Subxaan Allah: Shaydaan iyo dhagartii culays badanaa ,Mar hadii cafis Allah lagu helayo qisaaska ha iska xumayn fursada ee raali ku noqo xukunka Allah sayid caliyow.
Qofka haduu Alle uqoro dil cid kabajin karto malaha qofka haduu dil uqorneena cid dili karto malaha somaliyey Diinta fahma ninkaan waa danbiile wey iska cadahay in aduunka intuu jogo xaqa lagu oofiyaana uroon haduu kabad bado aduun Aakhiruusan ka bad badeyn dhiiga waa waxyalaha aan lacafin cida kubixineyso lacag ama wax Diinta aan ogoleen ugu hiilineyso qof danbiila ah ogoow in Alle hortiisa lagu weydiin somaliyey Alle kabaqa Diinta waxey ogoshahay ku dhaqma Kitaabka Qur'aanka isku xukuma kuna qanca
Zaki habo kheyr Allaha kusiyo qofka kali ee aan ka cajisin marxuumada waa adiga iyo munasar waxaa tihiin laba wariya oo cadalada ushaqeyey waxaan ka codsanayaa dadweynaha kuxiran labada wariye in LEK loo saaro maxkamada haloo duceeyo madama ey cadalada fulisey Allahayoow somalida Allaha xaqa tusiyo plz cadalada kudadaala🙏
Suuu ilabisan yahaa iga daran Oo ninki walkiis u aaray aba ladiloyaa kan oo dab qabadsiiyey naag xamilaa hadii leska dayo oo lagu daayo anaga rer hebel anahay meel aan jirin rer ebel aajiri doonto
الله اكبر الله اكبر الله اكبر لا اله الا الله الله اكبر والله اكبر ولله الحمد hadii s ugu dambeeysa xukunkii wisaasata lagu fulinaayo daalimkii sayid Cali dilaagii naxariista darnaa ee xaaskiisa oo uur u leh nafata dhaafsiiyey alxamdulilaah maanta musuq maasuq kuwii wadayoow ku quus qaato abuukaato xalaney iyo ascaabtiisa daalimiinta ah waad ceeboowdeen waadna guul dareesateen
Halatogato si deg deg ah si ay gebdha xaaq u helan luuul xaageed halagu fuliyo iyo imahii calash ku jiray waxay lehed u xaata uma naxiin nixiin kabada geeya dhaqaso
Dila dilaagan . Allaahu Akbar yaa Allaah. Jinkan ayaa isku dayay bilahaas oo dhan in la cafiyo. Kani waa dhul keliya waxa qabriga kugu sugaya. يا حق يا الله. أنت الحق يا ربي. الله يرحمنا.
WAXAAN KUSOO BIIRAY BARTA LOO YAQAANO KICK OO AAN LIVE KASOO GALI DOONO FOLLOW ISOO DHAHA 👉 ZAKIHONEST88 iigu qoran 50K i gaarsiiya 🙏🙏
Zaki yarooow wad mahadsantahay habaryar waad usoo dagaalantay luul cadaaladeeda adigoo dalasha ahaan uu saiyd Cali kuxigo shar iyo sheydamba kaa xijaaban habo inshaAllah
In la qasaaso isagay dani ugu jirtaa in allah ka danbeeyee kolay wuu dhiman lahaa ee dulmi la aan ha dhinto
Subxaan Allah:
Shaydaan iyo dhagartii culays badanaa ,Mar hadii cafis Allah lagu helayo qisaaska ha iska xumayn fursada ee raali ku noqo xukunka Allah sayid caliyow.
Ku saliya nabi muhamad salalaahu calayhi wasalama ❤
AlhmdulilhAh cadaladu hashaqayso Alle aya ina faray qofki qof dila hala togto AlhmdulilAah
Dil Toogasho oo ka so noqosha laheen
Illahoow nooxafid xaqana nafahansii subxanallah yaa rabbi allahu akbar❤
Qofka haduu Alle uqoro dil cid kabajin karto malaha qofka haduu dil uqorneena cid dili karto malaha somaliyey Diinta fahma ninkaan waa danbiile wey iska cadahay in aduunka intuu jogo xaqa lagu oofiyaana uroon haduu kabad bado aduun Aakhiruusan ka bad badeyn dhiiga waa waxyalaha aan lacafin cida kubixineyso lacag ama wax Diinta aan ogoleen ugu hiilineyso qof danbiila ah ogoow in Alle hortiisa lagu weydiin somaliyey Alle kabaqa Diinta waxey ogoshahay ku dhaqma Kitaabka Qur'aanka isku xukuma kuna qanca
MashaAllaah Xaqu haraayo, Luul Alaha unaxariiste, Waxay Mudantahay inay Xaqeedi hesho. Guuul inshallah
Allaahu akbar illaahay luul xaqeeda ha oofiyo sidegdaga aamiin
الله اكبر
Shacabka soomaliyed kuli waa dad unadan xaqa masha alahu saki haboo jisadaada jano
Aniga waxaan aaminsanahay in maanta murugo iyo shalaaydada ugu badan inay haysato Damiir laabo Xalane oo ilaahay iyo umaada soomaaliyeed ku hor cerboowbay kuna karaamo beelay islamarkaasna been abuurkiisii socon weyday,meel xun ku dhimo damiir laabo xalaanoow
الحمدلله
Cadaaladda ha guulaysato.
