Xalaqo Gaar ah | Codadka Jannada | 10ka Qaari ee aan isleehay way ugu Cod Qurxanyihiin .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @fatuuhussein3617
    @fatuuhussein3617 2 ปีที่แล้ว +277

    Bacda Ramadan ayan bilababaya xifdiga quraanka inshallah iso duceeya in alle ifudaydiyo ina anfaco ameeen

    • @hafsadaahir6585
      @hafsadaahir6585 2 ปีที่แล้ว +4

      Allah ku fududayo insha Allah

    • @fatuuhussein3617
      @fatuuhussein3617 2 ปีที่แล้ว +3

      Amiiin yaarabi🤲🤲

    • @لياااام
      @لياااام 2 ปีที่แล้ว +2

      Alle haku fududeeyo dariiqaqa 💞

    • @bintu_abuukar
      @bintu_abuukar 2 ปีที่แล้ว +1

      Ilahey hakuu fududeeyo

    • @koshinomar3144
      @koshinomar3144 2 ปีที่แล้ว +1

      Allah hakuu fududeeyo wll qali🥰🥺🤲🤲

  • @MA-oo4hj
    @MA-oo4hj 2 ปีที่แล้ว +67

    *Qofkii ugu Wanaagsana uguna kheyrka badna, uguna xishoodka badna, uguna akhlaaqda fiicna, uguna ixtiraam ka badnaa inta uu Ebbe abuuray waa Nabi Muxammad SCW❤️

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 2 ปีที่แล้ว +118

    U fiir fiirsiga Qur,aanka Macnihiisa Qalbiguu Dhalaalinayaa Akhriya Qur,aanka la saaxiiba❤️
    Saaxiibkaaga aakhiro ayuu noqoni❤️😢

  • @abdirahmanibrahim2234
    @abdirahmanibrahim2234 2 ปีที่แล้ว +14

    Raaxada qalbiga
    Ilaahban ku dhaartayee in uunan jirin wax ka macaan badan kalaamullah (qur'aanka)
    Dhagaysigiisa iyo aqrintiisaba
    Allah hanaga dhigo kuwii uu u dhadhamo macaankaas qur'aanka🤲

  • @ogaansho
    @ogaansho  2 ปีที่แล้ว +49

    Muuqaalka wuukala qaybsanayahy waxaad arki kartaa magaca iyo daqiiqada aad rabto in aad gaarto .

    • @cabdiquduusbinuaxmed8003
      @cabdiquduusbinuaxmed8003 2 ปีที่แล้ว +4

      Muuqaalkan ma mudna in daqiiqad la dhaafo

    • @Maryancabdulaahi600
      @Maryancabdulaahi600 2 ปีที่แล้ว +2

      Away sh muxeysani wll

    • @ifrahabdi9616
      @ifrahabdi9616 2 ปีที่แล้ว +1

      Shukran walal جزاكالله خيرن الجزا

    • @ismailcoffeeinterprener2334
      @ismailcoffeeinterprener2334 2 ปีที่แล้ว +2

      Sheiki abdurashid sheik ali sufi maxad uga tagtay wayo wa sheika kaliya ee calamka islamka 7 qirao ku akhriyay

  • @mrmo6096
    @mrmo6096 2 ปีที่แล้ว +13

    My Favourite Qari sh. Aabdirashid Ali Sufi Alle ha barakeeyo🥰

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +156

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤

    • @ASMReatingfood12
      @ASMReatingfood12 2 ปีที่แล้ว

      صلى الله عليه وسلم

    • @somaliboy5215
      @somaliboy5215 2 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @nasraabdalla5399
      @nasraabdalla5399 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw

    • @kingpiipoh9993
      @kingpiipoh9993 2 ปีที่แล้ว

      صلوات الله وسلامه عليه waxaad iloowday ustaad 2 qaari kan koowaad إسلام صبح kan labaad عبدالرحمن مسعد

    • @osmanfarah1121
      @osmanfarah1121 2 ปีที่แล้ว

      Scw

  • @DARKGAMING-yo2un
    @DARKGAMING-yo2un 2 ปีที่แล้ว +56

    No twitter
    No Facebook
    No Instagram
    But over 2 billion folowers
    That is our prophet MOHAMED ❣❣

  • @suruurhaaji...4490
    @suruurhaaji...4490 2 ปีที่แล้ว +27

    Shiikh salaax away wll iyo shiikh c/rashiid sufi iyo shiikh racdi kurdi shiikh c/Raxman xudeyf 🥰❤❤
    Masha Allah qura,da dhan 🥰🥰🥰🥰❣

