"Doorasho iskadaaye waxa laa warwarsan yahay dawladnimo ma loogu imaanayaa"Sheekh Shariif

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 4

  • @prosl11
    @prosl11 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Sh shariif sii fiican baad uu hadashay laakiinse niyada kaa saara somaliland, somaliland weligeed xamar dhanbe laga xukumi maayo ee idinku dantiina qabsada

  • @farxaancawil926
    @farxaancawil926 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Somaliya garanmaayo goor ay gaadhi doonto doorasho qof iyo cod!
    Waayo , cid laga ogolaanaayo ayaaban jirin inay samayso nidaamkaas. Kii hore iyo kan iyo ka ka danbeeya midna lagama ogolaanaayo markaa ha laysla meeraysto weeye xaaladu.

  • @timbotimba
    @timbotimba 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    war umada iska si daya oo somalia keligin iska dhista. , midnimo marwalba wax ficaan mahe.

  • @FaySal-n7d
    @FaySal-n7d 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Oohinta jooji daba dhilif cidad u shaqayso wan naqanaye