WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY IYO MY RAJO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 570

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its หลายเดือนก่อน +73

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🤞🕋

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 หลายเดือนก่อน +1

      Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕

    • @sagalh6770
      @sagalh6770 หลายเดือนก่อน +1

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

    • @user-mw1em5gp1x
      @user-mw1em5gp1x หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰

    • @kadra9957
      @kadra9957 หลายเดือนก่อน +1

      SCW SCW SCW ❤❤❤

    • @MunaOsmanAbdulahi
      @MunaOsmanAbdulahi หลายเดือนก่อน +1

      Scw ❤

  • @hafso1148
    @hafso1148 หลายเดือนก่อน +115

    5sano adhan kaligaa miya korisay adigo 9sano bes jirtid naag nol ayad tahay qisao qurux badan wayo waa inad kufaantiin qisadiina masha allh allahuma baarik❤

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 หลายเดือนก่อน +59

    Wallahi waa isla egtihiin waana isu egtihiin ilaahey Caafimaad iyo Cimri dheer ha idin siiyo

  • @user-dg1qj3bk1m
    @user-dg1qj3bk1m หลายเดือนก่อน +46

    Time Fartun Abayo 300k angarsenoo walahi Fartun 300k kabathaney uqalanta a hada my rajo farxada laqathatoo insha'Allah ismuJiya Walasheen Anbabino ❤Come soon 🎉300k mcnto Allah Dartis Ayan kujeclahay ❤

    • @shaficidalabey
      @shaficidalabey หลายเดือนก่อน +1

      Wangarsinena inashaalah ilhay na hanala garabqabto

  • @user-tt8ke7mz3o
    @user-tt8ke7mz3o หลายเดือนก่อน +37

    Wlhi wn ooyay 😢😢muniiro inay queen tahay way ka muuqada my rajo wn jeclahy😢😢

  • @nasriinofficial
    @nasriinofficial หลายเดือนก่อน +35

    Mashallah ilaahi ha isku kiin daayo wllo is jecel oo is ilaashado waligiin Allah idiinka dhigo abaayo yaal❤🫂🫂🫂🥰🥰🥰🥰🥹🥹🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 หลายเดือนก่อน +12

    Masha Allah walaalo isjel baa tihiin masha Allah horey u socda kuwii isku waara alaah idinka dhigo qaaliyeey aad baan u jeclahay my rajo waa qof qiimo ku leh aktayda kana helo barnamij keed aad baan u daawadaa my RAJO is the woman i❤ very xabiibtii thanks for sharing qaaliyeey I wiil haloo you and your sister ❤ you all Salut from USA 🇺🇸 xabiibtii jzklq thanks for sharing qaaliyeey.

  • @Xantiikudhaaftay
    @Xantiikudhaaftay หลายเดือนก่อน +76

    Masha Allaah😢
    Abdirisaq markay fariinta ku khaldayse noo soo sheeg muniiro iyo sidaa hooyo ugu dirtay Mahadsanid

    • @Khalanjo673
      @Khalanjo673 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂

  • @ZahraXasan-ep7fh
    @ZahraXasan-ep7fh หลายเดือนก่อน +10

    fartun walhi wan oyi waxa kunola sacudu iso ducey abayo adigne cafima kusiyo amiin

  • @muna607
    @muna607 หลายเดือนก่อน +25

    Maasha allah jir oo joogah walalhey gabar iyo hooyaded aya tihiinbe sidaa isku garab taaganaada waligiinb waxii dhacay ee murugada leh ha isku mashquulna muniir iyo faratun noloshiin horey u sii wata❤❤❤🥺🥰🫂

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 หลายเดือนก่อน +1

      Asc wll qli plz igu so bir😢 ado mahadsan

  • @Qu681
    @Qu681 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah ilahey farxad iyo cafimad iyo cimri dher ha idin siyo wllahey muniro iyo fartun ❤❤❤❤❤

