Abuu Cubeeyda oo Sheegay inay Kumanaan askar qorteen & Guutada Cusub ee Putin ka howlgaliyay Africa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ค. 2024
  • #MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999 Booqo hadda midnimo.com/
    Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 69

  • @jibriilaxmedjibriil
    @jibriilaxmedjibriil 9 วันที่ผ่านมา +28

    Maraykanka iyo uk alle waxaan uga baryayaa dhulgariir iyo masiibo inay ka dhacdo falastiina allaha quweeyo aammiin aammiin

  • @user-nc5jo3fs1v
    @user-nc5jo3fs1v 9 วันที่ผ่านมา +5

    Geesi abucubada noolaw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabduqadirmaxamed6300
    @cabduqadirmaxamed6300 9 วันที่ผ่านมา +3

    0:11 iam fareey giije Mohamed we happy the new year of Muslims ☪️

  • @MahirCade-bs1yr
    @MahirCade-bs1yr 9 วันที่ผ่านมา +3

    Asc Dhaman bahda Maracada show ku xiran Allow wllahena inta dhibatesan dhibka ka saar 🤲🤲🤲

  • @adarmohamed3709
    @adarmohamed3709 9 วันที่ผ่านมา +2

    MashaAllah war wanaagsan baad sheegtay mahadsanid

  • @ShirwiChirwi-rd1rh
    @ShirwiChirwi-rd1rh 9 วันที่ผ่านมา +8

    ❤❤gu/l plastine 🇯🇴 and somalia 🇸🇴 incha alla khyr so duceya azxapey

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 9 วันที่ผ่านมา +4

    Masha Allah XM guulwarta ilaahey hasiiyo marwalba ❤❤❤❤❤

  • @Cabdixakiimmuusecige7
    @Cabdixakiimmuusecige7 9 วันที่ผ่านมา +3

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye

  • @Fadumo816
    @Fadumo816 9 วันที่ผ่านมา +3

    Masha Allah markuu soo hadlo niyada ayaaba ii dagto ineey wali liicin walaalaheena ayaan dareemaa Alxadulillah

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 9 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah waa warkii ugu farxada badnaa hadii dowlada Norway aay kadhabayso lakiin waxaan u malaynayaa inay tahay shirqolada reer galbeedka aay maleegan

  • @user-nc5jo3fs1v
    @user-nc5jo3fs1v 9 วันที่ผ่านมา +3

    Waa isbahaysi fican❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-of7oq7xu7l
    @user-of7oq7xu7l 9 วันที่ผ่านมา +2

    Man Shah gulaysta muqaawimada amiin amiin amiin

  • @cabdinasirmalin8253
    @cabdinasirmalin8253 9 วันที่ผ่านมา +2

    Insh guul❤❤

  • @user-cw2rg3qh3i
    @user-cw2rg3qh3i 9 วันที่ผ่านมา +2

    ilaahay cadowga ha uga gargaaro mujahidiinta iyo shacabka reer falastiin

  • @user-xz2ej1gu5u
    @user-xz2ej1gu5u 9 วันที่ผ่านมา +2

    Wad mahadsantahy tabintaada aan marnaba laga daaleyn io sida habsaminda led ee aad bulshadaada ugu heelantahy
    ❤❤❤

  • @maxamedcabdulahi7099
    @maxamedcabdulahi7099 9 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahay guushiisa iyo Nasrigiisa ha u furo reer Falastiin

  • @user-sv8fw7ui1d
    @user-sv8fw7ui1d 9 วันที่ผ่านมา +1

    Yes proud to live in norwey❤

  • @sahrojama9515
    @sahrojama9515 9 วันที่ผ่านมา +2

    Walaal Maracade hala yaabin : Africa waa meelaha laga ugaarsado!

  • @suheybruumi658
    @suheybruumi658 9 วันที่ผ่านมา +3

    Maracade warbaahintaadu waxey tahay warbaahinaha ugu macquulsan Somaalida , Guuleyso sxb

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 9 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah wll mahadsanid guuleyso ❤❤❤❤❤

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 9 วันที่ผ่านมา +1

    Allaahu Akbar

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 5 วันที่ผ่านมา

    Inshaa allaah guuul mujaajidiinta.❤
    Thanks maracade

  • @MoubaMous
    @MoubaMous 9 วันที่ผ่านมา +3

    Scw scw scw scw

  • @kulanka
    @kulanka 9 วันที่ผ่านมา +2

    Good

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 9 วันที่ผ่านมา +2

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @abdirahmanibrahimali4854
    @abdirahmanibrahimali4854 9 วันที่ผ่านมา +1

    Thank you❤brother

  • @sharmakeibrahim687
    @sharmakeibrahim687 9 วันที่ผ่านมา +2

    qofki ugu horeeyay😂😂

  • @AbdiNuur-z2s
    @AbdiNuur-z2s 9 วันที่ผ่านมา +1

    I will be like you insha allaah

  • @suleekhamowliid9296
    @suleekhamowliid9296 9 วันที่ผ่านมา

    اللهم انصر اخواننا في الفلسطين

  • @rodoahmed7109
    @rodoahmed7109 9 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahoow u hiili falastiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 9 วันที่ผ่านมา +2

