WAXAAN ISBITAALKA U QAADANAYO | What's in My Hospital Bag? Naz Ahmed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ต.ค. 2024
  • #somalihoyo #somali #somalinutritionist #motherhood #weightloss #motivationalvideos
    FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA!
    - SHOP MY STORE - www.asliboutique.ca FREE SHIPPING CANADA & U.S
    - INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme....
    - Amazon Storefront with all of the products in this video:
    www.amazon.ca/...
    - Matcha Powder and 30 days detox tea:
    If you want to get the matcha superfood green here is the link:
    USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblend...
    or
    NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
    www.teamiblend...
    - Eid and ramadan decor signs: alsosophia.com?sca_ref=727347.ll4PpAq3Hw
    Muuqaalka maanta waa vlog halkaan aan kula wadaagayo maalin noloshayda.
    Waxaan rajeynayaa inaad ka heshay ♡
    ❤️ If you find my content helpful, 🔔 Subscribe to my channel:
    / @nazaxmed
    CONNECT WITH ME!
    ♡ Instagram: Naz_nutritionist
    ♡ Facebook: Naz Ahmed
    BUSINESS INQUIRIES ONLY
    healthwithnaz@gmail.com
    ===================================
    ===================================
    FAVOURITE PRODUCTS
    - Matcha Powder and 30 days detox tea:
    If you want to get the matcha superfood green here is the link:
    USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblend...
    or
    NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
    www.teamiblend...
    DEODORANT :
    Clay Dry Bold Eucalyptus Mint 2.8oz. 100% Pure Calcium Montmorillonite Clay
    adamaminerals....
    TECH I USE
    Canon Rebel SL2 DSLR | amzn.to/35Ck1Eo
    RODE Video Mic Pro | amzn.to/3djEMqL
    Lighting?
    Natural Lighting
    OR
    2 Softboxes | amzn.to/2ypbGYg

ความคิดเห็น • 149

  • @NazAxmed
    @NazAxmed  2 หลายเดือนก่อน +12

    - SHOP MY STORE ->> www.asliboutique.ca FREE SHIPPING!!! +1438-495-2509
    Also Available in Djibouti +25377120650
    - INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme.com/s/healthwithnaz
    - Amazon Storefront with all of the products in this video:
    www.amazon.ca/shop/nazahmed-rhnc

    • @nucmannucman-wc6ji
      @nucmannucman-wc6ji 2 หลายเดือนก่อน +1

      Kanifka masulika ayad kawada

    • @Saynab-k9r
      @Saynab-k9r 2 หลายเดือนก่อน

      Naz saldii cidoyahy miyaa lagu tukan kara wloo

    • @feis9082
      @feis9082 หลายเดือนก่อน

  • @najmaali670
    @najmaali670 2 หลายเดือนก่อน +12

    Waxaan oo dhan africa waa ey yaalaan qaasataan somalia waxaan iyo ka badan waan diyaarsaday abaayo dhlmadeyda from 2019 to 2023 Masha allah

  • @ikramindho370
    @ikramindho370 2 หลายเดือนก่อน +20

    I’m 23 I’m not get married but I feel so happy to watch this clip ❤️

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  2 หลายเดือนก่อน +4

      ❤️❤️❤️

    • @Zeycadey22
      @Zeycadey22 2 หลายเดือนก่อน

      Same❤

    • @iwarsame946
      @iwarsame946 2 หลายเดือนก่อน

      Just 23 enjoy your life girl.

    • @ashaomaar2087
      @ashaomaar2087 2 หลายเดือนก่อน

      Some to you 😢

  • @siradm
    @siradm 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahay umul udgoon/fayow ha kaa dhigo, afar indhood oo abshir ah, Allaha kuu fududeeyo, anna sidoo kale iyo inta nala midka ah, kolley waa iska hirig yar laakiin ilmo yar aad ku helayso.