  • @abdimajiidali4062
    @abdimajiidali4062 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh nuuurayn maxamed sadiiiiq
    Alle hawnaxariiiisto alle hawnaxariiisto
    Isaga iyo culumada kale ee dhimatayba🤲

  • @mohanjr
    @mohanjr 2 ปีที่แล้ว +190

    10ka qaari ee lagu xusay muqaalka :
    1) mohamud khalil al xusary
    2) sacad al-ghamidi
    3) fares cabaad ( wuxu caan kuyahy nuniyatu imam al khaxtani )
    4) mohamed sidiq al-minshawi
    5) nuurayn mohamed sidiiq
    6) maher al muaiqly
    7) mohamed ayub
    8) cabdul wadud
    9) ali jabir
    10) cabdul basit cabdisamad
    aniga ahn waxan jeclahy sacud al shureem lkn waxan badana dhagesta sacad iyo maher siiba sacad al ghamidi

    • @nazurnazur8981
      @nazurnazur8981 2 ปีที่แล้ว +2

      Mahadsanid wll

    • @deeqaali6509
      @deeqaali6509 2 ปีที่แล้ว +1

      Thumnailka ka radiyay Maaahir lakiin Waxa ku dhex arkay qoraalkaga thanks 😊

    • @hanadxabsadeabdulahi8820
      @hanadxabsadeabdulahi8820 2 ปีที่แล้ว +2

      Ali jabir

    • @Catai-4
      @Catai-4 2 ปีที่แล้ว +7

      صلاح بخاطر

    • @wadanigadhabta4372
      @wadanigadhabta4372 2 ปีที่แล้ว +1

      M.a aniga meher isago app ah haysta

  • @ibnuhussein5529
    @ibnuhussein5529 2 ปีที่แล้ว +19

    شيخي المفضل عند سماع القرآن وحتى تعليم وتحفيظ القرآن إلى يومنا هذا هو محمد صديق المنشاوي رحمه الله رحمة واسعة

  • @zakariyasuleyman9701
    @zakariyasuleyman9701 2 ปีที่แล้ว +12

    Waxaan allaah kaaga baryay inta codadka aadka u macaan quraan arqinta noo soo gudbisay in oo allaah kaa ajarsiiyo wall

  • @ahmed_yazinadam44
    @ahmed_yazinadam44 2 ปีที่แล้ว +27

    Masha Allh Qurraa'du way cod macaanyihiin Dhammaantood Balse aniga Dookhayga Waxa aan la Dhacaa.
    1.Salax Bukhaadar
    2.Axmed Ali Cajami
    3.Muhamed ayuub
    4.cabdallah Madruud
    5.xusari
    6.Axmed zayn soodaani
    7.cafaasi

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 2 ปีที่แล้ว +12

    waa xalqad wanaagsan oo kheyr badan allaha unaxariisto qurada inta dhimaty inta kalana allaha barakeyo

  • @raageshire289
    @raageshire289 2 ปีที่แล้ว +2

    Shiikh Nuur Maxamed sidiiq qaaariga aan ugu jeclahay ilaahay swt hakuu naxariisto

    • @gicilo386
      @gicilo386 2 ปีที่แล้ว

      Comentis badan aqriya qofka kaliya ee igu raacay adi lee waa yaab

  • @bashiralmumin748
    @bashiralmumin748 2 ปีที่แล้ว +14

    my favourite Qari muxamad siddiq al-minshawi raximahu Allah

  • @subanefarah4528
    @subanefarah4528 2 ปีที่แล้ว +1

    Cumarow hadaad ka imaan lahaayd sadexdaan sheekh waad khaldantay baan ku dhihi laha lakin waad ku soo dartay SH MINSHAAWI SH ALI JAABIR SH AL XUSARY ALLAHA WADA XIFDIYO DHAMANTOODBA AMIN💖💖

  • @ahmedhassan3002
    @ahmedhassan3002 2 ปีที่แล้ว +4

    Omar Waxaad hilmamtay qaarigii somaliyed shekh cali suufi allaha xifdiyee inta ila qabto like saara

  • @asmaomar8969
    @asmaomar8969 2 ปีที่แล้ว +26

    اللهم اجعل قران ربيع قلوبنا ونور صدورنا
    شكرًا 🙏 اخي وجزاك جنته

  • @mohamedahmednur9420
    @mohamedahmednur9420 2 ปีที่แล้ว +9

    Allaah Ha'unaxariisto inta dhimatay intooda noola Allaah ha xifdiyo.
    Ani
    1. Cabdi rashid Sh Cali sufi
    2. Cali cabdala jabir
    3. Sacuud shuraym
    4. Xudayfe
    5. Salax bukhadir
    6. Faris cabbaad
    7. M. Khalil xusari
    8. Al manshawi
    9. Cabdiraxmaan sudaysi
    10. Maxamed Ayub

