.
Waraysi aad u qiimo badan weeye & taariikh xiisa badan.
Good Job Wariye Nuur
Maasha Allaah, Wallaahi Waa Axmed Cabdi Sheekh....🙏🙏🙏🙏🙏!!! 1987 ayaa aragiisa iigu dambeysay, Aden Cadde Int. Airport isaga iyo ilaahay ha U naxariirtee C/llaahi Muxummed Sacdi IYO weliba Bashiir Cabdi Garweyne...!🙏🙏🙏🙏🙏. Sln gobeed adeerayaal...
Dadki hore ee halganki qayb ween ka so qaatay ee taarikhda wadanka iyo tarikhda gobonimo donka yaqaanay baad no keentay
Mashaallaah adeerkeen axmed sheikh cabdi
Fadlan waraysiyadan oo kale Noo Soo badi ilahay ha xafido mujaahidkana
Waxan dhashay 1948
Waxan Awr soo iibsaday 1958
10 years
Maansha alaah tabaarakalah ilaahay ha ilaaliyo adeer Ahmed sh abdidhoodi waa qof qaali ah.
Allow u naxariso intii kudhimatay halgankii dheere ey umadan gashay
Runtii wa tariikh dhaxal ah
Ader Abdi cimridheer and cibaado suban
Xiligiinii wad dadasheen
General Galaal Allah swt ha unaxariisto waxa uu ahaa halgamaa casharo u dhigay Amxaaradii..
Maashaa alaah ahmed sh
Maalin anigoo ah Arday ayuu ride isiiyey
Waa ah halgamaa
Flash back of the history and it's stories of the young days of 1977
Great interview thanks a lot
Qof walba oo dalkaan dhiigiisa usoo huray ayaa xaq u leh ilaahay haku karaameeyo adeer taariikhadaa ku xusi doonta
MnChLaH ader
Ogadenka kismayo garriso iyo jigjiga leh waay xureeynayan InshaAllah. Markale aay somaliweyn cagaha ku istaagto uun 🇸🇴
Mashaallaah walaalehen
Masha Allah raga noocan ah waraysta oo umadda dhaxal xalaal ah ooga taga. Iska dhaafa wakhtiga aad ku dhumisaan kuwa wax ma garadka waraysiya aad siusaan. Niinkan waraysito kale oo hufan la yeelo, isaga iyo kuwa lamidka ah. Waxaan ka xumahay, in maanta Tuusuf Dheere, Maxamed Cabdullahi Diiriye Diinke, Galaal iyo kuwo kale oo qiimo laha naga maqan yihiin, allahna oogsafe. ALLOW intaas dhimatay naxariis ku mannayso.
Ma sha Allah maskax fiicanaa sheekhu,, waxan shalay cunay maxasuusano 🤣🤣🤣🤣 ilaahay caafimaadka hakusiyaadiyo
😰😂😂😂
@@Bunna_4K runta miyaa kuqosashay,🤣🤣🤣 walahi waxba nalaga maariyo dadkeena hada nool... Dad waa dadkii hore sxb
Insha Allaah, shanta Soomaaliyeed oo xor ah mar aan fogeyn bay isu imaanayaan.
Waa taariikh muhiim ah
Maasha alllaah
Nuurow few things iska sax
Dadka meel aan shaqadh ku warayso hadaadan awoodin kuwa shaqarta reeba
Khuukh iyo khaakda jooji, biyahana cab markayna cameradu ku hayn
Markaad qof Taariikh dhacday oo xiiso leh ka waraysanayso, wakhtiga ha kusoo koobin ee 2, 3 ilaa 4 saac ood 4 video ukala qeybiso ka dhig
Dadkana waraysigooda soo badi
MID KAMID WARAY SIYADII UGU XIISA BADNAA EE TAARIIKHI KUDUU GAN TAHAY EE AAN DAAWADAY
Walaalkay axmed haadi
Adeer tarikh di bu haya
Nuur wa ku mahad santahay
Dadki hore ee wax garadka aha
In aad no so dayso
Minnesota ayaan kula kulmay halgamaagan alx wax badan bn ka faa'iiday habeen buu nooga sheekeeyay halgankii uu soomaray ilaahay haka ajirsiiyo dhamaantood
Mashaallaaah
Mansha allah
Wooow nogob hooyo
Wa dadkanagi hore
Fadlan dajisashada ufur.
Waa taariikh muhiim ah
Xaajiga khayr alllah hasiiyee hadalkiisa aniga iyo qolo gooniya ayuu u xaqlin iyo buun-buunin ku wadaa. dagaalkaas dad badan oo xog ogaala ayaa laga waraystay waxna ka qoray ee yaan hadal kaa tegin uun.
Mashallah halgama doodi salan iga gadoon
Adeer marna hatagin wadankii ilaa uu xoroobo caafimaad iyo cimri dheer ayaan ilaah kaaga baryayaa
Fadlan marlabad wareysigan dhaxalgalka ah si wada dadkano kale inlay nool yihiin wax karelia taariikhda jiilka sokacaya dhaxal uga reeba
Nuurow raga noo kale soo badi
Ogathen dalkisa asaga ayaa horestay
Dagaalkii WSLF ay ku xoraysay Somali Galbeed , waxaa fashiliyay siyaasadii xumadii dawladii kacaanka. War ha gelina iyadoo laleeyahay ay galeen, hadana dhawr bilood ka dib way carareen.