  • @hodanmohd3669
    @hodanmohd3669 2 หลายเดือนก่อน +4

    Mashallh nastexo way xishonaysah markay sharaxayso alabta dhalmada Qali allh ku xifdiyo Allah ku fududeyo dhalmada we love you ❤

  • @nimoige
    @nimoige 2 หลายเดือนก่อน +5

    Illahay hakuu fududeyo walal qali aad ayan kugu xiranahay Lkn comment moqoro ducada ayan kaala maqnan wayay insha Allah afar indhood oo is eegaya❤❤❤❤

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  2 หลายเดือนก่อน

      ❤️❤️❤️❤️😘😘

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 2 หลายเดือนก่อน +8

    I’m pregnant my fifth baby make dua for me guys😍

    • @sumayo2093
      @sumayo2093 2 หลายเดือนก่อน

      Abayo iso ducey ilahay dartis caruurmatano oo cafimad qabo intu Allah isoyo qofka urka leeh ducadisa waa la aqbala

    • @sumayo2093
      @sumayo2093 2 หลายเดือนก่อน +1

      Allah nabad hakugu kale keeyno adiga iyo cunigaga

    • @sumadqaran
      @sumadqaran 2 หลายเดือนก่อน

      @@sumayo2093 ilahay mataano caafimaad qabo oo saalixiina haku siiyo wll gacalo❤️🙏

    • @sumadqaran
      @sumadqaran 2 หลายเดือนก่อน

      @@sumayo2093 Aamiin wll Mahadsanid

  • @S.A.12789
    @S.A.12789 2 หลายเดือนก่อน +2

    Anigoo hada 22 sano oo aan guur iyo ilmaba iiqorsheysaneyn baan cilmibadan kaa faiday xppt, mahadsanid, ilaahay foosha hakuufududeyo abyo mcn.

    • @munaxasandahabo7331
      @munaxasandahabo7331 2 หลายเดือนก่อน

      Guurso qaali 22sano wixii kadanbeeya hasii joogin😂

  • @aishashire5391
    @aishashire5391 2 หลายเดือนก่อน +3

    Thanks sis am 37 weeks insha Allah qeyr alle hanu Saqiro dhamanten

  • @dahabodagan
    @dahabodagan 2 หลายเดือนก่อน +4

    Msha allah aad baad umahadsantahey waxyaabo badan baad noo faaiideysey
    Allah ha kuufudeydiyo nasteexo

  • @HamdaAbdillaahi-lt7mn
    @HamdaAbdillaahi-lt7mn 2 หลายเดือนก่อน

    Am proud of this woman

  • @sabahstar4297
    @sabahstar4297 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mansha allah nabad ku dhal naz ahmed ❤

  • @amalali2745
    @amalali2745 2 หลายเดือนก่อน +6

    Wishing well ❤ may Allah make it easier for you ameen😊

  • @yusramaalim4865
    @yusramaalim4865 2 หลายเดือนก่อน +3

    Cillanka adbu uqurux badhan yhy mashallah abayo . Afar indod o nawad ah Allah idhinkisa

  • @nimometan9456
    @nimometan9456 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha alah naz wllshy alaha kudhibyareyo fosha cafimad kusokalabax insha alah ❤❤❤❤

  • @ayaanhaybe8246
    @ayaanhaybe8246 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maansha allah wllo ilahay haku barakeeyo ilmahaga .
    Abaal fara badan baankaga hayaa barnamijyadada siiba kuwa caafimadka iyo Talooyinka❤
    Love you 😘

  • @Degmodeqa
    @Degmodeqa 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allah hakuufududeeyo quruxeey aamiin.

  • @sacdiya4
    @sacdiya4 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha ALLAH the way you shared every thing for us ur motivation ,self love❤

  • @hananmohumed6888
    @hananmohumed6888 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah tabarakallaah nasteexo ilahay haku yasiro dhalmadu wax sahlan ma ahan waxaan ku odhan lahaa in aad baatiga 2 joog ka dhigato hadii aadan bijaamo qaadanin. Sifiican ayaad isu diyaarisay e ilahay hakuu sahlo

  • @siradm
    @siradm 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sifiican ayaan u arkaa, intan un ban qaadan jiray, malaha wax yaabo sida saliida cadar ban qaadan jiray dagan iyo suunka maya, kan bishimaha wan ka tagay gabar baa ii keentay, mahadsanid walaalo intaq nala wadaagtay, bagaga yar yar oo kale waxyaabo qurux badan advice, mahadsanid. Waa inan nafteenna wax u quurno, waayo nafteenna ayaa u mudan, tiisa daryeele ayaa tu kale ku dara

  • @farxiyasvalogs
    @farxiyasvalogs 2 หลายเดือนก่อน

    masha allah, baby da koofi qabowga kaga xirta ka maqan, teeda kale wa inad dhaqda baby cloth ka, hadii kale isbitaalka wuu kugu soo celin. suun dadki hore mahaysan hooyaday maray dhexda ku xiran jirtay hadii kale dabayl ba kaa galaysa caloosha, oo calool weyn baad yeelan

