STREET FOOD IN ADIS ABABA CUNTADA WADOOYINKA ADIS ABABA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • Adis ababa street foods
    .
    Follow my journey
    .
    Instagram: www.instagram....
    .
    Facebook: www.facebook.c...
    .
    Snapchat: www.snapchat.c...
    Dire dawa
    Diridhaba
    Jigjiga
    Hargeisa
    Hargeisa vlog
    Muqdisho vlog
    Burco vlog
    Borama vlog
    Baladweyne
    Moqdisho
    Xamar vlog
    Xafadaha hargeisa
    Jigjigayar
    Somaliland vlog
    Somaliland
    Somalia putland muqadisho laascaanod
    vlogging
    Traval
    Somaliland vlogs hargeisa vlogs
    Somalia vlogs muqadisho vlogs kismaayo
    jigjiga ethiopia baladwayn burco buuhoodle baydhabo
    Sida loo dalxiiso
    meelaha ugu quruda badan dalxiisaka
    waa sidee dhaqanka Somalidu sidee horumarku samayn karta kaliga sidee lacag ku samayn karta #ethiopia #jigjiga #harar_ethiopia # #somaliland #berbera #hargeisa #ethiopia

ความคิดเห็น • 87

  • @fuaadabdi1137
    @fuaadabdi1137 4 หลายเดือนก่อน +4

    DeeQsi Man Ninkan Kula Socda Wuuku Raagay Addis~Ababa Waa Lafihii Hore

  • @Mustafaaxmed0p
    @Mustafaaxmed0p 4 หลายเดือนก่อน +6

    Mansha allah wll qof wanaagsan baa tay heesaha iska daa

  • @AbdifataxXuseen-q5s
    @AbdifataxXuseen-q5s หลายเดือนก่อน

    Wow Enjenerka walo xiisay ad iyo ad hada nhy team deqsiman ❤❤

  • @Rood-vo2vu
    @Rood-vo2vu 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waaw deeqsi aadban ku taageera wlhi from borama

  • @hassanhoussein6095
    @hassanhoussein6095 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalla super sxb. Inch'Allah, je vais visiter ce endroit. Merci frère de votre guide.

  • @zhandhak0791
    @zhandhak0791 4 หลายเดือนก่อน +7

    Welcom back🎉

  • @hanad6666
    @hanad6666 4 หลายเดือนก่อน +1

    Deeqsi wan kuwata prO from Bosaso,Bari , pUntland🇸🇴❤️‍🔥🫡✅

  • @adenmohammed2065
    @adenmohammed2065 4 หลายเดือนก่อน +1

    mash allah muuqaa qurux badan ayuu ahaaa waan idinla daawanay mash allah

  • @LUISFIGO-tr5pw
    @LUISFIGO-tr5pw 4 หลายเดือนก่อน +3

    Deeqsiyow Cuntafi waad dhamaysay MANA cayishid😂😂😂😂😂

  • @Shortfanyee
    @Shortfanyee 4 หลายเดือนก่อน +5

    Zxp video waa saxadi lakin Ninka kulaa socdo wuu Hadal Badan yahaye Nagaa Amusii plz 👍

  • @UpdirahmaanSayid
    @UpdirahmaanSayid 4 หลายเดือนก่อน +5

    lpx evry day cunad cunta mana ku cayilesid mxaa siya😂😂

  • @bichegnaw_yebichenaw05
    @bichegnaw_yebichenaw05 4 หลายเดือนก่อน +1

    SAMBUSA used to be less than 5 birr, inflation is f**king us everyday fruit is becoming luxuries, not long ago fruit used to be just a simple snack 2 or 3 years back. but you seem to afford & enjoy that puts smile😊

  • @xiismedia-q7v
    @xiismedia-q7v 4 หลายเดือนก่อน +2

    Woow😮

  • @HamzeApaadir.2938
    @HamzeApaadir.2938 4 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going pro from to jigjiga ❤

  • @Abdiwasac-Qorshe
    @Abdiwasac-Qorshe 4 หลายเดือนก่อน

    Great greeting Deeqsi Man From Melbourne Australia 🇦🇺 👍

  • @AbdifataxXuseen-q5s
    @AbdifataxXuseen-q5s หลายเดือนก่อน

    Wlhi Mel qurux badan banoso dubten than❤

  • @CabdiReermagaal-c3l
    @CabdiReermagaal-c3l 4 หลายเดือนก่อน

    Welcome back deeqsimaaaaan the best youtuber of session ever dey me big fan am from Borama jano 🎉

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ Maasha Allaah ❤❤❤

  • @abdirahmancadaani2222
    @abdirahmancadaani2222 4 หลายเดือนก่อน

    Muqaalku waa top❤
    Lkin ninkaa kula socda video yaanu kula dubin dhagahu ruuxu naga galey😂wlhi.