  • @rajorumeyn6633
    @rajorumeyn6633 หลายเดือนก่อน +9

    Wlhi waa ilmiyah markan soo xasuusto walashay sahra hooyo ayey noo aheed ❤❤

  • @QadanAhmed-u5p
    @QadanAhmed-u5p หลายเดือนก่อน +9

    Wll fartun waxtahey gabadha nasibbadan marhadad ledahey walalkaa weyn ilahey ha isku kinda you insha Allah wanan ku jeclahey waxad tahey gabdha Ad adag oo ku dayasho mudan

  • @istarlin1
    @istarlin1 หลายเดือนก่อน +2

    masha allah my rajo wlhi waa gabar aad u fcn i hope inaa maalin ku arko منيره انتي ام عظيمه وكل الناس فخورين فيك❤

  • @SaaraHaji
    @SaaraHaji หลายเดือนก่อน +8

    Waan Idinla ILmeeyay😭 Caloosha Ihurisay Abay Muniro
    Allaha Idindhawro Fartun Adikiyo walasha

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 หลายเดือนก่อน +149

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @aminadualehismail
      @aminadualehismail หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤oooiqq 0:19 1q as zza❤0😊 dry😂😂 pp❤❤❤

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza หลายเดือนก่อน +8

      صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza หลายเดือนก่อน +8

      صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

    • @ahmedismahan8116
      @ahmedismahan8116 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @ahmedismahan8116
      @ahmedismahan8116 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @MaanoJeylaani
    @MaanoJeylaani หลายเดือนก่อน +9

    Abaayo seetahay yaraanka abshi cusmaan mafiicantaha Alaha unaxriiso Aamiin

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 หลายเดือนก่อน +5

    Mashalaah Ilin iku so istaagtey Alla ha idin barkeeyo Hooyo mcn iinool ilaahayo cimrigood dheera hooyooyinkeena Aabahey Alla ha unaxa riisto Hooyo dugsi quraan ischool jaamacada Alxmdulilaah Hoyo sasbteeda la heed ilaahayow noo xafid Allhuma Aaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiin Yaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa Rabi

  • @zunduzciise4654
    @zunduzciise4654 หลายเดือนก่อน +23

    Masha Allah reerkina waa dad wanagsan hooyo io abyo shukri ❤dariskena xalasha

  • @leylacabdulahi390
    @leylacabdulahi390 หลายเดือนก่อน +16

    Fartun iyo muniro dad qabi wng leh aa tihiin malin waxa rajeyna ina idinla kulmo labta igilisaan illahay dartiis aa idin jeclhy isoo duceeya

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 หลายเดือนก่อน

      Asc wll qli plz igu so bir😢 ado mahadsan 😢

    • @user-qg2vu4eu5x
      @user-qg2vu4eu5x หลายเดือนก่อน

      Masha allah ani xitaa wan uduceyaa

  • @xaliimoahmedxaliimoahmed8519
    @xaliimoahmedxaliimoahmed8519 หลายเดือนก่อน +5

    😢😢aamiin yarabi xapipti @Fartuun happy 😊 ❤abaayo mcn sidokale adigana alle hakuxifdiyo hanakaadhigo tii ddd anfacda aamiin yarabi 💖 👸🏼 😊

  • @SaadiaAli-m3d
    @SaadiaAli-m3d หลายเดือนก่อน +15

    My rajo wlahi poqorad waaye pls 1milyan aan garsiino channelkeda😢😢😢🥰🥰

  • @user-nc8nk9hj9j
    @user-nc8nk9hj9j หลายเดือนก่อน +9

    Abayo Muniira Xooga kuu jecelahay! Markaad I maaday Wadajir wanku iman lahaa ee gurigiina ma aqoonin.