Qofkii qof dilawaa ladilayaa❤
Mashallah Allahu akbar, cadaaladu a sareyso inshallah, ninkaas ala dilo
Waaa markeey 3xaad oo laagu xuuukumo dugaasho
Keep going brother zaki
Zaki habo kheyr Allaha kusiyo qofka kali ee aan ka cajisin marxuumada waa adiga iyo munasar waxaa tihiin laba wariya oo cadalada ushaqeyey waxaan ka codsanayaa dadweynaha kuxiran labada wariye in LEK loo saaro maxkamada haloo duceeyo madama ey cadalada fulisey Allahayoow somalida Allaha xaqa tusiyo plz cadalada kudadaala🙏
Inshallah ninkas diilaga ah tiirka diilaga togasho tirka diilaga tiirka tiirka xaaqi lulu allha haso dadajiyo inshallah tiirka diilaga tiirka diilaga togasho tirka diilaga
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar alhamdulillaah alhaq guul guul guul ❤
Allaaahu akbar allahuvakbar allhu akbar
Takbiir alahu akbar xaqaa guulestay❤
الهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه
Naartii Allah swt ha ku gubo sayid cali m daa.uud
Ilahay ayaa mahdleh in ladilayo dilagii
الله اكبر يظهر العدل والحكم بعدل الله
Well done waxaan sugnaa waa go aankaa oo la fuliyo
Alxamadu lilaahirabilcalamin hadii ninki arxandarada kugubey ilmaha agoontavah hoyadood ilaahay bakumahadsn😢😢☝️☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Guul Guul Luul cabdicasiis cadaalat ha hesho
Luul Allaha u naxariisto
Ilaah baa wayne guul xaqa
qofki qof dila hadiladilo somaliya nabad warta ayaa kadhici wlhi
Alaahu akbar alaahu akbar
Allahu Akbar ❤❤
Allahu akbar luul cadalad aye heshay
ALHAQ alhaq Alhamdulilahi. Deg deg ha look xulomo. Fron Muqdisha
Asc xaqa weeye hadii ay cadaadto in dilaha lagu helo dilka
Masha Allah ilahaye mahad iskalah guul guul eebo cabdicasiiz xaq ila no sobirbir❤❤❤
Horta qareenada walahi maxkamadii ilaahey baa utalo
Cadaalada hawarto 🇸🇴💪
Asc Somalia ninkas dil na tusi Saleban hoyadisa haa u shego
Kuwan Qareen maaha waa qaatuliin
sharacigu wuu shaqeenayaa❤❤
Allaahu akbar xaqa allaha u hiiliyo
CADAALADDA HA GUULEYSATO, XAQQA MARXUUMAD LUUL C/CASIIS WU SOO DAAHIRAY.
Asc waxay intaa uqaadatay waa kheyru masuulnimada ay ku tusaysaa gabadhaasi xaqeeda waa in hesho
Ilaahow xaqa nafahansii
Cadaalad dhinaca eebe ayay taalaa
Takbiir alahu akbar
Allahu akbar allow xaqa guule aamiin🤲🤲🤲❤️❤️😢😢😢🙏
garsoorayaasha ha cadeystaan inaay wax qaaten haddii kale keyskaan xalahiro.
War waxaan waa riwaayad iyo madadaalin. Maalin walbo dil togaasho ayaa lagu xukumaa.
Alaahu AKBAR ALAAHU AKBAR
Waa la Rabay taa.
Waa Markii 3xaad.
Xaafada ii keena, Ganbar baan ba sii dhiganayaa 5tiit.