  • @abdirisaqisxaq9225
    @abdirisaqisxaq9225 2 ปีที่แล้ว +1

    Labdan sheikh ugu jeclahay sh.maahir iyo abdul waduud hanifi

  • @nimcocumar1619
    @nimcocumar1619 2 ปีที่แล้ว +4

    M.A Allahu Akbar wa muuqaal dareenkiisa wata Alle ha u naxariisto culamadeena intii dhimatay inta noolna Alle ha xafido quraankana shafeec ha uga dhigo mahadsanid wllky Ani marwalba waxaan dhagaystaa jeclahayna Sacad Alqamadi iyo minshawi waan ku raaxaystaa codkooga Alle janada ha nagu kulmiyo mahadsanid wlly cumar inshar🥰🥰🥰🥰💞

  • @mustafecawil3693
    @mustafecawil3693 ปีที่แล้ว +2

    القارئ الذي لا تمكن مجاراته حسب رؤيي هو محمود خليل الحصري صوته جميل جدا

  • @somagril-care
    @somagril-care 2 ปีที่แล้ว +10

    Waan kuu duceeyey khayr Allaha ku siiyo niyad dhinatay ayad Soo nooleysay.
    Allaha inaga wada dhigo asxaabul Qur'aan aamiin.

  • @IlyaasRaajaa-ez3pd
    @IlyaasRaajaa-ez3pd 10 หลายเดือนก่อน +1

    Cumar in shaar walaahi waan kahelay ❤❤muuqaalkaan runtii walaal noosoobadi

  • @mowlisyusufmatan
    @mowlisyusufmatan 2 ปีที่แล้ว +3

    Dhamaan shuyukhda alah ha xafido
    Sh.abdul waduud , sh. Ali jaabir iyo sh. Xideyf si gaar ayey qiraadida itaabata

  • @engabdirazak5654
    @engabdirazak5654 2 ปีที่แล้ว

    Shukran OGAANSHO, inkastoo aan lagu mideysneyn quruxda iyo codkaba , hadii aan kala saari lahaa sidan ayaan u dhigi lahaa 1- Abdul basit, xataa waxaan isleeyahay hore uma soo marin dib loo arki maayo cod iyo soo jiidasho lamid ah inta la ogyahay. 2- ninkii ku dhintey da'da 40tanka magacii waa iga lumey 3- Nuuraani, inta kale dadka caadiga ah ayey la mid yihiin.

    • @fardsodeck2052
      @fardsodeck2052 2 ปีที่แล้ว

      Ali jabar ayaa ugu cod quruxsan il darted ayu uga tagay imamnimada wuxu imamka aha xaramka 1401 ilaa 1409ki hijriga ilaahey haunaxaristo

  • @mustafacaliyarowcali2330
    @mustafacaliyarowcali2330 2 ปีที่แล้ว +17

    شكرا لك يا أستاذ عمر جزاك الله خير الجزى
    فعلا لقد شوقتنا في استماع القرآن

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 2 ปีที่แล้ว +2

    Maansha.allah tabaarkalaah allah yaxfidag culumadeena yaa rabi codkeena ku qurxi quraanka kariimka carabkeena allah qurxbadnaa yaa rabi ii fudeydi qurxinta qaraada quraanak kariimka aamiin

  • @لياااام
    @لياااام 2 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallah🥺❤
    Waxa xasuusta sheikh Abdul waduud xaniifi yaranteydii masaajidada badankooda aya laga shidi jiray jimcihii❤🥺

    • @abdisookaxay
      @abdisookaxay 2 ปีที่แล้ว

      Niyow walhi wada caqli ayaad tahay masajido dhan ayay ahayeen

    • @mohanjr
      @mohanjr 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdisookaxay markan maqlo waxa iso sawirmi jirtay qalas iney jimcada dhamatay dugsi adeyno murug ba iqaban jirte markan maqlo cdokis dugsi neceb lee lol

    • @abdisookaxay
      @abdisookaxay 2 ปีที่แล้ว

      Beenta maha waa quraankii lagu diyaar garoobi jiray salada waxa la siradi jiray 9 ilaa 10 subaxnimo

  • @sadiiqtawakal
    @sadiiqtawakal 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ❤️♥ ♥ 1 sheq mirshay Rashiid Alfazi 2sheq sudeysi 3 sheq daafic Al yamani 4 sheq cabdiraxmaan Alcoowsi 5 sheq juremi 6 sheq fatix sefarejic 7 usted cabdulqadir noor

  • @abdirahmanadamsiad442
    @abdirahmanadamsiad442 2 ปีที่แล้ว +4

    ما شاء الله .
    هذا موضوع مهم جدا ، وأنا أعلم الآن ما لا أعلم قبل النظر إلى هذا المشهد .
    وأخيرا شكراً أخونا عمر إنشار .

