Sida Loo Beero Naac Naaca

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 20

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup 9 หลายเดือนก่อน +5

    macalin horey usoco aniga waan jecelahay beeraha gurigayga oo yurub baan 3 bilood kubeerta baradho iyo basan sanadkasta xagee joogta sxb

  • @sahracumar8769
    @sahracumar8769 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alah aad ayaad u mahafsan tahay madaama aan beeraley ahay dhinaca jubada hoose mahadsanid

  • @sn4271
    @sn4271 ปีที่แล้ว +1

    Foornata dhulka o bariska iyo hilibka aku kareysay so gali inshallah

  • @xaajixasandigir273
    @xaajixasandigir273 3 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allahu

  • @xaajidiibka8290
    @xaajidiibka8290 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waan kula socona macalin hooray uu Soco isha allah

    • @HassanroobleAli
      @HassanroobleAli 6 หลายเดือนก่อน

      Macalin intee lagaxariiraa

  • @LuqmaanAli-uc6lx
    @LuqmaanAli-uc6lx 9 หลายเดือนก่อน

    Ustad halke kala so xarira❤❤

  • @MiiraMiira
    @MiiraMiira 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid mclin teeda kle macalin nairobi ayan joga waxan raway inaan gurigeyga basal iyo qudaro ku beerto caro madow so gatay iyo peat moss hdaan isku qaso ma igu filantahe mhsanid

  • @haboonhussein3666
    @haboonhussein3666 8 หลายเดือนก่อน

    Asc macilin bocorey waxaan rabaa geed dhari in aad ii sameeyso ama aad ii sheegto meesha lagu sameeyo ❤

  • @Cabdiraxman-dj1hp
    @Cabdiraxman-dj1hp 7 หลายเดือนก่อน

    Masha alah

  • @BobThebuilder-pl9fy
    @BobThebuilder-pl9fy 8 หลายเดือนก่อน

    Mashalah waa laguu bahnaa

  • @haboonhussein3666
    @haboonhussein3666 8 หลายเดือนก่อน

    Ustad ku aad wax ku beeraysid xagee lagu gadaa mahadsanid

  • @hasanabdisalamibrahim8354
    @hasanabdisalamibrahim8354 6 หลายเดือนก่อน

    Geeduhu 2 nuuc ayay u kala baxaan kuwa abuurkooda iftiin u baahan yahay iyo kuwo mugdi u baahan Nacnucu waa kuwa iftiinka u baahan badanaana waraaqda abuurka ayuu ku qoran yahay oo laga fiiriyaa markii aa de day ma kuu soo baxay?

  • @Garas114Maraaci-gg2jc
    @Garas114Maraaci-gg2jc 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid bro

  • @Shamuure628
    @Shamuure628 9 หลายเดือนก่อน

    macalin caag geedka xashiishada ma lagu beeri karaa

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 หลายเดือนก่อน

    Waxan ku waydiyay markan bahitirahan samaysto ma ka maarmaya digadii adhiga ?

  • @ssctransportllc1198
    @ssctransportllc1198 4 หลายเดือนก่อน

    Asc
    Geedkan geed xamari baa la dhahaa woqooyi wuu ka baxaa baadiyaha

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtaa waa compost

  • @AxmedMohamed-vl3yb
    @AxmedMohamed-vl3yb 2 หลายเดือนก่อน

    Macklin digo kalimantan maku beerikaraa

  • @ssctransportllc1198
    @ssctransportllc1198 4 หลายเดือนก่อน

    Asc
    Geedkan geed xamari baa la dhahaa woqooyi wuu ka baxaa baadiyaha