Itoobiya O xoog kula wareegtay xuduudaha Somalia| Cabsida Hubeynta Xuuthi| Duminta Alaqsa| Yaab Turk

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Itoobiya O xoog kula wareegtay xuduudaha Somalia| Cabsida Hubeynta Xuuthi| Duminta Alaqsa| Yaab Turki O Cunaqabateyn laga qaaday
    dulmidiid.com/...
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
    wise.com/invit...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

ความคิดเห็น • 256

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  4 วันที่ผ่านมา +20

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @OmarbtAhmed
      @OmarbtAhmed 3 วันที่ผ่านมา

      Sheekh adiga lanbrka Isheeg
      Inan wax ku wydiyo donayy 😢 online 💵
      🙏🙏🙏

  • @Sarah1from1Palestine
    @Sarah1from1Palestine 4 วันที่ผ่านมา +15

    We are from Palestine 🇵🇸🇵🇸 I ask you to pray for us, ❤💙,..❤❤

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 4 วันที่ผ่านมา +11

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @AbdulkadirIssa-o2n
    @AbdulkadirIssa-o2n 4 วันที่ผ่านมา +9

    Sheekh madaxda soomaaliya waa jaajuusiin dowlada dhexe iyo kuwa goboladaba shisheeyuhu wexey kuqanciyeen in aan soomaaliya ciidan loosamayn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂 😂😂😂😂😂😢❤❤❤❤

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 4 วันที่ผ่านมา +12

    Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada soomaaliyeed meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah hanaga qabto munaafaqiinta iyo dalaaliinta cadowga u adeego aamiin

    • @haa8793
      @haa8793 4 วันที่ผ่านมา

      Dinta ilahay hadan katagno ya nogrgaari waun intaa dalintena manta music iyo qabil lagu ibtileyay

    • @salimomohamoud4458
      @salimomohamoud4458 4 วันที่ผ่านมา

      hku daalin

  • @moallim1000
    @moallim1000 3 วันที่ผ่านมา +2

    Waa Maqaar-saar Dawladda Xassan Shiikh iyo Kooxdiisa Calooshood u Shaqaysteyaasha ah ee Dammu-Jadiid. Aflee. Xoolaha Ummadda ayaa lagu arursadaa oo keliya.

  • @LibanIbrahimAli-p5k
    @LibanIbrahimAli-p5k 4 วันที่ผ่านมา +2

    Sheekh ilahay hakubarakeeyo ilaahayna hagaradsiiyo dadkeena wadajirka
    Daba qoodhigiibaa inagu batay
    Alle hasahlo

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 4 วันที่ผ่านมา +1

    Afkaa juuqda gabay😭Wax laga noxo iyo Waano qaadasho la'aan ayan ku daalnay.Ilaahey Cadow noma jabiyo.Inta qaldan Alle ha hadeeyo.Wadaniyiin Daacad ah Iimaan leh Alle ha naga dhigo.Aamiin.

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 4 วันที่ผ่านมา +2

    illahow Yaahuda Ka Bad baadi Beetkaaga masjidu Al Aqsa

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 3 วันที่ผ่านมา

    Asc wll dowlada somali waxay ku mash quul san yahiin boob iyo waxaan la garaneen ee illah ha ka badbaadiyo aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 4 วันที่ผ่านมา +3

    ALLAHA u gargaaro falastiin .

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 4 วันที่ผ่านมา +1

    SHALEY MARKU C/LAHI YUSUF IYO GEDI KEENEN SHACABKAA ISKASAREY OO WALIBA DOWLADII JIRTEY LASOCOTEY EE SHACABKU HAISDIFACAN DOWLADA MAJIRTEE

  • @AhmedmohaHasan
    @AhmedmohaHasan 4 วันที่ผ่านมา +4

    الحمد الله على كل حال

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 4 วันที่ผ่านมา +2

    Guuuul Soomaaliland iyo Itobiya sax Soomaliya waa cadowga soomaaliland wey ku ficaan tahay Hasan Gurgurte

    • @Shaaficimaxamed2024
      @Shaaficimaxamed2024 4 วันที่ผ่านมา +1

      Alle ka baqo wallo sland ahay lkn wallahena dhibaataysan haku carigsanin adiga kugu dhicidoontaa mooyee