  • @maryanabdalla2434
    @maryanabdalla2434 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalaah barakalaah walalo cumar noso baadi qura,da ad ban ugu raxaysta cododkoda ilahow unaxariiso inta dhimatay inta noolna noxifdi,🤲🤲🤲🤲

  • @bashiribrahim5151
    @bashiribrahim5151 2 ปีที่แล้ว +6

    القارئ الذي لاتمكن مجاراته حسب رأيي هو محمد صديق المنشاوي آسر القلوب والصوت الباكي حين تستمع له تشعر وكأنه يأخذ قلبك معه.

  • @mustafecawil3693
    @mustafecawil3693 ปีที่แล้ว +1

    Maxamuud Khaliil alxusari ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdishakurhassan9516
    @abdishakurhassan9516 2 ปีที่แล้ว +3

    ما شاء الله جزاك الله خير اخي الكريم
    أفضل الشيخ عبد الرشيد على الصوفي ما أحسن 👌❤️

  • @noorabdi3328
    @noorabdi3328 2 ปีที่แล้ว +1

    Khayr Allaha ku siiyo Cumarow.
    Alle waxan ugu baryayaa Culumadas inta dhimatey in uu ku casuumo Janatul firdowsul Acllaa inta noolna cimri Ibaraki leh amiiin.

  • @nuuroabdirahman4768
    @nuuroabdirahman4768 2 ปีที่แล้ว +4

    Sheikh abdul wadood ayan sii lahaa qofka uku codka qurxoon 🥰

  • @bahjacabdullahiali1636
    @bahjacabdullahiali1636 2 ปีที่แล้ว +1

    sh maxamuud khaliil Xusari waa sheekha aan ugu cod jeclahay

  • @maahirmohamednageye5200
    @maahirmohamednageye5200 2 ปีที่แล้ว +7

    جزاك الله خيرا اخي الكريم.... لم لا تذكر الشيخ عمر الهشام حفظه الله ورعاه...أصبحت محبوبا ومطمانا حينما اسمع صوته...

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga ahaan qariga ugu jeclahy waa sheikh maher maiqaly 🖤💯

  • @Ogaalkanolosha.
    @Ogaalkanolosha. 2 ปีที่แล้ว +11

    افضل قاريء الشيخ محمود خليل الحصري رحمه لله

    • @haa8793
      @haa8793 2 ปีที่แล้ว +3

      Wilsheyda ayaa jecel tlefonkeyga hadey arkan Khalil Al xusari unbey shidi

  • @saharaaden1515
    @saharaaden1515 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxaristo intoda dhimatay inta noolna nolo cibada leh haku noolaysiyo
    Sheikhan ugu si jeclahy *sheikh abdulbasit abdulsamad*

  • @mohamedamiin3593
    @mohamedamiin3593 2 ปีที่แล้ว +24

    Maasha Allh جزاك الله خيرا
    Culumadeena ilaahey ha xifdiyo intii dhimatayna ha u naxariisto .
    Waxaan kaa sugnaaba waa quraa'da da'da yar ee aadka u vodka macaan inkasta oo aysan wada duubin quraanka oo dhamaystiran waana:-
    1.ABDURAHMAN MUSCID
    2. ISLAM SUBHI

    • @marida7957
      @marida7957 2 ปีที่แล้ว +1

      Abdirahman alMossad Sharif mustafa salaam Rwali Rijaad Ahmed Haka Reebin🥰🥺

    • @xpac5870
      @xpac5870 2 ปีที่แล้ว +1

      Wadado waa weyn maahan da'yartaan

    • @xpac5870
      @xpac5870 2 ปีที่แล้ว +1

      Goos goos beY soo akhriyaan

  • @nololqurxan6663
    @nololqurxan6663 2 ปีที่แล้ว +2

    MASHA ALLAH ❤❤❤allow xafid inta nool inta dhimatayna jananatul firdows gee

  • @Topaas19
    @Topaas19 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah waa dad allah cod macaan siiyey allaha xafido dhamaan
    Anagana Allaha nafahansiiyo macnaha quraanka ❤

