Xildh. Jeesow wa ku jecel nahay 🐪❤️ laakiin Ina Ody mucaarad nimadadan xad dhaaf, mid wa og nahay iyo halkad iska haysan, Xassan wa anti GJ lakin kuguma raacsanin sidad hada wax ledahay. Sharaf iyo karaamo Jeesow💪🏽👑💫
waqtigii lakala tagi lahaa aya dhawaaaday miyu yiri ar soomaliya kala tag iyo kala qob qob iyo colaad jeclaaa somaliyey waxad ogaatan dadka madaxda ino ah iyo siyaasiyanta 99% waxay siyaasatan ugu juran in ay hanti ka sameeyan
Amiin jeesow waa saxan yahay shalay anagu labo sano naga diiday side maanta ii leedahay ima mucaradi kartid dadka meesha kadhax leh amiin jeeso hala xiro eebow a iga ku qabiil ma ahi lkn waan is ag dagnaah dad hubeesan oo abgaal dhagaha u laabi karo ayuu ka dhashay abgaal 2014 jareer baa jowhar iyo meelo badan kala wareegtay abgaal anagoo hg aa gurmad culus u fidinay ma ahee abgaal ma ahan rag dhulka cagaha ku hayn kara dagaal saacado socdo mid bilo socday nadhax maray dhinac walbo inta kasoo galnay baan xeebta iskugu geyne shalay farmaajo galab sagaal saac ayuu ku ceebeestay magaalka ayagoo hal beebe bursanaayo ayaa video laga hayaah gaarigi galabtaas bursanaye habeenki isgoyska tarabuun aan kugubnay farmaajo anaga ku kalifnay in madaxtooyada hal qof uga jiro idaacadi dowlada hg lawareegtay madaxtooyo dhan lagala wareegay abgaal hg waa idin dayeeen waligeenba halkan Mar aan walaal waaye is dhahnay lkn abgaal muufada kafaacad ah dameero waaye la uleeyo ay wax ku fahmaan
War ninkaan hala xero. Doorasho qof iyo cod maxuu ku diidan yahay . Somaliland, pontland walaga qabtay soo ceeb ma aha in Caasimada Somalia aana laga qaban doorasho qof iyo cod😅😅😅😅
xasan farmaajo oo xilka kadhamaday ayu ku heestay xasan xil ikuma dhajiyo mana loo shego yu yaqan waqtiga loo qabtay intu yahay ee idinka ka fuqa hamashuline
Naf tiina ayaad been u shegeysan mirinayo shariif ayaan tagi karin macadalahi jeesow bad baado qaran diyarado iyo hub ka noocyadiisa kala duwan ayeey heestan maanta kkk
X SHEIKH Wadanka halaga
Badbaadiyo Munaafiqa tuuga
Illahow islaamka mideey ❤aamin aamin aamin❤yaarabi❤
Jeesow nolaaw cadagaga cagta kahoosruun basheegtay ❤❤❤❤❤❤❤❤
Amiin jisaw runtii waaye
Jeesow xaqa buu ku adimay❤
Marinaayo iyo Shiirkolo waxaa ku diyaarsan Taageerayaasha Birmade Xassan Sheik
Shiirkoole iyo Mariino miyuu madaxweyne u noqonaa??
Qabyaaladii qaab xuma, dadka la habsaaminayo, Xassana ka lacagaysanayo waa adiga iyo Ubadkaaga.
❤❤❤
Xildhibaan Jeesoow Badbaado Qaran 1 macno ayay ku fadhidey lkn Badbaado Qaran 2 macnaha ayku fadhido ma noosheegi kartaa
Waa islo micnihii un
@@muslimxusein3863😂😂😂
Xildh. Jeesow wa ku jecel nahay 🐪❤️ laakiin Ina Ody mucaarad nimadadan xad dhaaf, mid wa og nahay iyo halkad iska haysan, Xassan wa anti GJ lakin kuguma raacsanin sidad hada wax ledahay. Sharaf iyo karaamo Jeesow💪🏽👑💫
Ar aalow badbado qaran anaga shaqo kuma lihine niinkada dadka badbaado qaran noqonayo ma iska tartiibisodo bisinkow waligeynba luf luf laheyne madaxtinimo io mamul gobaled noguma maqnide luflufka xasan ma noga radisid sarkaal io agaasime io shaqaale rayid io ciidan ii xareey io yaah intasa wax nogu aheyd intina mucaradnimo an wax kuso kordhineyn bad ku weysay
اللهم احفظ رئيسنا حسن شيخ وان شاء الله حتى 2030
Ar jeesow ka joog Badbaado 2 adiga mahan ninka sameyn karee lafahaaga ilaasho ninyohow
Dorash qof iyo cod jidkee loomara? Loma jojinaayo iyo musuq ma taa saa muse mudnimo lyo wadar ogol?
