Sxb hadii ay tahay meesha aad ku dhaqanaeyso shinda dhul cara madaw ah ama dhoobey runtii dhoobadeydu shinidu inta badan malab kuma dhasho lkn shidaaa ku tayeysmato ama ku badato marka saas u ogow
Alwaax iyo musmaar laisku dhajiyay maa dibadda laga soo iibsani? Waa ayaandarro. Faryaamiisto aa sameeni karo haddii la siiyo naqshadda iyo toolka alwaaxda lagu gooyo. Aniga waan jeclahay dhaqashadda malabka. Maasha-allaah wallaal horay u soco dadkana cilmi baad siisay illaahay ha kaa abaalmariyo aamiin.
walal shinida labo hab ayaad ku heli kartaa inaad soo iibsato ama aad u sameyso gaaguur kadibna meel hood ah aad geed saarto mar walbana aad nadiifiso ilaa ay kuu gasho taas waa nasiib muddo ayeyna qaadaneysaa walaal
@@marwaazacademy1000 abahy beer weynatey bu leyahy o jiimo ah dhanks io gedo inu iska gado bu damcay iska daa ban iri tan aniga uso koriye m.a hada jamacadi sandki ugu danbeyey ban kujira inan nin wax laso baxo noqon ban rajeynaya dhalinyarteena dhulkeena dib halo eego ban dhihi laha ❤
FADLAN HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAAL KALE OO XIISO LEH OO KU SAABSAN DHAQASHADA SHINIDA th-cam.com/video/r50CVpjH0UE/w-d-xo.html
Qalabka xageenkahelaa
Baaraka Allah
Sidee boqorada Meehan u.gaisaa iyo shining kale
Walal wad mahadsantahay runti Wan ka helay ee qabka lo helo Ma Ila wadagi karta shinida LA dhaqdo adoo mahadsan
Qalbka xagee ka helaa
M.ALLAAH
M.ALLAAH
BAYDHABO JANAAY NUS MITIR MIYAA BIYO LAGA HELAY ALX WAABA WEBI AASAN ❤❤❤❤❤❤
Great presentation. I didn't know, but thanks for educating us.👍💯
Mansha allh ustaad no soo badi barnamajyadaso kale waliba dhirta qabka lo beero iyo shinida sida loo soo dajiyo iyo xananadedaba mahad sanid
mhdsnd walaal wn soo dadaalayaa insha allah
Masha Allah walalkey Rumaad see you soon insha allh malab fresh ah aan raba wa soo socdaa hormar wcn all the way from 🇸🇪
waa diyaar senior alle hakuso aruuriyo'.🙏🙏💗
Geedkee loo beera shinida cashar qiimo leh Barak alah fikum
Allahumaa barik mamo, Beydhaba janaay xudunteydaa kuduuga, Ma shaa Allah.
Scw walaal sanadkii meeqa jeer an goosan karaa malabka
Masha allah bro cashirkii an maanta bartay ayaa si practical ah ii tus waliba si free ah mahadsanid wll ajir ilahay hakaa siiyo❤
Mashallaah nin karti keh Allahaa kubarakeeyo
Geedkee loo beera shinida Barak alah fikum
Masha allah walaalkeyn wax fiican ayaa umada usoo bandhigday dadka nosoo kordhi barnaamishyada nucaan oo kale
Mahadsanid mudane waa muuqaal aad u xiiso badan
Maashaallah walaal keep going
Malabka caadi waa gadaan Baan filaaya
Haddase mala helayaa
Wanna meqo halkii litir
سبحان الله ilahay ba xumaan ka fog alleh ku barakeyo xirfadada
Maashaa allaahu beerteeyda maleeygu sameeynkaraa
Mnsha allah ustaad howl wanagsan baad wadaa horey usoco
thnks lii
Asc Wll waxaan joogaa meel baadiyo
Marka shinida geedaha ayaan jabsanaa Anaga.