    • @SomaliLand-p7t
      @SomaliLand-p7t 4 วันที่ผ่านมา

      War wa orom qotiya inAgu ilbaxay

    • @AdamHirsi-dg1lc
      @AdamHirsi-dg1lc 3 วันที่ผ่านมา

      Waxad thy Itoobiyan bartay Afka Soomaaliga waan ku gartay Somaliland iyo Somaliyana waa walaalo ee dadkan iyaga wada dhashaye saga dhex bax

  • @hibowehliye1316
    @hibowehliye1316 4 วันที่ผ่านมา +2

    Sh qeyr badan allaha kusiiyo

  • @amunsheikhabdi6703
    @amunsheikhabdi6703 4 วันที่ผ่านมา +1

    Madaxda iyo siyaasiyiinta OO kaliya jaajuus ma ahee shacbiga xataa jaajuus u ah Itoobiya jecel in ay Itoobiya qabsato dhulka soomaaliya, anaga ayaa cadow isku ah ax ciil badanaa

  • @yuuye4739
    @yuuye4739 3 วันที่ผ่านมา +1

    Dal waan lahayn ee maanta dal ma haysano. Itoobiya waxay cadaysay inay somaliya madax banaanideeda ka so horjeedo bal eeg taariikhdu say isku badalayso
    Xayle maryam. Baroortiisii xata ma lihin mid inaga bareejeeya ee kuweenu waa jaliin waxoogu walahi

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 4 วันที่ผ่านมา +1

    🇸🇴 IYO 🇵🇸 ISU EKAA ‼️
    kuwii dhulka naga haystey oo dhul kale isku fidineysa, qaxinta shacabka, qaadashada dhalashada dal dhul naga haysta😇😇😇.

    • @salimomohamoud4458
      @salimomohamoud4458 4 วันที่ผ่านมา

      isuma eko falastiin dad beyhystaan lkn somalia dad dhinty waye o ayada isu xoogweyn

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 3 วันที่ผ่านมา

    Scw scw scw scw scw scw scw sheikh wcs Hamas gull gobonimo xiisbuulaah yamane Palestine Free Palestine Free Palestine 🇵🇸🇵🇸❣️

  • @dheemanlulahajji9072
    @dheemanlulahajji9072 4 วันที่ผ่านมา +2

    Cadowga Somalia ayaad kamidtahay waana lagu ogyahay

    • @AbdullahiHaret
      @AbdullahiHaret 4 วันที่ผ่านมา

      Nacas tahy cadeyn ma uhaysa Inu yahy cadowga somalia😮

    • @mohamudhilowle8650
      @mohamudhilowle8650 4 วันที่ผ่านมา

      NACALAD kugu dhacdaye, hadduu ninkaan yahay cadowga Soomaaliya, yaa ah kan ka jecel waddankiisa maangaabyahoow.

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 4 วันที่ผ่านมา +3

    Aay is cunaysa warabe iskama celiso shakh

  • @AbdulkadirIssa-o2n
    @AbdulkadirIssa-o2n 4 วันที่ผ่านมา +1

    Madaxda soomaaliya haku daalin ama bedel waa jaajuusiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @osamadaud9206
    @osamadaud9206 4 วันที่ผ่านมา +3

    Goboladaas ka hadleysaaye muqdisho hadey qabsatana siyaasiyiintaan dan kama laha doha iyo Nairobi iyo istanbul kala aadaayaan somalia iyaga waxba kama galinba

  • @nabadawaanololgobanimosoma5457
    @nabadawaanololgobanimosoma5457 4 วันที่ผ่านมา

    Itobiyaa horey iyadaa haysataay xidudaha dhinaca somaliya iyo itobiyaba Gado gar ahan Dolow somaliya iyo dolow itobiya
    iyadaa haysataa guud ahaan Gado
    Qabyalad inteey somali kumashqulsanayd ayaa gacantaa lagu dhigaay

  • @ismaelahmed4618
    @ismaelahmed4618 3 วันที่ผ่านมา

    Guul guul ethiopia italy somalia ethiopia aya xukunda

  • @xakiimoshsiciid2870
    @xakiimoshsiciid2870 4 วันที่ผ่านมา +1

    Waa xanuun in aanan u jeedin itoobiyad dhulkeena ku fidaan waa xanuun in dadkeenu hurdaan

  • @Kadar-ex8xp
    @Kadar-ex8xp 4 วันที่ผ่านมา

    Sheekhaw diinta waad taqaannaa laakiin haddana wax baa kaa qaldan. Waxaad marar badan ku celcelisaa in ciidan iyo milatari la dhiso si aan itoobiya isaga cellino. Waxa jira lixdan dawladood oo muslim ah oo ciidan iyo milatari badan haysta oo haddana bakhti ah. Sheekhaw intaa kuu dhaafi maayee dib isugu noqo bal .

