Hibo Nuura , Xalimo Khalif Magool Ahun & Axmed Mooge Ahun | Heestii Godadle

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 106

  • @tigerjr8425
    @tigerjr8425 ปีที่แล้ว +7

    My fav classic singer Ahmed Moge❤

  • @shaqlanshaklan6648
    @shaqlanshaklan6648 หลายเดือนก่อน +1

    Sida goosan ari uu weer u galay kala gaabiyay harraad gawracmee❤️‍🩹maxay ka garan dhaqan celis iminka walle afkenii hodanka aha waa lumay wax kasta waxa iga datan🥲💔

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว +2

    Waa isa sheegteyba is sheedeysaaba qatraliina liina yariiseey yartayarta mEEqo jEEr bismilah bal yaawayE, Estlyyyyy yartayarta

  • @CumaribraahimAbdi-un5fm
    @CumaribraahimAbdi-un5fm ปีที่แล้ว +16

    Dad Waa dadkii hore dalne Waa dalkii hore oo aan gacmaheynu ku bur burinay

    • @Saydomar66
      @Saydomar66 4 หลายเดือนก่อน +2

      Aakhiro laysaga hadhi maayo.
      Dalkii iyo dadkii aad burburiseen. Waayo maanta shaqo la'aan iyo tahriib kuma fakereen. Markaa schoolka dhameeyey. Dadkoow dad ma tihidiin

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh 3 หลายเดือนก่อน

      GUMAYSIGII REER YURUB WUXUU KA TEGEY AFRIKA MARKII UU HUBSADAY INAY KA TAGEEN HIDAHOODII IYO
      DHAQANKOODII EE AY NOQDEEN SIDII :
      “DAWACADII KA TAGTAY SOCODKEEDII EE KII LIBAAXANA GAADHI WAYDAY EE MEEL CIDLO AH DHASLAYSAY”!!!!!!!
      WAYNU KA TAGNAY DHAQAN-SOMALIGII IYO HAB-MAAMUSKII AY KU DHAQMI JIREEN TALO-HAYEENKII SOMALIYEED GUMAYSIGA KA HOR !!!!!
      DHAQANKII GUMAYSIGANA WAYNU GARAN WAYNAY DABADEEDNA WAXAYNU ISKU DHEX WALAAQNAY DHAQANKII REER YURUB IYO DHAQAN SOMALIGII OO AYNU KALA SOO HADHNAY INTII XUMAYD EE AHAYD QABIILKA IYO JAAHILNIMADA IYO IS-COLAADINTA!!!!!!!!!

    • @zakariyebinuxaashi8901
      @zakariyebinuxaashi8901 4 วันที่ผ่านมา

      been maadan sheegin dalna waakii hore

  • @qasimabukar7488
    @qasimabukar7488 2 ปีที่แล้ว +28

    Erayadii Xasan Qowdhan. Laxankii Bashiir Xaadi Kabanka waxaa tumaya Axmed Naaji Muqdisho 1971

  • @Abdullahgii
    @Abdullahgii 9 หลายเดือนก่อน +6

    Murti, hadalo maldahan, anshax leh, Muusiga iyo Laxanka kaba sii daran, Alla'lahay Fanaanin Waa Bur-burki kahor😢, inkasto bur-burki kadib Fanaanin fiican tayo ay so baxeen illa hadanna ay jiran lkn Fanaaanti hore ku taya ma'ahan si kasta ay ahaataba. 22/04/24 Nairobi🇰🇪.

  • @HussenMahamed-u2f
    @HussenMahamed-u2f 3 หลายเดือนก่อน +1

    Infact best somali lady with important words

  • @MukhtaarAllamagan
    @MukhtaarAllamagan ปีที่แล้ว +8

    Erayadii abwaan xasan qawdhan yuusuf allamagan ( AHUN)

  • @Cabdi12-g2f
    @Cabdi12-g2f 10 หลายเดือนก่อน +6

    Fanaaniintii qarankii soo maa liyeed oo cidkastaa ka muuqato oo qabiilada ahi magool guduudo carwo sado cali sahra huryo bacal wan hadrawi hibo nuura fynuus sheekh dahir hadrawi sangub nimco yasin xasan gani axmed naji Jamaica cabdilahi harawo iyo saynab xaji cali baxsan siigaale Kadri daahir cige

    • @MaxamedMaame-zu4dl
      @MaxamedMaame-zu4dl 7 หลายเดือนก่อน

      Kinsi xaaji aadan a mooge digfeer a tahliil tubeec maryan mursal xasan aadan hanuuuniye saado cali juba tuse boon xirsi

  • @qasimabukar7488
    @qasimabukar7488 2 ปีที่แล้ว +25

    Magool when you listening her voice you are feeling it.

