Xariir Axmed iga Erayada Naciima Qorane Laxanka Xaajii Kaash Music by Henok Camera Liibaan Dahir & Khadar Waqal Editing Khadar Waqal Special Thanks Amal Guure
When things were at their very worst: 2 Suns, Cross in the sky, 2 comets will collide = don`t be afraid - repent, accept Lord`s Hand of Mercy. The first sign - the Earth will spin faster. The second sign concerns the sun, which will loom larger, brighter and begin to spin. Scientists will say it was a global illusion. Beaware - Jesus will never walk in flesh again. After WW3 - rise of the “ man of peace“ from the East = Antichrist - the most powerful, popular, charismatic and influential leader of all time. Many miracles will be attributed to him. He will imitate Jesus in every conceivable way. Don`t trust „pope“ Francis = the False Prophet - will seem to rise from the dead - will unite all Christian Churches and all Religions as one. One World Religion = the seat of the Antichrist. Benedict XVI is the last true pope - will be accused of a crime of which he is totally innocent. - banking collapse was deliberately masterminded by the Antichrist - Antichrist will step in and create a false peace in the state of Israel by joining them with palestine in an unlikely alliance. - „He will recite extracts from My Teachings, which he will passionately proclaim from every secular stage in the world, until people sit up and take notice of him.“ The Book of Truth mdmlastprophet.com/new-paradise-you-will-be-made-of-a-pure-body-incorruptible-free-from-disease-physical-death-and-ageing/ mdmlastprophet.com/the-time-for-the-schism-in-the-church-is-almost-here-and-you-must-get-prepared-now/
Wlhi hees dareen leh Block meel walpa la iga soo saary baa meshan la fadhiyaa aduun maxa ciil yaalo qof aadan xumeyn hdana shegayo in uu ku jclyahy hdana rapo in uu kaa fogaado😭😭😭
@@fatouma-zahra1884 wlhi waxa la dareemey aniga og lkn jcylka ii qaptey jacyl yar maysan ahyn but ma aqani waca dhacay i still wonde why that happn to me 😰
Intaa qalad ka galay ano nolasha igu xun thy o meel walbo cadadis leyga saarayo si aan qofkaas ujaro o problem kii iga batay ayaa Malin un inaa xnqaay ayaa block isku saaray ka bacdi sbbta ayuu iweydi wali xnqii ayaa igu juray o qofkaas inaa Jaro ayaa meel walbo cadadis leyga saaray ka bacdi marko iweydii ayaa ugu jwby inaa Kala dhamana fcn bes wiilki asne go aan ayuu qaate meel walbo iga block gay aan Kala hdlay si walba ayaa utuugay o dhibka iheysto uma sheegin lkn marka block ta saaray hbnkeda ayaa balansaneen inaa usheega ayaa rabay cadadiska ley saaray lkn inaa is aragno ma qornen si walba hdaa utuugo wu idiiday anine 21bari ayaa subax walbo dartiis u oynayaa hdu ogaan lahaa sidaa reerkeyga ugu diiday inaa asi Jaro sidaan fudud uma kla tagi laheen xanuunka dareemayo qof aan usheegi karo ma jirto awal asaa ku nafisi jiray waxaan gaaray snp kla aan sameysto inaa Kala hdlo hdne waxaan ka baqay ino ano saas dartiis umaraa marka isku sheego ino iga block go wa iska daa dhibka maray aan ugu shekeyee yaa iso celiyo mar un nafteyda ayaa ku qnacsaned saaidna wa ujclday hda aan qoraalkan qorayo ilin ayaa ka arki la ahay telka😢
Anine waxaa iga sameyn bdn o hda la oynayaa iga qaad block tii walaal 😢meel walbo block iga saaray Wana awoodi la ahay inaa hori usocdo la aantis nolashi farxad wa heli la ahay 21bari ayaa subax walbo oyaa😢 ilhw waa ku baryaa niyadeyda ka saar
Wax la dhagaysto qur,aanka alleh ugu wanaagsan😭
Subscribe igu Caawi
Hada meshan mxa ku keny hdad ogty
Waliba adoo hees dhagesanayo ayad hadalkas soqoresaa #hussein