JEESOOW XABSI U DIYAAR GAROOW
jeesoow ayuutu ugalay dorasho dadban wana ogyahay inu qof iyo cod kuso baxen jeesoow ayutadad oo kulalushi rabto ergada sadaqeso qoof iyo cod udiyar garow
ADEEROOW XASAN XAMSE MADOOBE IYO C/DI XAASHI WAA JOOGAYAAN ILAA AY DALKA GAARSIIYAAN QOF IYO COD 2SANO BAAD SHEEGEYSAAYE 4SANO DIB HA U DHIGTAAN ANAGAA DIYAAR ULA AH ILAA AY U FUDUDAATO
Adi hada racsan tahay anagah ma racsani hassan xalufiyaa
Xasan sh lacag badan ayuu aruursaday lacagtii beesha caalamka iyo dhulkii xamar oodhan dadka dhaqaalaha ayuu rabaa inuu kuxukumo
IAM.SOMALI COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHO IS THE LAND
waqtigii lakala tagi lahaa aya dhawaaaday miyu yiri ar soomaliya kala tag iyo kala qob qob iyo colaad jeclaaa somaliyey waxad ogaatan dadka madaxda ino ah iyo siyaasiyanta 99% waxay siyaasatan ugu juran in ay hanti ka sameeyan
Wlh qof kuu dagalamayo ma jirtee cagaha dhulka dhig
DAL KA SOMALIA 🇸🇴 AQOOSI IYO ICTIRAAF UMA BAAHNA ISCADEEYA
🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Xasanow jeesow waziir kadhig hanaga amuse 😂😂😂😂
Wasiirka caafimaadka halagu badalo 😂😂😂
Badbaado qaran idinka miyaa sameyn karo
Tug khain ah o Qomo lud ah weye Dahir jesow
Siyasika somalika waa ma gudbe
Hassan sheekh wuxuu wado waxaa waaye,LA MIO STRAADO
DAL KA SOMALIA 🇸🇴 WAX. KA JIRA. WAANU. OG NAHAY.
OOHADA DOWLADA 1 IYO BAR BAAD U TIRINEE MIYAA WAR ANAGOO SHACAB AH BAA U KORDHINEYNA EE ISKA OOYA
Waa runti jeesow waxa uu rabo inuu iska joogo yaase ka yeelaaya?
Jeesow nin raga geesi
Langaab is Langaab
Hoyada langaab ah garacyahow 😅
Ninkaan waa laandheera gaaljecel ah oo Xasan iyo awowgiis taliyaani ka xureyay adi maa laangaab uu ciilay ah
Kal iyo laab u qusley
Daahir ku dhawaaq badbaado 2😂
Arlaangaabkaan wax usheega
War ya ilaah yaqan ilaahow qof miyir qabin, fayobayn, tuug baahan NGO, fakhri ku so koray
𝐽𝐸𝐸𝑆𝑂𝑊 𝑊𝐴𝐴 𝑆𝐻𝐴𝐶𝑇𝐼𝑅𝑂𝑂𝐿𝐸 𝐶𝐴𝐴𝐷𝐼𝑌𝐴 𝑊𝐿𝐻𝐼 𝑊𝐴𝑅𝑈𝑁𝑇𝐼𝐼𝑆 𝑀𝐴𝑆𝐻𝐼 𝑀𝐴𝑆𝐻𝐼𝑊𝐴𝐴𝑌𝐸
WAABA NOOJOOGAA ODOGEENU
Badbaada qaran waa qasab
Xasan dhiiqo wadanka halaga badbaadsho
Xamar kama suurtobeyso badbaado two sababtoo ah wax waliba waa Ka duwan yihiin hada
MAXAAWAAYE KAN SIDA LAGAROONAYAASHA AYUU U HADLAA , WAR RAGA OO KALE U HADAL AAMINA JEESOOW,
U cannot put the cart before the horse.
Badbada 2 miyaa noo kenten hadane cimrigeyna inta ka dhiman saan miyaa dabada lesku haysana
Jeesoow yuu idin wasaqen waa niman waalan barlamanki waka soo tagen kuwan waxa lasoo siyay lacag lagu dumiyo wadanka waa ogyahay inow kuso labanen qof iyo cod jeesoow xasan xilka kama dhaman
Jesow waxu og yahay in aysan shacabkisu so doranaynin wa in qomo lud ah o khainu wadan
Hhhh
Kopi Farmaajo wada Xasan dhiiqo
Xasan gargute watu kubaba ayey.wuxuraba in u mudo korodhsado umana socdo qof iyo cod.wu ogyahay ineysan dhicikarin.
