Sida ugu fudud ee shaqo online-ka looga dalbado dalkan Canada | Maali Abdalla

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • Fadlan kuso biir TikTok Account ka cusub: / realmaali
    Barnaamijkan waxan ku eegayna qaabka shaqada looga dalbado online ka dalkan canada, iyo sida loo diyaarsado CV ga shaqada, iyo sidoo kale meelaha laga buuxsado shaqooyinka adigoo gurigaga jooga.
    daawasho wacan
    linkiyada website yada an xusay:
    www.jobbank.gc...
    ca.indeed.com/
    / jobs
    CV themplate kisa wa kan: halkaan hoose ka download gareyso oo edit garayso CV ga
    drive.google.c...
    My Main TH-cam Setup from Amazon Canada:
    Ring light: amzn.to/2T8O6cs
    Soft box light: amzn.to/3u4qDWr
    Portable LED light for night shoots: amzn.to/3yqvhBJ
    Camera: amzn.to/3hUVvXl
    Microphone 1: amzn.to/3wny3pv
    Microphone 2 : amzn.to/3hIYWQr
    Studio Microphone: amzn.to/3yrmFdT
    Cheap Boya Mic: amzn.to/3u5WyWO
    Public Interview Microphone: amzn.to/2T31rCZ
    Tripod: amzn.to/3wsTHJ7
    Green screen with Umbrella lights: amzn.to/3f60JO3
    Follow me on social media pages.
    Instagram : / maali_abdal. .
    Facebook : / maaliabdalla. .
    Email me at: maaliabdalla2000@gmail.com

ความคิดเห็น • 67

  • @nuuradiinabdikadir1073
    @nuuradiinabdikadir1073 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc wll waan ku salaamay
    Wll
    3 su aal iiga jawaab
    1:qofkii ku yimaado single caruurtiisa ma u soo dacwaan karaan
    2: qofkii ay luuqada ku adagtahay horey shaqo

  • @tunyartube1269
    @tunyartube1269 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid sxb qali ah

  • @gureeydiini8520
    @gureeydiini8520 3 ปีที่แล้ว +1

    Adigaa mudan sxb sare

  • @mulkiraaliyo8350
    @mulkiraaliyo8350 3 ปีที่แล้ว +1

    Cv waanba ku dhibanaay vidiogaada wuu i an facay rutii Thanks bro

    • @ismailiidow8572
      @ismailiidow8572 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo wa ku salaamay marka hore tan xigta shaqada maxareesatay mise

  • @amaalxasan1265
    @amaalxasan1265 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll wxn ahy gabar ku nola somli wxn donaya shqo identified ku heli kara adoo i cawiyo wyo mihum u nahy wllky

  • @omaradam6924
    @omaradam6924 2 ปีที่แล้ว

    Many thank for you mudane.

  • @MatiinBoy
    @MatiinBoy 2 หลายเดือนก่อน

    Yaa kuuxisey pro. Who are you

  • @sakariyeahmedyusuf2765
    @sakariyeahmedyusuf2765 3 ปีที่แล้ว +3

    Bro dadka brove ka heesto oo 5 group ka ah kasoo hadal bro xogna nosoo raadi

  • @MotivationRight1
    @MotivationRight1 ปีที่แล้ว +1

    Pro wariyenimo maka dal ban karaa ama computer Jobs please iisheeg

  • @abdiladifmohamedmuhumedabd9107
    @abdiladifmohamedmuhumedabd9107 ปีที่แล้ว

    cv templete aad linkigiisa xagaa sare ku sheegtay sax maaha waxbaa ka dhhiman personal informationkii qofka ayaa ka maqan mise qaabkaas ayaa loogu talo galay inaan wax magac ah lagu qorin

  • @xidighanuniye3452
    @xidighanuniye3452 ปีที่แล้ว

    Shaqada Gaska ama meesha shidaalka dadka ka shaqeeya sxb ayada kasoo hadal

  • @akshu.abhira
    @akshu.abhira 2 ปีที่แล้ว +1

    By email waan fahanee my online aan ku wareernay noosoo sameeeeey please

  • @ibnubudle9137
    @ibnubudle9137 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxp waxad kasoo hadasha truck driver

  • @ismailmohammedabdiqadir2481
    @ismailmohammedabdiqadir2481 3 ปีที่แล้ว +1

    Hi there in this three we wanna got feel that you have vocation I mean make whith us more video