Heestana waad dhagysnaysaah quraankana waad kenaysaah wan ogasonahy lkn isma galaan wan dhagaysanah hdana hdalkan leyahy
Dee orod dhagayso maxa meelahan ku keenay hadad saa u ogtay
Waxkastoo macacaan waxaa kamacaan quraanka😭😭
Quraanka meel walba ha keenin ay ay dhalay tahay
Xaqiq wlh
@@mustafehusein9119 bkurznc
@@mustafehusein9119 ppppp0⁰00ĺpplplpppp
Ben mah lkn tan hees way dhaftay
Woow hablahayagii Nicima abwaan qorane iyo ayaan kaaba imika waxpa laydinkaba qaban karo
Viva Duriyada liketa haygala bakhaylina💚💭❤
th-cam.com/video/Dx8WPFJCQbI/w-d-xo.html
Waa iyadoo Lyrical Video Ah So daawo Wll Subscribe na izaaar
Allow noo daa hablaha nololi wa agtoode
wow❤❤❤❤❤❤
@@saerohussen4170vq10😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Xariir axmed inta taagerta ismuujiya zxpyaal💞💞
th-cam.com/video/Dx8WPFJCQbI/w-d-xo.html
Waa iyadoo Lyrical Video Ah So daawo Wll Subscribe na izaaar
😊❤😊❤😊❤😊😊😊❤❤
❤❤😊❤❤
Quraanka hadalka Alle iyo Hees xun oobil'adam shaydaan uqurxiyey miisaan islama saarmaane kawaantooba dadka quranka meelahan okale kusoqoraya intad like raaďinaysaan hadamba'bina dadkana hadambaajina wxd arkee qoralkas okle adigo kadudubtay oowaxkle like saaray yaaloo haystaa😣
Towfiiqda Allaha inawaafajiyo🤲
J67665,
Waxwalba Hadii aad Quraanka iyo kalaamka alle aad kajeceshahy Kaso muuqo halkaan ❤❤❤
isoo booqo plz subscribes isaar plz 💟
Wllo subscribe iisaar hadaad awoodo waa codsi
th-cam.com/video/Dx8WPFJCQbI/w-d-xo.html
Waa iyadoo Lyrical Video Ah So daawo Wll Subscribe na izaaar
Ok way igan heee
@@kingcabdinho1channel612😊😊l
waqal studio keep going bro
Wll Subscribe igu sharaf Adna Eego
Walaal waalidkaaga ilaahay haa u dambi dhaafo hadii subscribe ii saartid
@@DAAUUSSTUDIO wll mcn waan kuu saare isr wll plz
@@Somalihappyfamily iisar wnku sre wllo qli
@@DAAUUSSTUDIO isoo booqo plz subscribes isaar plz 🙏
Xariir axmed fanaan hibadiisa faneed edeb u dheertahy wan ku wadanaa lph❤️
Erayada niciima qorane wax kale🔥
Wll Subscribe ii saar Waa iga Cosi Ee
@@teamtayzirofficial6490😊❤😊❤😊❤
@@teamtayzirofficial6490😅❤😊❤
انا من قبائل البني عامر من السودان🇸🇩 و ارتريا 🇪🇷 واحب الاغاني الصومالية و بالذات اغاني حرير احمد❤
B
N
كداب ان اصلا صومالي 😂
Beenalae ayeeydana Sudaniyad maha 😂😂😂😂
@@salaansare😂😂😂
Heesaha uu xariir qaado ee ugudabeeyey
Gabdho ayaa wada sdmeyey .ereyada quruxdodo iyo farimaha kujira ayaa qiimo badan🙋💐
Sami🥺❤
Hadaad mobilka gacanta bidix ama midigtaba kuhayso oo hdana kabo la'aan aad daawneyso heestan like_Ta dhac kusii 🤣🤣
😂😁ani kabaan qaban talahi
😄😄😄😄 waa runtaa
Waar mad i arkysaa 🤣🤣🤣🤣
😂😂😂😂
th-cam.com/video/Dx8WPFJCQbI/w-d-xo.html
Waa iyadoo Lyrical Video Ah So daawo Wll Subscribe na izaaar
Heeestu waa mcn lkn WAXA KAMACAAN QAWLKA ALLH🙏😥🤲ALLLAW KHATUMADA KHYR N0OGA DHIG
Ugbadarsan
allahuma aamiin dhmntenba
@@asmaziciid2680 źpa
Amin
Quraanka waa been mooryaan maxamed allifay haku waalan
Team xariir ismuujiya like💪🙏❤️
Wll Subscribe igu sharaf Adna Eego
isoo booqo plz subscribes isaar plz 💟
th-cam.com/video/Dx8WPFJCQbI/w-d-xo.html
Waa iyadoo Lyrical Video Ah So daawo Wll Subscribe na izaaar
B
Block la ima saarin lkn heestan qofaa jeclahay oo aan kala xanaaqsanhy baa u niyestaaa marwalpo😥❤️😂hadaaa ila mit thy like ii saaara😂😂😂
Aniga hada iheysataa lakiin leyma baloogin
Kula mid mayihi like ta u dhaw e forarta ma saara😂
On Fire 🔥 - Innaba Caadi Ma Aha Xariirkii Xasuusta Iyo Muqaal Dab Ah Best Of All The Time Waqal Studio 🙌
th-cam.com/video/Dx8WPFJCQbI/w-d-xo.html
Waa iyadoo Lyrical Video Ah So daawo Wll Subscribe na izaaar
waxasa waxba ha is the
L
Y
Wlhi blhi tlhi like ban saarayaa commentigan
Waad dhaaratee liketa iska saar😂
When things were at their very worst:
