Gabay Xasanow Hub Qaadaye Daahir Cudhaadh Iyo Asagoo Luuq Ah Seyid Maxamed Cabdulle Xasan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 23

  • @abdimalikshideabdimalikshi5042
    @abdimalikshideabdimalikshi5042 ปีที่แล้ว +6

    alle hunaxariisto adero daahir cudhaadh oo todobaadkan gudihiisa geeriyooday
    Aamiin aamiin

  • @Geedi143
    @Geedi143 4 หลายเดือนก่อน +3

    LUUQDU WAA MAXAMED MOOGE LIIBAAN

  • @boqran101
    @boqran101 ปีที่แล้ว +2

    ~Mufti sheekh ah maamule xurmale macallinkii diinta
    ~Madxaf kaydsan taariikh mugliyo, mahadkii ciiddayda
    ~Murtad laaye gaalada makale, cadowga meel saare
    ~Mujrim dooxe tuugada mirjiye, maagashada diide
    ~Masiir dhiciye gobannimo mucliyo, muunad ila doone
    ~Mucjisadii ilaahay arladan, maalin ugu deeqay
    ~Sayid maxammedkii miigganaa, iyo waligii soo muuqday

  • @RadwanMaygaag-ld7yx
    @RadwanMaygaag-ld7yx ปีที่แล้ว +2

    Luuqda Maxamed mooge Rabi haw naxariisto

  • @AadanAli-x1z
    @AadanAli-x1z 2 หลายเดือนก่อน

    Strong language

  • @Ali-rk2yp
    @Ali-rk2yp ปีที่แล้ว +1

    Luuqda danbe waa Mxmd mooge dhamaantoodba alle ha uraxmo

  • @Kamayste2324
    @Kamayste2324 3 หลายเดือนก่อน

    4:20

  • @Abdirah435
    @Abdirah435 หลายเดือนก่อน

    Ibraahiimka ma ibraahimkii mareexaan baa mise waa kuwo kale

    • @coderMoha
      @coderMoha 18 วันที่ผ่านมา

      waa makaahiil, ogaadeen.

  • @muhammadhassan-vp1hl
    @muhammadhassan-vp1hl ปีที่แล้ว +2

    Qarnji joog sxb waxaa u baahanahay sheekadii 2 ee walaalaha ahaa ee mid ka mid ah gabar rabay kadibne gabarta wax walbo eey weydiiiso midka eey rabto uuna fahmeenin balse walaalkiis dhahaayo saas maahee sidaasee ka wadaa please igu caawi halkee ka heli karaa

  • @AadanAli-x1z
    @AadanAli-x1z 2 หลายเดือนก่อน

    Luqad aad u adag buu ku gabyayaa sayidiku ma .aqa

  • @AadanAli-x1z
    @AadanAli-x1z 2 หลายเดือนก่อน

    Luqada

  • @IdirisXuseen-pg8ps
    @IdirisXuseen-pg8ps ปีที่แล้ว +1

    Hayaag iyo khaalid wa balaayo😂😂

  • @AadanAli-x1z
    @AadanAli-x1z 2 หลายเดือนก่อน

    Fanachi waa gaal afraid reer ogadeenka

  • @MohamedYusuf-kn5xo
    @MohamedYusuf-kn5xo ปีที่แล้ว

    Maduqnayene reer bari

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 ปีที่แล้ว +1

    Codka dambe ma Maxamed mooge