Ogadeen waa dhalad dhab ah Dhiigoodu diidayo in uu Walaalkii dilo Laakiin Mareexaan waxa ka buuxa Sheegad aan u Dhalan Mareexaan Sidaa darted kuwa B/dheere orboodaya iyo Dolow kuwa jooga ma aha Mareexaan Dhalad ah Sidaa darted bay labada Qabiil kala yihiin Guul Ogaaden Guul Jubbaland Guul Mudane Axmed Islam insha Allaah aamiin Yaa Rabi
Nin laaqana aya isaga ken digaya nin rageed awi cadeen filim kasta os kubaxsan kartin so sameya lakin bentadhaa mel magareysa hal cid o doqonimo inay dad kuhogamiyan raban😂 😂😂😂😂😂😅
Mansha allaah tani waxay cadayn utahay in ay sidaan ookale ahayd sidii loo dilay ciidankii qaranka ee abgaal loo haystay oo xawaadle iyo abgaal lsu hub uruursanayan kuwo kalena way jiraan ee somaaliyeey hala iskajiro
Waa xaalad abuurki laguyaqaanay waa been hadii in uuni jirto sidas sax Uma aha jaanis raadis baxsad ah waar waxkale sheeg aad uga badbaado dadkaaga adoon dadkale iskuqaadin
Reer jubbalandoow ha'aqbalina in jubbaland laburburiyo waayo duli kali ayaa aqbali karo in gurigiisii uu gubo Waa kee kan caqliga xun oo calooshiis laciyaarka oo aqbali doono in gurigiisii,daraskiisii,ehel kiisii in uu dilo asaga oo siyaasi damaciisa darteed uu ehelkiisa iyo degaan kiisa u burburiyo??
Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo jubalaaand 💪💪💪💪💪💪🦁🦁🦁🦁🥰🥰🥰🥰🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
❤🎉❤🎉❤❤❤🎉❤❤🎉🎉❤🎉❤
Mansha allah reer jubbalaand guul gobannimo
geesi guuleyso Allaah hakuxifdiyo
Subxanallah
Sirwayn baa Qaraxday
Mashaa Allah illahay haku xifdiyo eedo illahay haku daayo waxed tahay qof indeer garad ah illahay baa mahad leh ku waafajiyey khayr ka illahay dadkeena somaliyed bogooda burcad isu mariyo ameen
Xamse marxuun xata samaxaad maleh tuuga dabadhilifka ah hadu dhul Daarood cagsoo dhigo xabsi haladhigo ugu yaraan Sidookale waxa ushaqeeya xasan dal xaraashe qabyaaladi ku qaaday kuma dhigto tuuga from Garloogube DDS D5 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allah Xaqa Lagucabudo ha,idin xifitiyo guull guull,gobonnimo guull hadii ay iisuurrobikarto dhiigegan ku qorilah Ducati ina ❤❤❤❤❤❤ guull ❤ jubbaland guull ❤guull iyo gobonnimo ❤🎉🎉🎉❤❤
Masha allah adeer ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul iyo Gobanimo 👍👍👍👍👍
Maasha Alaah❤❤❤❤❤😂 Guulayso Aleylehe D5 waad ku banaantahay!!Ilaahay haku barrakeeyo, ishooda wurmuun Alash hakaa hayo Guulayso gorrkasta!❤❤❤❤
Alaha ku hafido brother viva jubaland state of Somalia guuleysta marwalba inshallah cadowgina ha jabo
Ogadeen waa dhalad dhab ah Dhiigoodu diidayo in uu Walaalkii dilo Laakiin Mareexaan waxa ka buuxa Sheegad aan u Dhalan Mareexaan Sidaa darted kuwa B/dheere orboodaya iyo Dolow kuwa jooga ma aha Mareexaan Dhalad ah Sidaa darted bay labada Qabiil kala yihiin Guul Ogaaden Guul Jubbaland Guul Mudane Axmed Islam insha Allaah aamiin Yaa Rabi
Xamsa siyaasadda wuxuu yiri janna ku galayaa laakiin waxaa muuqato in uu naar ku galayo
allaahu akbar kabiiraa walxamdu lillaahi katiraa guul guul iyo barwaaqo kuwada nolaada jubaley haisraacdo idamka allee walal allahaku cafiyo oo haku caafiyo❤❤❤
Manasha Alaah guuuuuul iyo gobanimo warata JL❤️❤️❤️💯✅💯✅💯✅✅💯✅💯❤️❤️❤️❤️❤️
Masha allh
Guuleyso adeer waxaanna filayaa sayid axmed iyo shacsbkaagubs inay ku xafiyayaan.
