Ninkaan Dhalinyarada ah siduu Ku noqday Bilyaneer ?| Ritesh Agarwal |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • nin xaaladiisa ay u ekayd midda inteena badan , da’ ahaana la eg dhalinyaro badan oo muuqaalkaan daawanaayo .
    Markii laga hadlaayo qisooyin dad guulo xaqiijiyay , aad ayay u badanyihiin , waxaana sahlan helida qisooyin noocaan ah -
    Laakiin waxaa muhiim ah qof qisadiisa ama bii’ada uu ku koray ilaa xad u eg midda mujtamaca ay qisadaan ku socoto
    in aan kaaga sheekeeyo qisada nin dhalin yaro TUSAALE jarmal ah oo sameyay mashruuc waxaa kaaga fiican mid ka imaaday ama kunool bii’o kuu dhow qisadiisa aad umalanayso in ay adiga kaa hadlayso .
    sidaas darteed markaan raadinayno xalaqaad noocaan ah waa muhiim fiirinta dhinacaas
    Hindiya , caalam kale , soomaalida markay maqlaan hindiya waxaa niyadooda ku soo dhici waxa ay fililamdu muujinaayaan kaliye .
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 703

  • @quranchannelsoomaali5255
    @quranchannelsoomaali5255 3 ปีที่แล้ว +51

    Nafta ugu raaxey Quraanka iyo in aad fahanto micnaha Quraanka

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin ||
      "JZK Khayr."

    • @eagle-og8jn
      @eagle-og8jn 6 หลายเดือนก่อน

      Insha Allah

  • @farahmoha1132
    @farahmoha1132 3 ปีที่แล้ว +24

    net-ka ayaan programming kabartaa mudo 1 sano ahna waan wadaa mogadisho ayaana joogaa mardhow guulo badan inaa xaqiijiyo ayan rajeynaayaa alle ha ila garab galo Aamiinta raaciya Somalideyda

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 2 ปีที่แล้ว +19

    Hadaad rabto sharaf aduun hanti yelo
    Hadaad rabto sharaf aakhiro camal wanagsan same🥺🖤🖤
    اللهم اني اعوذ بك من الفقر🥺

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 3 ปีที่แล้ว +86

    Haadaad jiif kudawanysid ama kaba la aan ismuuji like saar team ogaansho respect buuxa

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin ||
      "JZK Khayr."

  • @farahabdirahman8969
    @farahabdirahman8969 3 ปีที่แล้ว +38

    Waxaan sameysanayaa ganacsi aan anigu lee yahay waxaanan ku hanweynahay inaan noqdo bilyineerad somaaliyeed insha allh 🤲🏻

  • @abdifatahdahir1103
    @abdifatahdahir1103 3 ปีที่แล้ว +85

    MashaAllah soo duceeya millionaire noqon rabaaye qalbigaaban taajir kanoqday markaan video gan daawaday

    • @quranchannelsoomaali5255
      @quranchannelsoomaali5255 3 ปีที่แล้ว +9

      Ilahey ha ku siiyo waxaad jeceshay lkn hamiga aakhira kaaga khayr badan

    • @abdi1985
      @abdi1985 3 ปีที่แล้ว +3

      somali miyaad joogtaa marka

    • @abdifatahdahir1103
      @abdifatahdahir1103 3 ปีที่แล้ว +2

      @@quranchannelsoomaali5255 haa wll waa runtaa aduun si walba ood u tabacdid hadana waa kii lagaa dhex qaado um balse mida aakhiro ee lagu waarayo ayaa u baahan tabac iyo shaqo adag

    • @abdifatahdahir1103
      @abdifatahdahir1103 3 ปีที่แล้ว

      @@abdi1985 hhhh haa zhp waan iska kaftamayaa da,dii millionaire ka lagu noqon lahaaba maan gaadhine

    • @cabdulqaadirdaahirdaldhise1311
      @cabdulqaadirdaahirdaldhise1311 3 ปีที่แล้ว

      Kkkk millionka kadayo billion ban garaya dheh

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 ปีที่แล้ว +71

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin ||
      "JZK Khayr."