  • @SomaliLand-p7t
    @SomaliLand-p7t 4 วันที่ผ่านมา

    Wadanka dhalinyarada unool geesiyasha dhalinyarada somaliyed ayaa caruurtoda iyo xaasaskoda iyo hooyoyika iyo hablaha somaliyed iyo hantida iyo sharafkoda iyo wadankooda waan difaacaynaa wanuna guulaysanaynaa inshaalaah from duriyada

    • @faisalabdi1187
      @faisalabdi1187 3 วันที่ผ่านมา

      Waxa lo dhinta dad yagana ka go,anty dal jacyl iyo wadaniyad ku jirto adna aan ka jeclayn cadawga lkn nin isaga is khiyaamamaya adigana naf ku hyn, maxan dheefa iyo wali ku socda, hadad u dhimato isaga iyo ka kula dagalamy e gacantisa ku baxdayba dameer bkhtiyey kama yaqaaniin, midhkana xisabta ku darso

    • @luulahmed5138
      @luulahmed5138 3 วันที่ผ่านมา

      @@faisalabdi1187
      Ma waxad u dagalameysa wadankaga gaalada codowga soo weeraray ka difaac iyo ilaahay dartiis
      Mise inay dadkugu jeclaadan
      Ya jecel dagaalyahanada falastiin maanta oo aduunka oo dhan
      La dagalamayo
      Subxana allah taasi ma waanaa

  • @macthanaftae8305
    @macthanaftae8305 4 วันที่ผ่านมา +2

    Wa Caleykum Asalaam

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 4 วันที่ผ่านมา +4

    Dawlada hada hadey ciidamo geyso maamul galbeedyadaa ogoleen waana sababtii askartii dawlada baraawe geesay lafta green ula diriray yirina hawar gidir baraawe ma iska leh

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 4 วันที่ผ่านมา +1

    Yaaa Allah eithopia naaga qaabo, Somalia aff kaa nool looma hahna we need action. 😢

  • @Fadumogele1533
    @Fadumogele1533 3 วันที่ผ่านมา

    Somali hamidowdo cadowgana halmel hagosojedsato insha alllaha

  • @Allah-loves-the-doers-of-good
    @Allah-loves-the-doers-of-good 4 วันที่ผ่านมา +2

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the beor disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡,~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~:*~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I|.|-◖||،.،.،،.،،.،.،.،|≈,~/~,،،~‘~،،ΠΠ،،,,.,،.،،

  • @abshir5782
    @abshir5782 4 วันที่ผ่านมา

    Sheikh been sheega adiga kaa hor ma arkin Allah irsaaqada ha halin meesha camal

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g 4 วันที่ผ่านมา +1

    Long live Somalia 🇸🇴

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 4 วันที่ผ่านมา

    Somalia 🇸🇴 ha ku duulaan ciidamo ma haysno hada mooryaanta ha dagaalamaan🗣🗣🇸🇴🇸🇴💪💪💪

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h 4 วันที่ผ่านมา +2

    xasen dhiiqo xagee boob ugu maqan yahay ayax baahan dalkii xagee ku sheegay ileyn ciidan kii waa bur buriyeee

  • @user-ye7cz1xi5r
    @user-ye7cz1xi5r 4 วันที่ผ่านมา

    Xasan dhiiqo iyo kooxdiisa cadow kaweyn maleh somaliya

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 4 วันที่ผ่านมา

    WCS SHEEKH SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️

  • @SanchoDani-vy7yx
    @SanchoDani-vy7yx 3 วันที่ผ่านมา

    💪🇪🇹 you have to know all Somalia how is strong Ethiopia👌🤫

  • @aminaabdi2192
    @aminaabdi2192 4 วันที่ผ่านมา +1

    Salallahu alayhi wasalam ❤❤❤

  • @Qooyskena
    @Qooyskena 4 วันที่ผ่านมา

    Shiiq somalia hada ey soo kabatay hub badan ma heesato diyarado ma hesato tangi ma hesato iskuma tag tagi karto xabashadan waxa ey doonayan in ey ben been kuso galan somalia wan is difacenay ey dhahaaan mar wan kabsanenaa dolada hadey tabar ledahay masar uma wacaten marka wan ka guulesanena insha allah dadka dibadaha jiro wadanka hub haku taageran oo liskaga celiyo cadawga xaqdara ku socdo