Maanshaa allah ❤ good job 👍 🙏 7:17
guulayso waa geesi masha allah
Maashaalh guul iyogobonimo
M,a geesi ❤❤❤
Amaanka iska adkeeya khaasatan dhanka xuduudaha ❤ aad isaga adkeeya ❤ yesana idinku dirin dowladaha jaarka sida Kenya ♥️ iyo Ethiopia ❤
Maa shaa Allah guuleyso
Maanshaa allah ilaahay kuwiikaloo aysoo diraana ❤ sidaas baan karajeyneynaa bi idnillah ❤ taasi dowlad ma aha ❤ ee halaga tashado ❤
Masha allah walal abdishor allah hakuhafidow yarabi
M.a lipaax lipaax dhalay Guulayso Laandheerey laandheere Dhalay Wax Garada Guulayso Ina adeer
Subxaan xasan isagaaba khawarija 😮😮😮😮
Viva jubaland
Guuuul❤
Maa shaa Allah guul jubaland ❤❤❤❤❤❤❤
Wallalahayn (MZubeir,) wXaan leeyahay ushii kumade indinka haysan.Meshhad rabtan nageya.Guul ayan ayan inii rajeeynaya.
De xamze wa mz ogow hee
Waxa is haya waa m.z ogadeenka kale shaqo kuma lahaa.
Geesi Laandher Laandher dhalay ee banaka daga walale cafisa batahaya ✅💯✅💯❤️❤️
Maxaad kawadaa jubaland baan qabtay ❤ yaad kaqabatay ❤ jubaland waligeedba reer jubaland ayaadaganaa ❤ magaran cidaad kaqabatay ❤ mawaxaad kawadaa qolyihii madaxa duuban jiray ❤ oo isqarxin jiray❤ oo ilaakuwaasi dhulka wey wada qabsadeen ❤ hadey ayaga yihiin kuwaad kahadleysid ee aadka xoreysay ❤ ilasoo wadaag kuwaad kaxoreysay ❤
Dadkaiska leh somalia ayaa u imanaya dibnahyga dhawaan dadkan sii hayayaal bayyihiin waanay ka gaadhay sii hayoow halkaad tagayso diyaarso
Guuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuuul 💪💓💓💪💪💓💓💪💓💪💓💓🙏💓🙏💓💓🙏💓🙏💓🙏💓🙏💓🙏💓🙏💓🙏💓💓🙏💓🙏💓🙏💓🙏💓🙏💔💪💔💪💔🙏💔🙏🙏
Guuuuui Guuuuui 💪💪💪🇬🇲🇬🇲🇬🇲🥰🥰🥰🥰🥰🥰🫂🫂🫂🫂🌿🌿🌿
Masha allah
Maanshaa alaah alha ku xiftiyo aqligaaga alha kuu siyaadiyo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maasha allaah waa sargaal dhalinyaro oo kudayasho mudan,kuwa hagardaamada Jubaland loosoodhiibay waad ujeedaan shirqooladii la’idin burburin lahaa.