    • @cadnancali4675
      @cadnancali4675 2 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @cadnancali4675
      @cadnancali4675 2 ปีที่แล้ว +1

      @@asmaabintmohamed8429 i.a

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 10 หลายเดือนก่อน

      Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @abdusalaamridwaani9643
    @abdusalaamridwaani9643 3 ปีที่แล้ว +17

    Shugrn ustad🌺

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa Allaah Qani nimcadu waa qalbiga Laakiin waa Inaad latimaado dadaal&horumar waad gaadhi himiladaada illaahayna isku xidh shukran Cumar ishaar

  • @Caaqilkamedia12
    @Caaqilkamedia12 3 ปีที่แล้ว +10

    Ma ogi inad Comentiga aqrin donto danbigaga Allah hadhaafo wllo cfmd Alla haku siiyo niyada igu ducee wllo cfmd iyo hamigeyga in Ebbe ifududeyo

  • @abdikadirsaqawadin
    @abdikadirsaqawadin 3 ปีที่แล้ว +13

    Mahadsanid 💝 ustaad alla haku sharfo

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin ||
      "JZK Khayr."

  • @honabdisamadjamaciise6658
    @honabdisamadjamaciise6658 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid fikrad baa igu sodhacdaye I.a markan ku gulesto waan ku casumaya I.a👍

  • @yacqub2579
    @yacqub2579 3 ปีที่แล้ว +33

    Jasaka allah khyr
    Aniga manta ugu horeyay like pls

    • @mohamedkaraamo6041
      @mohamedkaraamo6041 3 ปีที่แล้ว +1

      Ceeb zhp billionaire baa laga hadlayaH markaasad ku leedahay like anah u horeeyey

    • @yacqub2579
      @yacqub2579 3 ปีที่แล้ว +1

      Waad mahadsantahay wllo
      Omar ayaan u duceyay marka ugu horeysa
      Mar labadka commentiga ayan fiirinyay sababta ay dadku u dhahan like i siiya bal waxa ay qiimo ugu fadhido channelkasta hadaad fiiriso waxad ka arkeysa dad leh like isiiya so waxay tarto ayaan eegayay waxna ma tarto runtii .

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 ปีที่แล้ว

      @@yacqub2579 fadlan subscribe ii saar walaal

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedkaraamo6041 fadlan subscribe ii saar walaal

  • @Mohamud12
    @Mohamud12 3 ปีที่แล้ว +46

    Inta jiifka Ku dawanaysa Saar 👍

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin ||
      "JZK Khayr."

  • @Sophia-kj2zg
    @Sophia-kj2zg 3 ปีที่แล้ว +6

    This is not just luck! it's the definition of HARD WORK .
    Yaa RABI hadafkeena noo rumee AAMIIN DHAMAANTEENA

    • @Haliizah
      @Haliizah 2 ปีที่แล้ว

      Aaamin

  • @Hanna44_Hoodo
    @Hanna44_Hoodo 3 ปีที่แล้ว +271

    😁igu so duceya inan billionerad ilahay taqana noqdo mahadsanid

  • @BintuAhmedofficial
    @BintuAhmedofficial 2 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid omar inshaar run ahaanti mowduucaan sanad kahor ayaan dawaday anigoo waxb gacanta kuheyn dhirgalin weyn ayaana kaelay tasoo sabab unoqotay in maanta aan mar labaad daaawado nigoo nolosheydu isku badashay si lahubo go'aanki aan malinkas qaatayna aan ufaiday
    Mowducyada nocaan oo kle ah dhlinyarada adbey u anfacayaan🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @abdulahifattah3385
    @abdulahifattah3385 2 ปีที่แล้ว +1

    Amazing little boy who worked like this

  • @abdirazakali9064
    @abdirazakali9064 3 ปีที่แล้ว +14

    Barashada programingku aad ayay muhim u tahay waxan ubahanahay sanadada so socda software engineerings aniguna waxan ka mid ahay insha allah programmers ka waqti dhaw suuqa shaqada so gali dona wax yar aya ii dhiman so duceya

