Dilaga ugu da’da yar Ingiriiska oo dumar ah!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • Manta case kenan wa case la xaliyay. Waxaan video gab kaga hadli donaa dilaga uga da’da yar Ingiriiska oo dumara!
    SOCIALS
    I N S T A G R A M: suzu.nadi
    T I K T O K: suzunadi
    Sub: 7,663

ความคิดเห็น • 106

  • @zemiiracarab
    @zemiiracarab 2 หลายเดือนก่อน +22

    Thanks Sundusey xafada dhan baa kugu haysto xitaa Hooyo way ka heshaa Vedio yadaada ❤😂😂

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน +9

      Hooyo igu salaaan mcnto💗

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 2 หลายเดือนก่อน +7

    Mahadsanid inaa iisheegtay in wax cabsile kujiraan inaa seexdaan rabaye markalaan dawaa

    • @Saalima_
      @Saalima_ 2 หลายเดือนก่อน

      Maxaad ka baqaysaa bissinke 😂

    • @user-km9fj2jf2f
      @user-km9fj2jf2f 2 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhh

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน +4

      Cabsi bahalo maha lkn dadka qaar mowducyada qarkood way dhibaaan maskixiyan ahaan khasatan qofku haduu asagu so maray in la cadibi jiray marku yaraa.

    • @user-dq2gs1pv1k
      @user-dq2gs1pv1k 2 หลายเดือนก่อน

      Wallaahi Aniguba Habeen dhowayd Waxan Daawaday Qiso Ciwaankeedu Ahaa Qabriga ayay kiiskeeda ka soo dhex Xalisay Marka Waan Seexan Kari Waayay 3 habeenimo Ayaa gam'ay Anigo Daalay

  • @safiyafaarax8570
    @safiyafaarax8570 2 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks abaayo macto xili fican imatey🎉❤thanks

  • @user-dp3cl8sc1l
    @user-dp3cl8sc1l 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahdsanid marwo ❤️💋

  • @user-cw1dw2uf6i
    @user-cw1dw2uf6i 2 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks 🙏👍 abaayo Alle haku xafido

  • @aliyah-rl7pv
    @aliyah-rl7pv 2 หลายเดือนก่อน +2

    Abayo w ku hesta hab tabintada si jawi dagan ah qisoyinka uso gudbisa mashllh guulayso ❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน

      Thanks abayo💗

  • @AmiinAbdi-qz6cw
    @AmiinAbdi-qz6cw 2 หลายเดือนก่อน +3

    Bilaw ila dhamaad vedio yadada waan dawaada qaab qurux badan bad uso tabiisa ❤❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks mcnto

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 2 หลายเดือนก่อน

    Walalo waqtiga dheer soo gaabi waalagu caajisaya waad fiican tahay sida kale keep going

    • @reeqacarab
      @reeqacarab 2 หลายเดือนก่อน

      wakhtigaa dheer baan ku haystaaba aniga😂 waan ku seexdaa waligiiba ha iga dul hadasho😂

  • @filsanmaxamuudhaybe7615
    @filsanmaxamuudhaybe7615 2 หลายเดือนก่อน +2

    abyo waxaan donyaa inaan ku sheego salaanta hay iska daa wayo inagu waxa nhay dad ialaam ah waxa leenhay salaan

  • @rumeysahassan
    @rumeysahassan 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid wlshy qaali ❤ ee hal codsi waxaa nosoo daysaa qisada serial killer paul michael stephani pls

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน +1

      Wan ku dari list gayga thanks mcnto🩷

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xabsiga haku dhamaysato nolosha taasi dhiig baa u hilaacaya ay daadiso in keeda la daadiyay ahayd oo la dilo ,

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 2 หลายเดือนก่อน +1

    Salansare 🎉❤

  • @saxaaba1235
    @saxaaba1235 2 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid walaal

  • @MukhtarAhmed-un7jh
    @MukhtarAhmed-un7jh 2 หลายเดือนก่อน +2

    Keep going👏

  • @Bayaan447
    @Bayaan447 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wl qli❤

  • @Ashkan659
    @Ashkan659 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waaba sugayee❤❤

  • @zahramohamed9372
    @zahramohamed9372 2 หลายเดือนก่อน

    Thank you sissy ❤

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 2 หลายเดือนก่อน

    Shukran ❤❤❤❤

  • @qaalibeauty2544
    @qaalibeauty2544 2 หลายเดือนก่อน

    Tack ❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu my dear abaayo

  • @sapreenah
    @sapreenah 2 หลายเดือนก่อน

    Watching this before my class starts 😭❤️😩

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน

      Girl💗

  • @EBYAN5
    @EBYAN5 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc sidethy abaayo sudus hada arkey inuu video soo dhacay kusii seexanaa kolay assgoo kala bar maraayo bn seexan donaaye waa caadadayda😂😂😂