    • @MaaliTV
      @MaaliTV  3 ปีที่แล้ว

      Yeah sure. Thank you

  • @libanbare8870
    @libanbare8870 3 ปีที่แล้ว +1

    Howl fcn baad nohaysa sxb

  • @sakariyeahmedyusuf2765
    @sakariyeahmedyusuf2765 3 ปีที่แล้ว +1

    Bro aad ayaan kugula soconaa

  • @yashaaxmed4598
    @yashaaxmed4598 3 ปีที่แล้ว +1

    Xage ka so waca wllo plz

  • @zakzaki7173
    @zakzaki7173 3 ปีที่แล้ว

    Sxb adiko ah arday jamacaded shaqo mad heli karta si ad ugu nolato iyo lacagta jamacada ku bihiso is jawab sxb

  • @dhiriyare6861
    @dhiriyare6861 ปีที่แล้ว

    Maga. Ceeygu. Waa. Cabdi. Mursa.

  • @abdihamidsaid7582
    @abdihamidsaid7582 3 ปีที่แล้ว +2

    Oo Hadu kaalumo , Kaarkaga musan laheen password , adiga ku Gar ah ? yacni marki laga xado kaarka password Ka sow Muhiim maha

    • @MaaliTV
      @MaaliTV  3 ปีที่แล้ว

      Sxb qaabka loo isticmaalo wa badan yahay 3 qaab oo lo isticmali karo 2 ma mid ah password lagama rabo hadi ay cardka laftisa haysatid. Wad swipe garayn karta intad doonto. Marka aad pin ka u baahan tahay wa marar kale . Si fudud ayad wax ku gadan karta adigo caarka marinaya password la an.

  • @amaalxasan1265
    @amaalxasan1265 2 ปีที่แล้ว

    Luqdan wey igu adeg thy wll i cawi

  • @hanadmohamed7989
    @hanadmohamed7989 3 ปีที่แล้ว

    Zxb anigu ma joogo Canada lakin waxaan haysta shahaadada dabdamiska oo caalami ah ma dalban karaa shaqadaas

  • @ayaanachannel1416
    @ayaanachannel1416 3 ปีที่แล้ว

    Asc wl hadan shaqoyinka an xaraysto malaga yaba in an Canada shaqo la helo

  • @anissahoussein1775
    @anissahoussein1775 3 ปีที่แล้ว

    Goormeed live soo gasha Waxaan ku waydiin lahayn sodee pastport ka jibouti loogu iman kara Canad

    • @MaaliTV
      @MaaliTV  3 ปีที่แล้ว

      Walalo waayadan maso galin wankuso Shegi waqtigi an bilabo insha alj

  • @ayeeyomacaan3364
    @ayeeyomacaan3364 2 ปีที่แล้ว

    Wll waad mayadsantay waxad video Kasoo diyaarisaa qaabka INDEED freelancer looga noqdo shaqana looga sameeyo thanks

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll maali. Shaqoyinka hose ma CV bay u baahanyihiin in loo samaysto

  • @ramlamohamed3497
    @ramlamohamed3497 3 ปีที่แล้ว +1

    Wl adigo cv qoraysid maa nosogalisid please

    • @MaaliTV
      @MaaliTV  3 ปีที่แล้ว

      Insha h Haye sxb wan so diyaarin. Balse CV diyaarsan oo aad buux buuxinayso waxan kuso daray link yada video ga qeybta description ka yaala wadka download garaysan karta si ad u isticmasha

  • @Nejib-vs6pw
    @Nejib-vs6pw 6 หลายเดือนก่อน

    ok

  • @sawdasaalahwaliduroon75
    @sawdasaalahwaliduroon75 3 ปีที่แล้ว +1

    illah haku xafido brother Canada markan hoyo keno iyadana ma isla Canada bey uga dacwonkarta ciyalka waxan raba inaa isla wadajogno Canada please jawab

    • @sawdasaalahwaliduroon75
      @sawdasaalahwaliduroon75 3 ปีที่แล้ว

      Brother iga so jawab ha ii sarine love please

    • @MaaliTV
      @MaaliTV  3 ปีที่แล้ว

      Sxb suashada meel iiguma qorna in an baaritan ku sameeyo ma ahne. Sidas darted ma rabo in an ku sheego wax aanan hubin ama wax kaso noqdan. Waxay u baahan tahy research dheeri ah bro.