2 Suns, Cross in the sky, 2 comets will collide = don`t be afraid - repent, accept Lord`s Hand of Mercy.
The first sign - the Earth will spin faster.
The second sign concerns the sun, which will loom larger, brighter and begin to spin.
Scientists will say it was a global illusion.
Beaware - Jesus will never walk in flesh again.
After WW3 - rise of the “ man of peace“ from the East = Antichrist - the most powerful, popular, charismatic and influential leader of all time. Many miracles will be attributed to him. He will imitate Jesus in every conceivable way.
Don`t trust „pope“ Francis = the False Prophet
- will seem to rise from the dead
- will unite all Christian Churches and all Religions as one.
One World Religion = the seat of the Antichrist.
Benedict XVI is the last true pope - will be accused of a crime of which he is totally innocent.
- banking collapse was deliberately masterminded by the Antichrist
- Antichrist will step in and create a false peace in the state of Israel by joining them with palestine in an unlikely alliance.
- „He will recite extracts from My Teachings, which he will passionately proclaim from every secular stage in the world, until people sit up and take notice of him.“
The Book of Truth
mdmlastprophet.com/new-paradise-you-will-be-made-of-a-pure-body-incorruptible-free-from-disease-physical-death-and-ageing/
mdmlastprophet.com/the-time-for-the-schism-in-the-church-is-almost-here-and-you-must-get-prepared-now/
Like 👍 xoog ah waye yaab
th-cam.com/video/Dx8WPFJCQbI/w-d-xo.html
Waa iyadoo Lyrical Video Ah So daawo Wll Subscribe na izaaar
Xoog like ta iga qadaty
Adiga xagee lga keenay
Waqal respect best radiograph in the somaliland
isoo booqo plz subscribes isaar plz 🙏
Wllo subscribe iisaar hadaad awoodo waa codsi
@@hillaacfilms2447 isooo booqo plz subscribes isaar plz 💝
Maslax zxp show hargaysa nagu qabo zxp wan ku jecelnahaye💜
Somaliland Somali ayaa leh
Waqal inuu Somali oo dhan 1million ugu hor gaadhayo inta og Liketa.❤
th-cam.com/video/Dx8WPFJCQbI/w-d-xo.html
Waa iyadoo Lyrical Video Ah So daawo Wll Subscribe na izaaar
2million bu xidhay iminka
Baallaleyda duushaay
Hadaad beri burtinle aaddo,
Qalbi dhaye qof baa kuu bukoo
Baahi kuu qaba dheh🥺
Indho kuu buseelaa dartaa
Baaqaan soo direy dheh😥
Bogan weydey ruuxdani hurdada
Bil iyo dheeraad dheh😓
Bogga iyo halbowlaha wadnaha
Badiba jidhkeyga
Kuu basaasee dhaayuhu runtii
Boqol kunoo goor dheh😔
Xiisahaagu igu badan boqorkeygi🥺💖
Sami🥺
Wll🥲
Drsihfara like igu sharaf wlshay
Haddii la isku keen beegi laa dunida buugeeda
Farxad burura dhaayaha ilmada badiba so dhaafta
Arligaa barwaaqoobi laa duunna bixin laa dheh....
love those lines
Waqal Studio somaliland HARGEYZA 💚❤🤍 and xariir Ahmed wax kale🥰💉🥀
Igaqaad Blocktii wall😰😅🖐
Hariir Ahmad fanan an ku fano hore u soco wllo
Run ahaan tina fanka somaliyeed kalin wayn kaga jirra
29 minutes iyo 708 comments iyo 6.1k views inta iga dambeyso ismu jiya hee like ta noh 😂😂
th-cam.com/video/Dx8WPFJCQbI/w-d-xo.html
Waa iyadoo Lyrical Video Ah So daawo Wll Subscribe na izaaar
✔
👜👡
Waa nakan
waqal another level
xariir ahmed ninka kaliya ee dumar ubadan yihiin erayada 😉
🇭🇺🇭🇺😎
th-cam.com/video/Dx8WPFJCQbI/w-d-xo.html
Waa iyadoo Lyrical Video Ah So daawo Wll Subscribe na izaaar ..