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 8 หลายเดือนก่อน +3

    Xaliimo khaliif magool boqoradii codka ❤

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m ปีที่แล้ว +9

    Aduunyo dhamaday walee waqdi fiican waala soo maray iyo fan

  • @CqaadirXefow
    @CqaadirXefow 8 หลายเดือนก่อน +4

    Dad wa dadki hore❤

  • @cabdiaadancabdi5226
    @cabdiaadancabdi5226 2 ปีที่แล้ว +4

    ereyadii abwaan xasan qawdhan

  • @AmiiHasan-s1b
    @AmiiHasan-s1b 5 วันที่ผ่านมา

    Dadwaa dadkii hore ani maa oran ❤

  • @muusaguled4250
    @muusaguled4250 2 ปีที่แล้ว +2

    Ereyadi Abwaan Qowdhan

  • @zakariyexasan1345
    @zakariyexasan1345 ปีที่แล้ว +3

    Waxa kasta adunyada way ka dhacada lkn san camal aniga bay igu dhacday wlahi raaga dumarka badan ma ficna aniga so maray meel kasta inaa gaalo jacela lkn wan ku qasaray hal dumar ah waxa ka fican ma jirto 😢❤❤❤❤❤❤

    • @abdik9002
      @abdik9002 ปีที่แล้ว +2

      Waad naga nixisay

    • @abdiftaahomar6544
      @abdiftaahomar6544 ปีที่แล้ว +1

      ​@@abdik9002aad iyo aad naxdin weyn waliba😂

    • @AbdiazizWarsame-s8y
      @AbdiazizWarsame-s8y 11 หลายเดือนก่อน +1

      Dumar RAG KAMA maarmo
      Lkn RUN iyo daacad baa la rabaa

    • @OLDLEGEND-uy7jw
      @OLDLEGEND-uy7jw 5 หลายเดือนก่อน

      Dumaashi wanku salamay xaajiga mobile kisa marku u imaado igu salaam 😂

  • @NashaadHassan
    @NashaadHassan 6 หลายเดือนก่อน

    xaliimo khaliif magool🥺boqoradii codka ayada iyo intii muslim oo dhimatay Allah unaxariisto

  • @mohammedwalibaddal1388
    @mohammedwalibaddal1388 4 ปีที่แล้ว +6

    cawayska dlmar uugu imo heesihii hore kuwii dhexe iyo kuwa imika

  • @CabdirisaqMaxamed-l2c
    @CabdirisaqMaxamed-l2c ปีที่แล้ว +4

    Maantana macawstaa iga dhacday

    • @mahdiyaelmi3693
      @mahdiyaelmi3693 ปีที่แล้ว

      Qowm kastaa waxay fahmayaan ayaa murti looga dhigaa
      Macawistaa iga dhacday iyo jiilka waqti xaadirkaan dhallinyarada ahi waa isku qalmaan
      Axmed mooge iyo magool AUN iyo hiba nuura waxay u heesayeen dad caqli leh oo murti shiilan fahmaya iska hadalna aan lalla hor imaan karin

    • @abshirhasan4580
      @abshirhasan4580 11 หลายเดือนก่อน

      Ninba casriga uu joogo iyo qoonka uu ku dhexnool yahay aragtidood ku heesin.😂

    • @shaqlanshaklan6648
      @shaqlanshaklan6648 หลายเดือนก่อน

      Raq ba waa ku raggeed maadan maqal miyaa
      Qarni walba raggeda weeyee😂

  • @IsraAbdiqaadir
    @IsraAbdiqaadir 6 หลายเดือนก่อน

    Fanaantii hore heeso hooda❤❤❤

  • @usaamemaxamuud21
    @usaamemaxamuud21 3 หลายเดือนก่อน

    Gaadmadii horaa lagu xayaa ❤

  • @rudwaanmuhumed7306
    @rudwaanmuhumed7306 10 หลายเดือนก่อน +29

    Adunyo sharma boy ma fananba 😢

    • @AxmedDaad-rg4kf
      @AxmedDaad-rg4kf 7 หลายเดือนก่อน +4

      Waxd so qorayso iyo dadka meesha maraya isku eeg farqiga u dhexeeya

    • @MaxamedMaame-zu4dl
      @MaxamedMaame-zu4dl 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@AxmedDaad-rg4kf haa Wlhi kaaf iyo kaladheeri weeyan

    • @AISHAMohamed-me1uv
      @AISHAMohamed-me1uv 6 หลายเดือนก่อน +1

      Wakhtiba wakhtiga u ka hareyay ayey ka qiimo badnaa

    • @LiiJanba
      @LiiJanba 5 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂beenTaa maha😅

    • @mahadabuukar3171
      @mahadabuukar3171 5 หลายเดือนก่อน +1

      Fanaan ha sheegin fan waxaa u dambesay dowladi dhexe marke dhacday

  • @maxamed5604
    @maxamed5604 3 หลายเดือนก่อน

    Nio heestu way fadhidaa walahay intii dhimatay allaha u naxariisto

  • @HaniSiciid-oj9go
    @HaniSiciid-oj9go 7 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan good layasha dhagesta😂😂❤😂

    • @Fatuura
      @Fatuura 7 หลายเดือนก่อน +1

      Nimanka nagaha badan mohov

  • @MahadabdiGulled
    @MahadabdiGulled 29 วันที่ผ่านมา

    Allow kuu naxariiso ayada iyo intii muslim ah

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 8 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan waxa curiyey abwaan Hassan Qawdhan Yuusuf Laxanka waxa saaray Bashiir Xaddi AHUN

  • @kingoftheking1397
    @kingoftheking1397 ปีที่แล้ว +2

    Sawiraanta markaa Soo sareysan hesa waa in qof walba magaciis lagu Soo qoraa sida dadka yaqaanin waji ahaan u bartaan ee codkooda yaqaano

  • @apdiwadud9468
    @apdiwadud9468 ปีที่แล้ว +2

    Hees iyo badh iyo halkii karin ahayd aniyo mustafe c/kafi iyo Barre barqo dheer iyo Bila arin 18/9/2023 bacda halgan

    • @mahirabdirahmandirie9490
      @mahirabdirahmandirie9490 8 หลายเดือนก่อน

      Mujaahid waan ku salaamay ragii dalka xoreeyey

    • @apdiwadud9468
      @apdiwadud9468 5 หลายเดือนก่อน

      Waanak qaaday sxb soo dhawow​@@mahirabdirahmandirie9490

  • @ahmedgurey4227
    @ahmedgurey4227 3 ปีที่แล้ว +8

    Waad ku mahadsan tahay wll

  • @iskufilan-m1o
    @iskufilan-m1o 7 หลายเดือนก่อน

    XALIIMO AUN IYO HIBO NUURA BOQORADI CODKA❤❤❤

  • @guleidomar8972
    @guleidomar8972 3 หลายเดือนก่อน

    Wa markii somali mid ahayd mantana xalkeeda wa la ogyahay.

    • @KhalidAlirunsheeg
      @KhalidAlirunsheeg 2 หลายเดือนก่อน

      Meesha maxa siyaasad keenay neefo

  • @maxamadyare4641
    @maxamadyare4641 8 หลายเดือนก่อน +2

    Still 2024

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 9 หลายเดือนก่อน +2

    Daaqa xolaha meel dayacan oo ladaganeen lagu daajiya soohinta beerta laga oodaa hadi lasogooyo laanta laga daadsho caleen waadub dhacsataa ooy cadan baris kadib moos bolalay tiirku iskubadalaa baris abati baa habaray ladhaha cudurkaas

  • @ahmedgurey4227
    @ahmedgurey4227 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc caweyka dalmar

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    As, soooooo dhawoow inbadan khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey fariidad marwo yareeydumaroo lagufarxeeeey qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba iyoiyo

  • @sheikhalideer9818
    @sheikhalideer9818 7 หลายเดือนก่อน +1

    Aduun waxan jogna balbalarka , catoosh, big moha, Sharma boy murti ahan u dhageysano..

    • @AbdishakuurCismaan
      @AbdishakuurCismaan 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂 aduun forara ayaan seenta dambe heysanaaa sxb

  • @abdikadirweedow7787
    @abdikadirweedow7787 ปีที่แล้ว +4

    Sharma boy fanaan miyaa kuwana fanaaniin miyaaa kkkkk

    • @munaahmed9373
      @munaahmed9373 ปีที่แล้ว +1

      Saax kuwan wa fanaanin ❤

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 ปีที่แล้ว +2

    Still2023

  • @MohamedHassan-ly5he
    @MohamedHassan-ly5he 7 หลายเดือนก่อน

    ABWAN HASSAN QAWDHAN YUSSUF OO AHAA (HY, GARXAJIS) ILAAHAY HA U NAXARIISTO, AYAA KA TIRIYAY LABADIISII XAAS OO U HESHIIYAY, ISNA DHIBKIISA SHEEGANAYO.❤