  • @carafatmohamed6743
    @carafatmohamed6743 2 ปีที่แล้ว

    Al qari maxamuud Al xusari ilahay ha unaxariisto cod aad u macaan qalbiga tabanaya ayuu lala marku akhirnayo quranka qowlka eebe
    Quradeena makala dhacaan ilahay intii dhimatay ha unaxariisto intii noolna danbigooda alle ha dhaafo cimri dheer iyo cafimaaf kuwaara

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 2 ปีที่แล้ว +8

    Mashaa Allaah tabaarakalaa dhamaantod makala dhacaan Inta dhimatay illaahay hawnaxariisto Inta noolna illaahay ha xafido culimadeena Aamiin

  • @mohamedkhadar9443
    @mohamedkhadar9443 2 ปีที่แล้ว

    SHEEKH FAARIS CABAAD IYO SHEKH MAAHIR WAN DHAGYSTA MACAAN 10 KABA WALLHI WA WADA JANNO ALLAH BARAKEEYO SHUYUUKHDA IYO DHAMAN DUCAADA DIINTA ISLAAMKA FAAFIYA

  • @khadarjama8414
    @khadarjama8414 2 ปีที่แล้ว +8

    😭😭 mashallah mar walbo quranka dhagaheyga ku dhaco wan ilmeya

    • @villamuxiyadiin4395
      @villamuxiyadiin4395 2 ปีที่แล้ว +1

      masha'allah sxp iimaanka ilaahay haku siyaadiyo

    • @khadarjama8414
      @khadarjama8414 2 ปีที่แล้ว

      @@villamuxiyadiin4395 dhamaantiinba wllky

  • @MATAAN-us4be
    @MATAAN-us4be 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Shikh Ali Jabir waa shiqa ugu jeclahay gaar ahaan video laga duubay xiligii uu Xaramka katujinjiray

  • @Saamlee17
    @Saamlee17 2 ปีที่แล้ว +16

    رَبَّنَآ اِنَّنَآ اٰمَنَّا فَاغْفِرْ لَنَا ذُنُوْبَنَا وَقِنَا عَذَابَ النَّارِ
    🤲
    Our Lord! We have indeed believed, so forgive us our sins and save us from the punishment of the Fire.
    Surah Al-Imran - 3:16

  • @mm.joseph4351
    @mm.joseph4351 2 ปีที่แล้ว

    Sudanese Recitation is best sheikh Nuureen baa ugu fiican.

  • @saidamoh6664
    @saidamoh6664 2 ปีที่แล้ว +4

    Walakena ajar iyo xasanaat an dhamaan illaaah hakasiyo codadka kala daran Masha Allaah

  • @Annaatti
    @Annaatti 2 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله .
    Runtii ani ahaan Sheekh Maxammed Ayyuub waaye midka aan ugu dhageysa badanahy.

  • @midnimodoon8724
    @midnimodoon8724 2 ปีที่แล้ว +4

    الحمد الله. ماشاء الله.
    Alle innagana cod kheyr leh ha ina siiyo oo la aqbalo.

  • @yahyamohaa686
    @yahyamohaa686 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah!!
    Awal markaan muuqaal fiirsanaayo wlhi waan dharari jiray oo waan kudaali jiray hadda waxaan arkay daqiiqadihi muuqaalka oo sii marayo 20 iyo dhowr daqiiqo mana dareemin intaas!
    Macaanka iyo dhadhanka quraanka

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah tabarakallah good information
    golden voice qur,aan beautiful❤❤❤❤🌙

  • @abdulahiaynab797
    @abdulahiaynab797 2 ปีที่แล้ว +2

    Inta badan ma dhagaysanjirin Qur aanka Lkin Maanta Jcyl saaid ah ayaan uqaaday Omar Allah hakaa abaal mariyo wll Ajar iyo Xasanaad badan rabbi kahaa siiyo Dadaalkaaga

    • @abdulahiaynab797
      @abdulahiaynab797 8 หลายเดือนก่อน

      Halsano kahor ayaan dhiibtay commentigaan Alxm inaan caafimaadqabo sanad kadib

  • @mohamediiman5576
    @mohamediiman5576 2 ปีที่แล้ว +11

    شيخ عبد الباسط عبد الصمد رحمه الله
    ❤❤❤

  • @khaledsheikhmubarak8641
    @khaledsheikhmubarak8641 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh Muhamad Ayuub Sheikh Ali Jabir Sheikh Nuurin Raxmatulahi Calayhi 🥰🥰