Ayaan kaba ugbaad aragsan heesteedi ha iga dhiman gerida horteed
Ismahaan araweelo ismail aarka adaa nacabki duqeyay
Xariir ahmed heestisan Naciima abwan qorane
Hda ragiba abwanimadi lagala wareg
Allow quruxda wiillasha Ogaden heyga qadiin ee mid igasi ❤️💙💚🤲
th-cam.com/video/Dx8WPFJCQbI/w-d-xo.html
Waa iyadoo Lyrical Video Ah So daawo Wll Subscribe na izaaar
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Amiin
Wllky bn kugu daraya Xbbty ducadadi wa aqbal looolz
Woow Naciimo Qorane Abwaanad
Erayo culus dheh Alfanan xariir axmed Fanaan an Jclhy Codkiisa iyo Aqlaaqdiisa❤️👍👍🙏
th-cam.com/video/Dx8WPFJCQbI/w-d-xo.html
Waa iyadoo Lyrical Video Ah So daawo Wll Subscribe na izaaar ..
Very nice voice man
Waqal is the man who produced the beauty of somaliland and beautiful people, may God honor you brother Khadar💚🤍❤💥
th-cam.com/video/a8nVSBQTsjU/w-d-xo.html iifiri wll
Walaal waalidkaaga ilaahay haa u dambi dhaafo hadii subscribe ii saartid
isoo booqo plz subscribes isaar plz 🙏
@@guure isoo booqo plz subscribes isaar plz 🙏
Wllo subscribe iisaar hadaad awoodo waa codsi
Inta sidayda heesta markuu dhageetay jawi kale galay
Farta taag☝️
☝️☝️☝️😥😥
J
One the most rated artist in Somali region out standing content vybez keep the track bro
Ficnan laheydaa hadey fariinteydu gari karto si aan ugu sheego sidaan ugu xiizy AUN abalkaga jano alle haka dhigo😢😢😭😭😭
HOYGA FANKA HARGYSIA INTA JECEL LIKE DHAC
FROM XAMAR NOOLADA WALALYAL🙏♥
Adna noolow wll
th-cam.com/video/Dx8WPFJCQbI/w-d-xo.html
Waa iyadoo Lyrical Video Ah So daawo Wll Subscribe na izaaar
Sdkke frxd nagu noolaadaa wllyaal🇸🇴✌🤩
Hestan intii horey u dhagaysatay sidayda liketa ha ila dhaafin
th-cam.com/video/a8nVSBQTsjU/w-d-xo.html iifiri wll
th-cam.com/video/Dx8WPFJCQbI/w-d-xo.html
Waa iyadoo Lyrical Video Ah So daawo Wll Subscribe na izaaar
First comment ✌❣
Xariir Ahmed legend💞
Wll Subscribe igu sharaf Adna Eego
th-cam.com/video/a8nVSBQTsjU/w-d-xo.html iifiri sxb
Påle
Woow sanadkan waa xariir sanadkii horana wuxuu ahaa suldaan seeraar reer jigjiga fanka haloodaayo ilmaderaday waan idintaageeraa runtii...