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 หลายเดือนก่อน

      Masha allah tabarka allah gebdhehena soo dhawada qeer badan farstun waxay tahayaba waa qof wanagasan gebdhehena waxaa tahiin gebdho Masha allah tabarka allah haidin daayo

  • @UmuAmiir-y6g
    @UmuAmiir-y6g หลายเดือนก่อน +26

    Wallhi waa iga oysiisay abayo muniiro 😢😭 walashey curadenaba iyada isoo korisay qisada kan ilasoo martay isku mid katihiin hooyadey ano umusha marke iga labaxday see iga safartay 9sano jir igu imatay abalkeda magudikaro ila hada iyada lee iska fahana walalanen

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 หลายเดือนก่อน +2

      Ani xataa wlshey isoo korisay hoyadey mcn in yar baan la koray inta noloshayda wlshey ikorisey markaa saas uqaan garay way iguurisey ilaa hada hooyo ayaan ugu yeeraa abayo ma dhaho

  • @ShaafiyaIsmaaciilxasan
    @ShaafiyaIsmaaciilxasan หลายเดือนก่อน +36

    Aniba wllshy so koriyy aan ka waynaa 5sano hooyo way joogty lkn way shaqayn. Jirty maanlintii oo dhan way naga maqnanjirty habeen ki xili dambe iman jirty wllshy say ii jecayshy lama qiyasi karo hada wllshy waa 18jir wiilkayga ayadaa haysa suu u jacalyahy hooyo xita ku dhaha wan la ooyy muriiro wlhi wllnimo waa cajiib alle haysu kiin daayo

    • @user-wi1hf8bx8i
      @user-wi1hf8bx8i หลายเดือนก่อน +5

      Kawaran walasha io walalka oodan waxba kaheysan oo kudulminaya oo waridka kaa xegsanaya oo xitaa marka tiraah aabe dadkan igaceli kuna dhaho kama celayo e albabka igabax hana igusoo laban 😢😢😢

    • @ShaafiyaIsmaaciilxasan
      @ShaafiyaIsmaaciilxasan หลายเดือนก่อน +1

      @@user-wi1hf8bx8i wlhi waa dhib alle ale haku sikhro

    • @ayaanibrahm
      @ayaanibrahm หลายเดือนก่อน +1

      Sorry abaayo wa wax Jira Iska Samir adiga Aya guuleysanayo Insha allah😢

    • @ayaanomar-jl8uu
      @ayaanomar-jl8uu หลายเดือนก่อน +1

      @@user-wi1hf8bx8iillaahay hakaa saaro dhibta waxsana ha ubixin horay uga soco haka fakarin si aad cfimaatkaga uwaayin waa codsi

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy หลายเดือนก่อน

      Asc waaka xumahay sabr savro aa sidkiis hello

  • @raabicaayatulah5186
    @raabicaayatulah5186 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi wan la ooyey m.a abyo allah idin xafido oowlad baariya tihin muniiro gabadh adag abyo sida walidka baari u aheed allah ubadkada baari hakaga dhigo ❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 หลายเดือนก่อน +13

    اللهمّ باريك في أولادي وأحفظهم من كلّي شر🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 หลายเดือนก่อน +1

      Asc wll qli plz igu so bir😢 ado mahadsan😢

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 หลายเดือนก่อน

      ❤Waan Kuugu Soo Biiray ❤🤲🇸🇴🤲🇸🇴😘🇸🇴💙🇸🇴💙

  • @user-KDQali25
    @user-KDQali25 21 วันที่ผ่านมา

    Wlhi wa ruun qisaa markii lagashekaaynayo xasusa qaar ba ka oohiyayo😢😭any way Waxa tihiiin walala isjecel Allah xa idhin barakeyo Dhamaantiin

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 หลายเดือนก่อน +15

    Qisadiina teyda kadaran wlhi waso godbina hada dhaho awood uma lahan 😢

  • @leylomohamed6920
    @leylomohamed6920 หลายเดือนก่อน +4

    Wlhi wan ilmeyay fatun waa hore garti leh wana walalalo is jacel alow isha bani aadanka idinka qaway ❤️🥰🫶🏻

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 หลายเดือนก่อน +5

    Hada kahor baad kaaga uga hadashay aniga 2 diinaba waan idin ku xiranahay waan daawaday masha allh

