TAANGI la’aanta soo wajahday ciidamada ISRAIII & Qasaam oo Maanta wacdaro kale dhigtay |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ส.ค. 2024
  • #MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999 Booqo hadda midnimo.com/
    Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

ความคิดเห็น • 124

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle หลายเดือนก่อน +17

    illaahow baabi yahuud mareykan yurub aamiin illaahow ugargaar falastiin xuuti aamiin

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 หลายเดือนก่อน +15

    1 yuhuud 2 mareykan 3 imaarat 4 masar 5 urdun 6 bishaar al asad 7 sacuudi intaasiba waa cadowga islaamka ilaaheey dukun daakun haka dhigo aamiin waagaal iyo gaalo raac

  • @DeeqaAxmed-ts8bb
    @DeeqaAxmed-ts8bb หลายเดือนก่อน +15

    Qofkii uhoreeyay❤ilaahoow rabiyoow waan ku baryiye qudus uhiili oo Gaalada isku dir

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk หลายเดือนก่อน +4

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 หลายเดือนก่อน +3

    Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino shacabka walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda hana isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda hana isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin Allah ha ka qabto munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 หลายเดือนก่อน +5

    Mahadsanid Maracade Show ❤❤❤

  • @wizjabra3959
    @wizjabra3959 หลายเดือนก่อน +3

    Hub. La aan. Alah idin dhigo. Guul
    Xamaz insha alah

  • @mohamedabdihussein4947
    @mohamedabdihussein4947 หลายเดือนก่อน +2

    Rabbiyow, deeqsiyow, Rabbiyow adduunyo, Ilaahow, Ilaahow, Ilaahow, Ilaahow, Rabbiyow samada iyo dhulka, weligaa noolow, noolow, Rabbiyow koonkan oo dhan. Allow u hogaansama haybada iyo karaamada, ilaahow wax walba rabiyow, adayg, adayga, allahayow boqortooyo samada iyo dhulkow, liibaan walaalaheen, allahayow guulaysta walaalaheen Ilahayow guusha sii walaalaheen, ilaahow u gargaar walaalaheen, ilaahow quluubtooda u sujuudee, wixii xalaal ah, khayr iyo barako ah, kuwa bukana u caafi, inta dhaawaca ahna u naxariiso. Cabsidoodana sugo, ilaahow fallaadahooda toosi, cagahoodana u adkee, libintaadana ugu hiili, yaa Naxariista Raxmaanka ah, Aamiin yaa Rabbii, aamiin, aamiin yaa Rabb. Caalamka.

  • @engkaderabeib4018
    @engkaderabeib4018 หลายเดือนก่อน +2

    مشكور يا محمد عيسى ونحن ونحن تهنئتنا لك من اخبارك واضحه وحقيقه من داره الغربيه خاصه الشخص الاوسط

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah Maracadde 600k hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 หลายเดือนก่อน +2

    Ordigan wixii dalkiisa iyo dadkiisa iyo ammaanka dalkiisa waa yaqaan wixii dani ugu jirto gaalada gumeystaha taangiyadooda iyo dabaabaadkooda allaha baabi,iyo burburiyo hoojiyo halaago aamiin

  • @user-mr6ly7bw4m
    @user-mr6ly7bw4m หลายเดือนก่อน +2

    ha loo taariibo qudus somaliyeey
    si aan uga midnoqono alqasaam
    baabaday yuhuuduye

  • @musetafexdahir2032
    @musetafexdahir2032 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahow falastiin guusha sii allahu akbar aamiin aamiin aamiin

  • @waabarijama8389
    @waabarijama8389 หลายเดือนก่อน +1

    Akhri waxbadan si aad isu anfacdo oo aad dadka u anfacdo
    Maashaa alaah mm cadde

  • @user-nc5jo3fs1v
    @user-nc5jo3fs1v หลายเดือนก่อน +1

    Alaha guuleyo dhaman musliminta amin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdikadirhussein_
    @Abdikadirhussein_ หลายเดือนก่อน +3