    • @drfatimabicir9828
      @drfatimabicir9828 ปีที่แล้ว

      M.a allha kula garabkalo wll guleyso i.n🤲

  • @khadarmaxamed5051
    @khadarmaxamed5051 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks you very much

  • @mohamedabdiahmed5923
    @mohamedabdiahmed5923 3 ปีที่แล้ว +6

    Sxib Cumar inshaaaar one day waaan wada Gulesanenaaaaa
    Inaha Allh 🌍✊💛🙏

  • @mohamedkhalifa3220
    @mohamedkhalifa3220 3 ปีที่แล้ว +6

    You made us brighten.

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin ||
      "JZK Khayr."

  • @badrudinofficial1826
    @badrudinofficial1826 3 ปีที่แล้ว +1

    حفظك الله يأاستاذ.....

  • @alishahoch5407
    @alishahoch5407 3 ปีที่แล้ว +1

    مشاء الله 😍 , هذا هو شیءُُ نرجوا بها ,

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah
    Allah ku barakeeyo ⚘💙🇸🇴

  • @ahmedabdiadam1675
    @ahmedabdiadam1675 3 ปีที่แล้ว +8

    Mahadsanid sxb

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin ||
      "JZK Khayr."

  • @nafisotahir9379
    @nafisotahir9379 3 ปีที่แล้ว +6

    😢Wlhi wan jeclaahy safarka yaranteydiii xita ilahadda♥️

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 3 ปีที่แล้ว +31

    Hindiya Dowlad Faqri Ah Kana Hooseysa Heerka SabooLnimada Somalia Iska Daayee Xitaa Wadamada Kalo Ayey Ka Baahi Badantahy

    • @quranchannelsoomaali5255
      @quranchannelsoomaali5255 3 ปีที่แล้ว +2

      Aad iyo aad

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 3 ปีที่แล้ว

      Sxb macloow haye baryahaan waan kuwaayayee yacni comentiyadaadii

    • @xamsexikmaawi5387
      @xamsexikmaawi5387 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa hadana waa dawlada 4aad ee ciidamada kharashka ugu badak kubixisa

    • @maclowofficiall7985
      @maclowofficiall7985 3 ปีที่แล้ว

      @@dailycontent3955 Sxb Cristims day Iyo New Year ka Ayaa Ku MashquuLay oo Maalamahaa Waa Maalamaha Ay Gaalada Si Wacan U Adeeganayn Marka Jaaniska Ayaa Iska Yaraaday Dear Bro😍

    • @bushroomar5487
      @bushroomar5487 3 ปีที่แล้ว

      @@maclowofficiall7985
      Oo maxaa chirmas day kaa galay adiga

  • @ahmedsalat8109
    @ahmedsalat8109 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid bro sidhaa ath udera galenysid Somalithe keep goinging

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad ugu mahad santhy figradaha waanaag san ee aad noo soo gudbisid brother omar inshaar 🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @ogow11
    @ogow11 3 ปีที่แล้ว +7

    asc wan kusalamay cumar inshaar wall qaali igu ah waxaan raba inaad noso gudbisid godka ween ee kuyaalo yamen magaciisa waa (البئر باروت) waxan rabaa in ad noso gudbisid xaqiiqoyinka kusaab San run ahaantii waa mawduuc muhiim ah hadaad fariintayda aragto fadlan ii so jawaab mahadsanid guulayso

  • @qadromohamed9832
    @qadromohamed9832 3 ปีที่แล้ว +6

    قناتك مرة حلوة شكرا لك أستاذ عمر💖

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin.
      "JZK Khayr."