  • @RaqiyaAhmed-l1z
    @RaqiyaAhmed-l1z 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha Allah xabiibtii aniga bisha december dhalaa Allaha noo fududaayo inta uurka lah

  • @marianmohammed6671
    @marianmohammed6671 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahay haku fududeeyo hno ❤

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 2 หลายเดือนก่อน +3

    Manshallah my Allah makes you easy delivery inshallah and healthy baby sis Naz❤

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  2 หลายเดือนก่อน +2

      ❤️❤️❤️

  • @hodancali958
    @hodancali958 2 หลายเดือนก่อน +2

    Foosha Allaha kuu fududeeyowaa xanuun walahi 😢❤

  • @BilanabdiIndhodeero
    @BilanabdiIndhodeero 2 หลายเดือนก่อน +2

    Rabi haku fududeeyo sisi

  • @sucaadoRaage-qu5iu
    @sucaadoRaage-qu5iu 2 หลายเดือนก่อน +1

    Illahey haku fudueeyo abyo aniga cunugeygii curad Kafka bu iga dhintay hda Uur 6weak leyhy illhey ha igarsiyo iso duceya pls in afar indhod eebe naga dhigo

  • @BishaaroYusuf-fx9fl
    @BishaaroYusuf-fx9fl 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo waan kujeclahay wlhi ilaahay nabad ha kugu kalakeeno 😊❤❤

  • @gardengolden7717
    @gardengolden7717 2 หลายเดือนก่อน +1

    May allah swt make it easy for you insha allah . Beautiful video ❤

  • @sumayo2093
    @sumayo2093 2 หลายเดือนก่อน

    Allah kufududeyo abayo Naz iso ducey caruur raba

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 2 หลายเดือนก่อน +3

    Khayr inshallah

  • @fathaomarabdullahi4242
    @fathaomarabdullahi4242 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mnshallah alle Haku Fududeeyo Dhalamada 🤲🏻aad baan uga Helaa sidad wax U sharaxdo Mhdznid wll👏🥰👏

  • @afaafmohamud5658
    @afaafmohamud5658 2 หลายเดือนก่อน +2

    walaalo Allah ha kufududeyo Aamin

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 2 หลายเดือนก่อน

    Nasteexo Ilaahay nabad hakugu kala keeno

  • @amranabdiqadir3180
    @amranabdiqadir3180 2 หลายเดือนก่อน +2

    Insha alaah Ilaahay hakuu fudaydiyo abaayo❤❤❤

  • @fatimamohamudjama2123
    @fatimamohamudjama2123 2 หลายเดือนก่อน

    Asc sister ilahaayo haa ku fududeeyo foosh. Amiin

  • @fadumofanka2244
    @fadumofanka2244 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah ilahay Haku fudeyo wll afar indhoot oo nabad qaba inshaa Allah ❤❤❤❤❤

  • @farhiyoosman1626
    @farhiyoosman1626 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaaahay haku fududeeyo nasteho huuno

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah inschallah bon accouche sis

  • @NeimaMaxamed-b5x
    @NeimaMaxamed-b5x 2 หลายเดือนก่อน

    Incha Allah Ado nbada iyo baby go nabad ah huuno ❤

  • @KhadraAli-sr1rx
    @KhadraAli-sr1rx 2 หลายเดือนก่อน

    Illahay nabad hakugu kala keeno ❤🎉

  • @queensoomaali1713
    @queensoomaali1713 2 หลายเดือนก่อน

    ado nabad iyo nunaha oo nabad ah isha aallah 🤲🤲

  • @MaandeeqCqaadir-t6w
    @MaandeeqCqaadir-t6w 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay foosha hakuu fududeeyo wallo

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 หลายเดือนก่อน

    Manshalah ilahay ha ku fududeyo huuno inshallah ❤ experience ku noqotey inankada ka dib 🥰

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 2 หลายเดือนก่อน

    Allah ku fududeeyo dhalmo mashaqa yare❤

  • @ikranawale5450
    @ikranawale5450 2 หลายเดือนก่อน

    Mash Allah tabarakallaah allahuma barik Ilahay haku fudadiyo aamiin

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 2 หลายเดือนก่อน

    Barakallahu fiikum wllo foosha Allaha kuu fududeeyo umushii is xambaarata Allaha kaa yeelo aamiin ❤

  • @Aliamoha-hn1rm
    @Aliamoha-hn1rm 2 หลายเดือนก่อน +1

    M.a I.a ilaaah hakuu fududeeyo mom naz ❤🎉

  • @MuslimahTiktok
    @MuslimahTiktok 2 หลายเดือนก่อน +1

    May Allah make it easy for you insha'allah.