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน +1

      Wcs alx wan ficanahay! Cafimad kusexo hadhow subaxdii intii ku hadhay si dhagayso ama haben barki markad so bararugtid bartii kasii miiso

  • @UbahAbdirisaq
    @UbahAbdirisaq 2 หลายเดือนก่อน

    Teydi waso dhigtay ugu dambayn lov u 💖

  • @ahmedesabgdswqq6547
    @ahmedesabgdswqq6547 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks sundus sister pleas more stories

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน

      Sure 😊

  • @user-sv7is7wy1g
    @user-sv7is7wy1g 2 หลายเดือนก่อน

    I like you are videos 😊

  • @user-rd2jm5ij2v
    @user-rd2jm5ij2v 2 หลายเดือนก่อน

    Inader noo soo badi videoga ad ayaan uga helaa sheekootinkaaga😊

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน

      Haye ina adero

  • @MaxamedJama-uu8qz
    @MaxamedJama-uu8qz 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid abyo .❤ waxaan jeclahy markaan sexanayo waxa ugu danbeeya ee aan maqlayo inuu noqdo kiisas cajiibka ah ee aad inoo so gudbisid.😁

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 2 หลายเดือนก่อน +1

    Zundusey waan ku sugnaa ❤❤

  • @ShabeladaWalan-we9ir
    @ShabeladaWalan-we9ir 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤🎉 sundus dar alle ku jecelnahy

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน +1

      Aww thanks walalo 🩷

  • @ikrannaasir6420
    @ikrannaasir6420 2 หลายเดือนก่อน

    Keep going❤ 100k i.a❤🎉 wllshey

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน

      Thanks sis🩷

  • @Marriahana
    @Marriahana 2 หลายเดือนก่อน

    I love ur videos so muchhhhhh

  • @MaxamedMuuse-gr7fr
    @MaxamedMuuse-gr7fr 2 หลายเดือนก่อน

    Zunduz ❤keep goig

  • @farhiomoalimmohamuud
    @farhiomoalimmohamuud 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alla sistar ku jcliya❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน

      Aww thanks mcnto

  • @shankaron22
    @shankaron22 2 หลายเดือนก่อน

    Keep going byo❤

  • @user-jm4bf6bb5r
    @user-jm4bf6bb5r 2 หลายเดือนก่อน

    Qisadan 2wo si’ ee yaab uleedahay mar wa cabsi cabsi halis ah marne wa funny oo marke 2wo dilaayaal is guursadeen😁 ilahy ku xafido xabibi love so much fariid nimadaada iyo geesinimadaada

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน +1

      Aww thanks mcnto 💗 way dhacdaa marar badan dilayaal xabsi ku jiro is aroosa. Aduun kalay ku nool yihiin

    • @user-jm4bf6bb5r
      @user-jm4bf6bb5r 2 หลายเดือนก่อน

      @@Suzunadi ❤️❤️❤️

  • @Waryagang1
    @Waryagang1 2 หลายเดือนก่อน +1

    Good job detective. Yorkshire Ripper qisadiisana nooga soo sheeke haday macquul tahay

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน +1

      Adding to my list thanks for recommendation

  • @sacdiyoosmaan298
    @sacdiyoosmaan298 2 หลายเดือนก่อน

    Muuqalkaga inaa sugo inaa ogtahay camal yutub hada so galo muqaladaada kör iisaaran 🎉❤

  • @Ewww70
    @Ewww70 หลายเดือนก่อน

    Jon venables and robert Thompson qisadaan kasoo hadal xiizo uqabaa

  • @hikmoabdiaziz8721
    @hikmoabdiaziz8721 2 หลายเดือนก่อน +1

    4:53😂 sasa interested ugu ahy gbdhan sy m.q

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 2 หลายเดือนก่อน

    Waaw hadeeraan lahaa caawa sundus way soo beegantahay, yutubka markaan soo galayna waan arkayba

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน +1

      Habenadan inan lix saac habenimo su gurgurtaa bartay😅

    • @ahmedcabdirisaaq2402
      @ahmedcabdirisaaq2402 2 หลายเดือนก่อน

      @@Suzunadi 🤣🤣🤣 haa anigu habaynkii baanba jeclahay inaan dhegaysto qisooyinka badanaa maalintii maba dhegaysto ku mahadsanid walal

  • @Xaadqabaaze
    @Xaadqabaaze 2 หลายเดือนก่อน

    Wan ku dhafrayaa caawa xppti shukran❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน +1

      Kusiii seexo qalbi

    • @Xaadqabaaze
      @Xaadqabaaze 2 หลายเดือนก่อน

      @@Suzunadi haye xppti

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 2 หลายเดือนก่อน

      Soo dhowoow.@@Suzunadi

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 2 หลายเดือนก่อน

      Habo waxaad kaso shekeysaa most youngsters serial killer boy in Britain he name is James Fairweather.