  • @SamirAhmed-m1n
    @SamirAhmed-m1n 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masqal Adababaay magacu waa ciid Adabaabay waala isku haystaa muslimiinta iyo gaala

  • @ArjunBhai-pi7ew
    @ArjunBhai-pi7ew 4 หลายเดือนก่อน

    Deeqsi sxb muuqaal cajiib ah weeye ❤

  • @alexisy9779
    @alexisy9779 4 หลายเดือนก่อน +1

    Jabuti 🇩🇯 kalay taliye

  • @mahadwalid
    @mahadwalid 4 หลายเดือนก่อน

    Deeqsi keep doing what you do ❤️

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc 4 หลายเดือนก่อน

    Maaanshaa alaaah adis ababa waa❤tagtay

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 4 หลายเดือนก่อน +3

    Wllhi deeqsiyow waa iga dulqaad badantahay luqada aad ku hadleyso 😂 from Mogadishu somalia🇸🇴

  • @daganesiyad7230
    @daganesiyad7230 3 หลายเดือนก่อน

    Nice clip bro keep going

  • @ZuhaipApdi-lj4sq
    @ZuhaipApdi-lj4sq 4 หลายเดือนก่อน

    Legend deeqsi man👏💯

  • @LUISFIGO-tr5pw
    @LUISFIGO-tr5pw 4 หลายเดือนก่อน +1

    Lkn addis waan joinaa ee safar somali matimadiin miyaa

  • @kalamaaniskumaan8434
    @kalamaaniskumaan8434 4 หลายเดือนก่อน

    Keep going brother ❤😂🎉I'm watching your video from hargeisa ❤😂🎉

  • @bichegnaw_yebichenaw05
    @bichegnaw_yebichenaw05 4 หลายเดือนก่อน +2

    bro your Amharic is lit🔥 mashallah, I'm curios where & how did you learn.🤔

    • @mohamedkhadar809
      @mohamedkhadar809 4 หลายเดือนก่อน

      He lives in jigjigs thats why

    • @bichegnaw_yebichenaw05
      @bichegnaw_yebichenaw05 4 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedkhadar809 No, i know he's from kenya.

    • @ambessashield9360
      @ambessashield9360 3 หลายเดือนก่อน

      @@bichegnaw_yebichenaw05Maybe he’s raised in Ethiopia

  • @mustafesandiko8095
    @mustafesandiko8095 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb xarunti sharaton wad u dhawdahay so booqo sxb xasuus 2014 ki wan ku salamaya qeys keep going bro ❤

  • @naiimaipraaahim4079
    @naiimaipraaahim4079 15 วันที่ผ่านมา

    Hadal dana kan subxanallh

  • @Our_mame
    @Our_mame 4 หลายเดือนก่อน

    Keep going deeqsi man ❤

  • @maslah2000
    @maslah2000 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wooow

  • @abdinassirhadhis
    @abdinassirhadhis 4 หลายเดือนก่อน

    Waraa deqsiyow ninja eng neerka ah shamoorey miyey wallo yihiin

  • @ambessashield9360
    @ambessashield9360 3 หลายเดือนก่อน

    Hahah his aggressiveness when speaking Amharic had my crying.. my man said “amtaw” to the poor seller (direct translation would be like “go get it”)😂

  • @maxamed9633
    @maxamed9633 4 หลายเดือนก่อน

    Deeqsi horey usoco wllo

  • @hawaartofarxadu
    @hawaartofarxadu 4 หลายเดือนก่อน +1

    Soo Badi Video Ya Yada adiss Ababa sxp

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤❤❤

  • @Rabiile34abdimohamed-ym5mq
    @Rabiile34abdimohamed-ym5mq 4 หลายเดือนก่อน

    Legend deeqi man

  • @ibrahimugaas
    @ibrahimugaas 3 หลายเดือนก่อน

    Keep going ❤😊

  • @idilmawliid9745
    @idilmawliid9745 4 หลายเดือนก่อน

    Ala mesha ad maryso maxan marmary 😂😂😂
    From hargysa 🤍

  • @Yaasiryousuf33
    @Yaasiryousuf33 4 หลายเดือนก่อน

    Kii igawayna keep going pro 🙏

  • @CabdiqaniHold
    @CabdiqaniHold 2 หลายเดือนก่อน

    Sxp Hargaysa markad kuso labatid Sxp Ha iga soo ilawin mooskii

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 4 หลายเดือนก่อน

    Aniga wakhtigi igudambaysay ethiopia sambusuhu wuxuu aha 50 cents xabadi maantana 15birr waa kaf iyo kaladheeri iyo adun isbadalay

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 4 หลายเดือนก่อน +1

    Lacagti soomalida Ayaaa
    Lagu Dhisay Dabaqyadaas Qurxoon.

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 4 หลายเดือนก่อน

    Vive famille merci beaucoup frère ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ahdaafta
    @Ahdaafta 4 หลายเดือนก่อน

    Tufaxas oo 4 xabo 100 bir yahay ayaan xasuusta. Subxanalaah maxaay qimaa dhacdaay birrti.