  • @khaalid1
    @khaalid1 3 ปีที่แล้ว +18

    Ana somali hlkaa u galin bilyaneernimada inshaallah

  • @zakiyare6706
    @zakiyare6706 2 ปีที่แล้ว +3

    Keep going legend horay usoco meesha aad rabtid waad gaari

  • @sijtv8984
    @sijtv8984 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Macalin Cumar Inshaar Wax Badan Ayaan Kaa Faaiiday Wllo Ilaahay Waxan kuu Baryaa Inu Waxad Rabto Ku Siiyo Oo Jannadu Ugu Horayso

  • @Black-cat770
    @Black-cat770 ปีที่แล้ว +1

    Mahdsanid 🥰

  • @quranchannelsoomaali5255
    @quranchannelsoomaali5255 3 ปีที่แล้ว +8

    (ٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ وَتَطۡمَىِٕنُّ قُلُوبُهُم بِذِكۡرِ ٱللَّهِۗ أَلَا بِذِكۡرِ ٱللَّهِ تَطۡمَىِٕنُّ ٱلۡقُلُوبُ)
    kuwa xaqa rumeeyayow Quluubtu wax bey ku Xasishaa , wax kale mahan.
    Xuska Ilaaheyna ku xasishaa Quluubtu.
    Ee hada khyerka Badso dhageysiga iyo Aqriska Qur'aanka.
    Mar kasta Afka ku haay ame dheh.
    سبحان الله والحمدلله ولا اله الا الله والله اكبر🌹.
    لا حول ولا قوة الا بالله 🌹
    Fadlan khyerka ka faaideyso una faaiidey walaalkaaga kale 👍Like share 💫Subscribe ❤

  • @abdialasow6277
    @abdialasow6277 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah omar maxan waxbadan kafaidnay sxb Shukran jazakallah qeer

  • @bahiirbashion3008
    @bahiirbashion3008 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks my teacher cumarow

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Ustaad Omar.....📍

  • @Hassansayga
    @Hassansayga 3 ปีที่แล้ว +5

    Ma dooneysa Taàjirnimo aqri Idaa wàqaço💓💓💓💓💓

  • @najumwadani7784
    @najumwadani7784 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Omar inshar jazakallah qeyr

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin.
      "JZK Khayr."

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 3 ปีที่แล้ว +10

    Muhiimadu maahan shaqadu ninkan qabte balse waxa weye inad janis karaadisid meelaha aan dadku kubaraarugsaneyn ee dhaqaalaha leh
    Aniga waxan kafahme inan dhaqaaq un sameeyo ugu yaraan magalada bedesho
    Ugu badnaana masaafo dheer socdo

    • @GAZIMCHIDS
      @GAZIMCHIDS 2 ปีที่แล้ว

      Wad saxan tahy abdullahi balse fursadu inaa socoto kaliya kuma timado hada mesha jogto ka baarto inaa hesho fursad wayn oon dadka ogayn ayaa macqulaa safaekaliya laguma helo furaadaha balse mwsha jogto xataa walaga helaa balse bahidada ayay ku xiran tahy

  • @samera5805
    @samera5805 3 ปีที่แล้ว +1

    Our role model Omar inshar best youtuber

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid cumar sxb sare

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed8832 3 ปีที่แล้ว +2

    Baraka Allahu fiyk Ogaansho,
    Ilaahay umuuraha hanoo sahlo

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin ✓✓
      "JZK Khayr."

  • @csf9959
    @csf9959 3 ปีที่แล้ว +5

    السلام عليكم جزاك الله خيرا

  • @Xogaha.calamka
    @Xogaha.calamka 3 ปีที่แล้ว +4

    Ogansho qof walba oo fiirsado wlhi waxa ayu ka faida videowgisa ila waxa fiirsto 100k ku dhawad mana lo saro like uu u qalmo wll ku awal mari wlken like 😪❤✊

  • @sakisalax3699
    @sakisalax3699 3 ปีที่แล้ว +1

    Omar thank you bro. You r our acoin

  • @ibraahiimxunduble3985
    @ibraahiimxunduble3985 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you maclin omer maanta jaanis uhelay bal inan daawado videoga waa dhiiri galin inshalahah we shall be like him

  • @redrexwolf2602
    @redrexwolf2602 3 ปีที่แล้ว +4

    9:54 codka qajajacda eh dhagaha ayu iga xanujiyey ee walale naga ilaali hada kadib. Mahadsanid