Wariyihi.jersow.war.kaqaado.ma.ahan.muwaadin
MIRINAYO AWOOD AYEY RABTAA MASAKINYAHOW NAFTA BEEN HA USHEGIN
Amiin jeesow waa saxan yahay shalay anagu labo sano naga diiday side maanta ii leedahay ima mucaradi kartid dadka meesha kadhax leh amiin jeeso hala xiro eebow a iga ku qabiil ma ahi lkn waan is ag dagnaah dad hubeesan oo abgaal dhagaha u laabi karo ayuu ka dhashay abgaal 2014 jareer baa jowhar iyo meelo badan kala wareegtay abgaal anagoo hg aa gurmad culus u fidinay ma ahee abgaal ma ahan rag dhulka cagaha ku hayn kara dagaal saacado socdo mid bilo socday nadhax maray dhinac walbo inta kasoo galnay baan xeebta iskugu geyne shalay farmaajo galab sagaal saac ayuu ku ceebeestay magaalka ayagoo hal beebe bursanaayo ayaa video laga hayaah gaarigi galabtaas bursanaye habeenki isgoyska tarabuun aan kugubnay farmaajo anaga ku kalifnay in madaxtooyada hal qof uga jiro idaacadi dowlada hg lawareegtay madaxtooyo dhan lagala wareegay abgaal hg waa idin dayeeen waligeenba halkan Mar aan walaal waaye is dhahnay lkn abgaal muufada kafaacad ah dameero waaye la uleeyo ay wax ku fahmaan
Hhhhhh nio horta masaakiinta ha qaldin teeda kale Waad iska riyootaa nio Abgaal waad ku qarawdaa sidaan dareemaayo kkk
Xaqiqda daaba ah in Dalkaan Dorosho qof iyo Cod ka dhici Karin
😂😂😂 riyada iska daa badbaado qaran xaaji muuse lahaa Manta neh dalka ninka xukuma wa abgaal marna ha ku riyoon abgaal badbaado qaran in losameesto wlhi
Dorasho qof iyo cot maxow kudidaa waqti badan bow hestaa sug deg deg badanaa kan
Jeesaw tokiisa walikiis u murqowenaay
Hhhhhhhhhhhhhhhhh
Wa.la.siiluudinaa.soomali.yey.meshii.geeyaba.dalxureeye halopga.sugo.hil.dhibaan.dano.gooni.ah.leh.warkisa.iska.dhaafa
Dowlad somaliyeed mase dowlad aad adiga leeday😅😂?
War ninkaan hala xero. Doorasho qof iyo cod maxuu ku diidan yahay . Somaliland, pontland walaga qabtay soo ceeb ma aha in Caasimada Somalia aana laga qaban doorasho qof iyo cod😅😅😅😅
2bo sano jalaq 😂😂😂😂
Hassan inuu xitaa 10 sano ku tegaya maaha.
Farmaajaba sow adiga ku raacsana inu meesha iska joogo
Hhhhh horta somali cabel wax kale o ay wareeysatay
Ti ukusameyey farmajo ba isna kudhici doonta.taas hasugto.cidisa kudhacdey
Hassan siduu ku Tege doonaa wey adagtay.
OROD CARUURTA AAD DAGAALKA GELISEY EE GAAL JECL CAAFIMAADKOODA BADBAADI FAKYINYAHOW
Adeer runta miya ku dhibaysa gj afkada kala baax neefyahow
Dalxureeye misa laftagran ku qaldosa bijoola
Mudane Madaxweyne Noqo Mid Go’aan Adag leh Aan u joojin Jaajuuska Ethiopia , Kenya iyo kuwa Qarsoon???……
Mudane Madaxweyne Dalkaan (1000 ) Qofood oo dano gaara leh u Shaqeeya Gumeysiga Ethiopia iyo Kenya (30 sanadood )Maxbuus u Yahay Dalka Somalia.
(1000 Qof) oo Suudad Madmadoow ,Kabo Madoow iyo Ookiyaala Xiran Ee Mediyaha Qaylo Afkagaado la taagan somali Qaxooti Ka dhigay?, Mudane Madaxweyne ha U JOOJIN.
Kkkkkkkk waaryaare siyaasada somalia waa ciyaar ciyaar waar kuwii shalay wada jiray ayaa maanta is haysta waar sidan xal idin ma aha
Horta su'aashu waxay tahay, adiga hadalkaaga yaa qiimaynaaya ooba wanaag kugu xasuusanaaya? Yaa wali wax kaa qorayba? Marba meelad kabuskicisaaye
xasan farmaajo oo xilka kadhamaday ayu ku heestay xasan xil ikuma dhajiyo mana loo shego yu yaqan waqtiga loo qabtay intu yahay ee idinka ka fuqa hamashuline
Xamar unukaa leh
Inlay idin tuugo ayaad ii cudee way dhamatay talada shacabka ayaa loo dhiibay
Naf tiina ayaad been u shegeysan mirinayo shariif ayaan tagi karin macadalahi jeesow bad baado qaran diyarado iyo hub ka noocyadiisa kala duwan ayeey heestan maanta kkk
Xamar unukaa leh
Xasan oo bar yotamaya ayan kutusaya