  • @muscabyare1820
    @muscabyare1820 2 ปีที่แล้ว +5

    شيخي المفضال الذي لا زلت أتعلم منه شيخي الحصري والشيخ عبد الرشيد الصوفي
    زيادة ان صوتي منشاري والغامدي أصوات روحية خاشعة
    وعبد الباسط تلاوته من حلق السماء كماقال د.أحمد المعصراوي
    والشيخ عبد الرشيد صوفي صاحب الصوت المطمئن والهادئ صاحب تلاوة المطربة المبكية مع احترامي لجميع القراء أهل القرآن أهل الله وخاصته

  • @Ramadan100
    @Ramadan100 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh abdirashid ali Aaway , wlhi xitaa qofka macnaha quraanka fahamsaneyn xitaa wala cajabayaa ❤️❤️❤️❤️

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 2 ปีที่แล้ว +13

    ماشاالله ماشاالله ماشالله كلهم صوت حلوه
    😢😢😢😭😭😭♥️♥️♥️♥️

  • @isha_biriqdedachannel9793
    @isha_biriqdedachannel9793 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah sheikh cabdul waduud anigoon dugsi quraan la igeynin bay hooyo i daari jirtay waana ilmayn jirey waana jeclaan jirey raadiyaha ayaan laabta ku qabsan jirey markaan waynaaday baan is waydiiyaa qur'aan madan aqoon lafdi iyo micno midna maxaad la ooyi jirtay Allahu akbar. Allow karaame shuyuuxdeena

  • @bashirabdulkadir1263
    @bashirabdulkadir1263 2 ปีที่แล้ว +5

    Dhammaantood Maansha allah weeyan
    عمر هشام.. asaguna waa Culimada cajii'ibta Leh

  • @Maalin89
    @Maalin89 2 ปีที่แล้ว

    M.a. Hafida Lah Dhaman
    Lkn Aaway Sheikha iyo qiraaga Somaliyed ee Cabdirashiid Cali Suufi .

  • @Azzam15128
    @Azzam15128 2 ปีที่แล้ว +47

    بارك الله فيك وجزاك الله خير الجزاء وشكرا لك يا اخي عمر انشار
    افضل عشر قراء وهم
    (١) الشيخ القارئ محمود خليل الحصري رحمه الله
    (٢) الشيخ القارئ سعد بن سعيد الغامدي
    (٣) الشيخ القارئ فارس عباد
    (٤) الشيخ القارئ محمد صديق المنشاوي رحمه الله
    (٥) القارئ نورين محمد صديق رحمه الله
    (٦) الشيخ القارئ د. ماهر بن حمد المعيقلي
    (٧) الشيخ القارئ محمد أيوب رحمه الله
    (٨) الشيخ القارئ عبدالودود حنيف
    (٩) الشيخ القارئ علي جابر رحمه الله
    (١٠) الشيخ القارئ عبدالباسط عبدالصمد رحمه الله

  • @farhanabdibihi2617
    @farhanabdibihi2617 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah Xaqiiqidii waa codid cajiib ah qalbigana qofka dhagysanayaa qaboojinaya dahab ookale ah

  • @issemohamoudisse
    @issemohamoudisse 2 ปีที่แล้ว +25

    نزل القرآن في مكة🕋وقرأ في مصر🇪🇬 ❤
    الشيخ محمود الخليل الحصري 👈صاحب التجويد والقراءات رحمه الله🤲
    الشيخ محمد صديق المنشاوي 👈صاحب الخشوع والتدبر رحمه الله 🤲
    الشيخ عبدالباسط محمد عبدالباسط👈 صاحب الصوت الحنجرة الذهبية رحمه الله 🤲

  • @muxsinmaxamuud5904
    @muxsinmaxamuud5904 2 ปีที่แล้ว +1

    Qeebta 2 "top 5"
    1:shiikh cabdiraxmaan Sundays الشيخ عبد الرحمن سديس
    2:shiikh shuraymi الشيخ شريمي
    3:shiikh cali xudayfi الشيخ علي حديفي
    4:cabdirashiid cali sufi الشيخ عبد الرشيد علي صوفي
    5:shiikh xasan al wajidi الشيخ حسن الواجدي

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 2 ปีที่แล้ว +9

    My top 5 qaari allah maxaan jecelahay
    1 sh.,cabdulaahi al madrood
    2. Sh. Saud al shuraim
    3.sh.cali jaabir
    4.sh.salaax bukhatir
    5.sh.raad max,ed al Kurdi

