Qoraa Cabdalla Xaaji Cusmaan Ceeleeye 1/2 - Uruurinta Fanka Djibouti iyo Soomaalida

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @BadridiinCabdirashiid
    @BadridiinCabdirashiid วันที่ผ่านมา

    Qoraa Abdullahi xaaji Cusmaan

  • @boloossoloob6754
    @boloossoloob6754 ปีที่แล้ว +3

    Hanoolaato aad baa u mahadsantahay, Ayaanle shaqo qaran aa hesaa wlkey ku soco, nabad iyo kheer baa ku rajeenaa

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +4

    Qoraa cabdala xaaji cusman wa qof waayo joog ah oo xiligiii nabada dalka joogay Cimri Allaha u barakeeyo

    • @eleyehwali2513
      @eleyehwali2513 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi, waliba wuxuu nasiib u yeeshay inuu wax badan ka faa'ideysto raggii ugu cuslaa waayihii danbe

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 ปีที่แล้ว +1

    Hanoolaato, ifiyaha waayaha.

  • @Zakiika
    @Zakiika ปีที่แล้ว +1

    sheekh abdiqadir qoriyow sayidka asaga naftisa kaga cabsani jiray

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 ปีที่แล้ว

    Mansha Allaah👍💖💖💖🌹🌹🌹💜💚♥️💜

  • @badrihassen7527
    @badrihassen7527 ปีที่แล้ว +2

    Hadrawi iyo Dhodan waa Hurmuudka fanka somalida waa in sikhaasa taariikhdooda loo ilaaliyaa

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 ปีที่แล้ว

    Raysalwasaare M Ibrahim Egal markuu yidhi Djibouti ciidan military lagu xoraynmaaye cod-bixin iyo heshiis ayay ku xorobaysa waxay noqotay fikrad wanaagsan oo guulaysatay. France iyo ciidankeeda military ma dalka kama bixinine afti loo codeeyey iyo xisbigii marxuum Xasan Guleid iyo marxuum Axmed-diini xisbigoodii ayaa nabad ku gaadhsiiyey madaxbanaanida waana fikriddii uu qabay raysalwasaare M Ibrahim Egal. Ma jirto jabhad hub ku xoraysay Djibouti. Ciidankii France weli heshiis iyo nabad ayay ku joogaan Djibouti. Caqliga liita iyo aragtida gaaban way fashilanta sida caqligii Somalifaqashtii Siad Barre ay dagaalkii ay ku jabtay ku aadday 1977 xadka Ethiopia iyadoo aan xisaabtamin

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 ปีที่แล้ว

      @Maxamad Maxamuud Xalliike Horta dadka deegaanka Somalida oo ka mid ah qowmiyadaha Ethiopia iyaka aad uga dawladsan Somalia oo laga yaabo inaad xor u taqaan lkn run-ahaantii ay taladeeda gacanta ku hayaan U.N , A.Uda Amisom iyo dawladaha jaarku . Djibouti maaha dal gudaheeda ammaanka loo ilaaliyo lkn saldhigyada ajunebigu waxay meesha ku joogaan heshiisyo gobolka oo dhan khuseeya ee maaha qaar guryaha dalka laga maamulo iyo doorashooyinka ilaaliya amma doorashooyinka qabta amma ka garnaqa. Adduunka dawladaha waaweyn ayaa saldhigyo lagu heshiiyey ka dhaxeeyaan lkn dalwaliba ammaankiisa gudaha isaga leh . Xaaladda Djibouti iyo Somalia waa sida dal dawlad ah iyo dal dawlado kale ka taliyaan. Waxay isu jiraan inta cirka iyo dhulka

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 ปีที่แล้ว +3

    Rtd
    Radio Mogadishu
    Radio Hargaysa
    Dhamaan barnaamij ku jira ee dhinaca dhaqanka iyo sooyaalka waa in TH-cam ka la soo geliyaa
    Tolow yaanu u ducaynaa oo hawshaa noo qabta

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 ปีที่แล้ว

      Radio hargeysa ka reeb,
      Qolya cadiifadeysan ayuu u gacan galay.

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama ปีที่แล้ว

      @@sayidka6911 *adigu ma caafimad qabta?*

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 ปีที่แล้ว

      @@sayidka6911 suugaanta ay ka maqan yihiin qolyaha reer Hargeisa ee somaliyeed ma suugaanbaa kolkaa, adiga ayaa xanuusan, wuxuu ka hadlaya waa suugaan ee siyaasad maaha,

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 ปีที่แล้ว

      @@mhassan0163 adiga oo mahadsan, haddii keydkii suugaanta yiilay radio hargeysa qeyba ka mid ah abwaanadii lahaa laga badalay ee kuwo kale lagu qoray si ku Talagal ah, miyaaneey doodeydu noqoneyn mid jirta?

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 ปีที่แล้ว

      @@mohammed-jama haa, ee adigu ma waxaad ku jirtaa qolyaha radio hargeysa suugaantii dhaxalka aheyd ee tiilay sida cadiifadeysan u maamulay?

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 ปีที่แล้ว

    Waxaan ku daawaday abwaanka barnaamijkii Tixmaal.