Wllhi beenta maha
Wadani somalinimo iyo muslimnimo uhalgamay muusan uhalgamin ogadenimo lakin gobolka ogadenia
War ninyahow Somalia sya joogna waan ubaahannahay awoowe taariikhda kadoduub
Ciidanka Qoriiley waxaa ku jirey 900 oo Oromo ah gaar ahaan qabiilka Arusa
Mujaahidiinta adeer xasan ciid ayaan kagartay waa ree jubaland
Somaliland waxay ictiraafkeedii ku wayday bixidii dhulka somalida ee dawlad dawlad deeganka.
Mida kale xaajiga siday u dhaafsantahy in xoriyada 26june 1960ki la siiyey. Somalia Italian 1j.1960kii.
Iidoor wuxu xoriyadiisi ku waayey waa bixintii dhulkii Dds
Adeerka waxbaa ka qaldan sababtoo faan saa ud ah baa kujira guul mooyee waxkale nooma sheegin midakale haduusan ciidan xooga dalka soo gelin miyeey ubabacdhigikareen kaaraa mardha iyo godeey iyo taliskii halista badnaa
Tariikh cajiib ah waaye. Qeyb ka mid ayaan horey general galaal horey ugu dhageystay sidey Ku galeen iyo xeryaha ay Ku gala tababareen odeygana. Sidey tahay ayuu u abaaray
Galbeed waa la xoreeyey ee Siyaad Barre ayaa gaagixiyay.
Odaygan ma aqaani lkn waraysigisa waxaa iga baxay in iyagoo wax hsano kayar dagalamayey ay deganka 85 % xoreeyeen lkn kuwii 30 sano dagalamayey 30000 wiilna dilay haltulana aan qabsan mxay fa idiin qabiil meel magaro onlf xaqiqda wajaha
Ina aabow kuwaasba anageey ahaayeen, ogaden onlf iyo wslf kuu la baxo miyaad kala jeceshahay koleey adiga iyo reerkiinaba kolnaba u dagaalami maysaan ogadeniya, isha ka daawo un oo niicda nagala tag
Taariikh tagtay dheh
Axamaaro aya ku jirta oo dhageysaneysa waraysiga . Nin iyo naag wuxu yahay ma aqane qof aya catamaya.
Hamaqlo jabkii lo gaystey
dadkaan u baahanahay waa dad kaan umabaah nin dad kii kacaanka eedalka burburiyey
Taariikhdaas aad baa loogu baahan yahay in si fiican loo darso
Awoowgay xaggebaad kaheshay?
Waaalal albaab kaasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo subscribe iisar❤️
Taariiqda way soo noqotaa, weyna soo laaban
Bilis qoqani aad bay ufacweyntahay lakin dagaladi sokeye Aya laharay nasib wanaag mayna helin mamul wangsan
Mujahid cali shucaac..ilaahay janatul firdaws haidinku arzaaqo dhamaantiin
Qaladka ugu weyn ee dawladii siyaad bare gaashey waa Markii cidamada somaliya oo calankii wataa Soo galeen iney jabhada uun taageeraan bey ahayd
Jabhaddii Somali Galbeed ma ayna jabin Karin awooddi Ethiopia ee markaas. Khaladki Siyaad Barre wuxuu ahaa diidmadi uu diiday wada hadalka, waxaan laga codsaday inay Somalidu ku ekaato Jigjiga, jabhaddana u dhaafto wada hadalka.
@@abdilatifafdub4205 my sxb jabhada dhulka badanki way Qabaaden kaliya cidanka ethiopia waxay jogen magaloyinka wa weyn basa ina bare inu jabhada tangiyo iyo hubka wa wayn inu siyo ayunbay ahayd lkn Wuu xasday
Goday anniga ayaa joogay, waxaad sheegayso waxbadan ayaa ka khaldan
Dadkanoo kale yaa lawaraystaa oo taariikh laga faaiidi .
Jabhada dagalka waa lagu so jabiyey sida ayey uso galeen ciidanka xooga ee nio warka iska sax
Waa beentaa ee Taariikhda baro oo intaad aamuso wax baro. Jabhada dhulka badankii qabatay, militarilyga iyagoo jooga laleeyahay qasab kusoo galeen, durbana way baxeen iyagoo askar iyo qalab badan ka cararay. Jabahaduna masoo bixin ilaa 1984 ayay dagaalkii sii wadeen. Kadib , heshiiskii Mingistu iyo siyad bare ayaa jabahadii lagu baabiyay oo militariga lagu daray-intii diidayna waa la xidhay.
Raggii somalieed ee assalka ahaa wakuwaase ogow.
Awoowe sh. axmad sh. Raggii ayu kasoharay.
St.cloud miya?
Wsxkaqaadano dheh
Halgamaa qiimo badan weeye isaga iyo raggii soomaaligalbeed ee xabashida iyo caalamkaba baray soomaalida iyo dagaal yahansanida marka ay hesho abaabul iyo cid taakulaeysa raggaa oo ay kamid ahaayeen Yuusuf Maxamed Sugaal iyo Cabdullaahi Xasan
Meel ku haboon oon shanqadh lahayn ku warayso dadka
Ar odoyga been badana bisinko
Isku xisho waa nin ku dhali kara
Damper ciyay were ninja been kusheegi adeero