  • @colhaye6032
    @colhaye6032 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Omar

  • @mercimoe1055
    @mercimoe1055 3 ปีที่แล้ว +2

    M.A dhiirigelin na dhaqaajisay alla haku daayo Omar keep go

  • @khadarjarer6344
    @khadarjarer6344 3 ปีที่แล้ว +5

    muuqaal walba oo aan kadaawdo chanelkaan wuxuu igalayaa walwal aad u adag anigoo dareemayo inaan waxba soo kordhin waxaana qaata goaan aan isku badalayo hadana wixii aan kuguulesan lahaa ayaana aqoon somaliyey sidaas maisku aragteen mise waa ikali

  • @cabdilaahiaspiima6604
    @cabdilaahiaspiima6604 3 ปีที่แล้ว +6

    Muhiimada aan kafaaidey vedio waxa weeyaan inuu programku yhay muhiim oo loo baahanyhy ✌

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar6227 3 ปีที่แล้ว +4

    Mowduuc Qiimo badan u leh Umadda Afka Somaliga ku Hadasha,U Wanaagsan Qof kastaa in uu ka faa'idaysto sida ugu Macquulsan.

  • @mubarakamin6097
    @mubarakamin6097 3 ปีที่แล้ว

    Shukran ugas barnamij wax barsho noo fur insha Allah

  • @reexantaraxantaugxantaukun8821
    @reexantaraxantaugxantaukun8821 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay wax wanaagsan ayan ka baryey
    Wixii xun oo dhan allah ayan ka magan galay idinkana sidoo kale insha allaah
    Ilahay wax xun idinma tuso insha allah

  • @guledmohamedali2017
    @guledmohamedali2017 3 ปีที่แล้ว +4

    Koow ma'aha laabo ma'aha You are my role mode Ustaad Umarowl wlhi 😍❤✌

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin.
      "JZK Khayr."

  • @oongooyeofficial1130
    @oongooyeofficial1130 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaalkeen Cumarow

  • @Vivahub222
    @Vivahub222 3 ปีที่แล้ว

    Horay u soco walal. Aad ayan Ku taageera

  • @macluumaadcusub9276
    @macluumaadcusub9276 3 ปีที่แล้ว +9

    ogaansho
    anaga production
    ogaalka dunida
    ogaal cusub
    xogta daahsoon
    lke mee

  • @بشيربلي-س7ج
    @بشيربلي-س7ج 3 ปีที่แล้ว +1

    Ana igu so duceya wall Inan noqdo imamu shafici yo kale ilahay haydin barakeyo

  • @Ershad44
    @Ershad44 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan jacelaan lahaa Walaal Cumar inshaar meel aan kaala soo xiriiro walal Insha allh

  • @sayidmaxamad
    @sayidmaxamad 3 ปีที่แล้ว

    Soo badi cumaroow xalaqadahaan cml I like it

  • @mohameddeeq5416
    @mohameddeeq5416 3 ปีที่แล้ว

    Waalagu sugaayay in badan zhp ogaansho omer inshr

  • @zakariyeabdulle9698
    @zakariyeabdulle9698 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal Omar

  • @adnaan_al3pha
    @adnaan_al3pha 3 ปีที่แล้ว +4

    cumaraw saaxib aniga hada 21 jir ayaan ahay jaamacad sanadkaan ayaan bilaabey programmer ayaan ahay waligay fasal uma farisan dadka ima aaminayaan in aan kaligay is barey oo online ka bartey walaahi netka fursadoyin fara badan oo bilaash ah way yaalan laakin dadkena niyada ka dhintey alle niyad saafi ah iyo kalsoni hana siyo

    • @alisallisiciid5192
      @alisallisiciid5192 3 ปีที่แล้ว +1

      Sxb mudo intee le eg ayaaa baranaysay waqtiga aad ku baratay ii sheeg adoo raliya

  • @hamseabdiali5045
    @hamseabdiali5045 3 ปีที่แล้ว +6

    Ku dadaal waxa aad ku fiicanty [ xqiiq] 💯💯💯💯💯💯

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin ||
      "JZK Khayr."

