- 64
- 69 806
Macalin Bocoreey
เข้าร่วมเมื่อ 24 ม.ค. 2024
วีดีโอ
sida loo gudo geedka canabka ah qaabka ugu fudud oo miro kuso saaro
มุมมอง 13928 วันที่ผ่านมา
sida loo gudo geedka canabka ah qaabka ugu fudud oo miro kuso saaro
beer guri kutaalo lasoo booqday macalin Bocoreey
มุมมอง 2523 หลายเดือนก่อน
beer guri kutaalo lasoo booqday macalin Bocoreey
geed timir oo lafoole kuyaalo oo laso booqday
มุมมอง 2594 หลายเดือนก่อน
geed timir oo lafoole kuyaalo oo laso booqday
baar ku taalo gubadlee oo aan booqday
มุมมอง 2444 หลายเดือนก่อน
baar ku taalo gubadlee oo aan booqday
Dhir lasoo booqday oo daawo loo qoray
มุมมอง 3154 หลายเดือนก่อน
Dhir lasoo booqday oo daawo loo qoray
maashaa allaah
Masul mel lagala xiriiro isheg ado mhdsan
very nice wadan barwaaqo oo dadkiisa kabaahan
Maansha alaah
Tiktokisa inaad soogudbisaan ayay ahayd ? Urai dhulka barakada kaqaaday qorshahan ayaa 100% ka wngsan
Macalinka waxaad ii sheegtaa talaalka canabka
❤😊
mashallllla nin qalbi wacannnnn
Wow
Masha allah
U sheeg dadka waxad kudartay Adoo mahadsan
Npk
Waxan ku waydiyay markan bahitirahan samaysto ma ka maarmaya digadii adhiga ?
😍 Macalin canba shiineeska laf la'aanta see loo abuuraa ado mahadsan ii fa'iidee 😍
Asc macalin bacoreey waxa aad dalka u samaynayso waa sida aan baahida looga baxi marka anaga ku taageero ee ha dhagaysan kuwa ka xun horumarka dalkeen jazzakum Allah
Macnlin mahadsanid
Wcs wallo wax Wanaagsan ayad wadaaye halkaas kasii wad ilaahay na ha kula garabgalo 👍👌👌👌
Mansha Allah tabarakalaah kusoco Alehakubarakeyo
Masul intee lagala soo xiriira
Ajar Allah kaa siiyo
Walaii qof wanagsan baadtahay
masha Allah
Mahadsanid prof bocoreey
🎉
Macalinka dhibka dhaaf cambe muxu gala anaga geedo timira no beeran markasad cambe ka hadlaysa hadanu nahay geesaley gobolka bari puntland somalia 😂😂😂
Wall wax maka taqaan sida loo bacrimiyo timirta dhirtayda waa laso xawilay 2sano ku jirtaa weli may dhalin qarkod way koreen qarna way yaryar yihiinh maxaa suubiyaaa waa xerbta
Haye macaalinaka
Inte waaye xaafadaan khayr Allah ha idin siiyee.
Maansha allaah ❤
Canbaha qaab waxaa jira loo abuuro laantiisa dabeetana 2 sano gudahood ayuu miraha ku dhalayaa.
Ascww Eng Bocoreey see laguula soo xiriiri karaa
0615207210
Jazakalaahu khayran, Puntland imow aan kaa faaiidenn yaakhayow.
Masha allah paris ayan ka dawanayaa wan jecelahy inan beralay noqdo dhamaan ten ilahy hana barakeeyo
Maasha allaah macalin jazaakallaahu qeyra jazaa wax wanaagsan baad soo saartey horey usoco macalin.
Wlle mmacalin waxad i tusta sida looga beero showriga laamihiisa
Macklin digo kalimantan maku beerikaraa
M.n
Masha allaah Dhulkena aan Beerano
Maashaa allahu
Mashallaah imisa jeerbaa maalintii labiyeeyaa satuunka
ABAKUR KU MAWALAYA DADKA
Waa.canuuni.ama.caad
Meeqa ayey qaadanaysaa soobixidèdu
Wllo waxa aad samayso natiijada natus adoo mahadsan
Masha allaah ❤❤❤
Cilmigaaga alaah kuu barakeeyo
Maansha Allah Macalin
Mashallah
Mahdsanid macalin
Mahadsanid mclin teeda kle macalin nairobi ayan joga waxan raway inaan gurigeyga basal iyo qudaro ku beerto caro madow so gatay iyo peat moss hdaan isku qaso ma igu filantahe mhsanid
Aya n xadaf dagatah
Xamar dhiinaceedagtahay