Sorry inu idimkala qima badnado qaran nimada dalka iyo inad noqotan dhashi Milazanawi tabaratay si wadanka danihisa u hor istagan danaha dawladaha dariska ah ee dhul iyo dad naga haystana ugu shaeyan, waxay mudanyihin dil toogasho sida dunida kale u la dhaqman qacin wadanka shisheye kalkalka ah InshaAllah malinba la idin arurin dona mudo yar ka dib
Awalba hamse xil muu hayn ee kuwan xildhibaanada sheeganaya may hassan dugaag mooshin ka keenan qofkan dal iyo dadba xaraashay nacladi idinku dhacday xildhibaano matihiin ee umada ka hor dhaqaaqa
Kuwa xildhibaano ku sheega oo xumanta wadnka Kenya ku falanqeyo ogada inadan wax kabadli karin wadanka hora lo soconya waxan adnay qof iyo cod xasidnimada ad uqbtan wadanka wan idin ognhay soo socda xamar imada bal anargno waxd shegtan
asc waxad ogatan in an keenya soomaaliya laga xukumin xildhiibano xiiqdiga iyo xumanta doowlada intad ku dhafri laheden doowlada soomaaliya waxa kaqadi meesan
Maxkamada Aduunka Hala Saaro Hassan Sheikh Xilkana Ka Qaada Mooshin Ku Qaada Marka lafuro Baarlamaanka Balanta Aad Qaadeen hanooga Bixina xildhibaano
Sorry inu idimkala qima badnado qaran nimada dalka iyo inad noqotan dhashi Milazanawi tabaratay si wadanka danihisa u hor istagan danaha dawladaha dariska ah ee dhul iyo dad naga haystana ugu shaeyan, waxay mudanyihin dil toogasho sida dunida kale u la dhaqman qacin wadanka shisheye kalkalka ah InshaAllah malinba la idin arurin dona mudo yar ka dib
Mooshin maxaa macnohiisu yahay waa in lacag eey helaan xildhibaanada teeda kale boobka ninka wada waa xasan shiikh ee halaga keeno mooshin xilka looga tuurayo.
Xildhibanku runtu sheegay illaahay nabad badbaadiyo, laakin Somalidii sheelalbay sarantahay.
Awalba hamse xil muu hayn ee kuwan xildhibaanada sheeganaya may hassan dugaag mooshin ka keenan qofkan dal iyo dadba xaraashay nacladi idinku dhacday xildhibaano matihiin ee umada ka hor dhaqaaqa
xildhibaano xageey joon waa nothing dowlaad ma jirto.
Asc
Waxay raban inay 10 sano kaligod wax cunan 2025 somalia way dhaqaq day
kuwaan benta hadayen barlamanki soomaaliya waa dunsan yahay maxeey udhisan wayeen ugu yaran
Doorasho ma jirto balse waa munaafaqad cad.
,dalka soomaaliya dorashu aday mushakil umabahno shacabka magalda muuqdisho dagan xukumadan lugaha kaqabanena wadankan wuxu adi qof iyo cod shacabkina kasbada
Kuwa xildhibaano ku sheega oo xumanta wadnka Kenya ku falanqeyo ogada inadan wax kabadli karin wadanka hora lo soconya waxan adnay qof iyo cod xasidnimada ad uqbtan wadanka wan idin ognhay soo socda xamar imada bal anargno waxd shegtan
Soomaaliya waa dhawaaqday dibnae lo laban mayo
Makeenyad u shaqeeysaan.
War ninyahaw qofkan wanka maxad meesha u keentay xataa maxishonayo asagoo meshii lagasodortay usan war uhen bu wadankale ka soo nacnacleyahay
Aqliga c nuur aadan dhegesta.
,dadki lakenay aya hada rabo ineey goboladi lakenay aya oo lagu so dhaweyay udidan iney ninkey raban doortan
Kani xiknad yaraa!!!
Rw.xamse.mooshin.mabaubaahno.isagaaba.diyaauah.inuuiscasilo.ee.mooshinka.halagakeeno.mw.naha..dalkiixaraashtay
Kuwaan waa gaalo
lacagtas dhuulka lagu gaday idiinka mushar uqato oo hoorelda ku jiifa waxadn uqadan lacagtas keenya iyo tuurkiya xitaa xamar lagagtad qadatan cariish xamar ugama gadatan
Hadadba inaad dhaaraten ogtihin Raja ayadba qabtaan
Xildhibaan walaa madaxweyne mid dhaar wax ka og ma jiro😂
Sey wax ujiraan
Waa daba dhilifkaas.
Soomali dowlad Nimo way kafogtahay xasan dhiiqona wuuba siikalaturay soomaali hakala ilaah sato
Hhhhhhhhhhh