    • @sawdasaalahwaliduroon75
      @sawdasaalahwaliduroon75 3 ปีที่แล้ว

      Please brother hadii aad kusameyn karto research kasamey video hubal dadbadan ba kafaiidayo insha adna ajar bad kahele insha Allah abayo Muslimad ah waye

    • @sawdasaalahwaliduroon75
      @sawdasaalahwaliduroon75 3 ปีที่แล้ว

      Wan kula socona insha Allah brother

  • @abdihamidsaid7582
    @abdihamidsaid7582 3 ปีที่แล้ว +2

    Sxb dadka Hesta approval Ka Gorma interview ga loguyeraya

    • @MaaliTV
      @MaaliTV  3 ปีที่แล้ว

      Taas dawlada bes ayaa og sxb. Waqtiga la furi doono

    • @MaaliTV
      @MaaliTV  3 ปีที่แล้ว

      Marki ay shaaciyan ayan arki karna

    • @abdihamidsaid7582
      @abdihamidsaid7582 3 ปีที่แล้ว +1

      Ha sax , Lakin sanadkan waxay dheheen afar boqol oo kun bn soqadayna walina wax ma ay bilaabin Gorma larajaynaya

    • @MaaliTV
      @MaaliTV  3 ปีที่แล้ว +1

      Waxaa laga yaaba in ay is diyaarin kujiraan lkn xisaabta waxay kuwatan dad badan in ay Keenan sanadkan insha alh

  • @cabdikaafi4826
    @cabdikaafi4826 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @hodanbeauty3610
    @hodanbeauty3610 3 ปีที่แล้ว

    Cv Canad wasidee wll

  • @naima935
    @naima935 ปีที่แล้ว

    Away sample ka

  • @yashaaxmed4598
    @yashaaxmed4598 3 ปีที่แล้ว +1

    Instagram iga so jwb bro

  • @MuxyadiinMuxamed
    @MuxyadiinMuxamed 6 หลายเดือนก่อน

    🎉

  • @nuuryear5191
    @nuuryear5191 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll waxan codsaday shaqo inline ah wana codsady kadib waxan helay job ofer wana la i ogoladay inta kadib maxan sameya mahadsanid

    • @MaaliTV
      @MaaliTV  3 ปีที่แล้ว

      Haa mash alh hambalyo sxb. Waxay kuso diri doonan job Offer acceptance letter ad u diri doonto immigration ka AMA safarada si file lagugu furo aad ku bilawdo process ki iyo interview gi, markas kadib waxay dib kugu celin dontan qolyaha Qiimeya shaqalaha dibada ka imada ee dalka si ay u hubiyan in qofkan dalku u baahan yahy iyo in kale, kadibna warqad ayay kuso diri donan ad safarada kula laabato si lagugu dhameeyo process ka . Safaradda aya ku wici donta markas oo interview iyo cafimad ka qadi donta iyo faro police check ah, markas ayay visaha ku siin doonan hadu alle idmo. Guul ayan ku rajeynaya walal

    • @hanadmohamed7989
      @hanadmohamed7989 3 ปีที่แล้ว

      Walal meeshad ka codsatay ila wadaag

    • @nuuryear5191
      @nuuryear5191 3 ปีที่แล้ว

      @@MaaliTV wll ad bad umahad san Tahay

    • @nuuryear5191
      @nuuryear5191 3 ปีที่แล้ว

      @@hanadmohamed7989 wll websaitka la dhaho inded

    • @nuuryear5191
      @nuuryear5191 3 ปีที่แล้ว

      Inshaa allh waxan isku dayaya inan dhamays tiroo

  • @mohamettmuusa8091
    @mohamettmuusa8091 2 ปีที่แล้ว

    Wan xareystay wana la aqbalay lkn shaki aya igaga juro kan Saxda ah side lo ogada

    • @faarx51
      @faarx51 ปีที่แล้ว

      Malagu aqbalay oo ma baxday bro

    • @abdirahmanmohamedali8341
      @abdirahmanmohamedali8341 ปีที่แล้ว

      Magacaygu waa abdi Rahman oo Ku nool dalka Ethiopia gaar ahaan magaalada jigjiga

    • @abdirahmanmohamedali8341
      @abdirahmanmohamedali8341 ปีที่แล้ว

      Waxaan ubaahnaa inaan buuxiyo cvga markaa sidee loo buuxin Kara's ama waxaan ubaahnaa inaan buuxiyo online ahaan shaqada aan ubaahanahay

  • @abdirisaqmudhafabdirisaqmu4323
    @abdirisaqmudhafabdirisaqmu4323 3 ปีที่แล้ว

    Asc