Mar ayaan jibinay geed waxoow noqday wada ilmo
Marka Wll shinida xiliga la jabsho oo aay malab leedahy ii sheeg waqtigeee bisheee 🙏
Ma bisha 7 aad miyaa mise bisha 8 aad mise 9 aad
Masha Allaah Jazakumullaahu Khayr
good teacher thank you very much
Mash allah wankusary👍 guul from Ufurwo
soo dhawow walaal qaali.🙏🙏💗
جزاكم الله خيراا
Masha allah A rizak yacqub xuseen carab howshaadiba hadda ley la heley go ahead hormar ayaan ku rajeynaa insha allah
mhdsnd walaal
howsheyda tan keliya ma'aha shekhul kuli an ahay cml.👍
ماشاء الله الله
Asc masha alaah ustaad
Masha alah shaqo fican
Waa muuqaal aan Inaba aan caadi ahayn
Sxb hadii ay tahay meesha aad ku dhaqanaeyso shinda dhul cara madaw ah ama dhoobey runtii dhoobadeydu shinidu inta badan malab kuma dhasho lkn shidaaa ku tayeysmato ama ku badato marka saas u ogow
M.a allow barakeey
aamiin walaal
Msha Allah
Masha Allah ustad howl wanagsan wadaa horey usoco
thnks
Masha allh
maashalaah walaal thanks for sharing 👍
adigaa mudan walaal qaali
Asc Mashaa alaah walal waa dhiira galin wanagsan waxan kaa codsanayaa in aad Number kaga meshan iigu soo qortit walal mcn thanks 👍
Mash alh🌻🐝🥰
Wll halkee ka helayaa qalabka shinida
Horey usoco wlal
Mahadsanid walaal
Sidaa waxkucunta haday meesh kuqufuluntahay yaacunto siinaayo wll
Alwaax iyo musmaar laisku dhajiyay maa dibadda laga soo iibsani? Waa ayaandarro. Faryaamiisto aa sameeni karo haddii la siiyo naqshadda iyo toolka alwaaxda lagu gooyo. Aniga waan jeclahay dhaqashadda malabka.
Maasha-allaah wallaal horay u soco dadkana cilmi baad siisay illaahay ha kaa abaalmariyo aamiin.
mhdsnd walaal, hadalkaaga waa sax, waana la sameyn karaa wey fududahay balse tayada ayey ku kala duwanaanayaan, dadkana wxy jecel yhn midka dibada siiba kan Turkey laga keeno
Wll seuheli kara malabakaga
Maasha allaah
Waad mahadsan tahay walal sida wacan aad noogu faaideysay laakiin waxaa kuu raacinayaa geed miroodyada waa leysku talaa laa sida canbaha aad sugeysid 8 sano wuxuu ku dhalayaa 1 sano markaad isku talaashid geed horay u baxay ayaad mid cusub ku talaaleysaa dhaqso ayaad miro uga guraneysaa ee tijaabi insha alah
Asc walaal marwaan ma ila wadaagi kartaa meel aan kaala soo xiriiro adigoo Mahadsan
+252 61 7 41 41 41 kaas igala soo xiriir walaal
Horay usoco ustaad😍😍
mhdsnd sxb.🙏🙏💜
Masha Allah . Walaal meeshaan waa halkee?
waa baydhabo walaal
Which part of Somalia?
@@asmaaabdiwali6276 waa koonfurta Somalia gaar ahaan gobolka baay
Thank you walaalo
Asc walaal waxaan rabaa malabkaas xagee kaala sooxariiri
00252617414141 lambarkan igala soo xiriir walaal. thnks
Shinida xalkee kasoo keenay sxb maad ibsatay mise waad soo qabatay
xaafada dhexdeeda shini ma kudhaqan karaa??
haa lkn qatarteeda ayey leedahay sxb
Asc walaaloow su aasha in aad iiga jawaabto isku day adigoo mahadsan
walal shinida labo hab ayaad ku heli kartaa inaad soo iibsato ama aad u sameyso gaaguur kadibna meel hood ah aad geed saarto mar walbana aad nadiifiso ilaa ay kuu gasho taas waa nasiib muddo ayeyna qaadaneysaa walaal
shiinida meel nuucee ah ayaa lagu sameyaa
Somalia meel walba oo ka mid ah waa lagu sameyn karaa walaal
Sxb qalabka waa imisa xageesa laga helaa
Lambarka lagahelayo isheg sxb wa ubahanahaye
617414141
617414141
Shinida laftigeeda halkeen ka hela Wll
qaabab bdn ayaad ku heli kartaa, balse sida ugu fufud waa inaad u dirsato qof aqoon u leh oo aad ka iibsato hadaad somalia joogto.
Shinidana ma ayadaa iska imaaneyso
Meeqa xilli ayey soo baxdaa malabka .
Boqorka sidee lagu helaa hadan dhaqanaayo shinnida
heestakadaa
Beerteydi baaba i jecleysisey neo kkk
Waa lagu qasban yahay mudane, waayo waa lama huraan.
@@marwaazacademy1000 abahy beer weynatey bu leyahy o jiimo ah dhanks io gedo inu iska gado bu damcay iska daa ban iri tan aniga uso koriye m.a hada jamacadi sandki ugu danbeyey ban kujira inan nin wax laso baxo noqon ban rajeynaya dhalinyarteena dhulkeena dib halo eego ban dhihi laha ❤
@@mohamedshire2940 well done 👏 ✔️
Malab badan ban raba
waa la helaa walaal
Plz numberkaga isodr
Cade subscribe ka iga hoo axmed Haadi from Garissa
🙏
Man shaa Allah