Xaqiiq✔
Xaqiiq sanadka dambana waa faysal muniir
@@shugrimohamed1287may waa xaar caadiye
Heestan qisadeyda bey ka hadleysa mrksto dhagaysnaayanah moralkeyga wuu badalma oo mut ban galaa ano dhan wliba ano ilmeynayaa 💔😭😰😭
😔
Cajaaib wixii kuu heelaan layaabe
Sabarka badi
Iska samir xppti🥺❤️
Kula mid ayan ahay sorry
Qofki uhoreyay ee coment kabixiya heesta Like iska sotura💯
Zxb subscribe igu Caawi
@@broazadka Walaal waalidkaaga ilaahay haa u dambi dhaafo hadii subscribe ii saartid
isoo booqo plz subscribes isaar plz 🙏
@@broazadka isoo booqo plz subscribes isaar plz 🙏
Wllo subscribe iisaar hadaad awoodo waa codsi
Hadaad sideeydookale ka heshay heesta xariir Ahmed
Plz like iisaar
Wll Subscribe ii saar Waa iga Cosi 1
كة
ظ
ح
بط
Xariiiir Ahmed my fav singer😫😭❤️
Wll Subscribe igu sharaf Adna Eego
True
Xariir axmed fanan ka kaliyen jeclhy wllky qali hore usoco
th-cam.com/video/Dx8WPFJCQbI/w-d-xo.html
Waa iyadoo Lyrical Video Ah So daawo Wll Subscribe na izaaar
Acs
Heesaha waxa ka mac qur'aanka kariimka ee qowlkii ee Eebbe
Xariir Ahmed boqorka codka keep going my wlalkyga oo heestan asaga qaday 💯💯💯🥀✌
heestan waaan qoslaa markaan maqlo meel ay ka baxayso waxaan xasuustaa nin waynoo tiktok ku jira oo dadku badanka soo dhigaan ninkaaso la dhaho ismaacil computer aadbuu iiga qosliyay wlhi siduu isleeyahay iga qaad blocktii walaal😂😂 inta heesta ninkaa ku baratay farta taaga🙌🏾
Wlhi anigaba sidokle waku qosla kkk ninkasana ibaray
Wlhi hees dareen leh Block meel walpa la iga soo saary baa meshan la fadhiyaa aduun maxa ciil yaalo qof aadan xumeyn hdana shegayo in uu ku jclyahy hdana rapo in uu kaa fogaado😭😭😭
Walalo qof mar raba inu kaa taago sobob la'aan sida haa taage kas kuma jeclaa jeceyku sheganayona waa been
@@fatouma-zahra1884 wlhi waxa la dareemey aniga og lkn jcylka ii qaptey jacyl yar maysan ahyn but ma aqani waca dhacay i still wonde why that happn to me 😰
Intaa qalad ka galay ano nolasha igu xun thy o meel walbo cadadis leyga saarayo si aan qofkaas ujaro o problem kii iga batay ayaa Malin un inaa xnqaay ayaa block isku saaray ka bacdi sbbta ayuu iweydi wali xnqii ayaa igu juray o qofkaas inaa Jaro ayaa meel walbo cadadis leyga saaray ka bacdi marko iweydii ayaa ugu jwby inaa Kala dhamana fcn bes wiilki asne go aan ayuu qaate meel walbo iga block gay aan Kala hdlay si walba ayaa utuugay o dhibka iheysto uma sheegin lkn marka block ta saaray hbnkeda ayaa balansaneen inaa usheega ayaa rabay cadadiska ley saaray lkn inaa is aragno ma qornen si walba hdaa utuugo wu idiiday anine 21bari ayaa subax walbo dartiis u oynayaa hdu ogaan lahaa sidaa reerkeyga ugu diiday inaa asi Jaro sidaan fudud uma kla tagi laheen xanuunka dareemayo qof aan usheegi karo ma jirto awal asaa ku nafisi jiray waxaan gaaray snp kla aan sameysto inaa Kala hdlo hdne waxaan ka baqay ino ano saas dartiis umaraa marka isku sheego ino iga block go wa iska daa dhibka maray aan ugu shekeyee yaa iso celiyo mar un nafteyda ayaa ku qnacsaned saaidna wa ujclday hda aan qoraalkan qorayo ilin ayaa ka arki la ahay telka😢
Nice xariiirow style-ka wad baratay keep going 🙏🏽
Waqal Studio. Wad kasoo baxday Kaalintaadi waanad baro Dhaafisay. 👏
Xariir Ahmed Fanaan Aqliisu ka muuqato Fankiisa 👏
Fanankan wiil ka dabeecad fcn wali man arag xariir Axmed keep going bro😘😙
th-cam.com/video/Dx8WPFJCQbI/w-d-xo.html
Waa iyadoo Lyrical Video Ah So daawo Wll Subscribe na izaaar ..