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 หลายเดือนก่อน +2

    Mnsha allh hablahan wa hadal yaqaan ilaahay nolosha haku qurxiyo abayo fartun

  • @saajidalillaah
    @saajidalillaah หลายเดือนก่อน +3

    Muniira you are so beautiful walal naxariis badan oo qaali ah ba tahy walhi 😢😢

  • @ayaanhassan5959
    @ayaanhassan5959 หลายเดือนก่อน +5

    Abaayo noosowada arooskii fartun iyo qisadii oo dhamaystiran please

  • @ZahraosmanIsse
    @ZahraosmanIsse หลายเดือนก่อน +1

    Allah wllasha wngsn qofki ilaahay siyo nasiib badana fartuun happy wlshy waa iga nasiib badan wllahaa rabbi haku xafido mnshllah tabarakalaah

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda หลายเดือนก่อน +4

    😭😭😭wan ilmeyay walaahi marka tiri hooyo idhehday aaway muniiro xanun weyna masuul marka qaado ado yar qasab waaye ina caato noqoto😢 marka ilahey hakudayo walasha waxaan soxasuustay mar ay walashey iga tageysay aan ooyay jeceyl aan uqabo ilahow inoday walalaheyn

  • @SulekhaismailMuusexasan-mv3tf
    @SulekhaismailMuusexasan-mv3tf หลายเดือนก่อน +18

    Walalanimo 😢hooyonimo

  • @haniahmed2436
    @haniahmed2436 18 วันที่ผ่านมา

    Maasha allaah aniga gabadha iga yar aduun ayaan iskugu neceb nahay naceebkaas waxa dhexdeena dhigay waa hooyadeen illahay danbigeeda ha dhaafo mar walbo aan kulano ama meel ku wada noolaano sixun ayey iila dhaqantaa hooyana ayadee la safataa qalad keeda ma tusto kasoo bilow maalinkaan ciyaalka ahayn illaa hadda oon dad waa wayn nahay heer waxaan maraaya aan familkeyga u naco gabadhaas dadka kala nasiib badan😢😢😢😢😢 saas ay tahay waxbaan ka soo korshay go,aan ugu danbeeyay shalay ayaan qaatay danbe inaan iska hor imaan meel ay ka dhawdahay anan istaagin

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 หลายเดือนก่อน

    MASHA ALLAH TABARKA RAXAMAN ILMO ABSHIR.

  • @Amiira-lc7om
    @Amiira-lc7om หลายเดือนก่อน +9

    Illahey ha isku kingi rajiyo

  • @kifahmoha9785
    @kifahmoha9785 หลายเดือนก่อน +3

    Waa sida aniga iyo curada hooyaday oo kale anigana hooyaday yaraanteeda xaga gabdhahaa ahay magacayguna waa kifaax maadaama hooyaday markay idhashay farxado badan heshay sasa kifax la igu bixiyay waxaana ikorisay curadeena❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 หลายเดือนก่อน +4

    Wlhi waqiroday tuney abaayo muniiro alle haiskukindaayo waiga ohiseen😭🤲🤲🤲❤❤❤❤

  • @hindaali1709
    @hindaali1709 หลายเดือนก่อน +3

    MashaAllah Allah haysku kiin daayo❤ , lakin reer xamar waaad naga cilmi badantihiin way yartahay hooyo ilmaheda soo korsatay way yartahay ama ayeeyo korisay badankiinu

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey3930 หลายเดือนก่อน +5

    Anba walaalehey aa isoo korshen waa jeclhy wlh ilaahay ha ii daayo

  • @majidamuxsin4385
    @majidamuxsin4385 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤walahi waan kula ooyey ilaah haku xafido

  • @AbraarAbdullahi-dc7dj
    @AbraarAbdullahi-dc7dj หลายเดือนก่อน +2

    Waan ooyay wlhi yaa raxmaan allah idin dhowro abayayaal

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw หลายเดือนก่อน +2

    Waa qiso cajiiba Mashaalaah ❤ alaha isku kiin daayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zamzamsimanofficial8297
    @zamzamsimanofficial8297 หลายเดือนก่อน +5

    Garbaheygii Alle Hanii xafido ❤️🤲🏻Farxada Ku Qurxoontaheen Queens
    Emotional Story ❤️🥹😭🫀