    • @hamseabdiali5045
      @hamseabdiali5045 3 ปีที่แล้ว

      @@asmaabintmohamed8429 ok sister

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 ปีที่แล้ว

      @@hamseabdiali5045 wad mahadsantay Walal JZK Khayr

  • @aligedo7589
    @aligedo7589 3 ปีที่แล้ว

    Omer inshaar cimri dheeri ah allah ku siiyo wll

  • @aadan3286
    @aadan3286 3 ปีที่แล้ว +8

    Cumaroow,saaxiib macluumaadka meesha aad ka keento muuqaal nooga sooo samee.

  • @abdirashidrage474
    @abdirashidrage474 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustaad Omar inshar Allah ku dhowro

  • @abdirahmankaarto315
    @abdirahmankaarto315 3 ปีที่แล้ว +4

    Illahay amarkiisa ayaynu Ku daawanaynaa
    Aniguba qanibaan noqon lahaa hadii aan Heli lahaa malaayuun ruux oo dad ah oo dar illahay ii jecel 🥺😒

  • @mahadyare9556
    @mahadyare9556 3 ปีที่แล้ว

    Asc ustad mahadsanid wlhi dhiiragalintada ayaan kuxiranhy video kastana waan dagsada allh kuxifdyo👏🙏

  • @fuaadxuseen3375
    @fuaadxuseen3375 2 ปีที่แล้ว

    Wa sidi awbarkimo abshir barkimo!

  • @maxamedc.kariim7389
    @maxamedc.kariim7389 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc Waligaa ma is ku day day guulo inaa bilya neer aad no qoti allaah ha kaa dhigay haa ama sa maya

  • @jaahiltirechannel9976
    @jaahiltirechannel9976 3 ปีที่แล้ว +12

    Markaan Videogn Daawanayay Waxaan Waday Programming Laptop kayga Ayaan Dhabta Ku Haystay
    From Somaliland

    • @fardozjama1649
      @fardozjama1649 3 ปีที่แล้ว +2

      MashAlh Halkaa ka sii wad

    • @jaahiltirechannel9976
      @jaahiltirechannel9976 3 ปีที่แล้ว +1

      @@fardozjama1649 Mahadsanid Wllshey

    • @ikramabdihussein4460
      @ikramabdihussein4460 2 ปีที่แล้ว +1

      ManshaAllah 🥰❤️anbo December baaan bilabayaaa hada waxkale baan baranaya illah hakuxifdiyo halka kasiwad

    • @jaahiltirechannel9976
      @jaahiltirechannel9976 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ikramabdihussein4460 Aamiin Sister, Kolay Hayaan Adag Bad Galaysaa December, Allah Hakula Garab Galo.🤲🏿🤲🏿🤲🏿

    • @nimcomaxamedcabdi4724
      @nimcomaxamedcabdi4724 ปีที่แล้ว +2

      Wllo waxan raba inan kuwaydiiyo programs markan baranayo mawaxa layga raba inan aqaano waxyaapo kle oo kusaabsan computer ka waxan raba inan barto wax fikradana kama haysto waxan rajaynaya inad iso jawabi donto I.a waana hamigayga inan aad ugu takhasuso barashada electronic

  • @suhaybmaxamed6078
    @suhaybmaxamed6078 2 ปีที่แล้ว +1

    MasHalH wllhi muqalkan waxbadanban ka faiday
    shugran Omar inshar

  • @abdilaahikhader5003
    @abdilaahikhader5003 3 ปีที่แล้ว +2

    keep going ustaad omer inshar 👍

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin.
      "JZK Khayr."