  • @safiyohussen9969
    @safiyohussen9969 4 วันที่ผ่านมา

    shiikh dulmi diid mamul goboled yada ayaa rali ka ah dowlad lugaha loga dhagan yahay ma di faci karto dalka sababto ah cidan laga qado muqdisho lama gey karo meel ay mamul goboled rabo in itobiyo gumesato marka qof kasto ha difacdo meshu ka taliyo ila lawada qab sado somalia wlh dhikar nagu dhici rabo sidan xanaq nalo ogen ugu jir nay allah ayan talo saranay

  • @MuscabJeylani-k7l
    @MuscabJeylani-k7l 4 วันที่ผ่านมา

    New youtuber

  • @aaminaibraahim3564
    @aaminaibraahim3564 4 วันที่ผ่านมา

    Dawladu waa cawaan caadiyaa dadkaa iyleedahay waan lasdagaamdynaa. May iska saraan ciidamadooda

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 4 วันที่ผ่านมา

    Somali ha iska disho kuwa itoobiya u shaqeeya sida kuwa somali diidka ah aygaa baydhabo jooga baajuunigaa puntland jooga iwm

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 4 วันที่ผ่านมา

    Sheekhoow ma ogtahay in turk la saaray 100 sano oo cuno qabateyn ah ee bal maanta turk cuna qabateyn hala saaro ileyn waa xoroobay turk 2023gii ayuu ka baxay cuna qabateyntii caalamka,

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 4 วันที่ผ่านมา

    Hassan Sheikh, is not a man who can unify Somali people but rather to create and divide.

  • @itzManha125
    @itzManha125 4 วันที่ผ่านมา +1

    Uf soomali waallhi daciif iyo dad aan qiima laheen waye ciil soomali nimo nanacsiiyeen allow rag naga soo saar

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 3 วันที่ผ่านมา

    Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @AbdulrahimSufi-q3s
    @AbdulrahimSufi-q3s 4 วันที่ผ่านมา

    Allahu akbar ❤❤❤

  • @hasancadaawecabdihasancada2352
    @hasancadaawecabdihasancada2352 4 วันที่ผ่านมา +1

    Allah Akbar

  • @khadijasheikhali6955
    @khadijasheikhali6955 4 วันที่ผ่านมา

    DAGAALKA HUBA,AAN WAA IN KHAD IYO DIYAARADAHA LAJOOJIYAA
    HORTA KABILAW
    TAASI DHABAXO XOOGLEHEY KUNOQON DOONTAA
    TAASI HA NOQOTO TALALAABADA KOOWAAD.

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 4 วันที่ผ่านมา

    sheekhoow xasan horuu uyidhi soomaliya ciidan uma baahna kii lasootaba barayna wuulaayay waana beentii itoobiya waa laheshiis tuugan xabaalaha qadanaya ee qabyaaladaaystaha ah

  • @mohamoudabdi6778
    @mohamoudabdi6778 4 วันที่ผ่านมา

    Waqti aye ku joogan ee waqtigoda ha dhamaato

  • @Kulanestar
    @Kulanestar 4 วันที่ผ่านมา

    Itopiyq xili hore ayee naga adkaatay waa xiligi ay inoo kala qeybisay maamul goboledyada, somaliyey hada rabno inaa ka adkaano cadaw walbo waa inaa ka gudubnaa oo aan ka taqalusnaa maamulada inoo dhisan ee tuugada ah.

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 4 วันที่ผ่านมา +1

    soomaali mar hadaanay waxba isku ogolayn ha qabsato itoobiya soomaaliand hadaanu nahay soomaali koonfur waanu diidnay way nadhigi waayee markaa soomaali hala wada qabsado bal qofkii wax ka faaiida😮 insha alaah

  • @jellehassan215
    @jellehassan215 4 วันที่ผ่านมา

    Ethiopia is our neighbour. Let SOMALIA deal with Somaliand.