    Caasimada Poland 🇵🇱 waa Warsaw bro maracadde

    • @AbshirMaxamad-d2w
      @AbshirMaxamad-d2w หลายเดือนก่อน

      Kkkk qof wax saxaayo miya iska dhigee bro

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 หลายเดือนก่อน

    ❤أنا أحب هذه القصص
    أنت الشخص الوحيد الذي يروي لنا القصص❤

  • @user-nc5jo3fs1v
    @user-nc5jo3fs1v หลายเดือนก่อน +1

    Waad mahad santahay saxib wararka iyo warbixinada aad noso gudbiso❤❤❤❤❤

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl หลายเดือนก่อน +1

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @MahamadXamole
    @MahamadXamole หลายเดือนก่อน +2

    Janatul fardowsa alle ha inagu kulmiiyo

  • @MohamedAAdam-en8rx
    @MohamedAAdam-en8rx หลายเดือนก่อน +1

    Allahu-Akbar
    Guul Falastiin Insha-alah

  • @MahamadXamole
    @MahamadXamole หลายเดือนก่อน +1

    Waa run turkiga khalad ayay ugu jiraan suriya waa khaladkii u.s.a ayku joogtay afganistan

  • @cabdulaahicabdi687
    @cabdulaahicabdi687 หลายเดือนก่อน

    ASC.ALLE HANNAGGA QABTO
    YAHUUDDA&MUNNAAFIQIINTA.U SHAQEYSA YUHUUDDA.

  • @user-yu4kd5yu1o
    @user-yu4kd5yu1o หลายเดือนก่อน +1

    Kuwa.mareykankuna.kuwan.jaarbey.yihiinba.iyo.kuwa.habeen.iyo.maalin.duqayntA.ku haya.dimishiq..iyaga.laga.hadal maalin kaliya.bilaa.shuruud.miyaa❤❤❤❤❤

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantahay maxamed ciise maracade run ahaanti wararka hbenkii hal qiso oo arimaha sirdoonka ah inoo dhex geli warka adigoo mahadsan

  • @abdullahimohamed9311
    @abdullahimohamed9311 หลายเดือนก่อน

    Taasi waa cadeynta ninki qayana dalkisa iyo dadkisa thanks bro Soo daa shekoyinkan sirdonka

  • @fardoussamahamoud1849
    @fardoussamahamoud1849 หลายเดือนก่อน +1

    Allxamdulilah Allha kadhameyo Tangiyada

  • @HargeisaawiOfficial
    @HargeisaawiOfficial หลายเดือนก่อน +1

    Hambalyo 600k Mohamed Esse 🎉

  • @FarahAbdi-ie3kr
    @FarahAbdi-ie3kr หลายเดือนก่อน

    Allahau akbar allow uu hiile walalehen reer qaza

  • @nasrocabdi5956
    @nasrocabdi5956 หลายเดือนก่อน

    Ya rabi ugargar Falastiin cadowga Alle hajabiyo

  • @YuusufAbdilahi-x5u
    @YuusufAbdilahi-x5u หลายเดือนก่อน +2

    Ciidamado badan oo shisheeye Ayaa ku sugan.dalka.suuriya. Kuwaa. Muxuu.u arki.waayay

  • @mohamedabdullahi333
    @mohamedabdullahi333 หลายเดือนก่อน +3

    ALLAHU AKBAR WARKASAA IMARAYA ALX.

  • @qaroofow
    @qaroofow หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad ayaan kaaga mahad celinaayaa warbixinta sirdoon oo aad nala wadaagtay iyo ereyada quruxda badan oo aad ku soo afmeertay. Ana waxaan leeyahay, DALKIISA KHIYAANOW DULIYAA KUU DAMBEEYA.