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน

      @@ashaoali8020list ku daray

  • @samirajama6067
    @samirajama6067 2 หลายเดือนก่อน

    thanks sundus hppti❤

  • @raxamoabdi6372
    @raxamoabdi6372 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa dhan walidkeed ayaa u sabab uha

  • @YaxyeFarxaanIbnuweyso
    @YaxyeFarxaanIbnuweyso 2 หลายเดือนก่อน

    Qofka dilaaga waxa uu si fiican u garanayay magaca oo dhameystiran hadana sheekada waxa ku xusan inay dariiq ka arkeen gabadha dishay iyo nimanka la socday ma la odhankaraa sidan ayaanay wax u dhicin oo waxba qarsan tusaale inay aqoon hore ka dhaxaysay mise waxaan odhan karnaa qofka warka inoo sheegayba ma uusan caafimaad qabin?

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน +1

      Magaceda markuu dilku dhacay kadib bay ogatay madama joornalada dhan lagu so qorayay ayaduna ay ogayd inay dilkan gaystay. Wax aqoon hore kama dhaxayn labada gabdhood

  • @sapreenah
    @sapreenah 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @nimcozagal6309
    @nimcozagal6309 2 หลายเดือนก่อน

    Qumayo yr bad ahyd lkn korninka ka xumaadey oo boski waalidka aya ka mqna ❤

  • @MohamedIbrahim-lo2gz
    @MohamedIbrahim-lo2gz 2 หลายเดือนก่อน +12

    I think I'm going crazy. I'm imagining you as the mother of my kids, and us coming together to hear your beautiful stories. You have such a talent for storytelling, and the kids and I truly enjoy listening to them. I wish you were single!

    • @sunrise4459
      @sunrise4459 2 หลายเดือนก่อน +5

      Waah waah waxaasaa shukaansi ah! 😃

    • @nawaranuur1464
      @nawaranuur1464 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂broo

    • @SaraCabdullahi
      @SaraCabdullahi 2 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂farax degdeg dhaaf

    • @Urfavuser-c3n
      @Urfavuser-c3n 2 หลายเดือนก่อน +4

      If dulul was aperson 😂

    • @munireDrNur
      @munireDrNur 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@Urfavuser-c3n😅😅😅

  • @halimaali308
    @halimaali308 2 หลายเดือนก่อน

    ❤👏

  • @user-hu9dz7dt5t
    @user-hu9dz7dt5t 2 หลายเดือนก่อน

    xadiiibti mahad sanid wankahelaa qisooyinkaaga ale hakuxafido

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน

      Amin mahadsanid🩷

  • @katrayasin7187
    @katrayasin7187 2 หลายเดือนก่อน

    Mahdsnid mcntow❤

  • @cabdirisaaqmaxamed3248
    @cabdirisaaqmaxamed3248 2 หลายเดือนก่อน

    Inader shekada inta mala yacniga ah ka reeb 😊😂😂

  • @hodanmohamed4001
    @hodanmohamed4001 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤🎉🎉🎉

  • @aliyah-rl7pv
    @aliyah-rl7pv 2 หลายเดือนก่อน

    Gaaladan falaad badnaa qfki waba dishay e maxa indhaha uga so sarin ama xubnihisa taranka io jirko u jeexjexin bala idin aragty wa bilaa iiman inksto somalida qabilku madax maray qarkod sa isu galaan

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahy amarkii waan necbahay sheekoyinka dilaayasha hadana Marmar ano dhagaysanaya is arka 😮waxaa ma fulaynimo lagu tilmaami kara 😂😮

  • @saabiriinabdisalam3942
    @saabiriinabdisalam3942 2 หลายเดือนก่อน

    Abaayo max’s kugu dhacay malmahan

    • @Asiyo12
      @Asiyo12 2 หลายเดือนก่อน

      Madan arag miyaa shalay communityga waxay so dhigtay inay guritaan ku jirto. Ilahay ha u fududeeyo wan u xisay video yadeda inay dhaqso so noqota rajayn 🥹

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน

      Wiif jug wan mashqulay igu qaado

  • @user-xe5xd2qz7h
    @user-xe5xd2qz7h 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subixi pan Canjelada ku Dupa😂❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน

      Canjeelada iso gaarsi walaley

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 2 หลายเดือนก่อน

    Sundus.10/10🖤💀☠️.
    1

  • @AmiinAbdi-qz6cw
    @AmiinAbdi-qz6cw 2 หลายเดือนก่อน

    Ma single batahay misa mother batahay ? Sorry hadan rabin iska dhaf

  • @Dijoz-sa
    @Dijoz-sa 2 หลายเดือนก่อน

    Abyo laso dhaqso malin waliba Wanku sugaa 💋❤️

  • @ciiltirto9484
    @ciiltirto9484 2 หลายเดือนก่อน

    12 jir dadka dilayo yaa la aminaa ilmihii hadee wax dilayaan

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน

      So yaab maha