Iga qaad block tii wll 😢
Ax qof wax jecelpaa garan
Like tu waa xagiina 🖒
Wll Subscribe ii saar Waa iga Cosi Ee
Qof kasta waxan rajaynayaa in muraadkiisa oon macsi lahayn Allah siiyo all Muslim Aamin
Wll Subscribe igu sharaf Adna Ego
@@DAAUUSSTUDIO
Ok thnk wllo wan kuu saaray
@@DAAUUSSTUDIO
Ama whatsapkaa
0659771345 ok kusugayaaa wll
Wow xariir axmed big love🤞
Labo sano ka hor ayuu block i saaray wali kama samrin ilahay ka baqo iga qaad 😭
Qof 2 sano ka hor Block ku saarey miyaad weli sugeeysaa wll? Ka daneeyso lama sugo ruux aan kuu soo socod oo kaa tagey
Sheeko kale waaye 🤣🤣🤣🤣
Heesuhu waxay horseedaan madkobeeyaan quluubta
Quraankuna wuxuu daweeyaa qalbiga
Allaha inaga midoobeeyo🇸🇴
Aamin
Legend xariir iyo waqal another level👏
Iga qaad blocktii wll
Baylah baan ahaye
Aaaaaa
Legend waqal
Wll Subscribe ii saara Waa iga Cosi
Subscribe ii saar adoo mahadsan
@@teamtayzirofficial6490 waan kuu saarey sxp
First Coment Legend Xariir Axmed 💯💥
th-cam.com/video/a8nVSBQTsjU/w-d-xo.html iifiri wll
waqal wstidio 100%
codka%
laxanka100%
duubista100%
editorka100%
adiga100% saar like😁
My love xariir ahmed everything is 💯 perfect 😌 ❤️🔥🥰
Aniga xagayga the only thing codka 100%
Baalalayda duushaay hadaad bari guntii aado
Qalbi dhaya qofbaa kuu bukoo baahi kuu qaba dheee
Indho kuu buseelaa dartaa baaqan soo diray dheee
Bogan weydey ruuxadani hurdada bil iyo dheeraad dheee
Bogiyo halbowlaha wadnaga badiba jiidhkagu
Kuu basaase dhaahu runtii boqol kun oo goor dheee
Sidaan adiga kuu soo barteen kuugu bogay waayo
Waa ila bilaash waxa haween jooga baladkeeni huunooy
Labada is boqree jacayl beera xididkiisa
Calafbaa tihiyo wax kalaa loo bidhbidhiyaaba
Cadowgaagu wuu badan yehee beerka ka ogow dheee
Adigaan bad iyo wabi dhexdood laago kala baydhaa
Bari iyo banaan iyo buuro iyo kaymoo
Kaa baadhayaayoo naftani biimo socotaa dheee
Baro aad ka maqantahay farxadi uma soo bixin dheee
Noloshiina wah baaban tahah boqol kun oo goor dheee
Booskaagibaan ruux qalaad buuxin kara hayn dheee
La'aantaa badhbaan ahay walaal baylah joogto ah dheee
Adiguna badhkaa iga maqaneen baafiyaa tahay dheee
Hadii laysku keen beegi laa dunida buuggeeda
Faraxad burura dhaayaha ilmafa badiba soo dhaafta
Arligaa barwaaqoobilaa doogna bixin laa dheee
Basharyow hadii ay tixdani badi kusoo gaadho
Iga qaad blocktii walaal baylah baan ahay dheee
Wax walba waxa kamacan hadalka Alle💋🥰❤🥀✌
CADOWGAAGU WU BADANYEHEE BEERKA KA OGOW DHEH😊🔥💪💪
LEGEND XARIRI
Wll Subscribe igu sharaf Adna Eego
Ekey
th-cam.com/video/Dx8WPFJCQbI/w-d-xo.html
Waa iyadoo Lyrical Video Ah So daawo Wll Subscribe na izaaar ..
Huno xarir ahmed legend of the legends wanku wata xabibul million keep going😘❤🙏
Xariir axmed maasha lah
Shiilabo girl waan ku salamay salaan gobanimo 💌from juubaland
Hi farhia qalanjo
😅❤❤😅😊❤😊❤@@aniwaaye484
@Mohamed200😅❤❤❤😊❤1abdi
Xariir legend laba maaha 👏🔥
The one only legend xariir axmed
waqal studio of the yuotuber ✌️
Heesta qof walba eray Aya qalbi giisa ta banaya
aniga waxa itaba tay
Hadii laysku ken begila
dunida bookeda Farxad
burura dhayaha ilamada
badiba so dhafta😉💓😌
Arligaa barwaaqoobi lahaa
Doogna bixin lahaa
Yacni farxadda ilmada indhaha kasoo qubaneysa ayaa doog bixin lahaydba