  • @queenmunera8415
    @queenmunera8415 2 ปีที่แล้ว +1

    اليشخ صالح ابو خاطر
    Ayaad ilowday ustaad
    Sheekha ugu codka macaan qaariyada dambe ee dhalinyarta 😍

  • @somaliboy3054
    @somaliboy3054 2 ปีที่แล้ว +5

    ماشاءالله تبارك الله ربنا يسهل القرآن الكريم بصوت عالي ❤❤❤❤❤❤

  • @messileo4586
    @messileo4586 2 ปีที่แล้ว +1

    Cumar inshaar qaabka ugu fudud Quran lagu xifdiyo inoo sodhig waa codsi

  • @mowlidsheikhhassan4840
    @mowlidsheikhhassan4840 2 ปีที่แล้ว +16

    افصح الله لسانهم ورحم الله من مات منهم
    رمضان كريم🌙❤ 🥰🎤

  • @cabdulaahisheekhmaxamed518
    @cabdulaahisheekhmaxamed518 2 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله جزاك الله خيرا يا أخي عمر وأنا أحب من القرآء الشيخ محمود خليل الحصري رحمه الله شيخ القرآء

  • @ascadtimo1361
    @ascadtimo1361 2 ปีที่แล้ว +4

    1 Al manshwi
    2. Sh c basit
    3. Sh basfar
    4 Sh ali jabir
    5 Sh sudan 🇸🇩

  • @belecade9540
    @belecade9540 2 ปีที่แล้ว

    Shiekh cabdi baazit cabdisamad alah yaa rahma raximiin wadanka maser ayu kasoo jedaa aad aya u qirodaa markan maqlo shiekh ku heysto malahan cod masha alah 🥲 alah ya raxma raximiin dhamaan 🤲🤲

  • @مركزاللغاتالوسطا
    @مركزاللغاتالوسطا 2 ปีที่แล้ว +34

    شكرا جزيلا يا أخي كريم نسيت أفضل قراء بنسبة إلينا قارئ عبدالرحمن سديس وقارئ سعود شريم وقارئ مشاري العفاسي

    • @nasriina3355
      @nasriina3355 2 ปีที่แล้ว

      My favourite qaari sheikh Shureymi ❤

  • @samiiramahamedahmed6765
    @samiiramahamedahmed6765 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarakalah Allahuma barik sheikh an aad u jeclahay qiraa'adisa sheikh mahamed sidiq minshaawi Allah haw naxariisto shekhyada dhintay oo dhan Allah haw naxariisto inta noolna Allah ha xafido aaamin

  • @abdirizak-Ali
    @abdirizak-Ali 2 ปีที่แล้ว +3

    Ani Ahaan 10 ka sheikh aa ugu Jeclahay
    1= هزاع البلوشي
    2=احمد العجمي
    3= محمد المحيسني
    4= صالح ابو خاطر
    5= ماهر المعيقلي
    6= عبد الله مطرود
    7= عبد الودود حنيف
    8= عبد الرحمن السديس
    9= عبد الرحمن مسعد
    10= سعد الغامدي

  • @KaskiiHadle
    @KaskiiHadle 2 ปีที่แล้ว

    Aniga ahaan waxaan ugu jecelahay codadka labada sheekh ee cumar hishaam iyo xasan saalix alle haka raali ahaado

  • @Saamlee17
    @Saamlee17 2 ปีที่แล้ว +4

    رَبَّنَآ اِنَّنَآ اٰمَنَّا فَاغْفِرْ لَنَا ذُنُوْبَنَا وَقِنَا عَذَابَ النَّارِ
    Rabbana innana amanna faghfir lana dhunuubana wa qinna 'adhaban-Naar
    Our Lord! We have indeed believed, so forgive us our sins and save us from the punishment of the Fire.
    Surah Al-Imran - 3:16

  • @mahmoudcapass1343
    @mahmoudcapass1343 2 ปีที่แล้ว +1

    Intaba waxa ugu cod wacan cabdi waaxid xaniif
    Allaaah sheekhaas aya iga degy ilmo soconeysa

  • @thereds7223
    @thereds7223 2 ปีที่แล้ว +5

    Shiiiiq Omar hishaaaaam pro weliba surah maryam😍

    • @waxgarad6646
      @waxgarad6646 2 ปีที่แล้ว

      Haa sxb wlhi imikaan niyada ku hayey omar hisham iyo salah bukhaadir

  • @jawaahiri
    @jawaahiri 2 ปีที่แล้ว +1

    Minshaawi ♥️♥️♥️

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah tabaraka laah🖤
    Cali jaabir AHUN aad baan u jeclahay🥺🖤