  • @SaraAli-ob9sy
    @SaraAli-ob9sy 2 หลายเดือนก่อน

    Ale ha ku fududeeyo ❤

  • @abumajeedmoussa8060
    @abumajeedmoussa8060 2 หลายเดือนก่อน +3

    Asc sister Allah help you jummu Mubarak

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah haku kala nabadkeeno walaal

  • @medhousseinamira7413
    @medhousseinamira7413 2 หลายเดือนก่อน

    Merci c est vraiment essentiel ce video

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaheey haku fududeyo abaayo umul cafimaad qabta alaa kaa dhigo abaayo

  • @hoodoahmed330
    @hoodoahmed330 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ilaahah hku fudaydiyo❤

  • @rosemarie6347
    @rosemarie6347 2 หลายเดือนก่อน

    Abayo ilaahay haku fududeeyo, Gabdhaha C-section ka ku dhalana kaso hadal

  • @hawakiinmohamed3356
    @hawakiinmohamed3356 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 2 หลายเดือนก่อน

    ma sha allah good idea small packaging may allah give easy birth and healthy baby girl ❤

  • @ayanjama-3005
    @ayanjama-3005 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahay haku fududeeyo sister

  • @hiboomer3068
    @hiboomer3068 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah taparakalah ❤❤

  • @CaashaHinda
    @CaashaHinda 2 หลายเดือนก่อน

    Alle haku fududeeyo wll ilmo caafimad qabana haku siiyo

  • @maryamliban
    @maryamliban 2 หลายเดือนก่อน +3

    Thanks wll naz ❤

  • @hodanhussin792
    @hodanhussin792 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah, allah hakuu fudaydiyo wll i like you nazzy much love.

  • @InahassanFilsan
    @InahassanFilsan 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah illahey haku fududeyo insha allaah xbbti

  • @halimaali9473
    @halimaali9473 2 หลายเดือนก่อน

    May Almighty Allah make easy for you bbygal

  • @rorobano6907
    @rorobano6907 2 หลายเดือนก่อน

    Wali madhalin miyaa Allah haku fududeeyo inshallah

  • @Sagalahm2000
    @Sagalahm2000 2 หลายเดือนก่อน

    Masha alh thanks hbty Alle haku fududeyo yaa Rabb🤲🏻🥰

  • @nimoahmed2155
    @nimoahmed2155 2 หลายเดือนก่อน

    Wll Allaha ku fududeeyo dhalmada 🎉🎉

  • @Simaneeeey12
    @Simaneeeey12 2 หลายเดือนก่อน

    Markaan dhalo unba ku haysaye wllo insha allah raaci bal

  • @IntsaarSalax
    @IntsaarSalax 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah 🎉
    insha'Allah alle ha Ku fududeeyo wll adiga oo nabad ah iyo cunugta caafimaad qab ayaan idiin rajeynayaa qli 💯❤❤❤❤🎉🎉
    Cilmi ayaan kaa baranay jisaa'allaah khayr.
    İ am not married 😂

  • @aminaabdullahi6913
    @aminaabdullahi6913 2 หลายเดือนก่อน +2

    Thank you 🎉🎉🎉

  • @SuhurMuse-do6lt
    @SuhurMuse-do6lt 2 หลายเดือนก่อน

    Ilhy ha ku fuduudeyoh wll ❤ ado cfimad qaba

  • @AragsanIbrahim-m4b
    @AragsanIbrahim-m4b 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahay nabad Haku kala keno qaali

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 19 วันที่ผ่านมา

    Thanks a lot nazteeho, where can I get those small bags aad alaabta ku qaadatay?

