DEG DEG Labadan Wasiir O iskuhaysta Ciidanka itoobiya Wuu Bixi iyo Biximaayo Arin Cusub O Yaableh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 49

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 วันที่ผ่านมา +5

    Fiqi waa waddani somalida aan u oggolayn liicid

  • @HassanHadi-t2s
    @HassanHadi-t2s วันที่ผ่านมา +1

    Ha la,aayo wakiilada itobiya u jooga Somalia cudurka Somalia wa itobiya!!!

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 วันที่ผ่านมา +3

    Asc ciidanka Etobia ha baxaan midka diidan waa in maxkamad la so saaro wasirkaas waa Qainwadani xasbunAllah wanicmalwakiil please we do not want to stay Etobia has go to Etobia.Etobia waa cadowga usku diro Dowlada iyo gobolada ma Rabno Etobia hanoga baxaan dhulkeena madexweynr xadan sheekh please xiriirka u jar Etobia .Emaaradka please.guul iyo gobonimo Allah hana siiyo dhamaan umada somaliyeed Amiin yaa Rabi.cadowga umada somaliyeed cagta ka hoos Amiin yaa Rabi

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 วันที่ผ่านมา +2

    Runti wax walalayaabo labada wasir fiqi iyo cali bacad waan ognahey cali wa jajuus etobiyan ah waaye fiqi xaqiqda kama gambada

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh วันที่ผ่านมา +1

    Wasiira dowlaha Mr. Cali Balcad, wuxuu u shaqeeya dowlada Ethiopia, lamana aaminikaro inay ka mid noqoto ciidamada joogi doona Somalia, ayago sameeyey xadgudubyo wax u dhimaya jiritanka Somaliyeed. Ethiopia wax wanaag ah uma hayso Somalia.

  • @atoalsheikh3541
    @atoalsheikh3541 วันที่ผ่านมา

    Waa rajada shacbka somaliya in ee ka baxaan itoodiya dalka madax weenaha ino san kalabanin go aankisa madax weene dalka iyo shacabka amaano aye kugu tahay alle ugu boq guul ayaa rajeena somaliyo dhan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mahameddouksieh3630
    @mahameddouksieh3630 วันที่ผ่านมา

    Fiqi wa Somali run ah.

  • @geelegaadaale2380
    @geelegaadaale2380 วันที่ผ่านมา

    Wasiir doolaha waa jaajuus.cali balcad) asigaa rabo in ee joogaan ciidanka itoobiya wadanka.fiqi neh waxuu leeyahay waa in wadanka kabaxaan.waa arkeenaa meesha ee kubiyashubado arintaan.

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL วันที่ผ่านมา

    Xasan shek wa in cali ballad shada la erya wa jaajuus etopian ah

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 วันที่ผ่านมา +1

    😂waa maamul xumada ,dhunkade xasan iney wasiiradiisu yidhaahdaa way joogi iyo joogi mayso😅 dhunkadaa qasan oo qaawan 😅

  • @HassanHadi-t2s
    @HassanHadi-t2s วันที่ผ่านมา

    Maxaa naga galay ma dhulkayagii baa deeqi waayay ishiisa laga arkaa ushiisa Lala dhacaa ha dhacdo itobiya ha dhaco siyaadiga daciifka ah we isku sheega Somalia!!!

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 วันที่ผ่านมา

    Fiqi ha noolaado Balcad ha dhaco

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 วันที่ผ่านมา

    cali balcad iyo xasan sheekh shaki baa kujira in ay soomaaliya daacad uyihiin.waa nasiibdaro in ciidankii soomaaliya lagubaabi iyay gacanta dowladan xasan sheekh.waxaa lagadhigay soomaliya,maxay kunuugtaa /maxay kanuugtaa.

  • @farahsaid6913
    @farahsaid6913 วันที่ผ่านมา

    Itopiya kenya burundi ugandha kuligood ugaali cunaw bay ujoogaan iyo lugooyo soomaaliyed

  • @ahassan3661
    @ahassan3661 วันที่ผ่านมา

    Ciidamada khaatumo state ha lagu daro ciidamada nabad ilaalinta ee banadir state

  • @mohamudyusuf6243
    @mohamudyusuf6243 วันที่ผ่านมา

    Ethiopia ha looga saaro dalka sida ugu dhaqsaha badan haday jirto dawladnimo wadaninimo soomaalinimo iyo islaamnimo

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa วันที่ผ่านมา

    Cali bacad waa shaqaale u shaqeeyo.u shaqeeyo itoobiyo uuna u joogo dalka soomaali

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 วันที่ผ่านมา

    Cali balcad laguma aamini karo dameer 4tenag oo biyaa wada

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 วันที่ผ่านมา

    Balcad iyo la taliyex.macalin waa basaasiin itoobiyaan ah.waxana somali u fcnaan lahayd in waddamada deriska oo dhan laga saaro dalka

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 วันที่ผ่านมา

    Balcad ma fahmi karo ethiopia hadalkay tiri maanta waxaan helay bad aan annagu leenahay ama waa fahmi karaa ee waa jaajuus ethiopia

  • @ABDiwahabMohamedOmar
    @ABDiwahabMohamedOmar วันที่ผ่านมา

    Cali balcad iyo xusen macalin waadewel sirdon itoobian waxayna hestaan baasabor itoobian marka mamateli karaan qaran somali layiraahdo

  • @mohamoudahmed6694
    @mohamoudahmed6694 วันที่ผ่านมา

    YAA KADHEGAYSANAYA.
    HHH ETHIOPIA WELIGEED WAA JOOGE.
    ILLAA DHULKA BIMAAL IYO JAREER WEYNE LAGABAXO.

