axmed mooge liibaan Heestii dhulka waan socdaa waana dhaaf sanee

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 16

  • @SuldaanSadaad
    @SuldaanSadaad 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waa hees qaaliya

  • @awalekayse
    @awalekayse 7 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxa lahaa ninkii la odhan jiray tuuyo
    Wuxu kasameeyay qiso dhab ah oo soomartay, inabtidii oo uu jeclaaday ayuu habarwadaagi oo uu usheegay arinta ayaa gabadhii oo isagana inabtidi ah ka guursaday
    Waa gabadha abtiga dhalay oo habarwadaaga ood islahayd arinta hakuu dhameeyo kaa guursado oo isna gabadha inabti la ah

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 7 หลายเดือนก่อน

      Waa yaab, rag damac kama dhammaado, Ingiriisku wuxuu yidhaa " Don't ask a bachelor to find you a bride" Ha weydiisan qof Iskaabulo ah ama Soolane ah ama Doob ah oo aan guursan inuu inan aad guursato kuu soo helo, cajjiib

    • @mohamedmohamoudaden757
      @mohamedmohamoudaden757 5 หลายเดือนก่อน

      Hhhh wll heestan eraydeeda waxa iska laba Cabdi Aden Xaad "Qays"imika Hargiesa ku nool illaahay cimriga iyo caafimaadkaba ha u siyaadiye.

  • @mrsocdaal1434
    @mrsocdaal1434 2 ปีที่แล้ว

    Guuleeyso sxb waa saaxibkaa cabdule jeeyte

  • @anwarmohamed2105
    @anwarmohamed2105 ปีที่แล้ว +1

    noolaba dharaar dhibaa soo martee ayay sax ku tahay heestu sidaan hore ugu maqlaay

  • @SuldaanSadaad
    @SuldaanSadaad 7 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Somalibanahay1977
    @Somalibanahay1977 2 หลายเดือนก่อน +2

    Erayada heesta iilama eeka midhihii cabdi qays abwaan tuuyo ayaa lahaana waala leyahay se abwanki sida saxda ah ulahaa erayada yaa sheegi kara????

    • @abdiaziizmustaphe732
      @abdiaziizmustaphe732 หลายเดือนก่อน

      Cabdi aadan xaad cabdi qays ba iskale riwaayad uu isagu alifay bay ka mid ahyd

  • @mrsocdaal1434
    @mrsocdaal1434 2 ปีที่แล้ว

    Waa hees aad umacaan

  • @luulahmed6768
    @luulahmed6768 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow

  • @KadarDirie-d4d
    @KadarDirie-d4d ปีที่แล้ว

    Dhulka wuu Socdaa wuuna dhaafsanyee🙃🚬.

  • @Daanshe
    @Daanshe 2 หลายเดือนก่อน

    Erayadi:Cabdi Aden Xaad (Cabdi Qays)……
    Codkii:Axmed Moge Liban
    AUN dhamantoodba
    Meesha aad kadhigtay Qoloba dharar Mahan e sida Saxdaa
    Waa (NOOLABA DHARAR DHIBAA SOO MARTEE)

  • @fatunmaxamed9301
    @fatunmaxamed9301 2 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰💞

  • @deeqsiKsa-pc4qm
    @deeqsiKsa-pc4qm ปีที่แล้ว

    Www