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 หลายเดือนก่อน +1

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @ZuhelaPpe
    @ZuhelaPpe หลายเดือนก่อน

    Maracede show 600k hambalyo wll 🎉

  • @cabdulahiyusufmursal5360
    @cabdulahiyusufmursal5360 หลายเดือนก่อน

    Allow ugar gaar walaalaheena reer Qaza

  • @Abdullahiibrahim-nt3qp
    @Abdullahiibrahim-nt3qp หลายเดือนก่อน +3

    Asc wll maracade

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg หลายเดือนก่อน +1

    Waa run ee ha kabaxo suuriya waayo turkigu wuu ku fududaaday fargelinta suuriya turkigu waa inuu ka shaqeeyo midninada suuriya markaa ayay wada hadlu karaan

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 หลายเดือนก่อน +1

    AWAY CIDANKI XOGA LAHA EE ISRAIL AY SHEEGANAYSEY EE AHAYD QUWWADA BARI DHEEXEY MAXAA LIQEY.ISRAIL MAANTA WAXBA MA HAYSO OO WAXAA MUUQSADEY XOGAGA ISKA CAABINTA XAQ UDIRIRKA REER FALASTIIN OO HAYSTA QORIGA BARAKEYSAAN EE "AL YASSIN" RUNTIINA SOO BAXDAY MASHAALLAH ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR WA FATAXA NASR INCHAALLAH GUUL IYO GOBONIMO REER FALASTIIN

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi หลายเดือนก่อน

    Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤❤

  • @HamdiMohamed-qw9zn
    @HamdiMohamed-qw9zn หลายเดือนก่อน +2

    Congratulations 600k

  • @CabdiwalikhaliifCali
    @CabdiwalikhaliifCali หลายเดือนก่อน

    Inshaa allaah hub iyo taangiba waybaaba,ayan

  • @CabdiqaniSugule
    @CabdiqaniSugule หลายเดือนก่อน +2

    Maracas m/ciise asc guul halganka falastiin iyo warkaagaba

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h หลายเดือนก่อน +1

    Waa inay ugabaxaan dalkooda ciidamada turkigu

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 หลายเดือนก่อน

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @abdihakimabdinoor7751
    @abdihakimabdinoor7751 หลายเดือนก่อน

    Manshaallah walalkey mcn keep going

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 หลายเดือนก่อน

    Sxb alle ayaa.mahad leh ilaahaw.usiyaadi.jabka iyo burburka ciidanka iyo qalabka iyo.askartaba bulan iyo.baroor.gali.yuhuud iyo.maraykan iyo.ingiriisba.dagaal.sokeeye.iyo.mid shisheeyaba.allaha galiyo.somaliya guul iyo awood dawladnimo.allaha.siiyo muslim qaalisa allaha naga dhigo

  • @mohameddalmer3219
    @mohameddalmer3219 หลายเดือนก่อน

    Guul ayaan urajayn haynaa geesiyaasha alqasam

  • @MaadeyMaxaad
    @MaadeyMaxaad หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad mahafsanid mRaxade for the Interesting updates??...

  • @user-yv2ez6xv9q
    @user-yv2ez6xv9q หลายเดือนก่อน

    Caaasimada Poland 🇵🇱 maa Moscow noqotay maracadde dhibmalahan wax waa la qaldi karaaayeee

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 หลายเดือนก่อน

    Qofka Munaafaqa ah jiha kasta wuu ku fashilanyahy
    Allaah ayan kamagan galayaa

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 หลายเดือนก่อน

    Ilaahaybaan u baryee tangi iyo awoodba Allaha idin wiiqo😊

  • @KaltuunKayd-hv9rl
    @KaltuunKayd-hv9rl หลายเดือนก่อน

    Guu sha islaaka ale hasiiyo

  • @sadam1318
    @sadam1318 หลายเดือนก่อน +2

    ilaahay ha burburiyo oo ha hoojiyo israël iyo dhamaa reer galbeedka

  • @alidjama1356
    @alidjama1356 หลายเดือนก่อน +1

    Al Assad ha ogolaado turkiga

  • @IsraAhmed-jx4ot
    @IsraAhmed-jx4ot หลายเดือนก่อน +1

    Yahuud dhulka alaha la gooyo

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 หลายเดือนก่อน

    Allah ugar gaaro qaza❤❤

  • @daauudismaaciil
    @daauudismaaciil หลายเดือนก่อน

    Waxaan ku fikirayaa hadh iyo habeen in lawaayo israa'il iyoguna taangiyo ayey ka sheekaynayan talabaad maracadaw waxsheega basaaska ma kuwan somalida ayaad wax fahansiinaysaa saad ugu sheegtay cidhta khayanadu ayleedahay allaha u fahansiiyo