Suuu ilabisan yahaa iga daran
Oo ninki walkiis u aaray aba ladiloyaa kan oo dab qabadsiiyey naag xamilaa hadii leska dayo oo lagu daayo anaga rer hebel anahay meel aan jirin rer ebel aajiri doonto
Asc zaki yarisow❤❤❤❤
Facades. Lama soo koobi. Karo. Lagu dil Adiga. Iyo. Iska Shana. Doofaar. Oo allaha. Haydin cadaabo
👍🏻 alahu akber
Hambalyo hambalyo hambalyo
That's good enough is enough
Waaw
الله اكبر
Horta ninka waba ku xadyahe. Ma layska dillo
Maxkamada guul
الله اكبر الله اكبر الله اكبر لا اله الا الله الله اكبر والله اكبر ولله الحمد hadii s ugu dambeeysa xukunkii wisaasata lagu fulinaayo daalimkii sayid Cali dilaagii naxariista darnaa ee xaaskiisa oo uur u leh nafata dhaafsiiyey alxamdulilaah maanta musuq maasuq kuwii wadayoow ku quus qaato abuukaato xalaney iyo ascaabtiisa daalimiinta ah waad ceeboowdeen waadna guul dareesateen
Guuul.guul.❤❤❤
😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤😂
Heeskaas heekii cadawga somali marka maxaa uqaadeysiin 2qof oo isdishey
Baashe baaxeer sifican ayuu u hadlay
Hadalkan ma lagu soo cel celinaaa lee maa la dilo
Allahou Akbar kabira
guul guul
ولكم في القصا ص حيا ةيا أؤلي الا ليبب لعلكم تتقون haladilo ninkan cadalada halamariyo
ماشاء الله تبارك والحمد لله
Ninyahow heesta iyo waxa soo bandhigeesid ima lahane dhexdhexaad samee hadii zyid cali laxukumay asigeeba dan utahaye
😊😊
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏🏽👏🏽
Allahu akbar allahu akbar
Xaqa ey ku hadleen maxkamada sasa laraba walahi in uu dhaho anaa gubee haleygu qado danbigeyga ficned ilahey xagiisa cafis uu ka helilaha
Allahu akbar
❤❤❤❤❤ somalia
xale naarata fogee aakhiro dabi yaala
Aallhu Akbar Allahu Akbar
Wcs saki
Ninka karoga dhiig isagiyo taliye waraabe qoslaaye jaale hawiyoow waad isku urteene walhy waad nosoʻ urteen
Gacanku dhiglayasha waa lagu toogtaa
JLN
KG
PUNTLAND
CABUDWAAQ
SSC
SLN
JAALE HAWIYWE UUNBAA ISKU URAY UF LACNADII ALE IDINKU DHACDAYE CAWAN YOHOW DILA KAN IYO TALIYE WARAABE QOSLAYE 1WM
Walaahi hawiye dad badan uu ciilay ciilanayaaloow goorma ayuu ciilka hawiye idin deynaa hana cayuumina subxaanallaah waaba na habaareysiine
Meeqa hawiye Ah ok dalkan naftoda uhuray hadana ushaqeysa dalkan walahi aan soomali jirteen hadan hawiye jireen 2006dii itoobiya wey na gamuuday dalka na baryo ugama- aan saarin somaliya hawiye ayaa ugu cadaladsan ee maseyrka iyo fidnada-- joojiya-
Wallee waxaa AF iyo qalbiba uray qof intaasoo qabiil ah xambaarsan oo shar iyo qeyrba Leh , intaas oo qabiil oo owliyo iyo mu'min , shar balehna sidaas cuqdadeysan u neceb oo cay iyo ubur iyo malax caloshi ka yimid afka kadeynaya u dhimo caradaada
Allan ka magan galnay intaas oo dambiya oo kuwa aangeysannay oo kale dheer yihiin maskax sheydan Ku shaqeysto yaahuu .
ALLAHU AKBAR
Xaaaraankunaaxayaaal
Allah cafiska jecal yahay
😢😢😢😢
Max kamaad kale majirta ? Mise waay ka damataay
maba maqalin dil togasho ah se cml
Halatogato si deg deg ah si ay gebdha xaaq u helan luuul xaageed halagu fuliyo iyo imahii calash ku jiray waxay lehed u xaata uma naxiin nixiin kabada geeya dhaqaso
6 caruur oo agoon ahaa ayuu rajo ka dhigay duf ku bax magan wayey in uu guriga isaga tago inta uu naf goynayo oo dharkisa ka arursado
Guul iyogobanimo
Alahu akbar
Sax😂😂😂😂😂😂😂 alaa dilo hoyadiwasse🤬🤬🤬🤡😡💩😤
Maba maqlin dil toogasho secamal
👍
Ninkaan wax muruga maba heyso sababtoo ah xabsiga wuuba kudhex cayilay
Kkkkkkkkkkk
😂😂😂 war maxkamada muqdisho waxaa kashaqeyaan
Dad wada waaL waaLan oo
Quraan saar u baahan kuli good
Sheeq rusheeye haLoo geeyo😂😂😂
Waa maxkamadwaalan
iyo dad waaLwaaLan
Gartoota wexeey noqotay
Gar dhaanyeer
War meesha maxkamd majietee waa xarun qaaine
CadaaLadna kama jirtee
SoomaaLiyeey haisku haLeeynina
Sayid caLi waxaa Larabay
in marhore Latoogto
Waa hadeey cadaaLad kajiri
Laheed maxkamad kusheegta
Alla ceebweynaa
Maba xishoonayaan
War Lacag hadaad cunteen
Ninka iskasiidaaya doqomoyahoow
Dila dilaagan . Allaahu Akbar yaa Allaah. Jinkan ayaa isku dayay bilahaas oo dhan in la cafiyo. Kani waa dhul keliya waxa qabriga kugu sugaya. يا حق يا الله. أنت الحق يا ربي. الله يرحمنا.
Aloow .wiiilkaan.ur.ubixi.hadiilagagardaranyahay
Alahu kabar.
Waxaan takbiirka ku haayo ma shiiqaalki naa😂😂
Takbiirta ma kudibeyso ilahey oo laweyneyo maqabilbad ka doorate ninkas hadi xaq dara iyo xaq lagu dilaba tiisa ilahey ayey hortagi maxkamad kastana diley kuxukunta halkas nin kasabra inta dagaalada idinkaga dimataba wad kasabartane