  • @user-wq4zb3jj2l
    @user-wq4zb3jj2l หลายเดือนก่อน +1

    Wan la ilmeyay😢😢😢 allow hoyade Mel wngsn ii Geey😢 xaladi muniiro ku jirtay ku jira walalehy ale ha ila koriyo 😭😭😭😭😭🤲🏻

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah wallhi walalnimada ficanaa❤❤❤❤

  • @samirahassan2023
    @samirahassan2023 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah Abaayo ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @queenaamina744
    @queenaamina744 หลายเดือนก่อน +25

    isku waqti duganyahay aabahena ane aabahey 11 sano duganyahay alaha uwada naxaristo🤲

  • @ibtisanqueen3852
    @ibtisanqueen3852 หลายเดือนก่อน +4

    Sadax bil cunug jiro side hooyo ugu tagday waliba ilma 9 jir side ugu amintay wale hooyo qalbi adag ahed

    • @Kajol833
      @Kajol833 หลายเดือนก่อน

      Waxa laga yaba ine nolosha ku adked oo uso shaqeneysay 😭😭

  • @maryamahaaji7966
    @maryamahaaji7966 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah abayo miiro walahi marka abayo kaa weyn heysatid hadana kuso kuriso nasiib ba dheer thy dadkale axl ❤❤ i love you you my sister mamii ❤❤

  • @WardaXaaji-vy7zh
    @WardaXaaji-vy7zh หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah alh idin xifdiyo jacaylka walaltino allaha idin siyadiyo🥰🥰🥰

  • @hoodoahmed330
    @hoodoahmed330 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah wllo matihiin ilaahaydin Xifdiyo hno mcn❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 หลายเดือนก่อน

      Asc wll qli plz igu so bir😢 ado mahadsan😢

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 หลายเดือนก่อน +1

    Muniira Abshir isku marbaa agoon noqonay allah ha u naxariisto aabeyashen
    Mashaallaah allaah haku barakeyo abaayo hooyo sida naciimadena oo kale allaah walashen naga weyn nooma waayo allaah farxada idinkama dhantaalo

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 หลายเดือนก่อน +4

    hooyo iyo Aabo inay idin wada dhaleen o munira fartuun so korisay may ay hooyo idinka maqnayd waxaas dhan waa ogaa ani 6 sano ayan idinku xirnaa maalin.uun inaa kulantaan waa rajayn jiray ❤ lkn.caloosha i huriseen 😢😢😢❤

    • @GbGbb-ph1lz
      @GbGbb-ph1lz หลายเดือนก่อน

      Isku mida nahay😊

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 หลายเดือนก่อน +1

      Isku mid baa nahay qaaliyey

  • @fartunmohamed1848
    @fartunmohamed1848 หลายเดือนก่อน +3

    Ducada waalidkaa ayaad heshay abaayo ilaahetna wuu ku siiyay wax ku faraxgaliya alxm dheh

  • @kaafiyacooking2
    @kaafiyacooking2 หลายเดือนก่อน +6

    Alxamdulillah hadiiba hooyadaa kuunooshay anigoo 5 jira iga dhimatay Allah haw naxariiato😢

    • @SumayoMohamed-vx5gl
      @SumayoMohamed-vx5gl หลายเดือนก่อน

      Amin aboyo sabar iyo Iman Allah kasiyo🥺🤲🤲🤲🤲🤲😔💕🥰🥰

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 หลายเดือนก่อน +2

    Waaaaaaw Shukri Samidey ma idinla dhalatay maasha allaah guuleysta

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza หลายเดือนก่อน +4

    اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا ❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 หลายเดือนก่อน +1

      Asc wll qli plz igu so bir😢 ado mahadsan😢

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza หลายเดือนก่อน +1

      @@amalamuli376 diyaar waayi walal

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 หลายเดือนก่อน +3

    MashaAllaah ilahey ha iskukiindayo amiin yarab❤❤❤

  • @marwoabdirahman2826
    @marwoabdirahman2826 หลายเดือนก่อน +5

    ❤❤❤❤m.a baayo walasha allah ku daayo

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 หลายเดือนก่อน

      Asc wll qli plz igu so bir😢 ado mahadsan😢

  • @monaahmed5700
    @monaahmed5700 หลายเดือนก่อน +3

    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 หลายเดือนก่อน

      ❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Alaah tabarakalaah ilaaheey haidin xafido