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 หลายเดือนก่อน

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️

  • @user-mn4gv4mr2k
    @user-mn4gv4mr2k หลายเดือนก่อน

    Mosko caasimada Poland 🇵🇱
    Waa caasimada Russia 🇷🇺

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤Allaahu Akbar ❤❤❤

  • @haadiguure7364
    @haadiguure7364 หลายเดือนก่อน

    Guud ahan Gaadidka laga gubay waa 1108 gaadidka kala duwan ah

  • @RPOChanel
    @RPOChanel หลายเดือนก่อน +1

    Guul iyo gobobino❤

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa หลายเดือนก่อน

    ❤wcs ❤alahu akbar ❤

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi หลายเดือนก่อน

    Adigaa mudan walaal ❤

  • @mohamedabdullahi333
    @mohamedabdullahi333 หลายเดือนก่อน

    Ilahayow guulal bdn sii Hamaz iyo Palestine.

  • @IbrahimSheikh-g9l
    @IbrahimSheikh-g9l หลายเดือนก่อน

    All ha ku barekeeyo, ❤

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 หลายเดือนก่อน

    ERDOGAAN GEESIGA ISLAAMKA CADOWGA ALLAH KAQABTO INCHAALLAH

  • @Mesutm.hange603
    @Mesutm.hange603 หลายเดือนก่อน +1

    Laakiin hadda anaga bariga africa waa 14 bisha jully hhh

  • @Aaliya56789
    @Aaliya56789 หลายเดือนก่อน

    Muu yiraahdo saacada dalkeega haka baxaan

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct หลายเดือนก่อน +1

    Basaska nafsigi xaskisa helay

  • @MuhammedMuhammed-u7s
    @MuhammedMuhammed-u7s หลายเดือนก่อน

    Marshal allaah

  • @cabdirahmanmedia9077
    @cabdirahmanmedia9077 หลายเดือนก่อน

    Hub laaan alle idin dhig oo halaag alle idin ku rid

  • @CraxmaanibrahimDoolow
    @CraxmaanibrahimDoolow หลายเดือนก่อน

    Yaa allaah

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by หลายเดือนก่อน

    Lagabilaabo 7 octobre 23 israil way qarinaysaaye ciidamo ' tangiyo qalabkii milatari guud ahaan wax u hadhay majirto 23 Kun oo taago '1000cagaf 19000kun oo ciidan

  • @MohamedSalah-gm8wd
    @MohamedSalah-gm8wd หลายเดือนก่อน

    War mesha dhan xayeysin ka dhigtay macsalma

  • @aptirahmaanvarah5085
    @aptirahmaanvarah5085 หลายเดือนก่อน

    Alaahu akbar

  • @CabdullahSALiim
    @CabdullahSALiim หลายเดือนก่อน

    الله اكبر 🎉

  • @akrimabdikarim9867
    @akrimabdikarim9867 หลายเดือนก่อน +1

    Ciidamada turkiga waxey suuriya kabaxayaan marka bishaar iska daayo gumaadka suniyiinta ayna ka baxaan ciidamada mareykanka iyo kuwa ruushka. Waayo kuwaas turkiga ayaa kaga xaqleh joogitaanka suuriya kuwa gaalada. Allow ceeb astur yahuuda ayaa markasta iska duqeysa suuriya lubnaan kamana hadlaan, joogista turkiga maxaa tusey.
    Wallaahu waliyu towfiiq.