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  18 วันที่ผ่านมา +1

      From amazon or even Shein wllo

  • @Farah-iy5sy
    @Farah-iy5sy 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walal allaha kuufududeeyo

  • @NasteexoShekhcali
    @NasteexoShekhcali 2 หลายเดือนก่อน

    Zamiday alle foosha hakuufududeeyo

  • @HamdaJama-fb7cf
    @HamdaJama-fb7cf 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shah qof aan la qabin oo ilmo dhalin ma cabi kara wllo 😍

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  2 หลายเดือนก่อน +3

      Xaa wllo. ITS natural

  • @aminomaxamuud3375
    @aminomaxamuud3375 2 หลายเดือนก่อน

    Mnshlh allah hakuu fududeeyo foosha

  • @zenamohud
    @zenamohud 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilhy haku kal nabad keno wlo adi io baby gaa❤❤❤

  • @امالخيرنعمان
    @امالخيرنعمان 2 หลายเดือนก่อน

    Allah haku fudaydiyo wll

  • @fathiafathia1975
    @fathiafathia1975 2 หลายเดือนก่อน

    Inshallh tout se passera bien et sa ne durera pas longtemp sister

  • @farxiyasvalogs
    @farxiyasvalogs 2 หลายเดือนก่อน

    is not uunsi wa cadar cuud leh xabiibti. allaha kuu fududeeyo

  • @ummuaziiza-c9e
    @ummuaziiza-c9e 2 หลายเดือนก่อน

    Inshallah dheh xbbty mar walba

  • @AyaanMohamed-s1v
    @AyaanMohamed-s1v 2 หลายเดือนก่อน

    Alle ha kuu fydudeeyo wllo qli

  • @Abdinasra-ee5hk
    @Abdinasra-ee5hk 2 หลายเดือนก่อน

    Mash allh umul udgoon alee kaa dhigo

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 2 หลายเดือนก่อน +2

    Illhy hku fdudeyo apyo 4 indhodo nbad ah i.a ❤

  • @ZakirMohamed-w1o
    @ZakirMohamed-w1o 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha kufudeeyo wllo🤲❤️❤️❤️

  • @ahlaamgass4761
    @ahlaamgass4761 2 หลายเดือนก่อน

    Ila a hay ha Ku u fududeeyo

  • @Dsaxan
    @Dsaxan 2 หลายเดือนก่อน

    Alla haku fududeeyo abayo

  • @Maryam-wc9lm
    @Maryam-wc9lm 2 หลายเดือนก่อน

    Naz xbbty kan lagu fariisanyo ee dhex ka duleela magacii

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah ❤❤❤

  • @umumucad5325
    @umumucad5325 2 หลายเดือนก่อน

    Mashalah alle hkuu fudaydiyo qli afar indhod is eegaysa alle hkaa dhigo wxn kuwaydiin rabay ilko xanuunka maxaa sababa marka uurka laleeyhy

  • @FarxiyoQaasin-tp1py
    @FarxiyoQaasin-tp1py 2 หลายเดือนก่อน

    abaayoy waxan ku waydiiyey markasta ma most baa in la tolo hooyada haday 3 dhashay ama labo

  • @IstahilCabdi-wu1ln
    @IstahilCabdi-wu1ln 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allh ❤💞❣

  • @barwaqoshorts2338
    @barwaqoshorts2338 2 หลายเดือนก่อน +4

    Abayo neztexo waxan ku weydinaa ilka xanunka maxaa sababa hoyada merkey uur qado oo sa Id ilkaha u xanunayan

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  2 หลายเดือนก่อน +1

      Wa hormonal change wllo. Dhiig badan ayu jirkaagu sameenaya. Markaas haween uurleh ayeh ku dhacda iilka xanuun. Dhaxtarkaaga u sheeg wllo

  • @sumeyaabdi9176
    @sumeyaabdi9176 2 หลายเดือนก่อน +2

    waa runtet canuhu hadey iugu datana umul umul iyo dhig dhiga ka urayo

  • @ficaaneybeauty5156
    @ficaaneybeauty5156 2 หลายเดือนก่อน

    Asc abayo where did you get the swaddle from?

  • @kaltunsharifmahamed5035
    @kaltunsharifmahamed5035 2 หลายเดือนก่อน

    Hi naz thank u

  • @faizaahmed1993
    @faizaahmed1993 2 หลายเดือนก่อน

    Kwrn inta isbtaalka tagy ano waxba sidan qofna ila socon ilaah ikala fududeyay waqti yar wax wan so maray alxm

  • @mounaabdillahi5629
    @mounaabdillahi5629 2 หลายเดือนก่อน

    Umul udqone ❤❤❤