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 หลายเดือนก่อน

      Asc wll qli plz igu so bir😢 ado mahadsan😢

  • @hamiofficial9884
    @hamiofficial9884 หลายเดือนก่อน +1

    Alle idima kala wado abaayo il xun idima aragto masha allaah abaayo waa hooyo 😭🥰🥰🥰

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 หลายเดือนก่อน +5

    Ayado shekada bilawan si ilmeyeyy mana aqan swbta😭😥

    • @FasuuAliiFasuuAlii
      @FasuuAliiFasuuAlii หลายเดือนก่อน

      Aniga xitaa wlhi intee bilabin ayaa ilmeyyy ax😭😭🥺

  • @hawoAhmed-x2u
    @hawoAhmed-x2u หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah ❤

  • @user-du3km8bz2y
    @user-du3km8bz2y หลายเดือนก่อน +8

    Maasha alaah walaalo isjecel ilahow idin barakey oo farxad aduun idin sii iyo jano aaqiro

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 หลายเดือนก่อน +1

      Asc wll qli plz igu so bir😢 ado mahadsan😢

  • @Safiyo-ue4fj
    @Safiyo-ue4fj หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah walaahi wan qiroday anigaba wan ilmeyey maasha allah tabaraka laah adban idin salamaya wan ka helay qisada wa qiso qiimo iyo qaya leh ku dayasho mudan no so badiya wan idinka sugauna ❤❤❤❤❤

  • @user-xm7fi8vs9m
    @user-xm7fi8vs9m หลายเดือนก่อน +3

    MASHA ALAAAH

  • @MaryanAli
    @MaryanAli หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah muniira abaayo qisadas mid lamida ayaa igu dhacday lakiin TH-cam malihi aad ayaa u ooyay ilinta iiga dhamatay Allaha idin xafido walaal isjecel lama helo

  • @abdiqani-u6i
    @abdiqani-u6i หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi waa idinla ooyay m.a Alle ha din hafido

  • @asmahusen-hp6ht
    @asmahusen-hp6ht หลายเดือนก่อน +1

    anıgaba wllshey ayaa nakorısey hooydeyna wey shaqeyn jırty 8 jır bey ahyd markaan dhashey ılaahy abaalkeeda jano haka dhıgo wllshey ❤❤😢

  • @xamdimuse921
    @xamdimuse921 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah aniga ilmo habreed ban idin moodi jiray walaaal kula dhashay waa qaali walahi guulaysta goor walba

  • @KowtharquruxInamaxamuud
    @KowtharquruxInamaxamuud หลายเดือนก่อน

    Walasha kaweyn waa hooyo markii ladhahabo Ben maha wllh Nasib mad ledahay alxmd dheh wllh waxan nolosha ugu cishodo bey kow katahy gabarana Ilama dhalan wiilna Ilama dhalan

    • @tarash-zr1zw
      @tarash-zr1zw หลายเดือนก่อน

      Anaa kulamid ah xanuun waaye walhi

  • @ayaancali-zn9qb
    @ayaancali-zn9qb หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah abaayo karti badn ayaad leedahy ilaahy ha ku wanajiyo

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah ❤❤❤❤ walaalo qiimo badan tihiin faraxsan Allah isku kin dhaafa weligina Insha Allah 🎉🎉🎉🎉 walaalnimo wa wax ween waxkasta aduunka yaala laguma bedeli karo

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 หลายเดือนก่อน

      Asc wll qli plz igu so bir😢 ado mahadsan😢

  • @MunishaSiid-be7fh
    @MunishaSiid-be7fh หลายเดือนก่อน

    Wlh wa ilmeyay ilhay ha iska kiin deesto ani nasibkas malihi walalo cadow igu ah le qaba