  • @asedali9039
    @asedali9039 22 วันที่ผ่านมา

    Zxp waad fcn tahay blse iska ilaali meelahaad Ka cunaysid cuntada hilibka leh EE gaaladu samaynayaan sida hablihii aad Ka cunty sandwich Ka 😅

  • @c.c.g.1464
    @c.c.g.1464 4 หลายเดือนก่อน

    27:4.2024 Ayaan kasoo baxay. Addis Ababa caadi maha from Germany

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 4 หลายเดือนก่อน

    Al cagdheeriya deeqsi nolow zxp😂

  • @almiss.hamout
    @almiss.hamout 4 หลายเดือนก่อน

    Yow Yow keep Giong.🎉

  • @engjeesto
    @engjeesto 24 วันที่ผ่านมา

    ninka hanbegarka cuna adis ababa dofar ba lagu sameya hanbagerka ninkasu ma oga fialaya

  • @abdifarhan1054
    @abdifarhan1054 3 หลายเดือนก่อน

    Daarood ilbiximaayo

  • @ninjira2832
    @ninjira2832 4 หลายเดือนก่อน +1

    Addis wa magalada kaliye hadad lacag haysato ku raaxaysan karton

  • @ayanledirie8971
    @ayanledirie8971 3 หลายเดือนก่อน

    Adiss ma amaan baa meeshu qurba joogtu waabay ka baqaan meeshaa waaba video shidan laakiin hotelada u dhaw soo geli dee

  • @Khalidabdi2
    @Khalidabdi2 4 หลายเดือนก่อน +1

    bole mecheal come on Bro

  • @adamDooll
    @adamDooll 4 หลายเดือนก่อน

    The the Deeqsi👋

  • @idirsali115
    @idirsali115 4 หลายเดือนก่อน

    Waan soo socda zhp hargesa ee iso dhawee

    • @idirsali115
      @idirsali115 4 หลายเดือนก่อน

      19 may waa jooga wll😢😢

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376 4 หลายเดือนก่อน

    itobiyan sambuus waxba kama yaqanan sambuus misir lagu sameynayo waa yaab canjeradii dhananka aheyd ayay ku wanagsanyihiin iyo gomen iyo bay enad

  • @SiciidMuxumed-y6j
    @SiciidMuxumed-y6j 4 หลายเดือนก่อน

    Pro bole macheal kuzoo Zamee

  • @Rood-vo2vu
    @Rood-vo2vu 4 หลายเดือนก่อน

    Deeqsi man funy

  • @somaligroupgemeston8933
    @somaligroupgemeston8933 4 หลายเดือนก่อน

    Deeqsi sxb 10 cisho hadaad sidaa wax u cunto misaankaaga aad ayu u kacaya lkn sxb adis ababa laguma naaxo

  • @Tahliilcrizaqahmed
    @Tahliilcrizaqahmed 4 หลายเดือนก่อน +1

    Lacagta birta maba fahmo 500 bir adhow noqonaysa o.5

  • @davidvictor4625
    @davidvictor4625 4 หลายเดือนก่อน

    Thank 😅

  • @nuurqari7774
    @nuurqari7774 4 หลายเดือนก่อน

    Higan iga cun aabo way igaga fakane wn ku Wareraye agaaaa

  • @Riij_vlogs
    @Riij_vlogs 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @DonaldJPutin5
    @DonaldJPutin5 4 หลายเดือนก่อน

    💙✌️

  • @CheerfulChrysanthemumFlo-jc9pl
    @CheerfulChrysanthemumFlo-jc9pl 4 หลายเดือนก่อน

    Waka wka

  • @AbdiMaxamed-o3r
    @AbdiMaxamed-o3r 4 หลายเดือนก่อน

    Eng yariisow

  • @LUISFIGO-tr5pw
    @LUISFIGO-tr5pw 4 หลายเดือนก่อน

    Korow maa qaraaba tihiin muus

  • @IbrahimAhmedDaahir
    @IbrahimAhmedDaahir 4 หลายเดือนก่อน

    Wwwwwwww

  • @HawaSango
    @HawaSango 4 หลายเดือนก่อน

    Please saxibtye zam zam iku salan adis aye kasha 😢😢

  • @xiismedia-q7v
    @xiismedia-q7v 4 หลายเดือนก่อน

    Deeqsi muqaladaada iyo hadalkaga aadbu u daganyahay ee ninkan degdega xaged ka keentay 😂😂

  • @raagetawane1616
    @raagetawane1616 4 หลายเดือนก่อน

    Tufaxa yurub kan ethiopia qaaaliya 😂😂😂

  • @AbdiwaliSaatiyaa
    @AbdiwaliSaatiyaa 4 หลายเดือนก่อน

    Waar nio wxn shaqqdqadi maahe
    Orod shaqo kale raadso😂😂 waji TH-camr ma lihid iyo codkiipe😂

  • @Ali_0356
    @Ali_0356 4 หลายเดือนก่อน

    deeeqsi man halka wax ee aan ku qoslay muuqaalka dhexdiisa waxay tahay nin ethiopian ah oo addisababa jooga weliba ganacsanaya baad kuleedahay amharic ma taqaannaa kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Zuheip
    @Zuheip 4 หลายเดือนก่อน

    Rebly zxb

  • @deeqasiciid7464
    @deeqasiciid7464 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