    Guul guuleesta inshallah guul

  • @XalaneAbukerosman
    @XalaneAbukerosman 9 วันที่ผ่านมา +2

    Aan...kusalino...xabiibkena..muxmad .scw💖❤

  • @HamdiMohamed-c9c
    @HamdiMohamed-c9c 9 วันที่ผ่านมา +1

    Asc Ustaad mahadsanid

  • @amiinabdulaahi-ce3ks
    @amiinabdulaahi-ce3ks 9 วันที่ผ่านมา

    Keepgoing brother's and sister's Maxamed muusi dhiblawe tuur yare

  • @CabdulaahiQasimcali
    @CabdulaahiQasimcali 9 วันที่ผ่านมา +5

    Dilkuu uxiisay miyaa😂😂 hadane asigaa Dan ugu soobixi doono

  • @ismailegge3430
    @ismailegge3430 9 วันที่ผ่านมา +1

    my only channel

  • @mohamudhusseinkassim4163
    @mohamudhusseinkassim4163 9 วันที่ผ่านมา +1

    Mara ade shooooow

  • @user-qc3mo3om1v
    @user-qc3mo3om1v 9 วันที่ผ่านมา +1

    Allah u akbar

  • @AbdiNuur-z2s
    @AbdiNuur-z2s 9 วันที่ผ่านมา +1

    Qofka ugu horeeya ayaan noqday caawa

  • @user-ud5yl9fr5h
    @user-ud5yl9fr5h 9 วันที่ผ่านมา +2

    Khudhbooyinka abuu cubeyda inoo soodhig halkan

  • @AdanAbdirahman-si9je
    @AdanAbdirahman-si9je 9 วันที่ผ่านมา

    ماشاالله

  • @engineercumarnuuryarow3558
    @engineercumarnuuryarow3558 9 วันที่ผ่านมา +1

    Cod malahan sxb.

  • @user-nv3yv6uq8m
    @user-nv3yv6uq8m 9 วันที่ผ่านมา +1

    Asc anaa ugu horeya cawa😮😂😂

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 9 วันที่ผ่านมา +2

    Asc MARACADDE SHOW guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Rushku haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ww2hs4bp8y
    @user-ww2hs4bp8y 9 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qj4ok4ri7t
    @user-qj4ok4ri7t 9 วันที่ผ่านมา +2

    Somaliya ha dareen askarta si xorayta qudus uga qayb qaadano

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 9 วันที่ผ่านมา

    ❤wcs ❤

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 9 วันที่ผ่านมา +1

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️

  • @Faaiidsheikibrahim
    @Faaiidsheikibrahim 9 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤ palastine

  • @faysalfarah910
    @faysalfarah910 9 วันที่ผ่านมา +4

    Waan kusalaamay maracade
    insha allaah guul reer falastiin

  • @NaasrirCabdi
    @NaasrirCabdi 9 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ishow832
    @ishow832 9 วันที่ผ่านมา

  • @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
    @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr 9 วันที่ผ่านมา

    Sc max/ed ciise warkaagi 2baad baarlamanka jarmalku ka hadlay claamada guduudan sababtaa ah calalanka israa;iil waa 2ba sadex gees oo iskudhex jia marka waxay ka dhigantahay 2ba dawladood taasay uga xanaqayaan mahadsanid sxb

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb 9 วันที่ผ่านมา

    "[...] Deegaankayaga" dheh marka aad xiganaysid

  • @MaxamedCabdirihmaan
    @MaxamedCabdirihmaan 9 วันที่ผ่านมา

    Falastiin guul

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he 9 วันที่ผ่านมา

    ♥️🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻♥️

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 9 วันที่ผ่านมา

    Kulabashada maraykanka Eafganistan qarar ayayugabahantahay golaha ammanka ansixiyo tas inaydhacdana wamustaxil hadusimadaxbanan ugalana gulkagarimayo duniduna fawday noqonaysa

  • @nasrocabdi5956
    @nasrocabdi5956 6 วันที่ผ่านมา

    Mujahidinta xamas guul insha'Allah

  • @Darwiish777
    @Darwiish777 9 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha Ugargaaro Dhammaan Muslimiinta

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 9 วันที่ผ่านมา

    Malintuu u labto waa malinkii uu dunida n kanoqon dono jasiirad la maamulo

  • @sawdabiihi5559
    @sawdabiihi5559 9 วันที่ผ่านมา

    Sxb afkii reer galbeedkaad ku hadlaysaa wax la yidhhahdo MIDIGTA FOG ma jiraan ee waa gaalada CUNSURKA ah

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 9 วันที่ผ่านมา

    Haaaaa hadalki butin yiri iskashiga arimaha argagixisada daliban io rushka hadanfahmay werarada argagixiso rushka laguqaday walalka wayn bakadanbeya butina wuxuraba inudaliban fursadsiyo aykuargutan madama khibradas leyihin isna ukuarsado walalku wafahmay

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he 9 วันที่ผ่านมา

    ♥️🇵🇸🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🇵🇸♥️

  • @MoubaMous
    @MoubaMous 9 วันที่ผ่านมา

    Scw scw scw scw

  • @MaxamedCabdirihmaan
    @MaxamedCabdirihmaan 9 วันที่ผ่านมา

    Falastiin guul