  • @fahmoCali-d9b
    @fahmoCali-d9b หลายเดือนก่อน

    Qasaam 🎉

  • @abdullahiibrahimshabeele8235
    @abdullahiibrahimshabeele8235 หลายเดือนก่อน

    Asc sxbky maracade waxaynu ku dhownahay in aynu gaadhno adiga iyo anagoo sxbdaa ahi 600 kun maalmaha inagu soo aadan I.a ani waxaan kulasoo bilaabay meelahaa 70kun inagoo socona talow idina goormaad lasso bilowdeen sxbkeen
    Ani waxaan joogaa magaalada qabribayax somali galbeed

  • @MahdiCusmaanwarsame114-t8k
    @MahdiCusmaanwarsame114-t8k หลายเดือนก่อน

    Maxay FAA idayneysaa bixitaana ciidama in ta amareka iyo ruushka ay joogaan

  • @filsanabdifarah3180
    @filsanabdifarah3180 หลายเดือนก่อน

    Ukrainiens iyo rousha

  • @user-pw2ho7lu2t
    @user-pw2ho7lu2t หลายเดือนก่อน

    Gurigod ba aan yuhuda sawirkoda Nagaqari.wuunadhibaya aragoduye

  • @NeimaahmedRobleh
    @NeimaahmedRobleh หลายเดือนก่อน

    Les armes Turque sont leur frere pourquoi pas les americains

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct หลายเดือนก่อน

    Asad incidamada turkigu kabaxan suriya waxa udhibay okucadadinaya rushka iiran iyo maraykanka!!! 3das qudhodana cidama kajoga suriya sababta turki wadalsuniya dadsuniyina uhiliya

  • @abdisalamyoussouf4090
    @abdisalamyoussouf4090 หลายเดือนก่อน

    Allah kamariyo Israel

  • @abdullahifarah610
    @abdullahifarah610 หลายเดือนก่อน

    Waa lafilayey in Israel jabkeedu banana uso baxayo si dhaqso ah

  • @DaauudJaamac-eh4uf
    @DaauudJaamac-eh4uf หลายเดือนก่อน

    Turkiga suuria reer galbeedka islaamka lafamaroodi iyakaa laisku jajabiyaa weeyan

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 หลายเดือนก่อน

    Caawa colad yar ayaa ka jirta xaga Audio coka, waa sidii tel Network ku uu ku yar yahay wuuna Go'go'ayaa oggoow sxb

  • @ZuhelaPpe
    @ZuhelaPpe หลายเดือนก่อน

    Ilahow Palestine🇵🇸 uu gargar🥹🤲

  • @AadancaliYusuf
    @AadancaliYusuf หลายเดือนก่อน

    Waa❤❤❤ runta

  • @Abdihakin24
    @Abdihakin24 หลายเดือนก่อน

    First comment ❤😊

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct หลายเดือนก่อน

    Bishar muxusamayn haditurkigu kabaxo? mainta kahartay dadka suniyinta suriya buisracin? uguhorayn walahuba inudhulkoda kaqadaye

  • @ahmettbeiber-ky5gk
    @ahmettbeiber-ky5gk หลายเดือนก่อน

    600k🎉❤

  • @mohamedrashiid7275
    @mohamedrashiid7275 หลายเดือนก่อน

    Madaxweyne bashaarka suuriya wuxu uhadlayaa sidii 4ta milyan eeqaxooti ahaanta turkey ujooga oouu caqabad kala kulmay madaxweyne ERDOGAN
    Doorashadii ayna ahaun suuriyaan ee ay turkey yihiin hslka turkey ay tahay inay lahadlaan ninkan dhiigyacabka ah ujeedkeedu uuyahay sidii dadkaas nsbad dhulkoodii loogu celinlahaa ayuu shuruud hordhigayaa kaasbaa waa hoggaamiye laleeyahay carsbta dhibbaa haysata 10 kun oo askari ayuu kahadli oodadkaas halkaa cadka dwggan amnigooda ilaalinaya sunniga ah

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 หลายเดือนก่อน

    Wacan oo wanaagsan eebow

  • @MaxamedCabdi-j6x
    @MaxamedCabdi-j6x หลายเดือนก่อน

    Sxb noojoogte xaga sirdoonka

  • @CraxmaanibrahimDoolow
    @CraxmaanibrahimDoolow หลายเดือนก่อน

    Xagee loomaraa dagaalka qudus mxamadow zxb wallhi waa tagayaaye zxb

  • @alidjama1356
    @alidjama1356 หลายเดือนก่อน

    Al qasam gulaystaa