UUR HOOYO | AXMED MOOGE LIIBAAN NEW VERSION ORIGINAL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 27

  • @cumarshaam991
    @cumarshaam991 ปีที่แล้ว +1

    Sedex legend tumay heestan
    Gacanti weyneyd xudeydi
    Xarakeyihi cuudka jiim
    Dhadhan u yeelaha cuudka saalax

  • @maxamedtuke9990
    @maxamedtuke9990 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa heestii uur hooyo waa ereyadii iyo laxankii ale haw naxariistee macalinkii kabanka maxamuud ismaaciil xudeydi waxaa qaadaya
    ale haw naxariistee axmed mooge liibaan kabanka waxaa tumaya saalax qaasin

  • @axmedmuuminismaciil7082
    @axmedmuuminismaciil7082 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa hees aad umacaan oo ka hadlaysay walaalnimada Ana markaan maqlo heestaa waxa qalbigayga kusoo xaadira walaalkay iga wayn oon aad u jecelahay cabdisalaan yuusuf sheekh ibraahin walaahi waan u xiisay 30 sano ayaanu kukala noolnay wadamo kala fog

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg ปีที่แล้ว

      Ilaahay ha iskiin tuso ku xisaabtan waqtigu Wuu ordayaa

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami ปีที่แล้ว +2

    Alle haw naxariisto Hudeidi AHN.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 7 หลายเดือนก่อน +1

    Allaya Raxmaa wlaigey illoobi mynu Mujaahidka

  • @Highilighschannel1470
    @Highilighschannel1470 5 หลายเดือนก่อน +2

    Heeska :uur-hooyo
    Ereyada:xudaydi AUN
    Codka:Axmed mooge AUN
    Kamanka:Salax Qasim naaji

  • @somalimusicport
    @somalimusicport 3 ปีที่แล้ว +3

    Gacantii saalax qaasim. Naaji

  • @HussenHassen-kz5ml
    @HussenHassen-kz5ml 2 หลายเดือนก่อน +1

    🎉❤

  • @naemaahmed6613
    @naemaahmed6613 2 ปีที่แล้ว +1

    Saalax qaasina ilaahay u naxariiso

    • @Maeyann9
      @Maeyann9 2 ปีที่แล้ว

      Gormuu saalax dhintay?

    • @ayaanleyaasiin4991
      @ayaanleyaasiin4991 2 ปีที่แล้ว

      Saalax qaasim wuu noolyey takale ninkani wa Ahmed Mooge

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 ปีที่แล้ว

      Legend Saalax Qaasim..still Alive...thanks.

    • @ismailfarah7981
      @ismailfarah7981 ปีที่แล้ว

      Saalax Qaasim, markan kabanka ayuu tumayaa.

  • @MaxamadMaxamuudmahdi
    @MaxamadMaxamuudmahdi หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 ปีที่แล้ว +1

    Waayo waayo

  • @ismailfarah7981
    @ismailfarah7981 ปีที่แล้ว +1

    Qolada kabanka tunta weydiiya. Waa sida "fingerprints" markan waxa tumaya Saalax Qaasim Naaji

  • @axmedxasan4269
    @axmedxasan4269 2 ปีที่แล้ว

    Waa xasus iguQaliAH

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 9 หลายเดือนก่อน

    Alla yaa Saalax.

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 ปีที่แล้ว

    Heestan Uur Hooyo Yaa Sax U Qaaday Markii Ugu Horreysay?...JWB...1-Tubeec 2-Mise Axmed Mooge??...thanks.

    • @zuhurahmed1757
      @zuhurahmed1757 11 หลายเดือนก่อน

      Ahmed mooge

    • @axmedcsalaan6005
      @axmedcsalaan6005 7 หลายเดือนก่อน

      ​@zuhurahmed1757 marki ugu horeysay waxaaa qaaday ninki miraha iyo laxanka sameeyay ee ahaa Maalinka Cuudka " Mohamud isma'il Xudeydi " raga kale oo dhami way ka danbeeyeen

    • @axmedcsalaan6005
      @axmedcsalaan6005 7 หลายเดือนก่อน

      Xudeydi ayaaa ahaa qofkii koobaad ee labada aad sheegtay ma ahen midkoodba

  • @mohammedbasheer1849
    @mohammedbasheer1849 2 ปีที่แล้ว

    Inkastoo qofka nooliba naxariis ubaahan yahay laakiin saalax qaasin muu dhiman wuu nool yahay wuxuuna fegan yahay ingiridka