    • @Cadar200
      @Cadar200 2 ปีที่แล้ว

      me too 😢

    • @sharmaarke-Nabane
      @sharmaarke-Nabane 2 ปีที่แล้ว

      @@Cadar200 allaha unaxaristo codkiisa aad baan ugu raaxaystaa🤲🏻🖤

    • @Cadar200
      @Cadar200 2 ปีที่แล้ว

      @@sharmaarke-Nabane markasta waan dhegeystaa video gan markuu iisoo dhacay asiga ayan dhegeysanayey 😰

  • @hibomohammed5154
    @hibomohammed5154 2 ปีที่แล้ว

    Mashalah.ilahayow noso jeedi quranka ono fudude xidigisai aamiiiin

  • @princeilyaden9068
    @princeilyaden9068 2 ปีที่แล้ว +4

    Depuis 2018 jusqu'à nos jours , la seule chaîne TH-cam que j'ai profité plusieurs cours que j'ai jamais eu même a l'université , mon frère Omar je t'encourage . Aller en avance .
    J'adore trop vôtre motivation .
    Bravo . Bientôt 600k je te souhaite plus que ça aussi parceque tu mérites amplement.
    🥰🥰.
    From DJ 🇩🇯 .

  • @abdirmaanlayli106
    @abdirmaanlayli106 2 ปีที่แล้ว

    Cajiib waa muuqaalkii ugu cajiibsana uguna fiicnaa abid ee aad nooso gudbiso wll Cumarow walahay intaan dhagaysanayay qalbigayga wuu qiiroonayay indhahaygu way ooyayeen oo way qoyanayeen waligay mudo intaa le eg indhahaygu ilmo inta le eg igama Imaan wayo 28 daqiiqo ee muqalkan socdayba way qoyanayeen Runtii cumlimada cododkooda iyo quraankaba waa Cajiib jinni iyo insiba haday maqlaan way la qiiranayaan waxaana aad ula qiirooday qaari sheekh Maxamuud khaliil sheekh Maxamed minshaawi iyo Sheekh Abdul basid Allahu akbaar Allah ha unaxaristo dhamaantood Wll Cumar Jakazalaahu khayr wll nooso badi Kuma soo dar Sheekh Abdurahman Ali alhodaifi. iyo sheekh Minshari insha Allah. 🙏

  • @Ohanzahj6
    @Ohanzahj6 2 ปีที่แล้ว +9

    Soothing and powerful 😍

  • @mariammohmut7946
    @mariammohmut7946 2 ปีที่แล้ว

    xalqaddii ugu fiicnayd iyo wixii ugu fiicnaaa e mnta an maqlo JazakaAllah wll

  • @amatullah8141
    @amatullah8141 2 ปีที่แล้ว +5

    القاري عبدالله المطرود ❤

    • @saki092
      @saki092 2 ปีที่แล้ว

      mashallh shiikhaygii abdilabi al matrood❤️

    • @samlehdjma944
      @samlehdjma944 2 ปีที่แล้ว

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 2 ปีที่แล้ว

    Sh nuurayn rabi Ha uu naxariisto habeyn walba dhageystaa dhaman alle ha barakeeyo intii dhimateyna rabi yarxab

  • @Weber6656
    @Weber6656 2 ปีที่แล้ว +6

    My favorite Mahir Muayqili ❤️

  • @Mocadami
    @Mocadami 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walaal omer aadbaan u jeclaystey waanan jecelahay quraanka akhriskiisa iyo dhadhansigiisa. Wxaan ka rajaynayaa ilahay inuu nagu hanuuniyo, nagu xifdiyo, nagu barakeeyo, noogu naxariisto Fadliga Kalaamkiisa Macaanka badan leh. 🥰🥰🥰🥰😌

  • @saadoali4444
    @saadoali4444 2 ปีที่แล้ว +11

    شيخ علي جابر رحمه الله ❤

  • @shucaybxasenjiilaal3504
    @shucaybxasenjiilaal3504 2 ปีที่แล้ว

    Wll inta dhimatay Rabbi janooyinkiisa haku casuumo iyo noolna ha barakeeyo... waan kuraaxaystay dhamaantood midwalbana wuxuu iga dhamaanayay anigoo aad ugu ooman.....Rabbi hakaa ajir siiyo khayrka aad nala wadaagtay