Deg deg Odayaasha Mareexan oo si adag uga horyimid Qorshaha Dfs ee Caasimada JL laso raro Garbaharey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 16

  • @AaaJjj-h9e
    @AaaJjj-h9e 20 วันที่ผ่านมา +6

    Waa sax go,aan kaad qaadateen guulaysta dhiiga iyo caqliga raajixa ah waa lagu yaqaan sade daarood m.sh.alaah❤❤❤❤ isku duubnaada oo yaan la,idin kala fur furin daarood mid gar iyo gardaroba guuuuul iyo gobonimo

  • @aminamuseahmed6430
    @aminamuseahmed6430 20 วันที่ผ่านมา

    Mashaa allah guul.

  • @HalimoAbdi-h7f
    @HalimoAbdi-h7f 20 วันที่ผ่านมา +1

    Waa sax waa sax

  • @maxamuudcali7954
    @maxamuudcali7954 20 วันที่ผ่านมา

    Okay waa runtii

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs 20 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah..reer Gedo
    Guuleysta.🦁🦁🦁👏👍✌️ .xaabo.yan.ladinka dhigan

  • @yaasircarafaad1822
    @yaasircarafaad1822 20 วันที่ผ่านมา

    fartaag miyaa qofka dhexfadhiya

  • @AbdirahmanIsse-pw8lj
    @AbdirahmanIsse-pw8lj 20 วันที่ผ่านมา +1

    Anoo. Dhulbahante ah waxaan u. Habalyeynayaa beesha sharafta leh ee sede guusha ay gadheen ku adkayta go aankaa farxadaleh

  • @sheeqcusmaan1290
    @sheeqcusmaan1290 20 วันที่ผ่านมา

    Hadii aad hada dowlada didaan Saad u xukumidontaan

    • @abdirizakabdallah2672
      @abdirizakabdallah2672 20 วันที่ผ่านมา +1

      Xiligii Farmaajo Axmed madoobe wuu saxnaa, Xasan iyo Teamkiisa.
      Lakiin maanta Axmed wuu qaldan yahay.
      Caqli Hawiye

  • @MuhamadSharif-li6nl
    @MuhamadSharif-li6nl 18 วันที่ผ่านมา

    Geddo rag majogo haweenka aya kafican bal eeg waxu kuhad layo gawadha aya ka wanag san

  • @CabdiMaxamuud-ov6us
    @CabdiMaxamuud-ov6us 20 วันที่ผ่านมา

    Xasan.shiikh.ma.oga.in.reer.gedo.ay.ka.aqli.badan.yihiin.oo.ma.oga.in.ay.soomaaliya.hoggaamin.jIrene.fikirka.xaSan.sHigh.iska.qabta

  • @hibaaqdiine6998
    @hibaaqdiine6998 20 วันที่ผ่านมา

    ader marexan waligotbey talinjiren lagmyabo xasan shek inubalkataliyo melqadulayhy rergado hadanahy wanudhimaneyna xasankajo aniska qawano

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 18 วันที่ผ่านมา

    kan la idiin soo direy xirta cadaowga dibada kan gudaha ayaa ka daran walawlkaa oo doqon ah waa leyska dheereeyaa xasan inta u shaqeysa xaniinyaha ayuu uga tumey doolar iyo kursi dareen ma la ha dareemada ayuu ka dilaw raga xasan

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 19 วันที่ผ่านมา

    Asc hadad tihiin dadka ku abtirsado beesha sede Alle in madulleyn lakiin adinkaa isdulleyey.qom aan ayaga isduleyn Alle madulleyo.war Maxaa dadkale dantooda inkagalay adinkaba tiinad gabaye.
    War dantiina garta oo iska qabta dhuuni qaatayasha magaciina ku qarabanayo.
    Waxad noqoteen dadka somalia ugu liita.
    Malihidiin hogamiye dadkii dadka ugu liitay ayaa hoganka idiin qabtay