  • @nutritionbabyandprotein3827
    @nutritionbabyandprotein3827 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah wllhi farxd waye markey abayadaa ku koriso hooyo mcn allaha no dhawro ❤❤❤🎉❤

  • @bilanhasan904
    @bilanhasan904 หลายเดือนก่อน

    Masha allah msha allah muniiro kartida io dadnimada wakula dhalatey😢😮

  • @user-nm5ok4rq6u
    @user-nm5ok4rq6u หลายเดือนก่อน

    Fartuun iyo may rajo kala jooni idin aqana laba gabdhood aqlaaq iyo karti leh tihiin waa idinku daydaa runtii🎉❤

  • @Gaanjibo1
    @Gaanjibo1 หลายเดือนก่อน

    Kartida iyo quruxda waa isaga ektihiin maasha Allah ❤

  • @raaxnraaxicecold5495
    @raaxnraaxicecold5495 หลายเดือนก่อน

    Aameen Yaa Rab

  • @munisha163
    @munisha163 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah waalo isjecel ilhy idin xafido dar ilhy idinjecelahy

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah hooyo mcn 😢😢❤❤

  • @NitaPea
    @NitaPea หลายเดือนก่อน

    Fartun happy gabar miskin wye aby nolosha alle hku nuriyo

  • @UmuAxlaam-vv2kd
    @UmuAxlaam-vv2kd หลายเดือนก่อน

    Fartun waiga nasiib bdhnthy adhaa haysataa wllsha kawen oo garaab buuxo kusise ani nasibkas malihi

  • @CaashoSh-eu7ct
    @CaashoSh-eu7ct หลายเดือนก่อน

    Masha alaah alaha hakaa ajirsiiyo waa duceysaday abyo waxdhibna ma arkidoodid insha alaah cimri dheer io ciwaado suban alaah kusiyo dhanteen❤❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 หลายเดือนก่อน

      Asc wll qli plz igu so bir😢 ado mahadsan😢

  • @user-qg2vu4eu5x
    @user-qg2vu4eu5x หลายเดือนก่อน

    Masha allah muniiro waa qof qalbi fcn waana gabar adag wlhi tartuun inay yartahy way lamuuqataa alaha idin xafido nabadna alaha kuguceliyo muniiro

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allaaah walalo qali walhi calosha ixanuunto wayo waa waxan somaray ❤❤❤sorry walalo qali ❤❤❤

  • @karimaaomar
    @karimaaomar หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah Munira waa walal dahaba oon la wada haysan!!!! ❤❤

  • @user-ic4rd7ty3v
    @user-ic4rd7ty3v หลายเดือนก่อน

    Masha allah masha allah masha allah hambalyo Hambalyo ❤❤❤❤ allah haso kin dayo

  • @sadiyaisman9665
    @sadiyaisman9665 หลายเดือนก่อน +1

    Allahuakbar Allah idin ilaaliyo

  • @qanciyeboi
    @qanciyeboi หลายเดือนก่อน +2

    M.a😢😢😢😢😢

  • @Darwaa123
    @Darwaa123 หลายเดือนก่อน +1

    Muniiiro karti badan masha allaaaah

  • @queenaamina744
    @queenaamina744 หลายเดือนก่อน +1

    masha allh muniira walasha wakuso dadashay walalo isjecel ilahey haniixafido inika iyo caruurtiina ❤❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 หลายเดือนก่อน

      Asc wll qli plz igu so bir😢 ado mahadsan😢

  • @raxmoaadan2553
    @raxmoaadan2553 หลายเดือนก่อน

    Alla waa ilmeeyay wlhi illahow walaaleheen noo dhaaf aamin ya rabi

  • @sahraabdigubadleey2965
    @sahraabdigubadleey2965 หลายเดือนก่อน

    Sidee wllshaa kusoo korisay cml wilashena usoo koriyy kaligey unba. gbr uah ilhow adaa abahey iga jecladay hoyadey haiga hormarin yarabi😭😭😭🤲