Maansha allaah
Jubalan sirtii loo maleegaba way fashilanta🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Dhiig iyo dhaladho loomatilmaamo wiil samatar xirsi ah ❤❤❤❤ we love you so much
masha Allah
one love somali
Walalka guleyso mar wlbo
Gesi. Gesi. Dhalay. Cadawga. Jbln. Hadhoco. X. Culusow. WacadWga. Jbln. Xamsena. Wafatal. Ushaqeya. X. Culusow
Masha allah Geesi sidaas ba laraba horgal dambe oo wiil qarkiiya yidhaahdo gurigaaga soo gub damiir xumada baan layaabay ninkasta oo D5 oo horgal ah meel ku qora shafka xabad halagaga dhufto
ما شاء الله تبارك الله
JUBALAND HANOOOLAATO
DHIIG QUBTA AYAAD KA HORTIMID NOOLAW WALAL
Hamsa iyo xasan sheeq umada Alaha ka hor wado waxay baneesteen dhiiga iyo dhaca umada soomaaliyeed
Jir oo joog walal wana kuu mahad celineeynaa
Guulayso.Guulayso Guulayso
C/di shuur nin wanaagsan baad tahay
Jubbaland deg deg waa iney usosartaa go'aan sharciyaded oo dowlad da fadaralka ka lashaqenteda lagu jojinayo
Rabi Xasan Sheikh Sharkiisa HakuCeliyo
MADAXAGA IYO MAGACAAGA ALLAHA RAAJIYO, CIMRI DHEER IYO CAFIMAD WIIL CAAQIL AH BAAD TAHAY CABDISHAKUUROW NOOLOW
MASHAA ALLAAH KHAYR ALLAHA SIIYO NINKAS KASHIFAY XAMSE IYO XASAN ARRINTANA XASAN BAA KA DAMBEEYA BESHA CAALAMKA AYUU HORTODA KA YIRI JL DADKII LAHAA BAAN U CELINAY YAA LEH MARKAY WAYDIYEENA HADA IDIINMA SHEEGAYO. OGADENOW MAREEXANA CAWIYA FARTAAAG AYAA LA JOOGA ILAAHAY INKAAR HA KU RIDO KUWA DADKA ISKU DIRAAYA
Waa nasiibdaro in madaxdii wadanka u dhaaratey in aay mooriyaan noqdeen oo dhiigii umada soomaaliyeed ka shaqeynayaan
Meel walba rabbi waa ka fashilay juhaladii meesha fadhidey ee tiri dowlad baan nahay
Cancel
Guuleyso
Nin laaqana aya isaga ken digaya nin rageed awi cadeen filim kasta os kubaxsan kartin so sameya lakin bentadhaa mel magareysa hal cid o doqonimo inay dad kuhogamiyan raban😂 😂😂😂😂😂😅
dowladi federaalku fadaray noqotay oo iyadibaba iskudiraysa dadki oo meelkasta dhiig kudaadineysa
Yaa ku aamina war iska ilaaliya
Guul iyo gobanimo ina adeer sharaf iyo karaamo waad ku mahadsantahy ilaalinta bulshadaada
10 aaake ayaaa laguu soo direy in xuduuda lagu qalqalgaliyo
Hubkas wiilal somali un baa lugu dilayaa meeshii Kenya iyo Ethiopia looga dili lahaaa
Yahuuuuu
Juba land will use Jomokenyata towers for now until regime change in federal government
Wa arin wanagsan lkn wali shaki ayaan ka qabaa Ninkan ee fiiro gaara ha loo yeesho ilaa kalsooni lagu arkaayo
Baldaya waxa uu hub dadkiisa uqaatay anaguna waanu ku afgaran
Geesi baa tahay. Doqon hor gala ah baa gurigiisa guba. Well done, God bless you bro. I’m not from
Waawadani. Makaxweynleh. Maan allaah. Sargaalkaas. Aseyid. Axmed. Mxmed. Islaan. Cafis. Iyo. Dalacaad. Halasiiyo. Gobanimo. Iyo. Guuuuuul. Mahadsani
Wax layaab Leh weeyan,
Subxaan lash bisinka sir wayn baa qaraxaday😮
Walaahi qacbaa kayeertay
Walahi waa nasiib daro iyo niyad jab 4.5 dowlad da fadaralka somaliya lagu aebsado qofkii shaqada lasiyo mar haduu nocaan yahey bal maxaa faiido ah oo lagaheley
M.a waxad tahy qof runtii rabi uu garan siiyay wanaga
Waa in laba derejo la dalacsiyo waa
sarkaal damiirkiisu shaqaynaayo oo
Jecel dadkiisa & dalkiisa, diidanna
Dhibaatada xasan,Xamdi & khaalid
Ka aburayaan mas'uliyinta Jubaland
Iyo shacabkeedaba.
🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hanyare imisaa tolow lagu shubtay. Kun mise 2 kun. Ala maxaa magacaan saraakiil qasaartay
Tan macnaheedu maha inu ku sii dhex jiro hayadaha amniga. Ha aado kenya dhaqanka laftisa laga shaking kara
War wuxu landheeraysanaa jah. Mowdku ku illow idam alle wll
Mansha allaah tani waxay cadayn utahay in ay sidaan ookale ahayd sidii loo dilay ciidankii qaranka ee abgaal loo haystay oo xawaadle iyo abgaal lsu hub uruursanayan kuwo kalena way jiraan ee somaaliyeey hala iskajiro
Isku halayn ma lihid walal
Beenaale raqiis ah. Waar beenta dhaaf. Waa in la xidhaa ninkan. Waar meeyay Ogaadeenkii waamaha ee deegaankan lahaa
Maxa isbadhalay qabyalad
ALAYLEHE SAMADA IYO DHULKABA WAA LAGANACAY XASAN SH IYO KOOXDIISA
Geesigeesi dhalay yaan laysku kiin dilin somali manta xabad uma baahna ee talo ayey ubaahan tahay wiilashii somaliyeed dhiigooda buu rabaa xasan sheekh inuu kursiga kusii fadhiyo reer jubaland toosa.
War xasan iyo xamse waa argagixiso waa naxdin weyn inlalayo saraakiin Kenyan ah iyo kuwo somali ah yaahuuu
Fadlan ninkaaan yaaan la aminin cidanka jubaland yusan soo dhexgalin, ma ahan inan kasoo horjedo lakiiin wax walba ka filo
Waa xaalad abuurki laguyaqaanay waa been hadii in uuni jirto sidas sax Uma aha jaanis raadis baxsad ah waar waxkale sheeg aad uga badbaado dadkaaga adoon dadkale iskuqaadin
War ninkii xamse ahaa waxbaa gaadhay innaalillaah war xamse xumaa
Ninkaan dhalinyarada aha ee barnaamijka intaas le eg eeclarabay in jabhad dagaalanta ooblaysa kumanaan rer jubaland iyo jubaland saxibadeda ninkaas fashilliye waa in aan aragnaa isaga oo madaxweynuhu darojoyin ,lacago iyo ammaanba in uusiiyo bulshadana tuso isagoo gudoonsiinya
Xasa cabdi bare ma'is weyadiiyay juballan la aanted manoqon lahaa R.W
Adaa xaaasi wadankaadhi kunoqote
Cagdheer iyo alle kacabsi oo waaba cawaane mayagaa ilaahayba yaqaan😅😅😅😅
Waaninaaduwanaagsan sifiicanawuu yeelay hadii uusaxanyahay
Geesi. Geesidhalay. Sirweyn baaqaraxday. Guuulayso. Saaxiib
Reer gedo bay ku har tay in ay iska dulqaadaan heryda oo ay iska soo eryaan fartaag
Guul cabdi shakuur dadkaaga dhinac ka raca
Reer jubbalandoow ha'aqbalina in jubbaland laburburiyo waayo duli kali ayaa aqbali karo in gurigiisii uu gubo
Waa kee kan caqliga xun oo calooshiis laciyaarka oo aqbali doono in gurigiisii,daraskiisii,ehel kiisii in uu dilo asaga oo siyaasi damaciisa darteed uu ehelkiisa iyo degaan kiisa u burburiyo??
Xasn sheikh wa beenaale somaliya hogbu ku ridaya wadanki u m/weynaha ka ahaa wa dadki isku dilaya, Ilahaw ka qabo umadda, RW wa nacas
Man ty wuxuu lahaa dadaku naar bay ku socdaan isna hubkan buu gadayaaa oo leyahy dad hala gu soo laayo
Asc kuwaasi waabirgaato roosto diigyacab ah 🎉
Cafis laakin Dib danbe kismaayo waxana utarin waxna ha udhibin kolay anigu Kuma aaimi lahayn adeer meelahaga kale aad kismaayo Mar ayaad cadaw noqotay war byyyyyyy