  • @maxameddeeq8549
    @maxameddeeq8549 4 วันที่ผ่านมา

    runta ayaa wexetahay in soomaliya hadii aanahay mar hore aan dhimanay wlh sabab too ah qiibiil ayaa nadilay marka itobiya wax eey naga kumey sato malahan meed waxlakumeato majiraan

  • @Shukri-o1s
    @Shukri-o1s 4 วันที่ผ่านมา

    Alaa waa nodhamaatay

  • @MariamAbdalla-r5h
    @MariamAbdalla-r5h 4 วันที่ผ่านมา

    Dowlada ayaarabta Itobiya waayo diyaaradaha Itobiya safiirka iyo hawada ayey kaxiri kartaa lakiin xasan dhiiqo ayaa lacag yowmiyan kaqaata taas inay go,do ayuu diidan yahay axsan Somaliya halaqato ayuu kaxiga Illahay madax qeyr qabta hakeeno 😮😮

  • @AbdirahmanAbdikheirHussein
    @AbdirahmanAbdikheirHussein 4 วันที่ผ่านมา

    Waxaan dihijirne ilaa had اللهم انصر اخواننا في فلسطين
    Had waxaan naladihi doona hadaa sidan osocono
    اللهم انصر اخواننا في صومالي من ظلمة اثيوبيا

  • @buhaisahabdi
    @buhaisahabdi 4 วันที่ผ่านมา +1

    macqul maha😢

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 4 วันที่ผ่านมา

    WCS Wrx Wbr Sheikhanaa ❤

  • @yahyegani8164
    @yahyegani8164 4 วันที่ผ่านมา

    Somalia 🇸🇴 dowlad miyaa kajirta shiikhoow wakhtiga ha iska dhumin xasan shiikh intii uu yaqaanay waa ladhaafay

  • @abdiroone3200
    @abdiroone3200 4 วันที่ผ่านมา

    Qolaka aniga oo wada ganactaa iga dhacday cidanka aad ledahay Diyarsada shacabka dhibka ay Ku hayaan ilahey baa looshegtaa walahi midey Dilan iyo midey dhacaan Ka dhigeen ilaheybaa lenahay walaahi

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 4 วันที่ผ่านมา

    Wcs

  • @travelsafari4007
    @travelsafari4007 4 วันที่ผ่านมา +1

    Asc

  • @qadarbashirbile4033
    @qadarbashirbile4033 4 วันที่ผ่านมา

    Xaalkeyna haduu saan kusii socda falastiinta maanta laheysto ayaan la mid noqoneynaa illahey nooma qadaree

  • @f.o847
    @f.o847 4 วันที่ผ่านมา

    awwalba waa la ogaa dawdaha dariska ah in aynan Soomaalaya wanaag u joogin.

  • @hanadMuhanad-ic1yr
    @hanadMuhanad-ic1yr 4 วันที่ผ่านมา +1

    Itoobiya waan diidannahay hadaan soomalinahay

  • @AliAhmed-ft8ld
    @AliAhmed-ft8ld 4 วันที่ผ่านมา +1

    Puntland u sheeg warkaas

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 4 วันที่ผ่านมา

    Hadii ay iimaan ku galaan dagaalka dhalintu iyo askartu wlhy inay 30 daqiiqo ku qaadaneyn iinsha Allah

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 4 วันที่ผ่านมา

    Somaliland ha noolaato.💪

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 4 วันที่ผ่านมา

    Etoobiya waxa ay noo gargaartay xili maatidayada la xasuuqaayay. Nin na ma na odhan karo waa Cadawgiina.

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 4 วันที่ผ่านมา

    Sheekh awalba waa joogtay itopia

    • @ahmedsaeed8860
      @ahmedsaeed8860 4 วันที่ผ่านมา

      Wey joogty iyo wey isku fudineysa isku mid maha

  • @MedaliGire
    @MedaliGire 4 วันที่ผ่านมา

    Sheekh itobiya markad Sawirkeda natuseysey diyaradihi masar ee muqdisho malmihi dhaweyd yimidey umbad natusteye

  • @YackobIsmail
    @YackobIsmail 4 วันที่ผ่านมา

    Shekhew Waruntaa

  • @keyzibrownlive1896
    @keyzibrownlive1896 4 วันที่ผ่านมา +2

    Malin walibo hadal ayan haynaa wax ku jiro dhig somalia

  • @kingyaasin8580
    @kingyaasin8580 4 วันที่ผ่านมา +1

    Dolada somali waa maqar sar sida dhabta ah😂😂

  • @Nobody-b9x
    @Nobody-b9x 4 วันที่ผ่านมา

  • @user-go4rf3md1f
    @user-go4rf3md1f 3 วันที่ผ่านมา

    😊😊😊😊😊

  • @Fatmahusse
    @Fatmahusse 3 วันที่ผ่านมา

    Soomalaia waxay qalad ku aheed in la dhaho ciidan la idinkenaya waliba afrixan iyo ethopia oo cadowkeena kowaad waa in labixiyaa wax ciidan wadanka jooga waliba la eryaa wax aan ka aheyn dhibato iyo danahooda uma joogan ethoipa soomalia ma qabsan garto farto lays ku hayovkays kumabfaano waanbis naqana ? masjid aqsa allah xifdiyo falastiin kaliyah malahan muslimboo dhan buu muhimad uleyahay anaga xoreyneyna insha allah kuwas waxba qaadi maayan falastin dhib allah kabdulqaado