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  7 หลายเดือนก่อน

      Aamin

    • @maxamedcali5572
      @maxamedcali5572 5 หลายเดือนก่อน

      Habar yoonis maha waa ciidagale guuyobe

    • @azizderia7314
      @azizderia7314 หลายเดือนก่อน

      Saaxiib waa Ciidagale

  • @nuunehaadi7979
    @nuunehaadi7979 9 หลายเดือนก่อน +1

    Dad waki hore

  • @WayeerXasanjaamac
    @WayeerXasanjaamac หลายเดือนก่อน

    Shares by waaciyaal😂😂😂😂😢 hees taani waayihii hore

  • @hassenheiro4
    @hassenheiro4 8 หลายเดือนก่อน +1

    Gododle😅 Somalia 🇸🇴 lee laga yaqaanaa😅😂

  • @AbdiladiifAH
    @AbdiladiifAH 12 วันที่ผ่านมา

    Abwaan qowdhan miyaa erayada

  • @MGeele
    @MGeele 8 หลายเดือนก่อน

    Dad waa dadkii hore

  • @MaxamedAbdiadan-o8q
    @MaxamedAbdiadan-o8q 3 หลายเดือนก่อน

    Yaa alifay heesta godadle

  • @MxmedAbib-nu6xe
    @MxmedAbib-nu6xe 10 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @hassanosman5241
    @hassanosman5241 7 หลายเดือนก่อน +1

    2024😢

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Sahrascadayyareey qiimobadandumaroo Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba. Yartayarta

  • @mohamedahmedgaab4309
    @mohamedahmedgaab4309 6 หลายเดือนก่อน

    Gacamahaygiibaa Gudun igu jarro dumarr Garasho malahe Gabdhayahow Gallab wanaagsan Gullow Allaw Ii -Gar gaar Adaa qanniyo cIdwaliba kuu baahan tahayo Garrabkaaga lahubaa Marwalba
    Goorta .27/7/2024
    Goobta Hargeisa
    Habeenimo sabtiya
    Subaxyaw shaqoo

  • @SafiyaCali-v9k
    @SafiyaCali-v9k 8 หลายเดือนก่อน +1

    Fan waa kii Hore fikirna waa Kan soo socda maysku raacnay inay sitaa tahay

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว +2

    As, lEEEEE tttttttt, yaawaaYE, tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo sahrascadayyareey qiimobadan qatraayeey qaranEEy yariiseey qiimobadan oiriyareey bahbahbah bahyareey minyaro inbadancba layga waawaynyahay itaa tii lagaa sooooo dhawaystayoo nicmaturabi nicmaturabi sahrascadayyareey qiimobadan murwodumaroo samsamEey yartayarta yariisEEy mudo.Familyyyyy Systems jEmaadeeey yanogasho saabiriineeeeey saxaneey samawadeeey lagufarxeeeey

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Sahrascaddy

  • @MahamddKhadar
    @MahamddKhadar 2 หลายเดือนก่อน

    Damada.kasheke

  • @duraanbakayle
    @duraanbakayle 8 หลายเดือนก่อน

    hestan waxaykujirtay riwayadii ninawaal ninawaani

  • @abdihassan6492
    @abdihassan6492 2 หลายเดือนก่อน

    Qowm aya Sharma boy qarami ahan udagesan doono😅

    • @abdiani5831
      @abdiani5831 2 หลายเดือนก่อน

      😅😅

  • @MahamddKhadar
    @MahamddKhadar 2 หลายเดือนก่อน

    Quranku.samada.wu.kashkeyy.somaha

  • @MahamddKhadar
    @MahamddKhadar 2 หลายเดือนก่อน

    Hal.ragadod.kalay

  • @IsmaciilSaleban-l7n
    @IsmaciilSaleban-l7n 11 หลายเดือนก่อน

    9imf

  • @abdisamatabdinasirfolley8835
    @abdisamatabdinasirfolley8835 2 ปีที่แล้ว

    Buulshaaa soomaliiyed aanigaa waxaad wata su,aale ya ila jawaabi kaaro somaaliy .Magaac "GODODLE" Macna maxa waaye?

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 ปีที่แล้ว +5

      Waa ninka dumarka badan ama guur badan, meel walba guri u tahay

    • @ahmednuurfeyleey684
      @ahmednuurfeyleey684 ปีที่แล้ว +1

      Nin naago badan waaye

    • @mohamedhussein8447
      @mohamedhussein8447 ปีที่แล้ว

      GODODLE micnaha waa Halakha, qanniiyadda xun, oo markuu wax qanniino durba god ku dhuummanaya. Wax kasta oo halisa haddana aan si sahlan looga baxsan Karin, luguna arki karin ayaa lagawaddaa. Heesta iyo miraha nin naago baddan way ka micna wayntahay. Inta kale caqli kaasho.

    • @Kukash-x1t
      @Kukash-x1t ปีที่แล้ว

      Gododle= ninka naagaha badan marba mid isku qaada

    • @AbdiazizWarsame-s8y
      @AbdiazizWarsame-s8y 11 หลายเดือนก่อน

      Waa Ninka xaasaska badan