Anine waxaa iga sameyn bdn o hda la oynayaa iga qaad block tii walaal 😢meel walbo block iga saaray Wana awoodi la ahay inaa hori usocdo la aantis nolashi farxad wa heli la ahay 21bari ayaa subax walbo oyaa😢 ilhw waa ku baryaa niyadeyda ka saar
@@bahjobashiiradem9495 abyo niyada alle hakuu dajiyo hada see waaye xaalka mi is haleesheen waakula calool xumoode wlhi ax 😢😢😢😢
waqalka hormuudka youtube ka somalida keep going 1 million insha allah
Wll Subscribe ii saar Waa iga Cosi
Xariir axmed inta jcl like isaara👍
Heesihisa dhan waa wada dareen jcyl♥️😥
Wll Subscribe ii saar Waa iga Cosi
Alla Tola,aY kaYgiiina iiga gaadhziiYa😢😭 weY ku xiizTaY dhaHa😔
Inaad dib usoo booqataan rajayn heestaan quruxda badan ❤
Baro aad ka maqan tahay
Farxadi uma soo bixin dhe 🤐
Hees Dareenle
Henok💥
Xariir 💫
Bintu Qorane 👸🙏
Waa fanaanka ka liya een taageero runtii waa legand wllhi xariir ahmed bro go forwarding and waqal studio sidaad uduubteen love idinku ahay
Heestan waxan ku xasuusta oo mar walba i qaadi jirey qof agteyda qaali ku ah
Ilaahey haygaa daayo waa dharaaro kooban duniduye
Cfataax🥰
Caafimaad iyo cimri dheer oo cibaado leh ayaan idin rajeynaa ❤😊
isku waara mcnto ❤❤❤
Ciidagale abwaan nimada waan ku nagaaney💯💯👌
Se iney dumarkoodu abwaanin noqdaan iskumanu ogeyn😂
Ayaan kaaba iyo niciimo qorane hablo nool✋❤❤
Hhhh Ana Aan ku so biire
@@najaxhena ma reerkasad tahey 😍
th-cam.com/video/Dx8WPFJCQbI/w-d-xo.html
Waa iyadoo Lyrical Video Ah So daawo Wll Subscribe na izaaar ..
@@marwaankeyse9915 Umalee🤣
@@najaxhena dee numberkaaga iisheeg reerka inan ciduun ka barto waan rabaaye😍😔
Caawa waaa habeen sabdi soo galeeso 21/jun/2024 saacadu waa 10:22 caawa meela badan ka murugeesanahay heestaana jacayl dhnkiisa uma fiirin lkiin aduunyo iyo xaalkeeda hormar markaa gaaro soo booqon doonaa hormar badan baan damacsanahay illaahow igu caawi dib isoo celi rajooyinkeyga anoo gaare inta iga danbeeso like isaar ina soo xasuusi ❤❤❤
Guul weyn IA
@@SuhaybFaysal-j1z i.a wll
One of best singer of somalia...best song in 2021🖐️☄️☄️🥰💗💫🙆♂️
Xariir Ahmed best song 💖
Waqal studio is the best🥰
Hee legend
Fanaanka aan Ogaadeen ugu taagwero XARRIR AXMED👏👏
Fanaanka fanaanka dhaafay #Xariir Ahmed
Full Respect.🤩💯💯
th-cam.com/video/Dx8WPFJCQbI/w-d-xo.html
Waa iyadoo Lyrical Video Ah So daawo Wll Subscribe na izaaar
❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
La'aantaa badhbaan ahay dhe wll
Baylah joogto ah
Adiguna badhkaa iga maqane
Baafiyaa tahay dheh wll
Haddii laysku keen beegi lahaa
Dunida guudkeeda
Farxad burura dhaayaha
ilmada Badiba soo dhaafta
Arligaa barwaaqoobi lahaa
Doogna bixin lahaa dheh
Bashar yahow Haddii
Ay tixdani badi kusoo gaadho
Iga qaad blocktii dheh wll
Baylahbaan ahay dheh
Waar dee usheega mxad naga daawaneysaan
WaQal studio the best video maker
wad akhrinayzah commentigaygee Like ta Qaacoow hayLa dhaafiN😂😂😁
Wll Subscribe igu sharaf Adna Eego
@@DAAUUSSTUDIO Naag dhan baad ku qadhaabsanaysaa mageceedii izka badaL waayhee magaca markaazan kuu saariye😊😁
@@abdiasiisahmed2582 nin dheh istaqfurulah 😂😂😂🙋🏻♂️👊
I waited for a long time for this song to came out now this is my jam for the whole year 😁😁
Gabay Cajiiba oo la saaray Laxan cod iyo muusik ka sii cajiibsan🥰🥰🥰
HeestaNi Waxay IstaaHishay In MuuqaaL TrueStory Loo Samayn LaHaa...FANYY👍❤
th-cam.com/video/Dx8WPFJCQbI/w-d-xo.html
Waa iyadoo Lyrical Video Ah So daawo Wll Subscribe na izaaar ..