  • @ahlumuxamad8691
    @ahlumuxamad8691 4 วันที่ผ่านมา

    Alle ha soomali bogooda burcad ha isku mariyo

  • @sacaadaat3178
    @sacaadaat3178 4 วันที่ผ่านมา +1

    DADKA U YEERTAY ITOOBIYA XASAN WAY U DHAANTAA

  • @AntonioMartial-t4p
    @AntonioMartial-t4p 4 วันที่ผ่านมา

    Ala yaa igagaarsiiyo fariintaan falastiin uga taga maasidka Ilaahay asagaa difaacaaya masjidkiisa sidii uu kabcada u difaacay xikmadaas inay isticmaalaan jeclaan lahaa war soomaalidaan wax qarxinayso may dalkooda difaacdaan ayisurursadaan intay dadkooda laynayaan halmaalin ayey ku cayrsan karaan waraabahaan istijaabiska wado doqonoow dabkaa ba

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 4 วันที่ผ่านมา

    Wll wadmahadsanthy

  • @dahirali5436
    @dahirali5436 4 วันที่ผ่านมา

    Hadey dowladeen somali run sheegeyso mey diyarada etopian joojiso oo hawadeena ka xirto alow sahal umuuraha cajiib cajiib cajiib riwayada nagadaaya

  • @abdiroone3200
    @abdiroone3200 4 วันที่ผ่านมา

    Asc wr wb walaalken dumli dii danbigada alaha dhafo waad Ku ma hadsantahay sida waad wadankena uga hadasho jasakalahuqayr,,,, Sandakan lagu jiro April 30 anigaa Somaliya ka imid waxaa so jogay muda bil iyo 20 cisho waxana igu Danbeysay wadan ka Somaliya 1993

  • @Ayaano1993
    @Ayaano1993 4 วันที่ผ่านมา

    Mar haday madaxdeene hurdan wellcome Ethiopia waxa kale ma jiro shicibka dhimashada kadaaya

  • @XaawaXirsi
    @XaawaXirsi 4 วันที่ผ่านมา +1

    Sheekhow istus howsha nasugi maaha ee sug marka itobiya badatimaado

  • @LETGAZALIVE2024
    @LETGAZALIVE2024 4 วันที่ผ่านมา

    Somalia 🇸🇴 xal malaha ilaa ay diinta iyo caqiidada qaldan ee halkaa gaadhsiiyay ayka tagaan!

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 4 วันที่ผ่านมา

    Ha qabsato somaalia waliba sidii larabo halaga yeelo

  • @AbdiraxmaanNuur-tp6en
    @AbdiraxmaanNuur-tp6en 4 วันที่ผ่านมา

    Awalba xasan dagaal diyaar uma aheyn😢😢😢

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad 4 วันที่ผ่านมา +1

    xududka somaliya iskada ee muqdisho gar ahan xalane maxa ka socodo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @dhalacmedia
    @dhalacmedia 4 วันที่ผ่านมา

    Waa la sheegayaa war miyaa ustaadaw Ethiopia wax at qaadi karto malaha waaba markii somali umidoobi lahaayen xitaa Somali galbeed

  • @Salugla
    @Salugla 3 วันที่ผ่านมา

    Doqonta indheheedu walaalkeed bay qabtaan

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 3 วันที่ผ่านมา

    Aaway ninmankii diidanaa 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴in somalia inaysan ajnabi iman karin

  • @AbdalleLiibanhussein
    @AbdalleLiibanhussein 4 วันที่ผ่านมา +1

    Iska gaar oo xur noqo manta gabartayda bikro jibisay

  • @f.o847
    @f.o847 4 วันที่ผ่านมา

    waxaan leeyahay dadka isu xoog wayn ee is dilaya xuduudaha ha tagaan.
    kuwa xilka hayoow iniinna badan waad ku fashilanteen ee xilka dhiga