  • @abdiciro7610
    @abdiciro7610 วันที่ผ่านมา

    ascww waxay muujinaysaa inaan meeshaas wax haykal dawladnimo leh inaanay jirin ee ay tahay budhcad ninba dhan u jeedo

  • @MuraadMahomed-p2p
    @MuraadMahomed-p2p วันที่ผ่านมา

    1

  • @habibakediye3364
    @habibakediye3364 วันที่ผ่านมา

    Itoobiya hana baxaan

  • @abdulaahikulmie5570
    @abdulaahikulmie5570 วันที่ผ่านมา

    ninka waa joga leh waa jajus ee halaga saro barlamanka

  • @abdullahihersi5394
    @abdullahihersi5394 วันที่ผ่านมา

    Cali balcad waxaa ka dhexhadlaya Xasan Shiikh. Xasan sheikh Jaajuus kaxun oo soomaali ahi najiro. Wuxuuna weli degganyahay Abudubai. ABUDUBAIna waan ognahay hawsha kalagoynta dalka ee ay horboodayaan I yo waxa ay ka dhigtay Libya, Sudan iyo Syria.

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 วันที่ผ่านมา

    Tankale ragiiyna aan so jeeydiino dowladetna madhageysaneyso dowladaahan kurkeyna lacaga badan ku cunuyaan maxa ciidanka somaliya lugu diidanyahey in ladhiiso u lacatas lagu wareeyjiiyo maxanaga qaldan dowladeyna siyaasada mayn kaseeyne waa ayaan daro waxan u maleyna dad somali isku sheeyg ah u basaasin ah aan rabiin in wadankeyna hurmur gaariin manta waxwalba waa surgal madaxdena aad iyo aadbey Qiibrada siyaasada ugu yartahey

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 วันที่ผ่านมา

    Cali balcad waa safiir ethiopia u jooga somalia. Waxuu wakiil oga yahay ethiopian Airlines iyo jaadka ethiopia ka yimaada oo dhaqaale aay ka helaan qoyska xasan. Weliba haweenadiisa wa wax iska cad.

  • @JamaaAbdullahi-f2x
    @JamaaAbdullahi-f2x วันที่ผ่านมา

    dawladda masar khilaaf ayay soo kordhinaysaa halaga reebo ousom.

  • @qawdhanahmed4895
    @qawdhanahmed4895 วันที่ผ่านมา

    Waxa uu cadaystay Cali balcad jaajuus nimada Ethiopia

  • @osmanmohamed2465
    @osmanmohamed2465 วันที่ผ่านมา

    Kuwaan dowlidnimadii ayay u gefeen. Waziirkii arrimaha dibadda ayaa hadlay, markaas ayaa waxaa ka daba hadlaya waziiru dowlihii iyo la taliya amni

  • @CcasiisCumar-b1d
    @CcasiisCumar-b1d วันที่ผ่านมา

    Balcad waa jaajuus etopiana waybaxaysaa

  • @AbdiEman-q9u
    @AbdiEman-q9u วันที่ผ่านมา

    Fiqi.sax.c.balcad.iyo.sanbolosha.wa.jajusinta.etobia.ushaqeya.wanalaogyahay.xasan.yadirsaday.tan.fiqi.umba.hirgali.donta.somalina.laralitay.

  • @camaarsmaxamad9173
    @camaarsmaxamad9173 วันที่ผ่านมา

    Waxba kamajiro warkaa shaca ka lagujeedinayaa

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u วันที่ผ่านมา

    WEGER😂. QAAR BAABA ITOOBIA TAAGEERAYA😱. WAA MAXAY IS DHEX YAACAANDAWLADU ??

  • @AbdulAden-w1p
    @AbdulAden-w1p วันที่ผ่านมา

    ETHOIPIA. Kama. Mod noqon. Doonto. Qorshahaas. Wuu. Dhamaaday. SXB

  • @AbdiNasir-n5h
    @AbdiNasir-n5h วันที่ผ่านมา

    Sidey ahan jiren umbey kuso kala bexen abgal iyo habar gidir jajus abgal, wadani habar gidir...

  • @ahassan3661
    @ahassan3661 วันที่ผ่านมา

    10 ka kun maa loo qaybiyo maanul gobokeedyada

  • @MahamoudHussein-b9i
    @MahamoudHussein-b9i วันที่ผ่านมา

    Quraan saaradii xamar somajiraan madax iskushegtaa quran saar geya bal

  • @zahracabdi3825
    @zahracabdi3825 วันที่ผ่านมา

    Waxay Ila tahay waa waalli!

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 วันที่ผ่านมา

    SOMALI DANTEED MA GARATO BAL MAXAA U DIIDAY INAY CIIDANKA ETHIO. EE XUDUUDA LA LEH DALKA SII JOOGTO AYAGA AYAA DEGAANKA FIICAN KOW CALANKA ETHIO WAA CALAN BARWAAQO WAANA DAD U TUDHAAYA DEGAANKA IYO DADKA WAAYO SOMALI AYAA KU JIRTA HADANA WAA DAL XUDUD KULA LEH OO JECEL IN WAX XUN SOO GALIN

    • @Forlife765
      @Forlife765 วันที่ผ่านมา

      Labo xaaslaan ahay waxaan ubaahanahay gabar amxaaro ah oo aan adoonsado maadaamaama aan gaalada laguursan adoonsi baan kugu haysanayaaye halkee joogtaa emailkaaga soodir.