Hees tan hakaa ahaato 2023 iyo wixii ka danbeeya cidii daawan doonta ayaan salaamayaa.
24.12.2022 sabti 8:29 pm
Aad baan kaaga qaadayaa zhp hadaad nooshahay
Munish marine ilaahay ha unaxariisto usoo duceeya wll 🙏🙏
Omg thanks waqal studio for the fire 🔥 music 🎶
Wll Subscribe igu sharaf Adna Eego
😂😂😂😂
Frist view and comment waqal 🙌❤
Wll Subscribe igu sharaf Adna Ego
Marki ay soo baxday waan dawaday lkn waxan ka codsanayaa dadka 2/4/2023 xusus ahaan dawanaya inay isoo xusaan 10 sano kadib hadi aan sii nolado 🙏
Hada maad noloshay walalo After 6 Biil
@@fatouma-zahra1884 haa wll waa nolahay Alx Lkn. Qorshayaashi aan nolashayda qorshaystay wali imay rumobin 🙏
Manooshahay quruxow ❤❤❤
@fatouma-zahra1884 ha wll Axl wan nolahay inkastom markan comments qoraya iyo manta anan isku Mel joggin
@@NasroXamud-lu6mf ha alx wan nolahay waxan joga Pretoria
Hadad qoralkaygan isha saartoH ilahay Janoyinkiisa hakugu Bishaareeyo iga varxi Liketa 💖🙏🙏
Waqal keep goin 💚⚪❤
Www Big Legend xariir Ahmed ❤🔥🔥
th-cam.com/video/Dx8WPFJCQbI/w-d-xo.html
Waa iyadoo Lyrical Video Ah So daawo Wll Subscribe na izaaar ..
Wcs wllo
Wow Legend Xariir axmed Fanan igu Qalia 🎵🎵💖
Hhhh 0:16 aar zhpky xariir ahmed zaxdii ayu noqday dhanka danciga akhyreey inta sidayda ku haysata gacanta taaga heestu caadi maaha best video waqal zalaan zare lipaaH 🥰😍🥰😍
Beenaale 😂
Heestan waa heestiii xaaskyga🥰💗
Block mey ku saartey 😂😂😂
@@sadiamohamed15reply dada waxn arky 2023 😂 emitional xun rideesa
Studio Waqal haduu aheyn ma nuuraayo keep going WAQAL INTERNATIONAL STUDIO🚉
Wll Subscribe ii saara Waa iga Cosi
😍😘
Cadawgagu wuu badanyahee beerka ka ogow dhe intasababa iga gadan ❤😍❤
th-cam.com/video/Dx8WPFJCQbI/w-d-xo.html
Waa iyadoo Lyrical Video Ah So daawo Wll Subscribe na izaaar ..
Team Waqal Studio I Millions Gaadhsiya Xariir Axmed Iinsha Allah Khadarow Love Ka
I like the way he dance Xariir Ahmed big respect 🙏😍🙏
La,aanta bar ban ahy wll baylah jogta dheh 💔😥
Adiguna barka iga maqane bafiya thy dheh 💔😥
Haddii laisku ken beegi laha dunida buugeda 👩❤️💋👨🥀
Farxad burura dhayaha ilmada badiba so dhafta😂
Arliga barwaqobi laha doogna bixi laha dheh ⛈️🥦💚
Basharyahow haddii ay tixdane badi kuso garto iga qaad block_ti wll Baylah ban ahy dheh 💔😭
Aa aa aa aa aaa 💔😭
Woof caleeg eesh calaa hees✍ #xariir ❤
@@khadarmaandaweeye5140 🥰🥰
Wale
Iinyo kaa qaadi maaayo😆😀 uuuu aaaa
@@yaxyemaxamed7481 😂😂war iga qaad pls
Wlll like ha ila dhafin waad aragtey qoralkeyg 😢😢
Wll Subscribe ii saar Waa iga Cosi
Mxaa laga faaida bal likatan aad la ordaysaaan
@@jiprohali5328 wlh wxba cdi lee wll
@@teamtayzirofficial6490 wku saarey wll
th-cam.com/video/Dx8WPFJCQbI/w-d-xo.html
Waa iyadoo Lyrical Video Ah So daawo Wll Subscribe na izaaar
Xariir ruux aan tageero ❤Dirisle kumee ❤
Waaw best song 🎧 the
🥺🥺🥺lanta barban ahay wall beyla jokta dhee hadi leysku ken begi laha dunida bugeda🤤🤤🤤
Hadii layskukeen beegilahaaa.....boqorkii dervish 🐎🥰