  • @barwaqosoran3134
    @barwaqosoran3134 3 ปีที่แล้ว

    Waa ku mahadsanthay
    Waxaa iga codsi barnaamijyada nuucaan inaad inoo soo badiso

  • @muwahibyusuf-us9lf
    @muwahibyusuf-us9lf ปีที่แล้ว

    Walaal soo Badi qisoyinkan oo kale adigoo raali ah

  • @aadanwarsame7240
    @aadanwarsame7240 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad allaha Ku xifdhiyo

  • @andryyow2163
    @andryyow2163 3 ปีที่แล้ว +74

    Hadaad Ku tallo Jirto Inaad Billionaire Noqoto Like Saar 👍👇

  • @guuleedabdirahiim9238
    @guuleedabdirahiim9238 3 ปีที่แล้ว +9

    ما شاء الله
    الله يبارك فيك يا عمر

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin ||
      "JZK Khayr."

  • @rooblecali9368
    @rooblecali9368 3 ปีที่แล้ว +2

    Intaad nabertay alle haka abaal mariyo, OMAR runti waxad tahay macalimiinta ugu sareya ee wax i bara adigiyo ADEM SAHANBA mar kale rabi ha idiin siyadiyo

  • @abukarsheikh2268
    @abukarsheikh2268 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a omar thanks

  • @Abdirizakmrashid
    @Abdirizakmrashid 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalah ogaansho waa channelka aan ku daydo .
    Mowduuca ninkan Hada ka hor channelkega kuso qaatay ustadka si cajiib ah ayu uga hadlay.

  • @abdiqanijamac5683
    @abdiqanijamac5683 3 ปีที่แล้ว

    Shukrn ustad ada idhirigaliya

  • @ahmedcabaydh684
    @ahmedcabaydh684 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid
    Zxp
    Jasakalah

  • @abuubakarabdi2882
    @abuubakarabdi2882 3 ปีที่แล้ว

    Masha Alh Aqoon yahyn cumar insha sxb Aad baan kuu tageraa waxbadn oo Aan bilaa yiin doolar ku heli karin baan kaa hely Aad baa umahad santahy

  • @cristianoronaldospeaker7218
    @cristianoronaldospeaker7218 3 ปีที่แล้ว +4

    QOF QALBI WANAGSAN BAA TAHAY DULQAADNA ALLE KU MANADAYSTAY GUULAYSO WALALKIE OMAR

  • @moviereview2693
    @moviereview2693 3 ปีที่แล้ว

    Wn ku salamy sxb ino so badin shekoyinkan 🙏

  • @maxamedshariffe2445
    @maxamedshariffe2445 3 ปีที่แล้ว

    JEZAAKA ALLAHU KHERY WALAL MACAN

  • @BssoBri1997
    @BssoBri1997 3 ปีที่แล้ว

    Msh allh
    Wll so badi sida aan niyadena kor uqaadno

  • @macalincabdiraxman5060
    @macalincabdiraxman5060 3 ปีที่แล้ว

    Cumar inshaar waxaa tahay ifiye iyo dhiira galiye kahadlo xaqaaqdi jirta soona diyaariya barnaamijyo AAD UQIIMO BADAN.
    ALLAH HAKU BARAKEEYO ADUUN IYO AAKHIRO, WAXAA NOOTAHAY TUSAALE AAN KUDEYSANO.

  • @saedhassanabdirahmaan6327
    @saedhassanabdirahmaan6327 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid qisada aad nalawadaagtay

  • @ahmedsiciidsoofe3233
    @ahmedsiciidsoofe3233 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid sxp barnaamij yada noocana waa batrol ka
    Naftayda iyo weliba dhalinyarada ku xidhan chanelkan
    NOOSOO BADI SXP

  • @modahir722
    @modahir722 3 ปีที่แล้ว +5

    Maalintay noqotaba maalin ayaan xaqiijin doona darajada billionaire insha Allah 💯

  • @ischool776
    @ischool776 3 ปีที่แล้ว

    Wad Mahadsatahyn ustaad noo soo badi qosooyinka quusha. .....

  • @mohamedamen3902
    @mohamedamen3902 2 ปีที่แล้ว

    Wll wlhi wanku taageeraa sababtoo ah aqoontaada ayaad Wax Kuzoo Gudbisaa thanks. ZhP